Abdikarim Abdirahman Sh Xasan - Dhibaatadu waa isku milanka hay'adihi isla xisaabtami lahaa!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 11 годин тому +2

    Mahadsanid aqoonyahan ABDIKARIM abdirahman xasan &ayaanle

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 15 годин тому +3

    ❤ صلي الله عليه وسلم❤❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 години тому

    Hanoolaato ❤

  • @DisobedientGoy
    @DisobedientGoy 18 годин тому +2

    *Ayaanle, people want REAL interviews:*
    1. Abu Mansur Robow
    2. sheikh Hasan Dahir Aweys
    3. Ma3alin Hashi (hizbul islam, before that Shabab)
    4. Ibrahim Mahamud Suuley
    5. Dr Umar Iman Abubakar
    6. Ahmed Madobe (Jubbaland)
    7. Ismail Arale (1st leader of Shabab)
    8. Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Karan)
    9. Yasin Beynah (would like to hear about his arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam)

    • @QALFOOFtv
      @QALFOOFtv 14 годин тому

      Waxa niyada Ku heeyso oo aad rabto sheego lknse don't say we 😂

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 8 годин тому +1

    Hanolato milkilihisa wa ayanle ma wadaniba mise wa shaqsi ku sumadeysan dantisa qaska ah ???

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 15 годин тому

    sax

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 8 годин тому

    4.5 ayaa dhib ku haayo qaranka

  • @yussufjuba4931
    @yussufjuba4931 9 годин тому

    GUUUL FARMAJO..BEERKA.U.DHIINTA.KUWAA.U.BUUKO BERKA SIIDAA.AYAANLE.😊😊😊

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 15 годин тому

    soomaaliyey yana indhaha leeska tirin xasan waa dadalay lakin siyaasiyinta soomasliyed kuli waa xasid xasan mahan wadanka soomaaliya wayimid wana baxaya qaaeaarijta walala dagalamay waxa laraba in ninkiyimado lala shaqaeyo

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 7 годин тому

    Inta iskùlka aadda yaa macalin u ah? Inta badan macalin Ssidow ayaa macalin iska dhiga. Isagii baa waxbarasho aasaasiya u baahan.

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 6 годин тому +1

    Aqonyahan fikir Salim ah Lakin ayanleh waxa ka muqdaa inu xushmad u haayoo xasan shekh,formajana nacayb uu qaboo.wa nasib daro.inan yar oo journalist inu naqshada lahadoo....

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 15 годин тому

    Waxan dhiihi dadka goobolada jooga lashaqeya doowladina hadad didan haka yabina inxamar laga shaqeesto oonqoto meel looso shaqo tago on looshaqen

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 6 годин тому

    Ayaanle xasan baad rabtaa inaad wanaag uusan lahayn aad siiso. Xasan waa fashilmay, fursadii la siiyayna wuu ka faaiidaysan waayay

  • @KolomboMaalin
    @KolomboMaalin 14 годин тому +1

    Runti Xasan Sheekh wax badan ayuu qabtay

    • @mocaato4680
      @mocaato4680 11 годин тому +1

      Subxanallah ma qofka uma kala fogeynayaa

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w 53 хвилини тому

    niyo ayaanlow xoolo caadi ah aa tahy mar marka qaar maanta dhan farmajo u semen lahaa baa ku jirta deen cafiska shaqo ay soo qabteen team farmajo baa hir galiyay ina aderkaa waa kaa safara dihii beecinaya war indha ha iska tuurin xoolo yahow xasan baa na xiga mana taagi karno illaah ba na leh

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 15 годин тому

    xiligi faarmaajo wan ogen qaraxi afrika ugu weena soobe indakada iyo eeraboorka argagixisada suuqibakaro canshuur kaqado ayan jognay

    • @Buuloxuub
      @Buuloxuub 12 годин тому

      Zxp ilaa hada way qaataan faanka nagadaa adeerkaa haduyahay

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 15 годин тому +1

    Ayaanle kuma qanacsana dhaliisha Hassan Sheikh kkkk

  • @M_Abdirahmaan
    @M_Abdirahmaan 10 годин тому

    System ka jiray ee waqooyi Maxuu ahaa 😂 calanku midab keebu see lahaa Yase madaxwayne ama gudoomiye ka ahaa, system ma waqooyi oo dhan buuu ka shaqaynayy 😂 wax khiyaali ah iyo runta hala kala saaro

  • @AhmedYahya-k9i
    @AhmedYahya-k9i 16 годин тому +1

    Ayaanle Barnaamij tayo fiican ayaad bulshada usoo gudbisaa. Horumar wacan

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 12 годин тому +1

      Ayaanle waa qabiliste xun

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i 7 годин тому

      ​@@HalimoJusufadnah mareexan ba tahay😂😂😂

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 15 годин тому

    Such a fool !! Wuxuu Yidhi waa nabadda laga kora !!!! Okay qaraxa ku waara hadaba.

  • @xuseenmaxamedganey3095
    @xuseenmaxamedganey3095 15 годин тому

    Ayaanle kan waa beentiis Amnigu waa 100%95 ED meel lagu maro xamar majirto xamar walagu baraaa meesha aad doontaadna gaareee

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 5 годин тому

    Kkk.
    Abdikariin. Waa iga qosliyey
    " Nin cadey wata naga furey" Ma guribaa meeshu. Raali ahow kulahaa. Kkkk