Wareysi: Avv C/Waaxid Cabdulaahi iyo Mushkilada 20ka Sano dhex taala DFS iyo M/Goboledyada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 вер 2024
  • Wareysi Gaar ah: Avv Cabdi Waaxid Cabdulaahi Warsame iyo Mushkilada 20ka Sano dhex taala DFS iyo M/Goboledyada.
    Waxaa la joogaa Xiligii la isugu imaan lahaa Shirweyne dib loogu eegayo waxa ka qaldan Dowladnimada Soomaaliya.

КОМЕНТАРІ • 17

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 4 години тому +1

    Haduu dalku yeesho dowlad u siman dalkoo dhan
    (1) dowlad dhista kalsoonida mamul goboleedada oo dhan
    (2) dowlad siisa MAMUL walba xaqiisa.
    (3) casumada oo mamul walba iska dhex arki karo madameey tahay meshii dalka laga hagaayey
    (4)dowlad dhexe oo ka madax banaanato qabyalad,exasho iyo cadalad daro
    (5) dowlada dhexe oo ku kalsoonato shicibkeeda ,kuna hagto wadaniyad iyo is dhexe gal umad, kana foogato kala qeybin iyo magac dhow kala go’ kuna tageerin qolyaha rabo dalku inuu kala go.
    dowlada oo tageero buxdana siiso gobol walba oo Somali dagantahay oo Rabo inuu dalku kala goin.
    (6) dowlada dhexe oo iska ilaaliso ineey gashato shaati moryaan, aragagxiso iyo qabyalad.
    (7) dowlada dhexe waa muraayada dalka oo dhan iska dhex arkaan marka waa ineey is nadiifiyaan oo dhalalkeedu gobol walba ka muuqdaa.
    (8) dal aan mideeysneeyn dowlad uma hir galeeyso.
    (9) in shicibka la mideeyo waa muhiim,Sababtoo ah Aragagxiso,Somali diid iyo Ethopia quwad ma laha hadii umadu mideeysan tahay.
    Dalka waxaa dhib ku haayo (1) qabyalad (2) Somali diid (3) aragagxiso (4) Ethopia oo rabto ineey ka faideysato kala dadasanaanta dowlada dhex iyo midnimo LAA anta umada Somaliyeed.
    SOMALIA 🇸🇴 waxeey u bahantahay madaxweyne mideeyo oo hanto shacbka quluubtoda,hogaan cadalad ah iyo wax qabad muuqdo!!!
    Wake up Somalia.
    United we rise and shine ,divided we fall.

  • @SumayoAbdirisaqCiise
    @SumayoAbdirisaqCiise 8 годин тому

    ❤❤❤

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 7 годин тому

    Soomaaliland weey baxday waa qalad mana oran kartid kuwa kalaba waa la'mid oday puntland ka yimid baad noo keentay oo baraka beele ah.

  • @nuurdiinaxmed8266
    @nuurdiinaxmed8266 8 годин тому

    Somaliyey itoobiyaan aan umidoowno ❤

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 години тому

      Horta dowlada dagaal ma ku dhawaaqday aan umidoowno unbaad kuhaysaan??
      Dowladiiba ayaaba kudhac leheen.....safaaradii ayaa furan...qaadkooda ayaa si daily uyimaadaa....diyaaradooda ayaa si daily ah dalka uyimaadaan markaas ayaad meeshan afka kala haysaa aan midowno!
      Dowlada horta daacas haka noqoto oo ha cayriso kadib markaas shacabka ka hadla.....dowladnimo sidaas ayaa la dhahaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 години тому

    Dagaalka dalka kasocoda 18sano ugudanbeyey waxa usabab ah siyasada arimaha dibada iyo siyasiga ganacsada ha ah aa haburburto dhibkeda ayaa kun jibaarmey aa

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 5 годин тому

    dhibku waa kursiga Vila oo dawlad dhisan oo cir/dhul/bad waardiyaysa ay udu miyeen jabhadihii.
    Waa in xal xalaal ah loo simanyahay si nabad ah xukunka lagu kala qaato la helaa hadii kale ama kucunay ama Ku ciideeyayda siyaasiinta somalida waa soconaysaa

  • @nuurdiinaxmed8266
    @nuurdiinaxmed8266 8 годин тому

    Ilahow Somali oo mideysan itus mar uun😢

  • @SaladayAbukar
    @SaladayAbukar 7 годин тому

    Suaashaas.kamajawabin.aqoonyahanku.oo.ah.matastuuka.miyaa.siyaasad.ama.waa.is.ilaalaa

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 години тому

    Waxaaa rabtaa in Dekadaha ,Bosaaso Hargeeysa, iyo kismaayo uu Xasan Gurguurte uu lacatooda ku shubto jeebkiisa. Maamulayaal looga dhigo Cali Gaaf

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t Годину тому

      Qawil qalbiga kaga jiro langab xon tahay mise oromo tahay wacelda ku dashtay butland somaliland miya tahay

  • @Umucabdulahi-x6j
    @Umucabdulahi-x6j 6 годин тому

    Adeer dalka madaxwayne io ra'isalwasaare io labo gole oo soomali oo dhan ku wada jiraan ee qaran dumiska io cudurkii puntland qarankaa ku dumisay iyado xabashi dalka keentay ee dalka hala wada dhiso.reer muqadish kaliya ma wadi karaame ee nagu kala wad jadeydan soomali.qaran dooneyan.

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 7 годин тому

    Wax leeysku diidanyahay oo aan aheeyn dano ma'jiraan mushkilada ugu weeyna maamulka puntland weeye isagaana intii kale fasahaadiyey see loogu tanaasulayaa qof doonaya in loo yeelo wuxii uu rabo oo dano ugaara ah meeshaan waxaa ka maqan hogaan dhiiranaan leh. Oo danihiisa ka hor-mariya tan guud

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 7 годин тому

      Doqon yahow haddaanad wax aqoon iskuul aad. Haddii cuqdad qabyaalad halkaa ku gaadhsiisayna Allah ha ku caafiyo annagu waxba kuuma qaban karno.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t Годину тому

      Adiga dani sansibar miya aderka ah cayda xe tahay musqul mel kasto wan ku arkaa xolo

  • @SaladayAbukar
    @SaladayAbukar 7 годин тому

    Fh

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 6 годин тому

    Wariye Abdullahi Midkan Aad Ku Sheegatay .( Lawyer) Waa Alshabab Waa Qawaarig. Cadeystay .Sababto Ah Wuxuu Diidan Yahay In uu Ka Jawaabo Qawaarig Saxsan Yihiin Iyo In Ay Qaldaan Yihiin.
    Waa Qawaarig CBB ah. ( I'm So Sorry To Say That. He's Nothing At All.)