HEESTII HIDIIYOO HIDIDIYOO AXMED NAAJI SACAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 бер 2014

КОМЕНТАРІ • 841

  • @apdallaposs5082
    @apdallaposs5082 Рік тому +312

    Inta heestan soo boqatay 2023 salaaman ✋😀

  • @kawsarabdi1803
    @kawsarabdi1803 Рік тому +124

    waan iska oyaaa mrkaan xasuusto hooyady mcn dhibkay igu soo korisay 😢😢😢 Ilahaw janada igu tus

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 Рік тому +55

    ax ax ax axmad naaji waa jeclhy wllhi waa hobaladi hore ee legend banadiri 😍 from djibouti still 2023

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Рік тому +12

    Oh war Wuxu hees way dhaafty heestii Wuu qaadayaa Hadana Eray kasto micnahisii buu shegay LEGEND of the Legend ❤
    Number one musician
    8/June/2023 maalin Jimce Ah 💥👌

  • @bachiribrahim6326
    @bachiribrahim6326 Місяць тому +3

    Que Dieu ait pitié d'Ustad Ahmed Naji Awda, il était une légende nationale avec une histoire dans l'art somalien.

  • @nur_afrax
    @nur_afrax Рік тому +112

    Heesta meqa qof Tiktok kaso raacday 😢

  • @Hawdjoog
    @Hawdjoog  Рік тому +13

    ❤ waan salamaya inta daawanaysa Heestan 2023

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki Рік тому +109

    It's January 2023 let's see how many legends are listening to this master piece

    • @zack-mohed
      @zack-mohed Рік тому +5

      It's February 2023

    • @aishahussein9106
      @aishahussein9106 Рік тому +6

      It’s February 2023 🤚🏻🤣

    • @mohamedb2025
      @mohamedb2025 Рік тому +1

      @@aishahussein9106👸

    • @thehefow
      @thehefow Рік тому +2

      It's first week of February 23 still we're here.

    • @zack-mohed
      @zack-mohed Рік тому

      @@aishahussein9106 hhhhh✋

  • @josephlyrics1480
    @josephlyrics1480 Рік тому +44

    Heestan Hooyo Tiktok ban kaso jeclaaday 2023 ya ila mida o soo raadiyay 😓 Allah ha ino daayo hoyooyinkeen

  • @khalidboodhle9252
    @khalidboodhle9252 Рік тому +22

    Heesta waxa sameeyay cali sugule waxan Qaadi jiray walaalihii Hargeysa kan imika Qaadayanaa waa Fanantii Horre ee somaalida Ahmed naaji Sacad Alle cimriga hakuu barakeeyo 💯💯👏👏🎧🎧🎧🎻🎻🎻🎸🎸🎸🥁🥁🥁 dadka tiktok kasoo raacay iska barta fankiina

  • @Daddy-e8y
    @Daddy-e8y 11 місяців тому +10

    Allah u naxariisto ustaad ahmed naaji cwada ayuu go'ay wuxuu ahaay halyeey qaran oo taarikh ku leh fanka somaliyeed😢
    God aakhiraa iiga roon gabdhahan see ii galeen

  • @gacalhassan1588
    @gacalhassan1588 4 роки тому +131

    Mar walbo oo aan dawanaayo hestaan waan la qirodaa
    Toloow yaa ila mid ah oo comment geyga aqrinaayo😘🇸🇴

  • @mohamedabdullahimohamed9885
    @mohamedabdullahimohamed9885 11 місяців тому +3

    Alle ha unaxariisto maanta yuu dunida faarujiyay ee soomaaliyeey aan uduceeno inuu ilaah jannada ka waraabiyo.

  • @mohamedgedi7823
    @mohamedgedi7823 Рік тому +40

    2023 ya ila dawanayo🤝

  • @suldaanka8785
    @suldaanka8785 Рік тому +22

    Hooyaday macan noloshaydii habeen walba waxay ukici jidhay say hilib ari uqasho saan cuno iyo waxbarasho uhelno bay gudcuro umari jidhay ilaa hada waa qofka kaliya aan hadaa 0.1 ubaahdo anoo inta le eg aan waligay i oran mahayo alla hooyo wacnida😭 allaw iikaa dhawr

    • @somalia80
      @somalia80 Рік тому +1

      Alle hakuu dhowro zxp adna marmarka qaar waxad samaysa salaatu layl usoo kac oo hooyo uducee

    • @khadarqadaafi4371
      @khadarqadaafi4371 Рік тому

      Alahayow hooyo no daaa inta dhimataynaa alaha haw naxariisto ❤ hooyo wali waxba kama waayin lkn heestuu waa sarbeeb aan ogahay hadeer

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 5 років тому +64

    Ninkan runtii qadarin weyn baan u hayaa waayo waa nin af gabaan oo wadani ah .
    Runtii ninkan oo kale waa in ay ku daydaan fanaaniinta Qabyaalada Hadal haya had iyo jeer

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 3 роки тому

      He is one of the great poets that ever come across the geyiga of somalia

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt 3 роки тому +1

      Taariikhda iyada ayaa is qorta. Aniga indhahayga sayidkii wax igalama duwana. Reer ceerigaabo ayaan ahay

    • @masale
      @masale 2 роки тому

      Ironic, ways the person having the flag of qabiil which is synonymous with toxicity and division among Somalis in Somalia 🇸🇴.
      I think it is high time you realise, no sane person, Somalis everywhere would accept large portion of our land being owned by one clan family.

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 Рік тому

      beenaale ilaahay ka go ay
      heesahani markay so baxeen fanan muu ahayn
      hada ma xishoonayo been buu iska walaaqanayaa
      daawada cali sugule oo ka hadlaya heesti siday u so baxday

    • @somalia80
      @somalia80 Рік тому

      @@abdinoor2023 oo zxp adiga xagee ku gubanayso maxayse dhib kugu haysa 🤔

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 10 місяців тому +4

    Allah haku naxariisto Aabe 😢😢😢
    Waxn so boqday 15/09/2023😢

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 5 років тому +17

    Big Legend Banaadiri Ustaad Axmed naaji Sacad waa Hal .abuure fanka somaaliyeed oo ku noolaa beriyo samaadkii 🇸🇴👏👏

  • @baladiofficial6764
    @baladiofficial6764 2 роки тому +41

    Still 2022 dhageysanayaa Halyeey Ustaad ahmed naaji Sacad ❤🥰🙏berya ma aragoo baadi goobkeedaan hayaa 😒

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 2 роки тому +118

    Two somali musician Legends
    1. Xudeydi (northern)
    2. Axmed Naji (southern)

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 Рік тому +7

      Xudaydi aun haduu reer galbeedka aad sheegeyso yahay, geel Jire ayuu noqon lahaa.
      Berbera ayuu ku dhashay oo suldanada wersangale deganaayeen.
      Asaasayashii walaalo Hargeysa ayuu ka mid aha,
      Fanku waa woqooyi oo qabiil walba leh.

    • @MohammedAhmed-py4rk
      @MohammedAhmed-py4rk Рік тому +1

      West?
      🤣🤣

    • @disisfunny88
      @disisfunny88 Рік тому +1

      @@turkiosman9684 ...xaji thnks saas ayn u jeeday kol horeba ee qoralka iga qaldamey

    • @cumarcali3042
      @cumarcali3042 Рік тому

      Hagaaaag al ustaaad axmed naaaji sacad wayo wayo aniga oo yar an maqli jiray legend horay usocod wngsan

    • @xuseenxisbi6527
      @xuseenxisbi6527 Рік тому +1

      @@cumarcali3042 qabyaalad waa qurun

  • @badramuuse6073
    @badramuuse6073 7 років тому +45

    ax ax ax axmad naaji waa jeclhy wllhi waa hobaladi hore ee aan ku faaano long life axmed naaji

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 6 років тому +44

    Haaaaakah ala cod macaanaaa alfanaaan ahmed naaji nolow intay nolol jirto😍💑💋💘❤👄👏👍👌👂👂👀✍ loveka kuusaxeexay

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 5 років тому +1

      mumtaaz mohamoud war intana ma iiga horeysa

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 4 роки тому

      Thanks

    • @sukarhussein8106
      @sukarhussein8106 4 роки тому

      midhaha heesta ayaa macaan

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 Рік тому

      beenaale 80 jir beenaale ah koonfur baa laga helaa

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 Рік тому

      heestan xoriyad shaqo kuma laha
      waxay ka hadlaysaa somaliland iyo sida qalden eey ugu biireen foonfurta

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 8 місяців тому +2

    Alle ha u naxariisto alle muxuu Halyeey ahaa balse maryooley baa lagu yaqaan inay dayacaan wax galkoodee, waxa kale iska dhaafe waxaa loo quuri waayay Ninkaas wadaniga ah in Caradiisa Hooyo lagu aaso!! Kolley dhimay balse lama abaal marin, waxaan rajaynaa maalin uun in maydkiisa lagu soo xabaali doono ciidii uu jeclaa ee Hooyo!🙏 🇸🇴 ❤
    SALAAMULAAHI Dhammaantiin Dhuusamreeb baan idinka soo salaamayaa jaalayaal caafimaad taama ❤

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 8 місяців тому

      wll Hada dhimato soomali dhan masuul kaama ahan qaraabadiisa u dhow ayaa la rabay ineey dhulkiisa ku dugaan Allah unaxariisto Halyeey wuu dhaafaye🥹

  • @ridwaanmuxiyadiin3399
    @ridwaanmuxiyadiin3399 Рік тому +4

    3:52 waxaan ka helay sida uu kabanka u tumay🥰thanks Ahmed naahi sacad

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii Рік тому +17

    Ninkaan Fanka Soomaliyeed Kaalin weyn buu kuleeyahay, Waa Abwaan, Waa Fanaan, Waa Laxamiiste😚.
    Ciyaal Sharma boy waa idin jeeda heestan Tiktok Kaso raacden lkn heestan wee idinka weyntahay Sorry😂.
    Big respect Axmed Naaji Sacaf😊
    11/02/22 Neyrobi/Kenya.

    • @baraarugchannel9998
      @baraarugchannel9998 Рік тому

      Legend 2023 ka dhig sanadka

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii Рік тому

      @@baraarugchannel9998 Haa Sorry. Mahadsnaid.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Рік тому

      ​@@Abdullahgii dadkoo dhami maaha sharma boy 😂😂

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii Рік тому

      @@fardushurre1668 Waa ogahay Waa weynka tahay adi iyo ani😁.

    • @osmanadan2764
      @osmanadan2764 11 місяців тому +1

      Heestan waxa lahaa aabihii fanka c/ ahi qarshe

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 4 роки тому +14

    Awsome singer mr A naji heestani waa 1962 iyo walaalaha hargeisa oo hogaaminayay AHN axmed maxamed kuluc midhahana waxa alifay AHN Cali sugule.

  • @maxamudqalinle455
    @maxamudqalinle455 2 роки тому +8

    Yaasalaam dadki hore walahi cajiib heesta qudha imiso laxan lasaaraya oo macaan makala dhacayaan mashllah

  • @asiyamohamed4896
    @asiyamohamed4896 Рік тому +5

    Hooyaday Jacaylka an jeclahy Xita abtiyashay Wan jeclahy Dhaman qarabada hooyaday Iyaga ayana kuso dhex koray Guuleso Hooyo rabi geeridaaa baaji 💋💋💋💋🌹 Gacalo hooyaday

  • @ashahassan1205
    @ashahassan1205 Рік тому +4

    From Tiktok Alla maxaa kahelay mirahaan siyaaasad weeeyaan lkn waxay ii taaabatay dareen ahaan iyo laxan keeda soo good
    From Mogadishu

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 Рік тому +5

    2023 dawanaa bisha 2 Aad m.a heesta waxaan ka soo raace tiktok because hooyo mcn mcn mageceeda Aa ku jiro hooyo markuu dhahaayo qurux saaid wlhi

  • @aminabdulahiesmail-ew7nw
    @aminabdulahiesmail-ew7nw 11 місяців тому +1

    Heestan aduunka ayaan ugu jecelahy. Waayo macnaheeda ayaan anoo yar si fìican. Ufahmay.
    Hooyo mcn Amina xasan nur ayaan kuu jecelehy. Eebbe ha iikaadaayo❤❤❤❤❤

  • @hanixuseenwarsame426
    @hanixuseenwarsame426 Рік тому +11

    Safar afgooye u baxa biri wadada ina ku maraa raba insha allh and then I'll listen inthe field
    Alla mxa mel kasta qani ka nahay

  • @Akram_Eprahim
    @Akram_Eprahim Рік тому +7

    Msha allah Ahmed Naaji 2023 Yaa ila daawanaYa🔥

  • @sharmaloyal5433
    @sharmaloyal5433 Рік тому +6

    Wr yaa 2023 ila dawanaaya 😊♥️

  • @abdirizakmuhumedahmed1154
    @abdirizakmuhumedahmed1154 2 роки тому +8

    When l was heard this enthusiastic song I'm 7 now, I'm 21 my mother listening always Alhamdulilah for everything l have, Alhamdulilah for everything l had, Alhamdulilah for everything l will have.

  • @catooshboy4753
    @catooshboy4753 Рік тому +3

    Who's waiting in year 2023

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 місяців тому +1

    Allah kuu naxariisto🥹waxaa eheed geesi iyo wadani ilaahey janada hakuugu bishaareeyo qabrigana haku nuuriyo🤲

  • @legendmoha
    @legendmoha Рік тому +21

    Legend never brings shame what a song by Ahmed naji 👏👏

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 4 дні тому

    Axmed Naaji somali legend Allah ha u naxariisto. Amiin 🤲

  • @maanka1439
    @maanka1439 Рік тому +4

    Legend Ahmed naaji wlh hadalkiisa iyo heesahiisa kama daalo" Illaaahi haku deystooo

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 5 років тому +84

    Macha allah ahmed naaji 2019 yaa ila dawanaya😍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +11

    Abwaan Cali Sugule Dun_Carbeed
    Allah ha u naxariisto
    Viva Abwanaada Somaliland

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 років тому

      @truth will set you free
      Qofka caytamaa waa qofka guul daraystay adigu waxad tahayba way cadahay
      Awoowgaa warayso hakuu sheego tariikhda aadledahaye

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 Рік тому +1

      runtaa bro
      cali sugule cigaaal ahun
      iyo c/lahi qarshe
      iyo kuluc
      viva somaliland

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 Рік тому +1

      @@abdinoor2023
      Viva Republic of Somaliland

  • @hudayfiali8262
    @hudayfiali8262 Рік тому +23

    What a voice
    5/2/2023

  • @cukurofficial2801
    @cukurofficial2801 Рік тому +1

    Ciyaal maxay ka yaqaanaan legendary axmed naaji sacad waa fanaaniintii hore ee barisamaadkii

  • @shucebcabdidiirane8169
    @shucebcabdidiirane8169 Рік тому +17

    2022 /10/15. Malinta xulka 17sano jirada final ka dhelayan we are the winners I.a

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed1155 Рік тому +1

    Raxmatu llaahi caylahi raxmatan waa sican, abwaan Cali Sugalle( Dun-carbeed) dhaxal badan bu nooga tagay. Hoobal Axmed Naajina waa mahadsan yahay

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 10 місяців тому +2

    What alegend ilahow kuu naxariisto Axmed naji😢

  • @cabdicumar7919
    @cabdicumar7919 Рік тому +3

    Yaa iladaawanaya 2023/2/7

  • @fadumonoor9571
    @fadumonoor9571 6 років тому +6

    Mashalaah slaku dhowro alfanakena Axmed naaji sacad cimiri dher iyo cafimaad iyocibaado suban ishalaaaah

  • @siciidqaansoole5511
    @siciidqaansoole5511 11 місяців тому +1

    Alla ha unaxariiso Caawa ayu Londen ku geeriyoday 😢

  • @hassanhiir9969
    @hassanhiir9969 10 місяців тому +1

    Alle ha naxariisto Axmed Naji....amiin amiin.....

  • @rahmamohamed853
    @rahmamohamed853 6 років тому +7

    Ax ax ax axmed naaji walaahi waan ku faanaa si aada ilaahayow daa in badan

  • @omarmunieofficial572
    @omarmunieofficial572 2 роки тому +6

    Comments anaa ugu dambeeyo inta ila soo gaarte xiligan like 👍waa garasho

  • @arabchanel780
    @arabchanel780 10 місяців тому +1

    Alla hakuu naxriisto abaha fanka😢

  • @labellevigne4160
    @labellevigne4160 3 місяці тому

    May Allah have mercy on his soul, a true somali man through and through. One of the great pioneers of the old era.

  • @bushaaromaxmuudkeefle6902
    @bushaaromaxmuudkeefle6902 Рік тому +6

    Cidlo baan dareemayaa markaan heestan dhagastay😢😢😭😭😭😭

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 3 роки тому +63

    What a legend, he explains in detail about the culture and history context and how different regions and situations the song changes and adopt different meanings

  • @FardowsaMohamed-yl1pl
    @FardowsaMohamed-yl1pl 7 місяців тому

    Cali Suguule duncarbeed abwaankii heesta sameeyey Illahay haw naxariisto dhamaantood Aamiin

  • @ifrahosman6064
    @ifrahosman6064 Рік тому +5

    2023 yaa ila daawanya ❤😢

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 5 років тому +7

    Ereyadii Cali suggule Allow ku Naxariiso Abwaan Taarikh uga tagay somali.

  • @ahmedjama5693
    @ahmedjama5693 4 роки тому +10

    Aduunyo halbaan lahaa
    Oo hashii hororba la tegey
    Oo hadhuub madhan ban sida
    Duncarbeed
    Somaliland ayuu ka hadlayay abwaanku allaa yarxamu.

  • @hassanabdullaahimuqtaar
    @hassanabdullaahimuqtaar 11 місяців тому +1

    Allow unaxriiso waxan alle swt u weydineynaa inuu jannatul firdowsa ka waraabiyo🤲🤲🤲

  • @Canjeero314
    @Canjeero314 3 роки тому +26

    This is honestly one of my favourite parts of Somali culture

    • @zack-mohed
      @zack-mohed Рік тому

      This was ur fav Before one year😂🤣

    • @88srtakz15
      @88srtakz15 10 місяців тому

      Can’t possibly get more Somali than this

  • @abdullfantastic88
    @abdullfantastic88 4 роки тому +4

    Ahmed naaji sacad waa Aabaha didi naaji oo kusoo caan baxay heesta uuni ma ii shididoo legend naaji

  • @somalifunnyvideo3443
    @somalifunnyvideo3443 5 років тому +4

    masha allh axmed naaji fanaan qaran taariikhda kuxusaysa ♥️

  • @CabdilaahiXukun
    @CabdilaahiXukun 3 дні тому

    Alle ha. U naxariisto. Ahmed. Naaji sacad.

  • @RAYAN__NISHA60
    @RAYAN__NISHA60 Рік тому +2

    2023 inta daawaneyso🥺✌

  • @maryanomar4416
    @maryanomar4416 4 роки тому +8

    A living legend forever indeed ustaad ahmed

  • @aishahussein9106
    @aishahussein9106 Рік тому +2

    Inta dawaneysa 2023 😂👋🤣

  • @abdulahiabdirishidabdulahi8205
    @abdulahiabdirishidabdulahi8205 2 роки тому +26

    still 2022 yaa dhgysanaya legend naaji👌

  • @cabdikuzay318
    @cabdikuzay318 Рік тому +1

    habeen jimcaa 10/2/2023 tariikhdaa wxn usii qorey cidiii daawan doonta 2030 insha allh

  • @nasrinabdirahman4258
    @nasrinabdirahman4258 2 роки тому +4

    1da luulyo 2022 😍😍😍 baan dhagaysanayaa ahmed naaji waa legend legend ahaaday wlhy

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 Рік тому +2

    2023 Yaa ila dahageyzanya

  • @ayuubshey2679
    @ayuubshey2679 Рік тому +1

    Cawa waa arooska happy heestaan iigu soodhacdi 11 2 2023

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 18 днів тому

    Alayarahma axmed naji saad ilahoow uu naxariisto ya rabiie rahman he was good legend my mum likove as well when she was young he is wadani really we miss him 💜🌸👍

  • @samiradan2
    @samiradan2 11 місяців тому +1

    Allah yaa raxma ahmed maaho 🥹🥹🥹🙏🏾

  • @LacagtakaadhacdaanHelaa
    @LacagtakaadhacdaanHelaa 6 місяців тому +1

    G.O.A.T Somali Legend Allow u Naxariiso from 2035

  • @khalidmed1713
    @khalidmed1713 Рік тому +5

    Macha allah ahmed naaji 2023 yaa ilaa dawanaya🥰

    • @khadroalixuseen8621
      @khadroalixuseen8621 Рік тому

      Me☝️😂2014 tell maba Lahayn inan yar ban ahaa😂😂❤🤦‍♀️

  • @razaanyusuf238
    @razaanyusuf238 Рік тому +1

    Hooyadeeey MCN Allaha iidaayo wey Ii noo shahay Allow haiga qaadin 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khalidafyare1405
    @khalidafyare1405 2 роки тому +1

    Axmed naaji waa heesaaga caanka ah ee ugu cod mcn inta fanaan soo mara waxaànu ka hadlaa heesaha waddaniyada iyo kuwa jacaylkaba .

  • @razaanyusuf238
    @razaanyusuf238 10 місяців тому

    1939 ayuu dhashay wuxuu kudhashay Degmada shangaani dugsigiisi quraanka wuxuu kudhameyay degmada shangaani 2023 ayuuna geriyooday 😢😢😢😢😢

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 11 місяців тому +1

    Allh kuu naxariisto 😢😢

  • @feysalmuqtar-nq2md
    @feysalmuqtar-nq2md 3 місяці тому

    Allow ku naxriso ustad Ahmed naji sacad 15 Apr 2024 😢😢

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 7 років тому +11

    masha allaah long lif al fanaan Ahmed Naaji best song wlhi

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 Рік тому +2

    Maasha Alllah 2023 Ayn daawanooya

  • @arwaupdyrahman3208
    @arwaupdyrahman3208 Рік тому +2

    2023 inta dhageystay 7/2/2023

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 Рік тому

    All ustaad axmed naaji sacad cimriga iyo cibadada alaha ku barakeyo🥰

  • @justnow7263
    @justnow7263 Рік тому +5

    Talent live ah, iminka play back bay nagu dileen.
    Jah 🙏💕

  • @xasanxuseen3103
    @xasanxuseen3103 Рік тому +1

    Still I am watching ,2023

  • @hassanabdinasir9439
    @hassanabdinasir9439 Рік тому +4

    9/2/2023 raadinta heestan meel walba wan uso maray

  • @jib-tubeproduction1849
    @jib-tubeproduction1849 3 роки тому +3

    Djibouti jano nolow 🇩🇯🇩🇯

  • @moktarkabadhe5554
    @moktarkabadhe5554 Рік тому +13

    2023 ya iladawanaya😱🥺

  • @AaminaBile-wr9qq
    @AaminaBile-wr9qq 20 днів тому +1

    2024 yaa daawanaya😢❤

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 Рік тому +4

    tiktok kusoo arky yaa ila mida sooraadiyy💯👑💖

  • @kowsaryasir1592
    @kowsaryasir1592 Рік тому +7

    Waaaaw maantana sida fankii loo kufsaday 😥Somaali si kasta waa ubaabaday

  • @bilanbeelo2710
    @bilanbeelo2710 Рік тому +2

    2023 intii waadaneesa

  • @ilyaascdule1153
    @ilyaascdule1153 6 місяців тому

    Intii so booqatay. 2024 ✋️ wa idin salaamay

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Рік тому

    One of my all time favourite, genius if you ask me.

  • @XaliimoGaruun
    @XaliimoGaruun 10 місяців тому +1

    Allaha yarxam abwaan ahmed naajj 😢😢😢😢

  • @saciidaargooste-fe2un
    @saciidaargooste-fe2un Рік тому

    2023 hadaso boqatay legend batahy somalia oo nabad ah insha Allah