New Film Nabsi Jacayl Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лис 2020
  • New Film Nabsi Jacayl Part 1Copyright Waano Films
    Fadlan Hadii aad Ka Heshay Muqaalkan Subscribe,like,share
    Thanks For your Waching
    / aplicmediapro
    / waanofilms
    Halkan Ka Daawo Filmantayada:
    / @waanofilms2539
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 44

  • @khaalidapdirashid7365
    @khaalidapdirashid7365 3 роки тому +2

    Alle kuwii guleysta haynaga dhigo mie Team ❤️🤴🤲

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 3 роки тому +5

    😭asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb😭😭🙏👈

  • @zakivlogsother3736
    @zakivlogsother3736 3 роки тому +5

    Keep going waano filims weyni salaamay guul wacan oo wanaagsan ilhay hayni sharfo dhamaantiin aduun &akhiraba walahi weyni tageraa waliba tagero buuxada ayaan ini yahay marwalba 💚💭❤

  • @mariyacismaan3708
    @mariyacismaan3708 3 роки тому +1

    Ax ax qiso xnuunbadan insha allh qeepta xigta sugnaa

  • @nadracumar3360
    @nadracumar3360 3 роки тому +1

    Yaaaaaa

  • @israismaaciil2739
    @israismaaciil2739 3 роки тому +2

    Hore usocda asxabta💞

  • @mustafesaqare4059
    @mustafesaqare4059 3 роки тому +1

    Axeey ax waa qiso qiiro badan
    Team waano Films 👍

  • @shucaybcarab31
    @shucaybcarab31 3 роки тому +1

    Flimka soo wada qaybihisi kale

  • @prettyilkacaze3805
    @prettyilkacaze3805 3 роки тому +1

    Wllo prty two kaso zamey wn ka halen

  • @libanmahamed6370
    @libanmahamed6370 3 роки тому +1

    Dacad iyo Dumar kala Dheera 🥺
    Parte 2 ican't wait

  • @protectyourpeople5334
    @protectyourpeople5334 3 роки тому +1

    Axaxayaa Film waano Films Waa Tiim Balaadhan Dad Wax Jilikaraa ayaa tihiin Sxbyaal Waana Ka Helaa Filmanta Sidan Ah Waana Film Qiiroleh sxbyaal Soo Galiya Qaybta kale Codsi Wacan Sxbyaal hore U Socoda

  • @zamzammahdi5496
    @zamzammahdi5496 3 роки тому +1

    M a hambalyo

  • @nadracumar3360
    @nadracumar3360 3 роки тому +1

    War mesha inmda.ka shida way ka jirtayee

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +2

    😊😂❤

  • @sakiabdirahmaan408
    @sakiabdirahmaan408 3 роки тому +4

    WAR FILMKA SHARE GAREEYA 🤩🤩

  • @zamzamcabdiraxman9128
    @zamzamcabdiraxman9128 3 роки тому +1

    Waaw

  • @user-zq6jx2zh9f
    @user-zq6jx2zh9f 11 місяців тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔

  • @xudayfi
    @xudayfi 2 роки тому +1

    Bart 2 la idin kamahayo ee kuso dara ruwaayada

  • @nadracumar3360
    @nadracumar3360 3 роки тому +1

    War meesha nimnkay ka shiftaa

  • @khalilahmed6702
    @khalilahmed6702 3 роки тому +1

    Waano films Dad Goba Axyaa jacayl Rag Uunba Eeda La Saarijiraye Bagad Dhibkoodi Tusteen Away Qaybtisa kale Naga Soo Daaya culimo Filmka

  • @zaamosmaan1819
    @zaamosmaan1819 3 роки тому +1

    Waano Films Waan Idin Wataa Lkn Filmkan Qaybtisi Labaad Noso Daaya Wan Ka Helnee Waa Film Ka Hadlaaya Macno Badane Saan Ka Arko Qaybtane Wdmahdsantihiin

  • @waanofilms2539
    @waanofilms2539  3 роки тому +7

    waano films wixii talo ah ee aad noo haysaan fadlan hoos noogu waa mahadsan tihiin dawadeyaal mar walba waxaan u maqanahay waa idinka fadlan video yada mar walba hala share gareeyo

  • @somalireaction7765
    @somalireaction7765 3 роки тому +1

    Go forward zxpyaal

  • @aswyqueena6617
    @aswyqueena6617 3 роки тому +3

    Wlll away filimki dilagi

    • @waanofilms2539
      @waanofilms2539  3 роки тому

      weega soo socda ayaan hawada zoo galinaynaa

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 3 роки тому

    oofilinkani mabilowbaaa oo mid cuaub ootaxanaa anookamida dawadayaasha waano flims

  • @xamsexarago5220
    @xamsexarago5220 3 роки тому +1

    qayptii lapadana maxaad usoo galin waydayana ad ayay u shidanatahye

  • @zamzamcabdiraxman9128
    @zamzamcabdiraxman9128 3 роки тому +2

    Aarsi meee maxaad ujarteen

  • @khalidali5202
    @khalidali5202 3 роки тому +1

    Waan IdiN WaTaa

  • @mohamedabdirashid8719
    @mohamedabdirashid8719 3 роки тому +1

    Gabdow lacag waxmatarte jecelka ayawaxtara so qimaiskuyela oo lecelka lawadha wilasha

  • @farduuscabdi1398
    @farduuscabdi1398 3 роки тому +1

    Filmkan ma qof ayuu ku socdaaH

  • @mustafefaizal6516
    @mustafefaizal6516 3 роки тому +2

    Filmkii aarsi noo dhadajiya wllyaal

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 3 роки тому +1

    Talo ahaan waxan idin ku darsan lahaa videoga markii la duubo codkana gadaal laga saaro si sawaxanka melaha qaar la maqlaayo mesha uga baxan. Qaab jilinkiina aad buu u wanagsanyahay waan ka helay

  • @hibonura9627
    @hibonura9627 3 роки тому +3

    asxaabeeey plz la wadaaga linkga asxaabtiina whtspka si aynu hore ugu gaadhno 100k iyo wax ka badan waa asxaab inla dhiiri galiyo ubaahan

  • @khadarapdillahi4585
    @khadarapdillahi4585 3 роки тому +1

    Part 2kisa hore hore uso sara dadkaygiy

    • @hibaqmaxamed8662
      @hibaqmaxamed8662 3 роки тому

      Asc horta wll aniga maga cay gu waa shayma waxanhy jilaaaga kamida waano filims waxny gabadha udhaxysa labadan qof uma waanan lasoo dhakhso lanhy lkin gabadha safa ee jaceyl ka looqabo eekatagysaa way katagtay kooxda oohada Kuma jirto marks uma malaaynyao in uu part 2 yeeelan done

  • @farduuscabdi1398
    @farduuscabdi1398 3 роки тому +2

    Filmkan ma qof ayuu ku socdaaH

    • @waanofilms2539
      @waanofilms2539  3 роки тому

      farduuseey maxaad ku keentay

    • @farduuscabdi1398
      @farduuscabdi1398 3 роки тому

      @@waanofilms2539 wax aan ku keenay ma jirto balse dadka qaar waxay sameeyaan ruwaayad iyaga ku saabsan qaar kalena waxay sameeyaan ruwayad ay fanskooda ku raali galinayaaN wllo wax kale kuma keenin

    • @waanofilms2539
      @waanofilms2539  3 роки тому

      haaheey yarka filimka sameeyay ayay ku dhacday qisadu mahadsani