Xabiib Sharaabi Xabiib - Gadaal aan kagartee

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 127

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 5 місяців тому +35

    Heestaan hadii soo booqatay 2024 Lejan ayaa thy dhac igu sii kii isla ogeeyn❤😂

  • @abdulghanihareedadan3969
    @abdulghanihareedadan3969 2 роки тому +38

    I remember that Shabeele Radio was opened in 2002 , Filan_waa series released in 2005 , my elder sister was in love to follow this series that time, she had FM radio device called '" Isha ha iga gelin "😍 , ya allah Caafi my beloved sister sacdiyo xareed , Ya allah grant marshaale your jannah , old memories are remembered 😭

    • @adventureheads3657
      @adventureheads3657 Рік тому

      Ameen ,he was Legend ,it was one my favorite series on the radio by then ..old days beautiful 😢

    • @ugaas-yadareerhajji6955
      @ugaas-yadareerhajji6955 5 місяців тому

      Lol that's why I love this song because of that series waayo waayo😢

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +63

    2-july-2021 3:53 Am Mugdisho somaliya waliba saqdhexe ah baa dhageysanoya inta iga danbeyso wan salamay

  • @ismailabdirashiidismailsam3311
    @ismailabdirashiidismailsam3311 Рік тому +10

    Muqdisho 19/12/2022 subxnimo ban dhageysanaya😭😭😭 inta iga sii danbeyso qoralkeyga aqriisaneso wan nii salama Hanah lis adkeeyo😭

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 Рік тому +17

    Old is gold 2000-2009 somali waxey ahaayeen dad is jecel waxan xasuusta mar ladhihi jiray eeyo raabiyo qaaban aya soo baxay oo dadka cunaayeen ee guryaha halagu jiro waqti hore iyo shaleemoyinki xamar ku yiilay

    • @husenomar4460
      @husenomar4460 Рік тому +2

      Nag daris nahy oo cune eyga nh wala diley 8 Malin oo Mel yaley Nafta nh wa Ku jirte old is gold 🥇🥇 wn xasusta

  • @ayaandige7918
    @ayaandige7918 3 роки тому +37

    Wlhi heesta aad ayaan ujeclhy xitaa markaan dhageesto wn ilmeeyaa 🥶🥶😥😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdinaasirjaceylow6671
    @cabdinaasirjaceylow6671 2 роки тому +8

    Walee xees taan waa xasuus
    20004 waxbarasho ayaan ku jiray
    Al cimra km4

  • @liibaandhuuboow6162
    @liibaandhuuboow6162 2 роки тому +23

    3 da may 2022 waliba xili fiid ah ayaa dhagesanaya heetsaan jawi dagan alx roobna waa da ayaa inta iga danbeso like ha ila dhaafina🥰😍

  • @mascudsalad958
    @mascudsalad958 3 роки тому +42

    Xasuus Radiyo shabeyle sheykadi filin Waa 2004 2005 wlh mala yaro qora axmad tajir intii dhimatay allé haunaxsristo 🤲🤲🤲

    • @MahadGoraa
      @MahadGoraa  3 роки тому +2

      Amiin amiin

    • @ahmedgelle2909
      @ahmedgelle2909 3 роки тому +1

      Filan waa xasuus wlhi

    • @mohamedabdulqadir6372
      @mohamedabdulqadir6372 3 роки тому

      Aaamin😥😥

    • @abdikariincolow3531
      @abdikariincolow3531 3 роки тому +5

      Sheekada marke dhamato ka dib shekh war cadaade soo gali jiray... Galabti dugsiga ciyow la iga so daayo aan cid dariska la dhagesan jiray xasus wlhi good old days😭😭😭😭😭😭😢

    • @faisomohamad7675
      @faisomohamad7675 3 роки тому

      Amiin yarbi

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 2 роки тому +8

    Anigoo ugargaaree garabkeed aan ahaayee gaf inay gashay gacalbeena wadatay
    Gadalaa kagarteee
    Habibi sharabi caadi maaheen
    Waalaga yabaa heesaha kale inan ilaawo lkn midaan qalbigayga way kabixi wayzay 🙏🙏🙏12/06/2022

  • @HisExcXr15
    @HisExcXr15 5 місяців тому +2

    February 2024 xeebta liido xilli casar gaabad ah shaah cadeys ahna tarmuus iigu jiro 🤩🥰😉

  • @farxiyoabdiaziiz3341
    @farxiyoabdiaziiz3341 2 роки тому +9

    Wllhi music sheekadii ogle iyo dirir iyo cambara Ayeey isoo xasuusisay 🥲🥰

  • @kadirdube3633
    @kadirdube3633 3 роки тому +28

    Somalidu fanaaniita hamariga way qariyeen talent ay leeyihiin.

    • @canqeeyrcabdulahi3952
      @canqeeyrcabdulahi3952 3 роки тому +4

      Haa sxb aniga waligey kama xiiso heesaha xabiibo markaa murug dareemo Ayaan dhageestaa

    • @arababdullahi7441
      @arababdullahi7441 2 роки тому +1

      Run

    • @geletoz
      @geletoz 2 роки тому +1

      Maahee sxb xamariga hal hees iyo labo hees oo shidan uu qaadaa suuqa would isaga baxaa...yaa la qariyay? Ninkaan caan waaye sxb heestiisaan aad u jeclhy

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 7 місяців тому

      Dhoore yaasha ma yaqaaniin somaha

  • @mohazahmett564
    @mohazahmett564 2 роки тому +16

    Anigoo gargaaree garabkeed aan ahaayee gaf inay gashay oo gacal been wadate gadaalaan ka gartee 🙆‍♀️✌️ geesi guul waaye ma gaabsadee goor kaleeto aas gutaa gadaalaan ka gartee 🤷‍♂️

  • @ansaricabdilaahi5358
    @ansaricabdilaahi5358 Рік тому +2

    2006 ila 2010 ayan idaacada sbc ka dhagaysan jiray xabibi sharabi heesa qar wa kuwo xasus leh😢

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 2 роки тому +14

    Ruwaayadii fila waa ku Xasuustaa wlhi anoo aad uyar dhageysan jiray oogle iyo dirir Canbaro dibintaabyo muxuu waqti ahaa cajiib🥰

    • @zechariyeali8725
      @zechariyeali8725 Рік тому

      haa wlhi aniga hbnki an dhagesan jiry ano cabsanaayo shekada

  • @skillssports2812
    @skillssports2812 Рік тому +5

    Yaa ila dhageysanaayo 2022 /9/14 😮😌

  • @maxamadaamusane6418
    @maxamadaamusane6418 2 роки тому +10

    Heestaan Waxaan ku Xasuustaa 2006 dii Ayaan Soo gaaray sheekadii Filanwaa Ee idaacadda Shabeelle Maalin walba 2:30 Sadeed saac iyo bar Soo gali jirtay
    Cambaro dabshid iyo Oogle
    Waa Marka galiya Aan is ogaaday inaa weenaaday ilaahayow Cimri dheer Na sii

    • @Kinghero616
      @Kinghero616 6 місяців тому

      Aad iyo aad sxb wlhi aniga xata heestan xasuus caruurnimadi iyo waayihi macaana ayaan kuxasuustaa😢

  • @adventureheads3657
    @adventureheads3657 Рік тому +4

    I am no fan of Somali songs but this one is classic and has unique sound

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 2 роки тому +4

    Very talent singer ,,, vivo via Liberia Waaberi

  • @s.mlyricmusic5142
    @s.mlyricmusic5142 3 роки тому +14

    Xabiib Sharaabi 🎙️🇸🇴 Axsan Fanan

  • @ubaxcabdifaarax551
    @ubaxcabdifaarax551 Місяць тому +1

    26june isbuuca xoriyda 2024🇸🇴🤍💙an dhageysanoya hbeenimo 🖐

  • @kozhinbazhir
    @kozhinbazhir 2 роки тому +8

    Xazuuz zanadka 2006 markaaz aa dugzi la igeeyay hbiinkii maamada sheeeko dhegesan jirtay heestan inaa maqli jiray ilatahay gadalaan kagartee💯🎸🎺🔥💪🤲🎉🎊🤪👌🌼♻️😱🏃‍♀️💌❤️‍🩹⚡️🙏🏻💋🥰😛🟢🤩

    • @kingahmed4434
      @kingahmed4434 Рік тому

      Isku mid nahay wlllhi lph 2008😢😢😢😢

  • @nabaddoonkaahin9254
    @nabaddoonkaahin9254 2 роки тому +4

    Subhana Allah, walahi waacajiib xasuus waaye. 200 ila 2005 inta udhaxaysa ayay ahayd. Inkastoo labadii 2000 sheeko ay soodaynjirtay idaacadii shabeele maqribadii lagusoodeenjiray.

    • @xasankhaalid8250
      @xasankhaalid8250 2 роки тому +3

      saxiix reer muqdisho waayo waayo oogle io dirir ow kukuu marshaale duq cambaro😊

    • @abdulghanihareedadan3969
      @abdulghanihareedadan3969 2 роки тому

      Shabeele was opened in 2002 nah , Fila waa series released in 2005 , my elder sister was in love to follow this series that time, she had FM radio device called '" Isha ha iga gelin "😍 , ya allah Caafi my beloved sister sacdiyo xareed , Ya allah grant marshaale your jannah , old memories are remembered 😭

    • @bushramohamed9297
      @bushramohamed9297 3 місяці тому

      Gobolada xita way dhagysan jireen wll😢​@@xasankhaalid8250

  • @ubaxcabdifaarax551
    @ubaxcabdifaarax551 Місяць тому

    Anigoo Gar gaare garabkeeda ahaaye💔

  • @ab-shak_abdishakurtahlil742
    @ab-shak_abdishakurtahlil742 2 роки тому +8

    Classic 💯.

  • @abshiruk4414
    @abshiruk4414 20 днів тому

    12/7/2024
    gaf inay gashay oy
    Gacal been wadateee
    Gadaal aan ka gartee 💔

  • @cumarmuqatar9156
    @cumarmuqatar9156 3 роки тому +5

    Yaa ila dhagesanyo 2021 7/26

  • @Idmaa
    @Idmaa 11 місяців тому +1

    Old is gold .

  • @mahamuudali1765
    @mahamuudali1765 2 роки тому +4

    sheekadii filinwaaa baan kuxasuustaa musigaan.

  • @Morgan-ge6nv
    @Morgan-ge6nv Місяць тому

    Xamar 14th of september 1987. Goobta hoteel Curuba. Xusuus baa geela lagu xero geeyaa.

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 роки тому +1

    gadaal aankagartee in ay qabiiltahay sheekada magan alle

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 2 роки тому +1

    Xasuus weyn wlhi 🥰🥰🔥

  • @ayamoha4796
    @ayamoha4796 2 роки тому +1

    ماشاءالله عليك 🇸🇴🥰

  • @yusufsaedibrahim1980
    @yusufsaedibrahim1980 2 роки тому +1

    Last 35 i wos in Mogadishu

  • @sharmakeshegow9108
    @sharmakeshegow9108 2 роки тому

    Best Rb Somali kama xiiso dhigo

  • @jamiilomaxamed7508
    @jamiilomaxamed7508 2 роки тому +2

    2022/4/15

  • @daadihiyetv8463
    @daadihiyetv8463 8 місяців тому

    2003...2004...2005 2006...2007...2008.2009.
    Dadkaas aan ahay xili xasuus mudan ciyaalni.adeeyda sansdahaas kusoo qaatay alxmd hada 30s galay.

  • @hamdihassan2854
    @hamdihassan2854 Рік тому +1

    Yaa ila mida 2023 qamiis bisha koowaad 19keeda habeen 12:56 daawanaayo

  • @abdikani_Curious
    @abdikani_Curious 3 роки тому +20

    Oogle, Dirir, dibin daabyo alla maxay sheeko ahayd anigoo cunug yar maqlay jiray 15 sano ka hor inay ahayd baam filaa!!!

    • @abdinajibibrahimadan5968
      @abdinajibibrahimadan5968 2 роки тому

      Haa 2008

    • @zalmaanwonder356
      @zalmaanwonder356 2 роки тому

      magafe😁iyo faraskiisa anoo yar dhageesan jiray

    • @nabaddoonkaahin9254
      @nabaddoonkaahin9254 2 роки тому

      2000 ayay ahayd, dirir, oogle iyo oday cabdulle.

    • @nabaddoonkaahin9254
      @nabaddoonkaahin9254 2 роки тому +1

      wonder lkn heestan magafe ma aysan ahayn. Sheekada magafe waxaa laga soo deen jiray idaacadii horn afrik.

    • @sacdiyomuse3774
      @sacdiyomuse3774 2 роки тому +1

      @@zalmaanwonder356 magafe ma ehen filanwaa ladhihi jiray shabeele Laga so denjiray ogle iyo dirir iyo canbaro aheyen😂😂

  • @walalahmed6400
    @walalahmed6400 2 роки тому +3

    God abeeso 🪱🐉🐍inaa korkiisa tagee Gadaala kagartee🤦

  • @apdishakur9185
    @apdishakur9185 2 роки тому +7

    15 sano Kahor Ayaan Musican ku dhageysanayay sheeko Shabelle Kasoo Gali Jirtey Anigoo Dugsiley Ah Maantan waakaa 24baan siimarayaa Dalkiina Majoogo alla maxaam dalkeyga Uxiisey Oh My God Xasuus Ciyaal Nimo

  • @istahilhassan4943
    @istahilhassan4943 2 роки тому +1

    Gareebkeda ade

  • @abdirizakawal8764
    @abdirizakawal8764 2 роки тому +3

    Wxan xidhiidh la leeyay mudo 9 sano ka bdan wxan guur u soo bandhigtay in 10 jeer ka bdn wxan kala kulmay in taba jawaab iga ilmaysisa 😢 hada wxan taaganay rajo beel mudada aan la kulmay intaan la sheekaysanayay magaadho 8 jeer waligayna haben ma cidlayn xataa hadan xanuusanayo lkn mxy iigu taala way igu dhacday ma awoodo wxan ahayn in aan ilmeeyo mooye waliba tu aan joogsi lahayn markasto oon xasuusto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 2 роки тому

      Sxb hada ma ilaawday mise wa ku guuleystay jaceelka wa dareen qurux badan lkn qof aan kula fahmeen ama sida aad dareemeeyso kula dareemeen marka jeclaato wa xanuun badanyahay aniga gabar ban jeclahay in aan helaayo Allah og lkn rajadeeyda wa 50 /50 😌🥺🥺

    • @queenlimaa8316
      @queenlimaa8316 2 роки тому

      Hada ma is hesheen gawadha abowe🥲🤔

  • @user-en1yx4xt5n
    @user-en1yx4xt5n 8 місяців тому

    XAQIIIQDI MUSIGAAN WAAA XASUUUS ANIGO YAR AYAN MAQLI JIRAY HADANA WAXAN DHAGEYSA NAYA 22/11/2023 CAJIIIP WLLHI

  • @abdirisakadde2316
    @abdirisakadde2316 3 роки тому +12

    Music heestaan ninka garaacay waa legend 🙌 ee magaciisa ii sheega pls 🙏

    • @samiirsubeer7707
      @samiirsubeer7707 3 роки тому +2

      Dabcan shegow Bishar ama shegow band

    • @MahadGoraa
      @MahadGoraa  3 роки тому +7

      Xabiib sharaabi ayaa gacantiisa ku tumay

    • @akramhashi9376
      @akramhashi9376 2 роки тому +1

      Shakadi Oogle iyo dirir ku xusustaa

    • @usan6927
      @usan6927 Місяць тому

      waa koxdii shego band weye

    • @AbdinorOsman
      @AbdinorOsman 8 днів тому

      shegow bishara

  • @MustafaAli-nk2py
    @MustafaAli-nk2py Місяць тому

    Heestaan markaaan dhageysto waxaan xasuusta naag xun oo reerkeeda markeey ugu daneysteen hadana iga furteen naagtii 😂

  • @cabdifitaxcabdi5743
    @cabdifitaxcabdi5743 11 місяців тому +1

    ❤❤4am

  • @fartaagali
    @fartaagali Місяць тому +2

    29/06/2024 habee anoo murugeysan ayaan dhageysanyaa😢

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 6 місяців тому

    Quftaaan wada saconay a year ma haayo isbuuc hadalkeda maaan maqlin meel aay ku suganthy garamaayo.....😭

  • @asadyare1885
    @asadyare1885 10 днів тому

    2024😢

  • @user-yw9ox9gr6y
    @user-yw9ox9gr6y 2 роки тому +1

    Sxb sidee ku sameesah sawirka iyo beating-ka? Application-ka aa isticmaashay isheeg. Mahadsanid.

  • @18monalisa
    @18monalisa Рік тому

    From team enjoy❤️‍🔥

  • @shakramohamed-it8fe
    @shakramohamed-it8fe 6 місяців тому +2

    Yaa ila dhageysanoyo 19/1/2024 like😢

  • @user-iq8ku2jw3f
    @user-iq8ku2jw3f 4 місяці тому +1

    Husein og 2:17

  • @RidwaanAlii
    @RidwaanAlii Рік тому +1

    😢

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 2 роки тому +3

    Xasuus wlh filanwaa alagu so denjiray ano Yar walashey ladhegesan jiray iga wened ano dhagesan masexan jirin subax kasto dugsiga walikicin jiray Ilen habenki dharfi jiray shabele dirir iyo ogle iyo canbaro😂😂😂

    • @zechariyeali8725
      @zechariyeali8725 Рік тому +1

      haa wlhi anigabo kligey anigo yar o cabsanaya dhagesan jiry hbnki xasus

  • @user-ni4tj8ri6s
    @user-ni4tj8ri6s 5 місяців тому

    6-feb-2024
    14:21pm
    mlin talaadO
    Inta iga dmbeso wa salmy

  • @nuurshiikh3685
    @nuurshiikh3685 2 роки тому +1

    musiik

  • @YasminJamaal-dm6qp
    @YasminJamaal-dm6qp 8 місяців тому

    24 November 2023 3:30 😢

  • @cuzeyrhashi
    @cuzeyrhashi 2 роки тому

    2022-January-7 yaa ila mid ah

  • @yusufsaedibrahim1980
    @yusufsaedibrahim1980 2 роки тому

    Wana is jeclen gabar u abti u. Uahaa

    • @user-dw8jl7ms1
      @user-dw8jl7ms1 Рік тому

      gabdhaha abti uu yahay waala yaqaan kuli waa gabdho la qabo beenta ka daa

  • @c.fitaaxkpuja7346
    @c.fitaaxkpuja7346 Рік тому +1

    ☝️🥺☝️

  • @xasanaxmed4226
    @xasanaxmed4226 2 роки тому

    Hibo

  • @BunuBunaa-jt3sk
    @BunuBunaa-jt3sk Рік тому

    Jh

  • @Onesaam
    @Onesaam 5 місяців тому

    Music gaan talow heestee laga soo xaday
    Soomaali ma noqon karto
    Waxaan qiyaasaa inay hees sudan laga soo xaday

    • @funchannel1526
      @funchannel1526 6 днів тому

      Elnino Maricone, flim cowboy ah ayey ku jirta the good the bad the ugly.