Indhii Ku sibiqsaday, Axmed Mooge iyo Fadumo Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #Indhiikusibiqsaday by #AxmedMoogeLiibaan iyo #FadumoAxmed Halkan ka dhageyso #heesahamooge, #FadumoAxmed

КОМЕНТАРІ • 59

  • @somalilandersomalilander2781
    @somalilandersomalilander2781 7 років тому +7

    Allah hakunaxaristo Ahmed moge liban adiga iyo dhaman muslimintaaa dhimataybaaa amiin

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 11 місяців тому +1

    AHUN,, Ahmed mooge iyo Haweeya Biixi
    ,,, Ahmed mooge iyo Shankaroon Ahmed Sagal intubation way wada qaadeen

  • @saxardiidweyrax7722
    @saxardiidweyrax7722 Місяць тому

    Waa axmed mooge iyo
    Haweeya biixi qof dambe ha weydiinina anaa goob-joog ah orginaljeeda

  • @amiirgeesood5369
    @amiirgeesood5369 5 років тому +1

    heeskan waxa hadda qaadaya axmed moge liban iyo fadumo axmed dhinbil oo rer Djibouti ah. labadoodaba allah ha u naxaristee.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 років тому +3

    Niyow dad an fanka ehel u ahayn baa raba inay wax tilmaamaan
    AHMED MOOGE LIIBAAN IYO SHNKAROON AHMED SAGAL
    MUSIGA XILIGAA AYAAN WAX KA TUMAY

    • @omarmataan.
      @omarmataan. Рік тому

      Hhhh wll hada ma qabuurahaa kasoo hadlaysaa marka ileen dadkaan manoolee

    • @liibanabdihakin2495
      @liibanabdihakin2495 11 місяців тому

      hhhhh ma reer mudug ba

    • @omarmataan.
      @omarmataan. 11 місяців тому

      @@liibanabdihakin2495 waan is iri.

  • @ibarahimcali7574
    @ibarahimcali7574 3 роки тому +2

    yaa idiinku yidhii gabdhani waa Fadumo Axmed Khalad weyee maha

  • @fadwahassan6201
    @fadwahassan6201 7 років тому +3

    Ahmed mooge liibaan and shankaroon Ahmed sagal axla voise...❤❤❤

  • @mahamudjamac6942
    @mahamudjamac6942 7 років тому +2

    ilahay ha ku naxaristo jano farduus ha kawaraabiyo

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 8 років тому +11

    heestan Fuad omer ayaan ku maqlay ..LKN WAATAN ORIGINAL kii ayaan filayaa ...

    • @Allaahu_akbbar
      @Allaahu_akbbar 2 роки тому

      Sxb wuu biliqaysatay heestan waxaa qaadayaa Axmes mooge iyo shankaroon axmed sagal

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 роки тому +1

    *Shankaroon axmed weeye*

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 років тому +3

    heeestan waxa la qaada axmed mooge iyo sahra ahmed jama orignalkeeda
    wa ERAYADII .. MOHAMED AADAN DACAR

  • @mowletabdi2439
    @mowletabdi2439 6 років тому

    Alleh ha u naxariizto AXMED MOOGE LIIBAN

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Рік тому +2

    Dadka Soo qoraya shan karoon iyo faaduma duur maahan labadaba waxaa
    Heestan La qaadaya axmed mooge gabdh la dhoho haweeyo biixi sidaa ula socda
    Ereyada waxaa iska leh Abwaan Maxamed aadan dacar Riwaadii KAS DUMAR IYO KADALOOB RAG 1976 kii Mahad sanid haddii aad wax ka faaiday like saar wall🤞

  • @AliAhmed-rv4yd
    @AliAhmed-rv4yd 2 роки тому

    waar ha qaldani erayadeeda Hassan Qawdhan ayaa leh waana shankaroon iyo ahmed mooge.

  • @jasmiinibrahim2304
    @jasmiinibrahim2304 7 років тому +4

    Alla yarxama

  • @dekamohamed831
    @dekamohamed831 7 років тому

    Alle ha u naxariisto shankaroon iyo axmed mooge

  • @dhoolyare3934
    @dhoolyare3934 6 років тому

    waaaaw alfanaan ahmed moge iyo shankaroon ahmed sagal

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar Рік тому

    AXMED MOOGE IYO SHANKAROON waxaa kaga horeeyey AXMED MOOGE IYO SAHRA SIYAAD

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 2 роки тому

    heestan waxaa qaadayaa Axmed mooge iyo shankaroon axmed sagal maaha Faadumo axmed lkn markii ugu horeesay waxaa qaaday AXMED MOOGE IYO SAHRA SIYAAD

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 5 років тому +1

    Fuaad cumar yuu ahaa ma fanaanbaa

    • @abdikhadarmahadale4708
      @abdikhadarmahadale4708 Рік тому

      Fuaad cumar Waa dhalinyarada cusub ee fanaaniintaa alaha unaxariistee ahmed Mooge liibaan heestaan oo hada kuluuqeeynaa ayuu sooqaaday

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 9 років тому +4

    gabadha la qaadaysa ma shankaroon axmed sagalbaa

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 8 років тому

      +Nadia Abi Waa shankaroon maaha faadumo ahmed

  • @abdinurmo7936
    @abdinurmo7936 8 років тому +2

    abooo abooo cadimaha

  • @abdiadangadhle9295
    @abdiadangadhle9295 8 років тому +2

    duul news waxaan leeyahay iska hubso heesaha aad soo galinayso ee aad khaldayso fananinta magacyaadoda hana siin cid aan lahayn heesaha sxb waxaan arkay heeso badan oo aad khaladay bhadii aanad aqoon u lahayn ha soo galin heeso waayo waxani waa taariikh raalina iga ahow

    • @abdikerimmohamed4197
      @abdikerimmohamed4197 5 років тому +1

      Sagal iyo duruur saac iyo barwaaqo dhul roobku saakimay surimada xareedi dhaaman ay soconayaa oo u sahan ku soo baxay sahal jrcelaadda indhihi ku sibiqsaday wali way ku sugayaan

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 3 роки тому

    AUN ahmed mooge liibaa

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 років тому

    *codkani waaa SHANKAROON AXMED SAGAL*

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Рік тому

    Waligay ismaan Oran heestan ina Moogaa qaaday

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 6 років тому +3

    Dadka iska doodayo heestan waxaa qaday faduma duur iyo axmad moge

  • @jamayusuf9743
    @jamayusuf9743 8 років тому

    Waa axmed mooge iyo faadumo duur

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 роки тому

      may walaal Faadumo duur maaha waa Shankaroon baan filayaa mase hubo.

  • @nhn5602
    @nhn5602 Рік тому

    Yaa ila dhagysanya 2022 heestan

  • @badridualle
    @badridualle 9 років тому

    Nadia waa shankaroon axmed Yusuf sagal. walal

  • @abdiadangadhle9295
    @abdiadangadhle9295 8 років тому

    waa ahmed mooge iyo shankaroon ahmed sagal

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 7 років тому

      Abdi adan gadhle waa faadumo axmed gabadh reer jabuuti

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      maha faadumo axmed
      wa sahra siyaad

  • @mahatfarah206
    @mahatfarah206 2 роки тому

    Original waxaa qaaday faadumo duur iyo axmed mooge
    SIDAAN KU ILLAAWAA ayaa la dhaha dad badan saa uma fahansana

  • @sahrahussein5940
    @sahrahussein5940 9 років тому

    show heestan fuaad cumar qado waxa iska leh axmed mooge . ilhay haybad iyo cod,iyo dareen uu dadka ku gaadhsiyo heesihisa ayu isgu daray axmed mooge

  • @nemaothman8338
    @nemaothman8338 7 років тому

    Faadumo axmed maaha ayaan filayaaa ee waa aamina feyr

  • @salaadabdi26
    @salaadabdi26 Рік тому

    Gabadhu waxay iila cod eektahay shankaroon axmed sagal.

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 8 років тому +1

    heestani ma Ruwaayad ayey ku jirtey??

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 років тому +1

      Haa waan ilaaway lkin waxa lahaa Abwaan Dacar

  • @aliismail770
    @aliismail770 8 років тому

    sahra siyaad iyo shakaroon axmed ayaan u kala saari waayey codkaa gabadha lkn faadumo axmed u malayn maayo inay tahay bal akhyaareey idina

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 7 років тому

      Ali Ismail midna ma aha waa faadumo axmed fanaanad reer jabuuti ah

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 роки тому

      @@mahdicabdi9676
      maha faadumo axmed dhimbiil saxib
      wa sahra siyaad

  • @boodhari4136
    @boodhari4136 7 років тому

    Waxaan filayaa inaythy inanta laqadaysaaa inaythy shanka roon

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 5 років тому +2

    Dadkan meesha ka hadlayaa ee leh waa faadumo duur qaar leeyihiin waa shan ka roon qaar kale leeyihiin waa sahra siyaad intaba maaha.
    Heestani waxay iyada oo oraginal ah taallaa kaydaka ugu faca weyn kaydadka suugaanta lagu kaydiyo oo ah radoi hargeysa. Gabadha axmed mooge heesta la qaadaysaana waxa la yidhaa haweeya biixi.

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka Рік тому

      Khabiir fanned baad tahay runtii sxb ee armaad taqaan abwaanka ereyada leh?

  • @saciidhaji469
    @saciidhaji469 7 років тому

    Ahmed mooge vs shankaroon ahmed

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 5 років тому

    Heeska shankaroon baa la qaaday ahned mooge not faadumo Ahmed

  • @teamck5806
    @teamck5806 7 років тому +1

    heestan marki LA duwaye wa ogaye

  • @abdiadangadhle9295
    @abdiadangadhle9295 8 років тому

    muran kuma jiro heestan a waa sidaan sheegay waa ahned iyo shankaroon