[xasuustii dr raafi] & heestii dahab & luul [codkii wahbi saciid] 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2014
  • waa xasuus qaali ah allaha u naxariisto abwaanka weyn ee banaadiriga [ dr raafi ] 2014

КОМЕНТАРІ • 78

  • @michaelamaoh2496
    @michaelamaoh2496 6 років тому +15

    i cry listening to this song.... yaa soomaal what have u done...

  • @feerawayne
    @feerawayne 8 років тому +3

    axsan abwan anf fanaan dr raafi hees aad u macaan haben kasta ku seexdaa heestaan wahbi saciid shukran bro waad keentay dr raafi

  • @suleymaanciyow310
    @suleymaanciyow310 7 років тому +4

    Mahadsanid Wahbi Sacid i'ts perfect.6daqiiqo o aan dib uso noqon donin ee xasus macaan badan leh, ayad isisay.
    Waad mahadsantahay mar kale

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому +4

    Abwan somalan ahay ehelkii sanaag beriyo sugaanta loogu dawgalan ahay dr raafi abwaan somali dhab ah allaah Yaa arxam ninka erey somali ku haystow iskaaya sii ( raali ahada rer xamarow xaashaye aniga xaal idinka siiyay 🌺 👈

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 років тому +28

    rabi Ha U Naxa Riisto Aniga Ma Fahmayo Si Kasto Oo Aan U Dhagaysto Lkn Walhy Lahjad kasta Oo Somalidu Ku Hadasho In Aan Barto Ayaan Rabaa Kaliya Waxan Filiya In Aan Ku Baran karo Heesaha Banaadiriga ah one love Somali people

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 6 років тому +2

      Moha hukun DAHAB IYO LUUL MANAAN(HADAAN) KUSOO DEEQAY DABCIGEEDA XUNAAN DOORIN WAAYEY MA DIRQIHAAYE, HADII AAD DEGMOOYINKA SHINGAANI IYO XAMARWEYNE EE MAGAALADA MUQDISHO AMA SHABEELADA HOOSE SIDA BARAAWE IYO MARKA DHOWR BILOOD AAD KUNOOLAAN LEHEED WAAD LA QABSAN LEHEED.

    • @garaad3568
      @garaad3568 5 років тому +1

      Dunidaan meel daawa lahoon kudagaan waayee Dabey iigu daartee Dibile dilow dadkiis duugee aheeney diirkeyga dubatee .dahab iyo luul minan kusoo deeqo dabcigeeda xumaan doorin waayee madirqi Haa
      Dibile Waxuu ahaa gaari ruusha oo aad u culus kana shaqeyn jiray dakeda minaan waa hadii go on bro Dr raafi alahau naxariisto

    • @abdiaizisse113
      @abdiaizisse113 4 роки тому

      MUDANE SOOYAAL waa anigaa Ka gabyay xaalna ka siyay rer xamar 👈

  • @lulziano5956
    @lulziano5956 4 роки тому +2

    langue somalien musique somalienne apprendre c'est très intéressant moi je suis née somalie Mogadiscio j'aime mon pays😍😍❤❤❤

  • @omargoley8490
    @omargoley8490 7 років тому +8

    Dr Raafi wa Boqorka Xamarika wlhi Allah u naxaristo

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 6 років тому +6

    Abwaan nagu. Qaali ah Alow ku naxariiso Dr Raafi 😭

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 років тому +9

    somali norwegian haaa wll allah yiiraxama raximin

  • @mahamedhassan348
    @mahamedhassan348 5 років тому +2

    HEESTAAN WAA SUUGMI LADAHAY Dr raafi kadib waxaa qaaday xabiib sharaabi . manta wahbi ...... waqti tagay sooma noqdo ... dr raafi alahu naxariisto ...

    • @sabrinabdulfeta5567
      @sabrinabdulfeta5567 4 роки тому

      Luul jeylanina waa soqaday allha unaxaristo dr raafi dad waa dadkii hore hadalna waa intey dhaheen

  • @aliabucarscekei2635
    @aliabucarscekei2635 6 років тому +5

    Dr. Raafi wuxuu ahaa afyahaan San qiimahiisa Lasoo koobi Karin. Waa lava maarmaan in and loo qiimeeyo Isaga iyo Afyahanadda la midka ah.

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 роки тому +1

    Dahab iyo luul
    Minaa kusdeeqay
    Dabcigeeda xumaan doorinwaaye madirqihaa
    Wlhi xasuus dheer waaw
    Waan hubaa inaad arkayso
    Inta aan xasuusto amiko amorre

  • @ikarmahamed
    @ikarmahamed 8 років тому +6

    iska hees looma heeso reer awkey, wax daya music & codka macaan wahbi isha baxarka

  • @Shortmanhort
    @Shortmanhort 7 років тому +5

    xabiib sharaabi iyo. Dr. cod kooda waa is shabahaa

  • @garaad3568
    @garaad3568 5 років тому +1

    Dr Raafi ala hau naxariisto waxuuahaa fanaan qaaliya

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому +1

    Dr raafi allaah Yaa arxam weli waxaan daba jooga kan yare yidhi rer xamar ma fahmo man suugantayda kala baxe( waxba yaan rer xamar xeerkood la marin xoolana lasiine xaashaye nin libin xasdiyaa xumihisu waa yaab) 👈

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 років тому +9

    Dr-Raafi Allaa Yarxam-Dr-Raafi Axmed naji,& jeeri Xabiib Shharaabi Waxa ay Ahaayeen Aabayaashii Fanka banaadiriga waxa ay ahaayeen Rag cajiib ah..Xilligii Barisamaadkii..thanks all.

  • @saidafrah3100
    @saidafrah3100 6 років тому +4

    Waa mahadsan yihiin dhalinyaradii soo diyaariyey heeskaan qiimaha u leh intii fahmeysa.
    Mahadsanidiin

  • @bashirfarah9598
    @bashirfarah9598 8 років тому +7

    father of xamari Dr raafi

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 5 років тому +1

    Xusuus ! Xamarey xusuus taadu badanaa....
    Xaasid kaagii waa batey....
    Xabaalaha ha lagu daree. Lol kuwa wax qarxiya weeye
    Dr raafi heesihiisii aan ku raaxeyn jirney ..... Xamarey xusuus baad igu dishee...
    Goornaad xalaaloobin....
    Kuu xiisney xamarey.
    Heestaan markaan maqlo beerka i xanuuna.... Nabadii Somali

  • @ataxmakixaajibanaadir3499
    @ataxmakixaajibanaadir3499 5 років тому +3

    Xusuus weyn

  • @adamahmed6586
    @adamahmed6586 8 років тому +3

    Alle ha u naxriisto aabaha banaadiriga Dr raafi asxan fanaan erayo macaan heesta Dahab luul

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 років тому +8

    awowehey illheyow ku raxamo ameeeeen ameeeeen yaa allh

  • @moahmed4770
    @moahmed4770 9 років тому +4

    The best song ever

  • @ismailasha5494
    @ismailasha5494 6 років тому +3

    Love it beautiful beautiful music

  • @anisanur5964
    @anisanur5964 7 років тому +5

    dahab iyo luul minaan ku deeqey dabcigeeda xun aan doorin waaye. doorin waayayee ma dirqihaayo Taas aneey i gaartey sabatooy tahey anaa og Alah yaa raxma malag nina ma deeynaayo caloosha dhuuriyaasee

  • @apdallashuuqe616
    @apdallashuuqe616 6 років тому +3

    Allaha ha unaxaristoH 👐👐

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 7 років тому +3

    xabiib sharaabi oo ku luqayna ayaan maqlay heestaan

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 8 років тому +12

    abwaan qiimo badan leh oo ahaa Dr raafi ilaahey ha o naxariisto

  • @aadancade5418
    @aadancade5418 5 років тому

    Allaha unaxriisto aamiin aamiin yaarabi Dr. Raafi dhan walbo ayuu ahaa ruwaayadii rafaad iyo raaxo aad bay ujileen

  • @cabdulqadirshiine7957
    @cabdulqadirshiine7957 7 років тому +2

    masha allah wlhi wayo wayo cml xasuus com

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 8 років тому +3

    Thanks Al Fanaan Wahbi

  • @Mohamudsid
    @Mohamudsid 7 років тому +5

    wwwww ahsan fanaaan

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому

    Naag uu qabay, oo diidday, ayaa waxaan heeso ku qasabtey Dr-ka

  • @aliabucarscekei2635
    @aliabucarscekei2635 7 років тому +1

    Dr. Raafi wuxuu ahaa fanaaan aan qiimahiisa la soo koobi Karin. Waa afyahaan Somaalidda oo dhan maanta ay tabaneyso.

  • @liibananjalo9495
    @liibananjalo9495 7 років тому +5

    Isha ishaa ka bujiseen

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 13 днів тому

    Allaha u naxariisto

  • @abdimohammed5599
    @abdimohammed5599 6 років тому

    wahbi saciid soo badi sxb waana ku salaamay

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 3 роки тому

    Heestan luul jeylaani sow maqaadi jirin

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 8 років тому +1

    Hees aad Iyo aad u macaan.

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 5 років тому

    Codkaan maaha Dr Raafi.

  • @wardayuusuf7547
    @wardayuusuf7547 2 роки тому

    Wow

  • @furaatinc4538
    @furaatinc4538 8 років тому +2

    amazing song... really sad but great song

  • @kaahiyekulmiye181
    @kaahiyekulmiye181 4 роки тому

    Ninkaan Ma heesayaa Mise Sheeko ka dhigaa Heesta Waa Ku Dheeshay

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 роки тому

    Naag uu qabay oo diidday ayuu heesaha iyo ruwaayadaha ayuu u sameeyn jiray.

  • @latifia26
    @latifia26 6 років тому

    Beautifulll

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 5 років тому +2

    Darajo qof diiday duli ma huree toos baan u arkay eraygaas miskiin kuwoo jaaniska ka faa,iidsysan waayey

  • @ibrahimgas6006
    @ibrahimgas6006 9 років тому +3

    top class and great songs

  • @muhamudmohamed554
    @muhamudmohamed554 8 років тому

    my musik

  • @anisanur1782
    @anisanur1782 6 років тому +1

    😢😢😢😢😢❤️❤️✅✅✅✅✅✅👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾 dartaa Waa daaley nin dantiis ma loo diraayo 😍😍 xabiib shaabi baaba Thanks 🙏 💋💋💋💋

  • @abdifatahsulub9094
    @abdifatahsulub9094 3 роки тому

    Heart ❤ soothing song by the great Dr Raafi RIP 🙏

  • @ab-shak_abdishakurtahlil742
    @ab-shak_abdishakurtahlil742 2 роки тому

    Classic 💯!

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 4 роки тому +1

    Dr raafi alla Yaa arxam sharaf iyo qiimo kaga tagay suuganta iyo fanka soomalida anu gaar ahaan nin waqoyi Somalia waxan la yabay kuwa qoraya ma fahmin oh really darajo nin diiday duli ma huro dabcigeda xunban dooriin wayay shame on you this is clear damed

  • @garaad3568
    @garaad3568 6 років тому

    Dunidaan meel daawa lahoon kudagaan waayee
    Dabey iigu daartee
    Dibile dilow dadkiis duugee
    Dibile Waxuu ahaa gaari dakada xamar kashaqeyn jiray 80ths kii 70th kii ilaa bilowgii 90thkii

  • @guhaadhaji2103
    @guhaadhaji2103 6 років тому

    Dahab iyo luul minaan ku soo deeqee dabcigeeda xumaan dooriwaayay ma dirqihaayee.

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 3 роки тому

    mahadsanid

  • @mahamedkhaliffarah5672
    @mahamedkhaliffarah5672 4 роки тому

    0

  • @farhaandhagacade9343
    @farhaandhagacade9343 5 років тому +1

    Dufaan xun yaa dugaashaa darajo qof diiday duli ma hurree

    • @xasanyaanyo3327
      @xasanyaanyo3327 5 років тому

      Duufaan xun ya dugaashanaa darajo ruuxi diiday dulli mahuree axsan ereyo macaan

  • @geel1590
    @geel1590 Рік тому

    New music but a bad artist
    Dr Rafi is the Best

  • @abdulmohamed65
    @abdulmohamed65 8 років тому

    reer xamar malayacni tiHin toLhi