QUEEN HAFSA QABIIL KUMEEYSAN NICIN ABDIXAAFID EE XAQIIQDA WAATANAA?? HAWIYE IYO JAREER HOO JAWAABTA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 169

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  21 день тому +17

    ua-cam.com/video/WixQNoJXWkM/v-deo.html
    Asxaabteeyda channelkaana waad igala socon kartaa soo kusoo dhawoow! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HAIGA HILMAAMIN!

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 21 день тому +13

    QALADKA OO DHAN ISAGAA ISKALEH SABABTOO AH ISAGOO QARAN AH MAXAA QASHIN QUB U GEEYAY

  • @user-bi8om3do3m
    @user-bi8om3do3m 21 день тому +14

    Asc abayo marawalabo Runata Ayana kugu jecelahaya Aniig waxana ahaaya hawiiye ninikega waa jeere reerashabeele❤❤❤❤❤abayo waakutagera

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 20 днів тому +5

    Masha allah ilaaheey ha ku xafido abaayo waajo naagaha Nairobi qarkood waa fadaro ninka waa d naag waalan oqan waajo in oo lasacdaday😢😢😢😢😢😢

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 21 день тому +12

    Waa sax Abaayo qof walba oo alle abuuray waa qurux oo walba allaah u dooray muslimimada masha allaah ✅✅🇸🇴🇸🇴

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 21 день тому +3

    mashaallah thanks wll

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 20 днів тому +3

    MAASHA ALLAH ❤️. WAA. RUNTAA. ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 👋👋👋👋👋👋👋👋❤️❤️❤️❤️💯💯

  • @User_19567
    @User_19567 20 днів тому +4

    Shukran lak sister

  • @AshaaweysAsha
    @AshaaweysAsha 21 день тому +5

    ❤❤❤❤❤❤ Masha Allah codmacanaa abayo nacimo illhy gawar adiga oo kale ha isiiyo amiin illhyna haku xafido❤❤❤ keep going runtaa kugu jeclahay illmahana iyo dumashi igu Salan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +2

      MaashaAllaaah Allaha haku siiyo geber garaad badan, igu sami iina soo sheeg inshaaAlaah!

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 21 день тому +3

    Mashallah amen amazing ❤❤❤❤

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 21 день тому +4

    Isagu ilowsheenyo dhawaa hooyadiis miyuuna arkayn dhibka haya Al maxaa fidno ka socota .
    Ilaahaw cid hanaga racing kuwan .
    Walaale kareer wayne oo keliya maaha ee waa ibnu aadamka oo dhan. Yaa rabi ilaahaw awlaada noo xafid.

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 21 день тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @Muni516
    @Muni516 17 днів тому

    Masha allh

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 21 день тому +2

    Waa saax. Masha Allaah ❤❤❤❤ wcs wr wb

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 18 днів тому

    الحمد الله

  • @maankacade5289
    @maankacade5289 21 день тому +2

    Mash alah ❤❤❤

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd 18 днів тому

    Masha Allah ilahay haku xafido hoyo

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 20 днів тому +2

    mashalaah abyo cod macney ❤❤❤❤ qurux badaneey waan ku jecelahay m. waan ku tageeraa waxa hobso abyo dogodiyo iyo kenaya ma is gurasadan a hubtaaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +2

      Mahadsanid walaal soo dhawoow Bilicda wadanka!

    • @sasausman5428
      @sasausman5428 19 днів тому

      Ukhtii Naciima waxa sheegtey waan kugu raacey laakiin waxan kugu diidey inaad kala qaado 5 soomaali oo gumeysiga kala qeybiyey inaad ta'kiida U sameysey gumeysiga raadkii uu reebey macal asif inaad tiraahdo Nfd soomaali ahaan jireen hada waxey la sharci yihiin kana tirsan yihiin qolada la degan yihiin horta waa cunzurinimo number 1 marka micnaheeda waxa weeye soomaali galbeed (Ogaden regime) iyo Jabuuti soomaali ma aha ey ahaan jireen
      Sidaa awgeed adiga waxa la sharci tahey sharciga Sweden waxadna heysataa passport Sweden marka adigana waxa tahey Swedish madow soomaali ma tihid
      Iska daa cunzurinimada iyo munaafiqnimada aad ku kala sooceysid soomaalida gumeysiga qeybsigii uuna na qeybiyey yaa nabarkeeda eynan ka bogsoon ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 21 день тому +2

    Subxanalla alllow na astur hafsa wainad wiilka lacagtisa u ceelisa ❤❤👍

  • @maxamadadan-ik1el
    @maxamadadan-ik1el 19 днів тому

    masha.allah

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 18 днів тому

    Masha Allah Waan Jeclahay In aan Daawado Hadaladeeda Runta & Xaqiiqda Ka Hadleeysa Ay Soo Gudbiso Walaasheen Naima !! Hadalada Walaasheen Naima Baraarug Ayey Leeyihiin Allah Ku Xafido Walaashiis !! Horey U Soco Walaashiis Xaqa In Aad Ka Hadashidna Waligaa Haka Tagin!!! Guuleeyso Abayo !! ❤️❤️💯🫡✅

  • @ashashire2697
    @ashashire2697 18 днів тому

    So true

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 20 днів тому +1

    Subxaanallaah wallee waan qoslay naciimooy haday Hooyooyinka ogaanlahayeen

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 20 днів тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 18 днів тому

    Meesha banaan buuxi naciima caaqilad allaha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 19 днів тому

    Maasha allaah naciimo illaahay haku barakeeyo xaqa ayaad shewgtaa❤❤❤❤❤

  • @zamzamyusuf4919
    @zamzamyusuf4919 20 днів тому +1

    Mansha allah walaalo waa sax

  • @MohamedSiyad-wc1ct
    @MohamedSiyad-wc1ct 21 день тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉mashaa allaah

  • @samiraomar1080
    @samiraomar1080 20 днів тому +1

    Mashallah run waaye warkaaga ❤❤❤

  • @ifrahaden3886
    @ifrahaden3886 20 днів тому +2

    Kenya waa aay dsagaan lakiin mataqaanaa Dagoodo saransoor waaye

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 19 днів тому +1

    Wllhi hdlkaga wa fcnyhy dad islmah beynu nhy wain leys pxtiramo

  • @Muxmux238
    @Muxmux238 19 днів тому

    Mashallah abaayo

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 21 день тому +1

    200sano waad horeysaa xigmada. Aqligaada allaah kudeysto❤💎🎉

  • @user-xc5mf9sj2u
    @user-xc5mf9sj2u 20 днів тому +3

    Sheydamad yahey benta daa kenyatiga lama guursado wana laga cararaa saa waagalo.

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 19 днів тому +1

    Walawlay fwhmadsn orod diintaada kubaro kollay wax waad kataqaanaye siisiyaadso hanuunkana allaa bixiyee waalidiinta iska daa way dadaalàne.waxba mahanuuniyaan

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 20 днів тому +1

    اختي الكريمة

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 20 днів тому +1

    اختي الكريمة بخير

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 21 день тому +1

    Masha allha allha haso hadeyo dhaman inta xun abayo

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 20 днів тому

    👏👏👏

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 21 день тому +1

    Wa run ilahay ha na asturo khyr badan ale ha ku siiyo adiga iyo rerkada iyo wslidkada

  • @MakacaddowKhaliif
    @MakacaddowKhaliif 20 днів тому

    Mansha allh ala run badnida mamo ala haku barakeyo abdi xafid dhamantana aya la jirna❤❤

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u 21 день тому +2

    Jabra iyo isaga waa saxiibo wuu kala taliye xafso is kadhaaf dhahay isaga dhahay waa rabaa weyna qayantey weyna ka soo bixi

  • @Mona-ej3df
    @Mona-ej3df 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 21 день тому +2

    Subxanallah

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 19 днів тому +1

    Dadka somali sujuuga naago dhaqan fcn ahayeen maqaan mediaha waa lagu halaaba

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 21 день тому +3

    Manshaallah Asc gabadha waa dagoodiya wiilka waa qurux badan yahay lacagta ka guran jirtey sir naged waa sun wayba cadaysay wilal la dhashay

    • @Aymo72
      @Aymo72 21 день тому +1

      Asaga iyo iyada yaasoomaali dhalat ah asagaa ah sideey utasi iyadoo dagoodiya oo garrison ama Mandela dagsn yaahuu

    • @lail111
      @lail111 21 день тому +1

      @@Aymo72 Labadoda ba wa somali

  • @ameanmohamed8993
    @ameanmohamed8993 19 днів тому

    الله يحفظك يا رب العالمين ❤

  • @mukhtarmohamed4364
    @mukhtarmohamed4364 20 днів тому +1

    Masha Allah axsan hadal mum

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 21 день тому +4

    Masha Allah

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 20 днів тому +1

    Mshallh ilahey.afka.kuma.goyo.nicimo.qali.sharley wan ku jeclahey❤❤❤❤❤❤

  • @yugiboi5287
    @yugiboi5287 21 день тому +2

    Naciimo waa ku wataa manshalah noolow ku soco xaqiiqda

  • @nimo5432
    @nimo5432 19 днів тому

    WALAL DAGOODI WAA HAWIYE KEENYABA HAKUDHASHAANEADIGABA CARUURTADA YURUB KUDHALARAY DHALASHA KASTAY HAYSTAAN WAA JAREERWAYNE SAAS ULASOCO SIDAAD UGAFALCELISAYNA WAA DHEXDHEXAAD IYO TALOWACAN WAADNA KUMAHDSANTAHAY

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 5 днів тому

    اختي اتقل الله حيث ما كنت لانه انت دافع مع الناس غيره

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 20 днів тому +1

    Gabdhaha soomaaliyeed ha caayin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +1

      Naa orodoo wax fahan!

    • @user-xc5mf9sj2u
      @user-xc5mf9sj2u 19 днів тому

      Cay waxba kaga qadi meyso gafur dibileydan ayadaha quranka ayey ku gabataa ey marba qabil saran waaye

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 18 днів тому

      Gabdho mey caynin ee wax jira ayay ka hadashay

  • @user-nu6pm5cl5z
    @user-nu6pm5cl5z 21 день тому

    …❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 19 днів тому

    Sax run naciimo wiilkan ilaaha ka soo garay kareebay ijaar laygu leyahay kulahaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 21 день тому +2

    rer kismauo baajuun waaue wiilkanManshaallah Asc gabadha waa dagoodiya wiilka waa qurux badan yahay lacagta ka guran jirtey sir naged waa sun 🌞

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  21 день тому +2

      Qalad waaye nin aadan rabin guurkiisa inaad lacagta kaguratid!

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 20 днів тому

      Gabadha qalad bay allha kagashay ee imin aadan maxaa utaal qaladka ay allha kagashay yaa ka samaxayo cidana

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 20 днів тому +1

    Waa.ruun

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 20 днів тому +1

    Niman way gursatay hadii ilma qor xon dhali😊

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 21 день тому +1

    Connent Waa ku saaraa like Waa ogahay intaaas

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 20 днів тому +1

    Allahumma Baarik sister runta ayaan kuugu jeclahay sax run iyo ilkahaba waa la cadeeya. Waxaa ciil iga qabto naagaha qaa qaawan iyo ragga dumarka camal u lebisan oo magaca xabiibkeyna Sallalaahu Caleyhi wa Sallam ku dikrinayaan Allah ha naga qabto dhalinyaradeyna soo hana qaadayaan ayeey rabaan role model in ey u noqdaan Allahumma Najeynaa walidiinta caruurta jidka fiican iyo sunnada Rasuulkeyna Suban ha ku hogaamiyaan hana u duceeyaan mar kasto. Soo sad waxa halkaan ka socdo. 😢😢😢😢😢😢😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +2

      Waa wax aad u xun, waxa socda Allaha na asturo! Waan kusalaamayaa walaal!

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 20 днів тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Waan ka qaaday sister Allah ha na wada xifdiyo dadaal nooma yaro 🥰

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 21 день тому +1

    Masha Maanta dhanaa sugayay ina kaso falcelisid arintan ❤

  • @nimo5432
    @nimo5432 19 днів тому

    Masha Allah Waan kufaraxsanahay in aad kahadayshay waxaan dhaqaystay maxkamada daahir calasoow waxaay iskudayeen inay ceeb kasaliim ay kadhigaan Gabadha lkn markay tiri 2000 ayaan kaqaday ayaan iri ismaqaban karaan wax xiriira nagaba dhamantiin lkn Vidio fa aad keentay aad baan ugufaraxsanahay

  • @deeqocabdi2570
    @deeqocabdi2570 20 днів тому +1

    Dadka waa walalo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 21 день тому +1

    Waaku salaamay naciimooy waa sugayey muuqaalkaan baryahaan waa lagu tabay.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  21 день тому +2

      Haa walaal aad ayaan u mashquulsanaa, hooshaa igu badneed! Waan kusalaamayaa walaal!

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 19 днів тому +1

    Dagoodi hawiye ma aha waa umad kale iyaga iyo ajuuran

    • @11naa44
      @11naa44 19 днів тому +1

      Umad kale maha wa Dir lkn dagoodi hawiye ma hoos yimado wey simanyhn

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 18 днів тому

      ​@@11naa44meesha banaan buuxi 😂😂

  • @abdifatahosman779
    @abdifatahosman779 20 днів тому +1

    Walahay wa sax dagodi hawiye ma ahan Kenya waye weyna gursadan sawaxiliga wasax naciimo

    • @user-xc5mf9sj2u
      @user-xc5mf9sj2u 19 днів тому

      Qaimad yahey benta dhaf Kenyan hataa shaqale Laga qoranayo markad somaliya ka timaaden ayaa laarkay, habartan hadleysaa idin shegeysa inad ilmo cagar iyo gadud melaha ku dhashen ee af ur tan aad Soo bahdili jirteen ee careysan waxkale usheg

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 5 днів тому

    Asc walaaley waxad sheeganaysaa diin inaad taqaano ma waxay ku faree in aad dadka fadeecayso oo aad caydo si aad u hesho youtupe lacagtiisa ilaahay ka baq iska daa dadka aad fadeecaynayso

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 19 днів тому

    Runtii cabdixafid waa wiil qurux badan

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 20 днів тому +1

    Asc walaal naciima qof kaste halku is dhigo weyee.

  • @user-el4pv9yd2s
    @user-el4pv9yd2s 19 днів тому

    ilaahow awlaada noo xifdi

  • @nimo5432
    @nimo5432 19 днів тому

    25:18 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omaradan1005
    @omaradan1005 День тому

    Xaayawan jahiilad ah

  • @Naj-143
    @Naj-143 21 день тому +1

    Nimco Qurux Waanku xiisay Mansh Alah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +2

      Walaal waad ku mahadsan-tahay, xiliyadaan ayaan saan umashquulnaa!

    • @Naj-143
      @Naj-143 20 днів тому

      Xbty Alxm Hadii la cafimaf qabo adunka dhana Iska busy ah Alah ku fududeyo

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 21 день тому

    Wlhi gabadhan wey is cajabisay balsa Eebe in lo noqonayo ilowday subxanalaah ilahayow na xifdi😢😢

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 21 день тому +1

      Inteee midwalbo shaxdha ayuu kufahmay mid gur karabo maleh Allah yahdihaa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 20 днів тому

      @@haachannel8793 ma waxaa jira nin mustaqbal ka rabo shubo caalamiya hhhhhhhhhhhhhh

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 21 день тому +1

    Nin ay meel xun isla gaadheen say u aamintay mar kale ayaan layaabay mida kale cabdi xafiid waa wiil yar oo mustaqbal leh wuu ku qaldamay xidhiidhkeeda maalinba nin xaaraana ayay garabka haysataa way ayaan daranyihiin nimanka lasocda

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 21 день тому +1

    Wuxu yahayba waa wiil somaliyed gabadha iyo wiilka iyo gabadha aniga wiilkaba ila qurxoon somaliyey dulmiga joojiya

  • @maankacade5289
    @maankacade5289 21 день тому

    Wcs

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u 21 день тому +1

    Nimco walaley Abdi hafiid waa wiil yar habra iyo isaga waa isku degan rer kismayo isla yihiin isku xaafada ku soo koren jabra sidas ugu hiiliye lkn naagaha dhahayo dumar ahan halogu hiiliyo qof Allaha Aubrey ka baqin maxa logu hiilinaa

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 21 день тому +1

    QUWIIN HAFSO AQLIGEEDA AYEEY HADASHEY

  • @nimo5432
    @nimo5432 19 днів тому

    WALAAHI TALO FIICAN AYAADSIISAY LABADOODABA MID AADTIRAADID YAAN LUGU GAADIN NIN AAD QOOMANLUUD KUGUSHEEGAY AARGOSE AYUU KUUGUSOOLABTAY WIILKANA WAXAAD TIRI NAAGO CAYRCAYRSI DAN KUUGUMAJIRTEEH XIRFADADAII KUBADA CAGTA KAMIRADHALIH
    MAHADSANID WALAL

  • @naimojimale1501
    @naimojimale1501 21 день тому +1

    Asc Abaayo wan ku xiisnay 🎉

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 21 день тому

    Wcs wrb

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 21 день тому +1

    Asc habo nacimo wan ku slm somalidan waa dad weerersan.

  • @user-sw3no4br4x
    @user-sw3no4br4x 21 день тому

    ❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @user-nu6pm5cl5z
    @user-nu6pm5cl5z 21 день тому +2

    Runta kahadashay…😢

  • @lail111
    @lail111 21 день тому +1

    NFD wa dhul somalyeed maha Kenya.

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 21 день тому +1

    Gabadhaa xabsa ahi hais jirto hanad aargoosi ayuu usocdaa waayo ninlayidh hadalkaan ogay gabadhaa hunguri danbe kamagalaayo eewuxuurabaa inuu dhulka lajaro .cabdixaafidna waalaga caqli badiyay waa wiilyar oo caruura sidaan arkaynana waalidkiisa aan warka qorin taasuu laduulduulayaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 20 днів тому

    Maama, cilda meesheey ka jirto ayaa waxay tahay nin Rag badan soo Soomaliyeed ma fahsana qaabka dumarku u fekeraan cilmina uma laha dumarka !! saasaay ku noqdeen Rag Jilicsan oo cabdi khasarayaal ah

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 19 днів тому

    Sax walhi runtaa kahadashaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 21 день тому +1

    Nagahn magaldi Nairobi ayeynaga ceebryn subxanllh subxanllh yaab nin nin nin cudur nin aku dhacy uf ceeeb subxanllh xishod maaleh acdubilh

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 21 день тому +4

    Waa wiil yare naagtaas haduusan xanuun ka qaadin nasiibuu leeyahay , waan yaabay markaan arkay nin ayada hab isi siiyeen oo wixiisa surwaalkiisa soo dardareen .

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 19 днів тому

    Balkawaran nahaabadaas ilmaha yar ku ciyaaray.😏23 ku ilka waawayne kkkkkk haday ugu yartahay waa35 jir isyaree Laguna yaraado

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 21 день тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk waxbaa ka dhacay. Waa run waa buuxaan westiga naago Somali ah haysta carruuro kala midab ah. Kuwo. Afrkan ah caddaan ah somali ah.
    Iyada tii soomaalida ahayd meelahaas westiga waxaa la sheegay inay jamaikaanku ka faraqabsadeen. Waxayba ula baxeen: Clean and cheep !!!!!!
    Markaasay ka faanaysaa wiilsoomaaliyeed oo diin iyo iimaan leh

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  21 день тому +1

      Waxwalba waan u jeednaa sida loo gu bahdilan yahay qurbaha ceebta Allaha asturo!

    • @fartunalihashi4833
      @fartunalihashi4833 21 день тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Aammiin walaalo
      Allaah swt hannaga yeelo intuu u naxariisto adduunka Iyo aakhiroba

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 21 день тому +1

    Wax uu yidhi cumar binu
    khadaab rc wiilkaagu maalin buu hiil kaaga baahanyahay maalinta aad hooyadiis guur sanaysed.
    Wiilkani waaba 18 sano ee goorma ayuu naag daba ordayaa awaay waalidkiisii maxaa loola talin waayay .caruurta jookta wadankii dhibaataa haysata goormaa dhaqanka ayleeyahiin walaahay qurbaha mayaalo yaab 😮😮

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  20 днів тому +1

      Waalala taliyey, wuu dhageeysan waayay wuuna lasoo kulmay abaalmarinteeda!

  • @nimo5432
    @nimo5432 19 днів тому

    Waasax maxaa keenay in lugu yaso hadba haad kiisa haladuulo

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 19 днів тому

    War wiilka yarkaa balaayo ayuu gacanta ugalay

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 20 днів тому +1

    Mama nacimo wilka qowmu lutka ah shraf kasohadal please

  • @abdimahamud8275
    @abdimahamud8275 21 день тому +1

    nfd goorme somali nimada laga saaray somali numbar 7 ka inta dagta bas ma aha Naciima

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 21 день тому +1

    Ceebay tacaal gabadha mustaqbal male miyaa hooyo iyo aabe madhalin miyaa walaalo lama dhaqan miyaa haday ladhasheena masaasay kufiirsanayaan gabadhooda maalin kasta nin aan qabin bay lasocotaa ilaahay hasoo hanuuniyo iyada iyo intii dhunsanba .

    • @naciimobashiirmaxamed6315
      @naciimobashiirmaxamed6315 19 днів тому

      Xuman ay alle uga cabsan waysay me bini adam uga cabsane qof walba camalkisa dadka so tirisay godka 2mitir lama galayan camalkeda bas cabsida aa alle ka cabsatid ba jano lagu gala ee cabsi aa qof uga baqdid jano laguma galo