Xamar Yaa Leh, Xuseen Cadaani Orad-yahan Heer qaran Toronto Canada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @albayaan100
    @albayaan100 3 місяці тому +1

    wadani cadaani maashalaah walaahi cadaani waa lagu ogaa mahadsanid jazaakumulaahi qeyrran

  • @user-vb7qr6uu8v
    @user-vb7qr6uu8v 3 місяці тому +1

    Baraako Mel lagu dhistay deegaan laguma noqdo e ku ekaaw baraakadaada hasheegan degaanka

  • @fe8445
    @fe8445 3 місяці тому

    Baaraka Allahu Fiik. Wadani dhab ah.Nin walba gurigiisa buu leeyahay.

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 3 місяці тому

    Maasha Allah. Waa hadal fiican oo gar ah.... waan ku salaamayaa deriskaygii xalaasha ahaa Boondheere Libaax!

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 2 місяці тому

    Maashaa alaah Maashaa alaah bro alaha ku xifdiyo

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 3 місяці тому

    masha Allah hadalkasi warun

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 3 місяці тому

    Haa marka waxaad ka wadaa maahmaahdaada
    Meesha anagaa dhisanayna idinka waad dhisanweydeen soomaah
    Daaqee daaqee
    Alloora xoogaa aa soo daaqdi xaaraan daaqyaw
    Dadwalbo deegaankiisii asagaa magac u baxsada
    Xamar dadkiisii waa inay magac u baxsadaan
    Ee ninyaw wada tuugada ha u furin
    Hadakaaba gagafoosaaye wajigaa naga leexi daaru salaam ma jiro wax la dhaho.tuugo

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 місяці тому +1

    XAMAR WAXA ISKALE NINKII BADIYAHIISA DEGO. XOLANA UDAAQAAN.

    • @fartunalihashi4833
      @fartunalihashi4833 3 місяці тому

      Maya. Xamar waxaa iska leh Qofka soomaaligaa ama hareeraheeda xoolo haku raaco ama dhexdeeda ha deggenaado !!!!!
      Haddii laga dhigo magaalo Abgaal oo laga beddelo maqaamkii Caasimad Somalia 🇸🇴. Markaas waxay noqonaysaa magaalo madaxa BANAADIR!!!!! Oo hadde markaasna banaadir ma abgaal kaliyaa dega???? NABADAA NAAS LA NUUGA LEH. armay ka fiicantahay UNNUKAA LEH???!!!

    • @YoungShakur1989
      @YoungShakur1989 3 місяці тому

      Abgaal

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 3 місяці тому

    Hussein Cadaani Masha-allah Guuleyso

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 3 місяці тому

    hadii gobolka banaadir lawada leeyahay waa inaa anaga wax ka lahanaa gobolada kale

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 3 місяці тому

    Xamar cida iska leh ma ayaan badna

  • @xasanjeele1582
    @xasanjeele1582 3 місяці тому

    Cadaani waad mahadsantahay

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 3 місяці тому

    xamar somali aya leh
    Sababto ah wala wada dhistay

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 місяці тому

    Abgaal qabiil kuma ficiltami jirin ee waa labaray oo waliba lakululeeyay hadana waxaan leenahay Abgaaloow xaal qaata oo daris wanaagii sooceliyaa.

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 3 місяці тому

    Mulka Abgaal miyaad rabtaa inaad dad kale qataan hayhaato Somaali waxbay kala leedahay bal orod ee gobol kale maalgasho ee yeelo degaankooda hadeey kayelaan markaas saan u hadal

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 місяці тому

    ADIGU CAQLIGAGU OROD KALIYE.

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 3 місяці тому +1

    Hadalkiisa is burinaayo Kenya hadii aad dhisateeyn maxaad u lahaan weeyseeyn soo ma dhihin dhul ninka dhistaa leh Kenya maad dhahdaan anagaa leh Magaca Nayroobi waan ka badaleeynaa ma islii caqli xumada Somalida waa iska sidaan nin waliba meesha ilaah ku beeray ayuu leeyahay Mogadishu dad baa leh dhulkiina dhista 😂😂😂

    • @YoungShakur1989
      @YoungShakur1989 3 місяці тому

      Waa run abgaal ayaa iska leh dadka kale waa marti

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 3 місяці тому

    MAASHA ALAH WAR NINKAN OO KALE OO 100 QOF ABGAAL AH MA JIRAA HADDII AY HAA TAHAY DADKA AAD U DHALATEEN EE ABGAAL U AQLI CELYA SI LOO MAALGASHADO GOBOLKA BANAADIR ABGAALOW AKHTI YEESHA ISKA DAA UNUKAA LEH .

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 3 місяці тому

      Dhulkaada ilaah kuugu beeray iimaanso Mogadishu reer baa leh.

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn 3 місяці тому

    xamar soomaali oo dhan aa iska leh waa caasimad hadaan abgaal nahay xoola nimada aan joojino

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 3 місяці тому

    ABGAAL MA NINKAAN OO KALE MA KU JIRAY NOOOLOW NOOOLOW GUUUULEYSO

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 3 місяці тому

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Cawaan jaahiliin !!!!!!!!
    Waxa la isku haysto ma Caasimaddii Somaliyaa????!!!!
    Hadde yaan la oran caasimad marka. Taariikhda dib halloo celiyo MUQDISHO SIDA MAANTA XAALKEEDU YAHAY YAA U BEDDELEY ?????

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 місяці тому +1

    Dhulka GALMAAX, baa leh,ciddii maal gashi waddo lama diidano ee haku ekaado booska uu deganyahay magaca rati weyne sidee lagu bedelaa?..sida guryaha loo kala leeyahay ayaa soohdinta dhulka loo kala leeyahay! Xaafadooda waxeey rabaan u baxshaan laakin Degmada waa Rati Weyne intaas baa laysku heestaa.

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 3 місяці тому

    Adeero abgaal matihid ninkaakan sanka weyn😂

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 3 місяці тому

    Sxb dhulka magaca dhib maleh lkn degmada in lasiyo dad kle aya qalad ah dadki lga gatay degan qeyb kamid ah aya iska leh ayagana mamulayo nairobi iskadhaf manta cel bur ama dhuso mareb ama garowe wax wan ka dhisan kara lkn degan kuma noqonayo mana mamulayo qeyb kamid ah lkn dadka ila degan xamar wan u ogolahay ayaga intas xta kama helayo marka casimad yan la igu marmarsiyo hada rabtan casimada qata mel kale gesta bal an aragno dadka aqbalayo arintas

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 3 місяці тому

    Asc Iam sorry dadkaaga adeer wax ma baran hee

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 місяці тому

    ADIGA MAA ABGAAL AH? KKKKKK

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt 3 місяці тому

      Reer Cadaani waa Abgaal reer Boondheere xalaal ah. Xuseen xasan Cadaani iyo Abuukar xasan cadaani labadaba Ciyaartooy Qaran Oradyahano caalimi ah ayay ahaayeen. Ninkaan Xuseen walaalkiis Abuukar aa kawayn asaga oo ka qatarsanaa xaga orodka