Hargabka iyo cudurka covid-19 - Influensa och covid-19 - somaliska

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2020
  • Hargabka iyo cudurka covid-19
    Calaamadaha hargabku waxay u eegyihiin kuwa cudurka covid-19. Hadii aad qufacaysid ama aad qandho leedahay uma baahnid inaad iska talaasho hargabka. Taa badalkeeda la xidhiidh rugtaada caafimaad si lagaaga baadho cuddurka covid-19.
    Tallaalka hargabku kaama caawinaayo cuddurkan safmarkaa ee covid-19. Laakiin hadii uu kugu dhaco hargab isla markaana kuu raaco cuddurkan safmaraa ee covid-19 waxaad u xanuusan kartaa si halis ah. Sanadkan hadaad ka tirsantahay dadka u nugul ama halista u ah hargabka, ama aad gaadhay 65 sano ama aad uur leedahay iska talaal hargabka bisha noofambar (november). Laga bilaabo diisamber (december) dadka kale baa iska talaali kara lacagta tallaalkuna waa 300 kr. Kaarka bilaashku ma quseeyo iyaga.
    Ubaq naftaada oo iska talaal hargabka.
    www.1177.se/Jo...

КОМЕНТАРІ •