Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

1974 Somalia & Siad Barre Special By Italian TV [Rai Teche]

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @horeeye10
    @horeeye10 11 місяців тому +25

    Mohamed Said Barre was hero and patriotic of Somalia, never met like him again to reach developed country.

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому +3

      But he was a dictator, always dictators at the beginning they’re good but little by little they’ll become monsters.

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 11 місяців тому +57

    No matter what anyone says Siyad Barre was Somali Hero!!

    • @flykidddd1235
      @flykidddd1235 11 місяців тому +4

      You’re absolutely right

    • @user-kd8wk5sf4y
      @user-kd8wk5sf4y 10 місяців тому +6

      HE WAS THE HERO OF ALL AFRICA 🌍
      IM ERITREAN 🇪🇷

    • @ridzthefirst6116
      @ridzthefirst6116 8 місяців тому

      He was your hero but no my people of the south ( hawyie)

    • @Geelljireqoqay
      @Geelljireqoqay 8 місяців тому

      He was Hero not only 4 Somalia but whole Africa we all know that, let us stop kidding and ignoring facts!!!@@ridzthefirst6116

    • @halalmuslim1
      @halalmuslim1 6 місяців тому

      ​@@ridzthefirst6116 stop this we all somalis though am from kenya we will once reunite in the name of islam

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 10 місяців тому +14

    Soomaalidu ma jeclo qofka wanaagsan oo wax uqabta ALLAH RAXMA ♥

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 11 місяців тому +15

    Masha Allah Rahmatullahi Aalee Siyaad Barre Aliff Rahma waa Nuur Alle🤲🤲❤️

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 4 місяці тому +4

    Allaha Unaxaristo Madaxweyne Siyaad iyo Raga Garbatagan Ee Madaxdii Sar sare Dowlada Somaliya.

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 11 місяців тому +19

    Allaah u naxaristo❤❤ JAALE SIYAD BARE

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 11 місяців тому +16

    Ilaahay ha u naxariisto Siyaad bare. Ka naxoow nfta waa

    • @yaakcon
      @yaakcon 11 місяців тому +3

      Maxaa laga naxaa?? war ninkaan waa tagay waxna ka tagin ee hadda waxa ka haray wadanka badbaadinteeda ka shaqee.

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому

      @@yaakconkeligii talis faaiido ma lahan qasaaro dambeyneyso.

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 10 місяців тому +4

    Thanks Italy 🇮🇹 Roman Arts People

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 11 місяців тому +8

    Aduunyooy xaalkaa ba, allaha u naxariisto intii islaam ahayd,

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 3 місяці тому

      Aamin❤ yaa gaal ahaa😅😅😅

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 11 місяців тому +11

    Illaahow u naxariiso jaale siyaad waxuu ahaay nin aqli badan oo jecel dadkiisa iyo dalkiisa Walina lama arkin nin asagoo kale ah

    • @gilbertnyachae4060
      @gilbertnyachae4060 11 місяців тому

      If he love his people's then somalia could not became refugees and terrorist

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 10 місяців тому +3

    Siyad Bare waa geesi dalkanwax taray ilaahow u naxariiso aamiin

  • @adanahmad8215
    @adanahmad8215 10 місяців тому +3

    Maanshaa Allah Allow kuu naxariisto
    Geesi dadnimo leh
    Dad buu waayey

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 6 днів тому

    Jalle siyad allaha unaxariisto man fluent several languages

  • @adamismail9137
    @adamismail9137 11 місяців тому +13

    الله يرحمه السيد محمد سياد باري

  • @Somfox1
    @Somfox1 10 місяців тому +4

    Adeer noo turjuma inkasta oo Siyad koley uu ku hadlayo wadiyad , Somali jacayl iyo xoreynta dalalka afrika ee wali la gumaysto ..

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 10 місяців тому +2

    Ilahaw kuu naxariiso dabadii qashin Bay noqotay somali

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Місяць тому +1

    Mohamed siyad barre is hayna

  • @yuusufahmed8351
    @yuusufahmed8351 11 місяців тому +4

    Waa waqti dhar la xidhna,

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA 10 місяців тому +3

    Rag waa ragii hore hadalna waa intii ay yiraahdeen.

  • @yasinhassan8930
    @yasinhassan8930 11 місяців тому +4

    Dadka yaa u sheega dawnimadu saaa bay u macaan tahay 😮😮

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto asaga iyo asxaabta kale

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 11 місяців тому +7

    Allaha kuu naxariiso

  • @libana4081
    @libana4081 9 місяців тому +2

    Madaxweyne umadiisa madaafiic & diyaarado ku garaacay muxuu wanaag ka ogtahay, waxaase ka daran markuu yiri kitaabka quraanka dantiina ma og a ee anigaa aqaano oo ragii/ naagihii simay oo dhaxalkii ilaahay sharciyeeeyey badalay, gaaladaan talyaaniga nin qafilan oo Atheist ah waay buubuuniyaan

    • @mahdiomarabdi9611
      @mahdiomarabdi9611 2 місяці тому

      Warya qof walba iin buu leyahay ee lakin somaliya uu horumariyay allaha uu naxariistee 🕊🙏🫡🇸🇴💙

  • @osmansheikhabukar5962
    @osmansheikhabukar5962 10 місяців тому +4

    Inta caytamaysa waa masayr iyagoo ku xasdaya wuxuu qabtay ayay soo dhowayn karin iska daaye inay sameeyaan . Oo waxa hadda caytamaya yaa ka hortaagan inay sameeyaan wuxuu sameeyay oo horumar ah , kaliya waxay ku andacoodaan isagaa noo horseeday in sidan lagu noolaado, cay intaa idiinku filan

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 5 місяців тому +1

    Sii,time

  • @osmansheikhabukar5962
    @osmansheikhabukar5962 10 місяців тому +3

    Waxaan waydiin lahaa kuwa caytamaya inay sheegaan siyaasi ka dambeeyay siyaad bare, ee yurub guud ahaan sidaa ula hadli kara? Kuwa hadda jooga waxay ku dhow yihiin inay lacag u sujuudaan

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 2 місяці тому

    😢😢 Ii duceeya magaaladii uu wax ku bartay bn ku nool ahay magacayguna maxamed wa yahay maskaxda maanka hal adayga kuli isku mid bn ka nhy inu ilaahay iga dhigo ki Somalia first wadn hor marsn ka dhigi lahaa

  • @w410921
    @w410921 10 місяців тому +2

    Markuu dalka qabyay iyo markuu ka degay keebuu wacnaa

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 11 місяців тому +4

    madaxdas dhan mit kama noola kan koofida shabeelka qabo waa madaxweynihi kongo mabuto zezaseko sair aya la oranjirey wuxu dhahay siyad waan so dhaweynaynaa haile salase waana wada hadleynaa jacfar numeri waa ninka cimamada cad madaxa ugu dumantahay wuxu madaxweynihi suudan wey wada dhinteen madaxdas meesha isugu timid haila salase isla marki u wadankisa ku noqdayba mingiste aya diley madaxweyna heenii hore aftalyaniga wuu ku xaragonayaa allaha u naxaristee

  • @Inafadal
    @Inafadal 10 місяців тому +4

    هو كان اسد في عرب ولافريقيا

    • @No-wc6hw
      @No-wc6hw 10 місяців тому

      Not arab

    • @AishaKoronto
      @AishaKoronto Місяць тому

      ​@@No-wc6hwبلى خيبة😂

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 10 місяців тому +1

    Siyaad Barre waa ninka maanta Soomaali indhahaa ay leedahay u yeelay, baday in la maga galo FEDERAL loona arko in qabiilka ama qoysnimada in ay Soomaalinimada ka wanaagsan tahay ka dib markuu kala dilay isku diray uuna dilay, waxgardka Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay diin laawe aan naxariisan, waa ninkii caasimadii uu dhisay ku dhex dagaalamay ayaga oo odyaali leeyihiin qarankan badbaadi.

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому +1

      Aad iyo Aad dadka laab la kac ayaa haysa runtii wuxuu ahaa mujrim dhiigyo cab ah wax walba xukunka uga muhiimsanaa.

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 5 місяців тому

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 11 місяців тому +4

    waryaaya iifasira jaale siyaad muxuu kuqosla?

    • @deservedlegitimacy2864
      @deservedlegitimacy2864 11 місяців тому +3

      Wariyaha waxuu ku dhahay, Mudane madaxweyne markaad fiirso quluubta shacabkaaga, makula tahay in ey kugu faraxsanyihiin in aad tahay hogaamiyahooda? Siyaad waxuu ku jawaabay, farxad mooye wax kale iima hayaan.

    • @Geelljireqoqay
      @Geelljireqoqay 8 місяців тому

      Siyad barre only use 2 laugh when he is licking wet punani!!

  • @mahathashi6120
    @mahathashi6120 Рік тому +7

    AUN maxamed siyaad Baŕee

  • @user-xc3qd3vm9b
    @user-xc3qd3vm9b 10 місяців тому +1

    Waxaa xaqiiqa inu Somalia isbadal lataaban karo kasameyey Kuwait caynaaya maxey qabteen walee nindhama lahayo

  • @manineima4398
    @manineima4398 11 місяців тому +3

    Xagaa isaga dhigy Somalia oo gun,nimo uu hor,seedy iyo hooga manta,jira

    • @badriabdirashiid-uy3ve
      @badriabdirashiid-uy3ve 9 місяців тому +1

      Iyadaa isku horseeday oo eithoipa u yaacday dalkeeda iska dumiday
      Mohamed barre oo kale waligeed ma heli doonto I'm from Qebri dahare Ogaden

    • @manineima4398
      @manineima4398 9 місяців тому +1

      @@badriabdirashiid-uy3ve nin kitaabkaa Allah ku jees,jeesy oo nabi mahamed scw aflagaadeyey culumada islaamka laayey ayaad difaacaysa ???

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Місяць тому

    He wos hayna

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur 6 днів тому

    BIDAR MALAHA DADKAN IYO NAFAQO DARO

  • @om1735
    @om1735 10 місяців тому +2

    Mohamed siad Barre taariqda u baal dahab ka galay

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 5 місяців тому

    Qoor,hooyo ,mcn/finish

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 11 місяців тому +2

    Aduunyada waa siyaasada wadad wanaagsan bay haysi somalia lkn grantaa waxay wareegtay markaan rushka hub kaso ibsanay lanaqadanay nidaamkiisa masiibada halkasay ka bilabatay

  • @_Somalia
    @_Somalia 9 місяців тому

    🇸🇴

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 5 місяців тому

    150sano,konfuuur 9f somalia,mo

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 10 місяців тому

    Subtitle pls

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 10 місяців тому +1

    Siad Barre was welcomed when he overthrew the previous government he was seen as a savior but he changed to be a real cannibal that divided the SOMALI ethnicity and now all Somalis are reaping the inter fighting that he sowed. If he was a patriot who loved his country, he would never have fought in the capital of Somalia, and once he escaped, he tried again with his family to return to rule Somalia but this time more than 1000 of his soldiers were arrested in Mogadishu and f Siad Barre was forced to cross to the Kenyan border and he dead in Lagos. No Somali will ever miss him.

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 місяців тому

      Exactly you made my point he was a horror the only thing he interested was to stay in power by any means necessary, he was not a patriotic on the other hand Mingistu was patriotic he left his country without destroying it.

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 10 місяців тому

    Waxaasay soo dayenayaa uf uf uf

  • @leylajama5276
    @leylajama5276 10 місяців тому

    Inta caytamaysa waxay ahayeen Gays and lesbian siyaad bare uu ilaalin jiray futadooda inaanan la kufsan......

    • @Geelljireqoqay
      @Geelljireqoqay 8 місяців тому

      Leyla,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, adi hadda xoolahaaga yaa ilaaliya,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Hire me, i will be ur security guard 24/7

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 10 місяців тому

    waamaxay talyaanogu maxaa qaaday waaba dadweyne
    siyaad barre askari talyaani buu ahaaa

  • @mekke6544
    @mekke6544 10 місяців тому

    In the middle of friends African Meeting these two Shem less Somalia & Sudanese leaders were smoking cigar. Shame!!!

    • @ImagineSYL
      @ImagineSYL 10 місяців тому

      Some things are appropriate or ok during certain times. Money people and leaders used to smoke indoors and that meant nothing unlike now. Live your time and appreciate different lifestyles of different times. You don’t know anything about the past, shame

    • @mekke6544
      @mekke6544 10 місяців тому

      @@ImagineSYL Those are colonized are learning shameless habits from their master;my be you are the descendent of those children. Sorry to say that. Pls,don't try to approve bad habit.

  • @abdulahmed8382
    @abdulahmed8382 10 місяців тому

    FYI…. He died in the washroom

    • @Mshi-
      @Mshi- 3 місяці тому

      Cry harder