Ahmed Said - Laqdaboole Ma Liibaano (Xasuusti Axmed Naji Sacad)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Music by Mohamed Naji & Abdulwahab Naji
    Written by Al Ustaad Axmed Naji Sacad
    Management: Labiib Naji

КОМЕНТАРІ • 40

  • @Sakixaashi1
    @Sakixaashi1 Рік тому +8

    Qof gabigiisuba FAN ah oo ruux faneed leh buu ahaa Axmed! Nama cidleyn Axmed wuxuu nooga tagay fan duuban iyo ubad wanaagsan oo fankii ambaqaaday. ❤️

  • @QaareeyYare
    @QaareeyYare Рік тому +5

    Laqdaboole ma liibaane
    Ee Lilaahida noogu wade
    Alla haku naxaristo bab Ahmed naji
    Dadka jecelnahay ma waaraan ❤❤

  • @khalettyre
    @khalettyre Рік тому +3

    Illahay Naxariisti Jano Haka waraabiyo al ustaad axmed naaji sacad 😢

  • @xareedofficial3980
    @xareedofficial3980 Рік тому +2

    Axmad naaji sacad ilahay ha unaxaristo taariikh wayn ayuuka tagay ma dhimanin maadaama umadan uuku leyahay xasuus badan

  • @SamowyareSamowyare
    @SamowyareSamowyare 10 днів тому

    axmed naaji sacad best music
    xasuus waqtigeeda ku imaatay alla yaarax ma

  • @MrAlyaziidi
    @MrAlyaziidi Рік тому +4

    فقد ادمعتنا أخي أحمد الديني بهادي الاغنيه الجميله للراحل العم. الفنان أحمد ناجي سعد تخمد الله واسع مغفرته.

  • @zizeshukri1705
    @zizeshukri1705 Рік тому

    Laqdaboole ma liibaane
    Ee lilaahida noogu wade
    Alla ha unaxariisto ustaad axmed naaji

  • @2jacelow
    @2jacelow Рік тому +3

    Allah unaxariisto

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Рік тому +4

    Ilahay ha unaxariisto wlhi weligay maanan arag mana aqani qabilkisa sidaso aytahayna geridisa waxan uga naxay sidii qof iidhow ilahow janada nagu kulmi asiga io dhamantenba😢😢😢

  • @nuunkaaar1290
    @nuunkaaar1290 Рік тому +2

    Allaha u naxriisto ustaadka adna maasha allah booskis heesahiisa dib nagu soo celi ❤entered elyaj

  • @mahadomar754
    @mahadomar754 Рік тому +1

    Alle ha unaxaiirsto ustaadkeena marna kama goaayo qalbigeena.

  • @aliyeyeding6588
    @aliyeyeding6588 Рік тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto ustaadka .heesta waxa ku sowtu Raxma

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 Рік тому +5

    Tears are falling down my face, he was especial to me Allah unaxaristo BAABA NAAJI😢😢

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 Рік тому +1

    That's true, laq daboole ma liibaano
    Ilahey ha uu naxaristo Ustaad Axmed Naaji 🤲🏾🙏🏾
    Thanks for the tribute 🇸🇴💯

  • @cabdallaile9980
    @cabdallaile9980 Рік тому +4

    What a voice ❤

  • @seynabsamaanbadanhuseinxas7178
    @seynabsamaanbadanhuseinxas7178 10 місяців тому

    مشاالله تبارك الرحمن الرحيم ❤الله يسعدك يارب ❤❤❤❤❤❤

  • @familyNew139
    @familyNew139 Рік тому +1

    Inta dhimatay o muslim ah allah u naxaristo inta xanunsan allah cafiyo inta cafimad qabta allah u siyadsho

  • @abdulahiabdiqafar465
    @abdulahiabdiqafar465 Рік тому +2

    Jannadi allaha kawarabiyo hajji najji lkn Rag noolpu katagey hajjigu guul &gobonimo team hajjinajji💯

  • @abdirisaqabdirixman7186
    @abdirisaqabdirixman7186 Рік тому

    ALLAH Yaarahma Baba (Ahmed Naji Sacad🤲🏻❤

  • @abdulahiabdiqafar465
    @abdulahiabdiqafar465 Рік тому +1

    Al ustaad naximahuLah

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Рік тому

    Golden voice Ustaadka Allaha unaxariisto /Ahmed Said codkaga top waaye❤️❤️💛🤍👌🏽

  • @samuranaji2362
    @samuranaji2362 Рік тому +1

    Illahi ku naxriisto papa Ahmed Naji. You will be always in us heart❤❤❤

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 Рік тому

    Allah janada ha geeyo baba axmed naji 😢

  • @MuqtaarMuqtaar-m9e
    @MuqtaarMuqtaar-m9e 3 місяці тому

    Ilaheey wxan katuuga inuu janDa geeyo ist axmad naji😢❤

    • @JiggaNash
      @JiggaNash 2 місяці тому

      Aamiin🤲🏽♥️

    • @JiggaNash
      @JiggaNash 2 місяці тому

      Aamiin🤲🏽♥️

    • @JiggaNash
      @JiggaNash 2 місяці тому

      Aamiin🤲🏽♥️

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 6 місяців тому

    Hees another level waye😢❤❤❤

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937 9 місяців тому

    Argagixisada Lamagoodle waa Kansar iyo Karaahiyo.

  • @khalidbinabbas
    @khalidbinabbas 8 місяців тому

    ,الأنسان لم يموت ادعاء له بالمغفرة والرحمه وقول الله يرحمه ويغفرله مش تذكروا بالأغاني

  • @AnwarAli-rk4su
    @AnwarAli-rk4su Рік тому +1

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍waaaaaaaw

  • @barkhadhussien7157
    @barkhadhussien7157 Рік тому +1

    Allaha unaxariisto

  • @Mr.Taakul252
    @Mr.Taakul252 Рік тому +1

    Axmed naaji madhinti hada run miyaa😢

  • @amanythequeen4950
    @amanythequeen4950 6 місяців тому

    😘😘😘😘

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Wayahanabada
    @Wayahanabada Рік тому

    Codsi; Yaa igu caawin karo heestaan Qoraalkeeda? Macaanka dhawaaqaeda🔄

    • @Nasirmuridi
      @Nasirmuridi 3 місяці тому +3

      Laabtaad iigu taalaa’ee
      La’aantaada ladnaan waayee
      Leertayda janaad tahayee
      Ha i liidin makaa leexdiyee
      Lisankaaga macaankiisaad
      Ku lifaaqatay laabteyda
      Laqdaboole ma liibaanee
      Ee lilaahida noogu wadee
      Luquntaydii lar baa gashayee
      Lur jaceylkaa isoo lalabayee
      Laqdaboole ma liibaanee ee lilaahida noogu wadee.

  • @rash7442
    @rash7442 Рік тому +1

    First person to comment

  • @huhui6310
    @huhui6310 Рік тому

    😢😢😢😢😭😭😭🫶🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽