MUQDISHO DARSALAM IYO BEER QURUX BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Special thanks
    Waxanu uga mahad celinaynaa Gudoomiye ku xigeenka Gobalka banadir omar ali AbdI
    ... iyo my bro Hamse Jama oo la,aantis muqalkani suurto galeen
    thanks bro
    Hamse jama
    ...
    waxaanu dalxiis yar ku joognaa muqdisho
    waxanu ka raali galinaynaa
    Hana ka ilaawin Subscribe 🚨🚨🚨🚨
    WIXii FIKir AH WAxaad NOogu SOo GUdbin KarTaa
    Instagram 👇👇👇
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    ayto azonto
    / aidrous_mo
    khaalid ck
    / khalid__ck
    Abdiasiis ziizo
    ...

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 роки тому +710

    Amazing vlog Abdala and Aydaruus 🔥

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +272

    Ninkan qurux dii muqdisho ayuu soo ban dhigay mansha allah.cabdale jamaal soo noqo adoo nabada my bro💝💝💝❤

    • @ayannna5473
      @ayannna5473 3 роки тому

      @S G B Official 😅😅😅

  • @muztafecizhqi3966
    @muztafecizhqi3966 3 роки тому +845

    Reer muqdisho ismujiya from hargeysa somaliland😅✋

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 роки тому +241

    Mashaalalh maruun waa iman muqdisho from hargeisa

    • @yahyawadani2615
      @yahyawadani2615 3 роки тому +9

      Cid kaa xigta o kaga xaq badan ma jiro u welcome

    • @bbgnewssomali9510
      @bbgnewssomali9510 3 роки тому +3

      @@yahyawadani2615 Maa lays waala brotherkey dadka ma geeri baad ugu yeedhaysaaa Niow Reer Xamarkuna Xaasidsanaaa😪

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому +2

      @@bbgnewssomali9510 qarax iyo lacag way yallaan

    • @yahyawadani2615
      @yahyawadani2615 3 роки тому +2

      @@bbgnewssomali9510 🤣 xariif yaa malag ka celi kra

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 3 роки тому +1

      Qof kaa xigo malahan gacmo furan macaanto

  • @ahmedkaffihasan8564
    @ahmedkaffihasan8564 3 роки тому +104

    anigu dee waxaan qiray wadan quruxdiisa in uu koonfur iga jiro dee waayo labo wabi, beero iyo bad intuba koonfur ayaa laga helaa. wan u damaashaad dagi muqdisho casimadii somali 🇸🇴 i from hargeisa..

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 роки тому +3

      Waan ku taganahay walal

    • @mahamoudsaid1390
      @mahamoudsaid1390 3 роки тому +1

      Qaraax iyo qabyalaad wey ka horeysaa , hore laagu ydhi qurmiistii sisaacoo qurmissow

    • @sacdiyaahmeh6231
      @sacdiyaahmeh6231 Рік тому

      @@mahamoudsaid1390 cuqdadlooow ka naxoo nafta waaa

  • @mustafemowliid3803
    @mustafemowliid3803 3 роки тому +153

    waxanaa talent lagaa dhahaa bal day sida loo duubay muuqaal quruxdiisa wata hore usoco *abdalla jamaal VLogs*

    • @farhangomez
      @farhangomez 3 роки тому +1

      ᴘʀ0ᴛʜᴇʀ talent maHe waa Parasho iyO DadaaL 😊

    • @mustafemowliid3803
      @mustafemowliid3803 3 роки тому

      Waa barasho iyo dadaal hawl gudashada fiicani balse hadaad hibo u ledahay hawshana waxaad u qabanaysaa *100%* ma Fahantay halkaan kaala hadlaYo🤔👆

  • @mariomadiwaofficial4448
    @mariomadiwaofficial4448 3 роки тому +14

    Quranka agtadaa kayerahayo ayan jecladee inte quranka jacel like saraa wll💟🌹🌹🌹🌹🤗

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 3 роки тому +171

    REER MUQDISHO WAA DAD QALBI FCN
    I'M FROM HARGAYSA

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 3 роки тому +56

    Xmr wamadhafaan wanalagama marmaan🇸🇴forme BALDWEEN ❣😍

  • @quenxanaan2311
    @quenxanaan2311 3 роки тому +109

    Kubaashaala Dalkiina Hoyo MuQdisha cadY Gob weeyaan reee muQdisho❤️❤️❤️💋💋💋💋

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 3 роки тому +43

    UA-camrska somalida xaga vlog ga adaa 1 ah si qurux badan ayaad usooduubtaa vlogyada keepgoing bro

  • @yusufali4929
    @yusufali4929 3 роки тому +76

    Maashalah sowtan Muqdisho Dhalaaleysa Been Noo sheegeen Yidhaahdeen Waa Qarax iyo Burbur Aar waan Soosocona From Hargeysa 😁

    • @warsamerooti2461
      @warsamerooti2461 3 роки тому +1

      Soo dhaqso wllo

    • @yusufali4929
      @yusufali4929 3 роки тому +2

      farduus nuur imika London Corona igu xidhay Laakin mar Muqdisho waan iman bal waxaay tahay aan arke 👍

    • @warsamerooti2461
      @warsamerooti2461 3 роки тому +1

      insha allah wllo inaguna waan ku soo dhaweyn

    • @shukriciise6475
      @shukriciise6475 3 роки тому

      Magalda kuu didooyiin ku waas wlkey welcome

    • @shukriciise6475
      @shukriciise6475 3 роки тому +1

      @@khalocr7183 inteed igala qaaday huuno

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 3 роки тому +30

    Qurux walhi muqdisho
    Allow mar uun igeeee
    أجمل مقديشو ♥️🙏🙏

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 3 роки тому +166

    Horay usocda dhalin dalkodi kudamashadaya batihin janiska ad haysatan dhalinbadanba haysan oo dalkodi dabada kagamaqan go forward wllyal

    • @hawomahamoud2498
      @hawomahamoud2498 3 роки тому +1

      Wa runtaa wllkay anaa ka mida ahay ilaahay
      Dalkayga ha ikeeyo

  • @ismahanyousuf6562
    @ismahanyousuf6562 3 роки тому +8

    Ad ayan ugu faraxsanhaay mel walpa ay somali jogto sida quruxda badan ee ad uso ban dhigtan quruxda wadankeda salan gobeed wlahay an jiclahay Abdale Jamal Abdale iyo khalid ck. Aydarus asonto keeeep going hno from hargiza caday❤🖐🖐♥️

  • @abdullahisaladhassan4416
    @abdullahisaladhassan4416 3 роки тому +24

    Reeer somalilan way inooga horeyan dhanka Camerada duubisteda
    Abdala jamal vlogs bruh u r talented
    thank u so much wallkey
    i cant belief How beautiful is MOGADISHU
    from Mogdisho

  • @fatxafahmed5968
    @fatxafahmed5968 3 роки тому +87

    Qofkii ugu horeyay ahy wll likta hayla dhafin allh kugu dharshe😪

  • @mohamedmuuzemohamed4632
    @mohamedmuuzemohamed4632 3 роки тому +76

    UA-camrdii kudhasahy ayaa sobadhigiwaayay quruxda Muqdisho lkn abda jamal ayaa soo bandhigay Keep going pro

    • @shaalu_pea8987
      @shaalu_pea8987 3 роки тому +2

      Adaaana arag waaala so pandhiga waxaarapta ma iska sheegey saan io si kaqurxan laso pandhiga 😏😏😏

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 роки тому

      @@shaalu_pea8987 abdala uun baan arakay isago meelha ugu quruxbadan soo badhigaya muuqdisho waayee adi manaa soobdhigi 😏😏😏

    • @s..5631
      @s..5631 3 роки тому

      @@mohamedmuuzemohamed4632 ADAA INDHHHA LA'A UA-camR BDN OO RER MUQDISHO SOO BNDHIGYN EE IDNKA WAXBA NOO QUURIN WLHI WAX KSTA IDNKAA ISLA RABO😏

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 роки тому

      @@s..5631 idhahay ga maxaa ktusay waa suaale waxaad doontid maad iskasooraoysaa teedakale mafikirka aan dhiibtay ayaad igu haysataa waa yaab wllhi

    • @s..5631
      @s..5631 3 роки тому +1

      @@mohamedmuuzemohamed4632 WAR WAXD FIKIR MESHA KU HYSA ORDOO FIKIRKN QALDN NGLA KORTG MUQDSAHO HORTAA MA WXD KU DRSTY SHUQUL KUMA LIHID KA HALDLKYDA😈

  • @xukunyareoscar1682
    @xukunyareoscar1682 3 роки тому +10

    Moqdisho Waa Dhulkiinii Anaga Neh Hadii Aan Rer Moqdisho Nahay Waxaan Mar Waliba U Taagan Nahay Soo Dhaweeyn Tiina One Love ♥️ Waxaan Idiin Rajeeynayaa Caafimad Dhamaan Somaliweyn 🤟

  • @abdifitahgalad
    @abdifitahgalad 3 роки тому +24

    Inaba caadi mahan muqdisho quruxdeeda inta ila aragtay 👍👍

  • @sagal447
    @sagal447 3 роки тому +9

    Mashallh muqdisho way qurux badan ilhay ha nabadeeyo mar un wan tagi Inshaalh

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 роки тому +24

    Wooow maasha allaah rag culus waad shideen magaalada

  • @shiva-1019
    @shiva-1019 3 роки тому +20

    Viva muqdisho
    Dadkaaga qeybsamo
    Qolaba qolo diidadantee
    Adigu waxaa tahay qof qudha
    I love midnimada

  • @maheddeeq8319
    @maheddeeq8319 3 роки тому +28

    Maanta Ana u horeeya bilaa caleyk like dhac igu siiya saxiibayaal🥰

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 3 роки тому +6

    Jamaal iyo azxaptiisa wlhi wxey mudan yihiin bilad sharaf waayo waxey u muujiyeen muqaalada qruxda badan oo dalkoodu leyahay😍😍😍😍

  • @mubarekahmedali2412
    @mubarekahmedali2412 3 роки тому +312

    waar waa nimankii reer muqdisho u yaqaaneen "garxajis bilaa cuqdad ah"😅

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 роки тому +9

      Garxajis waalan hhhhh

    • @ahmedumuur1854
      @ahmedumuur1854 3 роки тому +30

      64 years ago cuqdad iska saara wadanku waa wadankaaga Shacab waa walaal. Kacaankii siyaad barre Ma joogo hada

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 3 роки тому +32

      @@ahmedumuur1854 wll cuqdad anaga Nama heyse somali ayan heshineynayn wileged San filayo
      wixii hore udhacayn weydhacen ilahay somali beerkoda burcad ha isku mariyo

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 3 роки тому +2

      Kaqale nimanka tooshka Haku ifine😅😅😆

    • @apdirahman9522
      @apdirahman9522 3 роки тому +7

      @@ahmedumuur1854 war Nio Cuqdad Nama hayso
      Wxn idin waydiyey Marka xmr la caayo aama qof laydinka xidho wad ka hadashan lkn marka dhalinyaro la dilo mxd uga hadli weydaan ?

  • @mohamedwadani7058
    @mohamedwadani7058 3 роки тому +7

    wlhy muqdisho waxaad modaa Qurbaha inaad joogto masha allah

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 роки тому +29

    Maa shaa Allah Gob batihin rer Somaliland 💗💗Kuso dawadaa Muqdisho cdey

  • @footballlovers230
    @footballlovers230 3 роки тому +4

    Waan taageera wiilashan waayo muuqal kasta oy soodhigaan waamid farxad iyo muuqaal qurux badan leh
    Keep going Brothers dalkiina hooyo kuraaxesta

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +17

    Reer xamarkii miyaa laga waayey Cameramen dhulka quruxda badan sidan u soo bandhiga 🤣 🤣
    Awlaadul Caasimatu Hargeysa
    #Abdallle & #Azoonto keep going my brothers 👏👏👏

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому +1

      Maas arg xasan top muqalada warerka ah ee ka soo duubo😂😂

  • @cabduqadircodey4247
    @cabduqadircodey4247 3 роки тому +1

    Qurx waaye mogadiho kii igu raacsan like isaaro

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 3 роки тому +54

    Muqdisho ayaan usocdaa 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️kii iraacayoow waa diyaar

  • @hajialidahable439
    @hajialidahable439 3 роки тому +142

    DURIYADII REER , REER SHIIKH ISXAQ
    KUWII DAYAX TAGAY

  • @califj3256
    @califj3256 3 роки тому +55

    Xamar Ku Raaxesysta adinka Leh❣️💯🇸🇴

    • @queenayaaan4057
      @queenayaaan4057 3 роки тому

      Xamar.raaxo.mataalo.qaraxbaayala

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 роки тому

      @@queenayaaan4057 na ma adaa qarax dhigay qarax ku dhimee😌😀😀

  • @abdulkadirosmannor5710
    @abdulkadirosmannor5710 3 роки тому +32

    From Mogadishu wlh waan idiin jeclahay abdalla iyo ceydaruus
    Azonto waanku farxay wlh aragtidaada
    Kusoo dhawaada muqdisho

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 3 роки тому +23

    Legend weye kooxdani wlhi wdanka ayey ku jeclaysinayaan mida labadna wadanka inta quruxda badan aya la soo bandhiga ❤👏👏

    • @ciinka7684
      @ciinka7684 3 роки тому

      Wadanaakaaga maa dad ku jcleeysiin kara dad neh maku nacsiin karaan

  • @anjuuofficial487
    @anjuuofficial487 3 роки тому +26

    Wlhi muqdusha no jogta in jeclhy wlhi yutupka kaliya firsado tihin so badiya vologayada warshiqa ada

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 3 роки тому +14

    Masha allah Magaciin Ha Jiro Halyeyadayadii Haldoradenii Guleystaa❤❤❤❤❤🤴🏾🤴🏾💯Geesiyadayadii❤

  • @cabaascismaan1701
    @cabaascismaan1701 3 роки тому +17

    Muqdisho waa hooyada umada soomaaliyeed waxaan rajaynaa inaa farxad ku dareentaan 🙏🙏🙏

  • @mohamedgeedi3321
    @mohamedgeedi3321 3 роки тому +24

    I really like how beautiful it is to submit beautiful videos to Mogadishu, the mother of the Somali people team 🇸🇴🥰abdala jamal

  • @anisamaxamed8464
    @anisamaxamed8464 3 роки тому +8

    Masha Alla xamar cadey maxan ku xesay 😭🥺ilahey inoo siyaadiyo nawad masha Alla qurux 🤲🏼🤲🏼😭❤❤❤❤

  • @hafzamahmed555
    @hafzamahmed555 3 роки тому +27

    Abdala jamal wa qosol 😂😂😂😂😂 wxu kululaah ma xumad ba haysah mise corna 😂😂😂😂☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 3 роки тому +20

    Abdalla jamal Aad ayaan ku salamay zxpkay aanu inabadan classmate ahayn
    Iyo ninkii odayga ahaa ee aanu Isku ciyaalka hayn caydaruus azonto
    Sidoo kle waxaan salamayaa khalid ck iyo qamarka hirgalay ..
    🤩🤩🤩❤

  • @hamzeahmed1152
    @hamzeahmed1152 3 роки тому +54

    Waatii iqabsatee: isbara muuto ,Fara laato ,isbaan dhays ,qas qas 😂😁 Muqdisho I miss you 💎🙏🌎

    • @oraahsamelyrics9357
      @oraahsamelyrics9357 3 роки тому +1

      Adeer wadku rafatay Furulaato iyo ismandheys waye waaxay isbaan dheyskad Shegeysaa maxa labaandheynayaa😁

    • @asaldhaladofficial4148
      @asaldhaladofficial4148 3 роки тому +1

      Mx thy markah magloh mgceedpah🤷‍♀️😂

    • @hamzeahmed1152
      @hamzeahmed1152 3 роки тому

      @@asaldhaladofficial4148 bal waydii😂🙏🤔

    • @asaldhaladofficial4148
      @asaldhaladofficial4148 3 роки тому

      Hamze Ahmed wx wydiiyapah manah garanayapah wn ka yaapeh🤷‍♀️😂😂😂

    • @hamzeahmed1152
      @hamzeahmed1152 3 роки тому

      @@asaldhaladofficial4148 sharfi korkagah wllo 👑💎

  • @shaakiraxmed2994
    @shaakiraxmed2994 3 роки тому +50

    Waxan ma samayn kartan Geesinimay u baahan tahaye jumca wanagsan dadkayga😂😂❤️

    • @shaakiraxmed2994
      @shaakiraxmed2994 3 роки тому +2

      Waxan ku dharan karaa Manta laga bilaabo
      Inaan mas iyo yaxaasba dhunkaday 😀😀

  • @saaqoibrahim9626
    @saaqoibrahim9626 3 роки тому +7

    Wlhi muqdisho wan imanaya incha allah 🥰💞

  • @mohamedmahamud202
    @mohamedmahamud202 3 роки тому +2

    Amazing video I like muqdisho caasimada umada Somaliyed thanks Abdala jamal iyo aydurus 😍

  • @moali27
    @moali27 3 роки тому +2

    Mansha Allah muuqaal wadanigu ku maqsuudo😍🥰😇
    Boqortooyo aan u naxariisano xayawaanka hayntooda mar hadaan xabsi galinay Ilaahay hanoo danbidhaafee🤲
    Anigaba waan jeclahay xayawaan duureedka haysto😇

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 роки тому +7

    Wow qurxadad magaLaD so sarteen Amazing
    (Another leveL) caydruz santos abdala jamaL🙏❤
    .......qamar sugani geeesi😁👈👑

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 3 роки тому +4

    Mansha allah muqaaal quruxdiis bey dubeen, inanka yaxaska hug siinya 10 jeer wku celiyey wlhi qsl dartii horey u socda brothers😍😍😍😍😍😍👋👋

  • @nasraahmed285
    @nasraahmed285 3 роки тому +2

    Manshaa allh inamadayadii habada lahaa muqaal qurux badn on wali youtuber kle muqdisho ka dubin ayaad kasoo dubten iska soo bashala hunayal 🥰

  • @mariaahmedmacaf3156
    @mariaahmedmacaf3156 3 роки тому +14

    Duriyadii rer shekh isaxaq😍hore u socda muqdizho caday alla maxan u xisay😢

  • @mohamedyusuf6159
    @mohamedyusuf6159 3 роки тому +7

    Caydurus qaab prank cml ah ayuu ku soo galay! Like it!
    Masha Allah keep going aqiyaarta
    May favorite youtube channel 🙏

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому +3

    MashaAllah keep going guys 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 3 роки тому +1

    Mugdishu muuq wanaag allow nabad amiin 🤲

  • @ilhaanmuuseyuusof1727
    @ilhaanmuuseyuusof1727 3 роки тому +3

    Masha allah dhalinyaro antagero alle hadin xafido nolada intey nolol madama imaden Mogadishu ina idin arko wn jeclay

  • @apdirahman9522
    @apdirahman9522 3 роки тому +163

    Camera man Ama UA-camr Reer Moqdisho Miyaa La wayey Oo
    Sida abdalle Wax Usoo Duuba?

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому +12

      Idinka xasan Top baa idiin camer man ah saw maaha🤣🤣

    • @apdirahman9522
      @apdirahman9522 3 роки тому +3

      @@abokorabdirahman3653 i
      Kama Mid ihi 🤣🤣

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 3 роки тому +1

      Xasan top aaa 🤣🤣🤣🤣

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому

      @@kayfmohamed565 haa ma cid kaleh joogta🤣

    • @drsvmolimoli1329
      @drsvmolimoli1329 3 роки тому +2

      Ismahaan dahir boqo 👱‍♂️ quruxda dalka iyada no hysa

  • @daherapdih4193
    @daherapdih4193 3 роки тому +34

    Ozonto welcome to muqdisho 🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @Masdille
      @Masdille 3 роки тому

      Qadaad wayntaad tihiin ku yaale Ha Qarxinina Fanaaniinta Alshaabaab yahay😂

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому

      @@Masdille hhhh

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 3 роки тому

      @@Masdille maxad ninka ku cayin

    • @rayaanruuxi7962
      @rayaanruuxi7962 3 роки тому +1

      @@Masdille wllhi wad xanuunsanthy alle ka bari cfimaad subxanallah qof weyn baa thye xishoo hadal wngsn ku hadal amaba iska aamus🤫🤫

    • @Masdille
      @Masdille 3 роки тому

      @@rayaanruuxi7962Hh ya ku yidhi waa qof wayn 8 jirbaan ahaye ka soco haygu mashqulim Qurexeeey

  • @abdirahmanahmed8381
    @abdirahmanahmed8381 3 роки тому +2

    Wow muqaal qurux badan thank you sxbyal
    Abdalla
    Aidiruz
    Qamar
    Iyo khaalidba
    Sodhawada gobeey

  • @sacdiyaahmeh6231
    @sacdiyaahmeh6231 2 роки тому

    Muqdisha waxa ladhaa koriso kibriso kufiso kabto .aloow barakeey aamiin
    Mida kale saa usoo duubaan marabno nimcada iyo quruxda la arko lasoo aado
    Hade overgroding noqotay meyl lakala istaago la la,yahay goboladii miyigii lagaso tagaa lasoo dhoobtay
    Papulation inta ka badan ma awoodo muqadisho
    Waakaftan soo dhawaada la idinkama xigo dadkeeyga abdalle guuleyso

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 3 роки тому +3

    Mashallah inamadii hargaisa muqdisho way qurxiyeen woow💪❤️❤️❤️

  • @mrwakhti7733
    @mrwakhti7733 3 роки тому +5

    Walaahi it’s so cute Editing and cameraman 🎥

  • @hothen777
    @hothen777 3 роки тому

    Rer muqdishow cabdale abalkisa ma gudi kartaan waayo meelo qurux badan oo muwadininta u dhashay ay garan wayeen ayuu gartay nin raged xadiriyada waaw hore u soco bro 👏👏👏

  • @mamasarahashi5763
    @mamasarahashi5763 3 роки тому +2

    Welcome boys to the capital of the nation xamar caddey walalahena somali waqooyi we love uuu🇸🇴🇸🇴

  • @bisharoahmed6195
    @bisharoahmed6195 3 роки тому +5

    Amazing my beautiful city abdalle iyo adaruus taga waxakalo jira melo badan o lo dalxiis taga muqdisho wa mesha kaliye Somalinimadu kajirto on rehebel laga aqoon wn idinkugu hambalyeynaya so bandhigida bilicda wadanka ed wadaan🥰

  • @Masdille
    @Masdille 3 роки тому +32

    Qamarooow Liintiii Waa lakuuu diyaariyay Macha Allah jeelkaad noogu heesaysaaaa😅😅😅

    • @bbgnewssomali9510
      @bbgnewssomali9510 3 роки тому +4

      Liinta liinta Qamarka Qamarkah Zxp wllhi Askartaa u baahan Qaacigaaga 😄

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 роки тому +1

      Ma qamar oo qudha baa liin sugaysaa ragga kaleh ma sugayso?

    • @salosakaaro5288
      @salosakaaro5288 3 роки тому +2

      Ala Qamarooooow Muqdishona Naxdin Hargeisana Jeel Waliba Liin Fiican aya lakuu qooshay Cawadaad😁😁😁

    • @salosakaaro5288
      @salosakaaro5288 3 роки тому +1

      Hhhh Qamaroow Ilaahay haku sahlo😋

    • @Masdille
      @Masdille 3 роки тому

      @@abokorabdirahman3653 Qamar wa fanaan isagaa liinta ugu fiican loo qasay kuwa kale biyo ayaa la waraabinayaaa😁

  • @zaabiriinzaqiyozaytuun9976
    @zaabiriinzaqiyozaytuun9976 3 роки тому +1

    Abdalla qalbiyadeena dagtey walahi quruxdii muqdisho banaanka soo dhigtey m.a qamar suugaani iyo yarka kale waa idin wada salamayaa from muqdisho❣❣❣idin ku faana walahi

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 Рік тому

    Mshallh cabdala jamaal iyo teamkiisa waad mhdsntihiin magaalo aan jclahy ayaad muuqaal qurux Bdn noogakeenten

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 3 роки тому +6

    Waa muuqataa ilbaxnimadu lagu yaqaanay awlaadu caasima

  • @Kusoobiirachanelkeyga
    @Kusoobiirachanelkeyga 3 роки тому +23

    hadan baryotamo ceeb bay ila tahy wa inad isgarataan subscribe like mahad sanidiin

  • @fardusahmed6366
    @fardusahmed6366 3 роки тому +2

    mzha Allah muqisho meel qurux bdn
    insha Allah mar uunban iman from hargeisa

  • @yaasirrdofficial7063
    @yaasirrdofficial7063 3 роки тому +1

    Cabdle jamal cabdala iyo caydaruz ayo yaay walahi muqaladiina ad bay uqur badan yihiin hray usocda bro hana raja dhigina 👋

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 3 роки тому +10

    7:24 gurigeynaa u jedaa .. state makkah
    Darusalam my village 😁😁🇸🇴💞💞❤😘😍

  • @ikraamabdi5992
    @ikraamabdi5992 3 роки тому +6

    Abdale jamal wxd istahishaaa in abalmarin lagugu siyo sidaa ad qurxdaa dhulkenaa uso bandhigayso hore usoco wll

  • @daanadaahir5261
    @daanadaahir5261 3 роки тому +2

    Masha allah wan u xiisy muqdisho 🥰🥰🥰🥰

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому +1

    Khaalid ck xarpo wlhi hore usoco hno qli

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 3 роки тому +3

    Abdalle la.aantii youtube ma fiirsado keeb going pro❤❤🙏🇨🇦

  • @hanaaddek3601
    @hanaaddek3601 3 роки тому +3

    Woow Xafadeydi Daruslaam🔥❤

  • @shuraymabubakar6242
    @shuraymabubakar6242 3 роки тому +2

    Alla Quruxbdna meezhu xamareeeey❤😔❤❤❤

  • @suudiinhoofficialg7584
    @suudiinhoofficialg7584 3 роки тому +1

    From mugadisho guys keep GOING soomalia waa1💗💗💗👈

  • @zamzamabdirashid7676
    @zamzamabdirashid7676 3 роки тому +8

    Wilasheeni kudamashada dulkina hooyo 💞from ksmayo

  • @waryaezmovlogs796
    @waryaezmovlogs796 3 роки тому +3

    Inta ani i tageerta like i saara😂😂

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 3 роки тому +1

    Masha Allaha. Allaha dalkeena nabad inooga dhiga ganacsatadda maalgashada waa ku mahadsantihiin inaa wadankiin maal gashayan mogadisho capital city

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 3 роки тому

    Waaaw aad aya ugu farxay caydaruus inow mugdisho imado abdale jamal wadankeena quruxdiisa adiga aya so saaro waku wata zxp qaali igu salan caydaruus inaan la kulmo aya raba inte kalaso xariira ninkaas aad aya u taageera ♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 3 роки тому +17

    Muqdisho iyada hargeisa ka shidane wow

    • @maskiinboy8778
      @maskiinboy8778 3 роки тому

      wax isbarbardhig ah maba quseeyo muqalka wtf!!!!!!!!!!!!

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 3 роки тому

      Are you dam😅😅

    • @darishore814
      @darishore814 3 роки тому +1

      Waa run ku darso wa only 5 years oo xooga yar nabad ah muqdisho heshay

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +15

    Keep Going lenged

    • @yamaniozking9873
      @yamaniozking9873 3 роки тому +1

      Taas oo ru ah ayaa lagu rayn lahaa lkn ka xumahy matid kii runta 😅😅😅

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 3 роки тому

      reactionka Ck hala gaadhsiiyo

  • @yaskaofficial4759
    @yaskaofficial4759 3 роки тому +1

    Abdale jamalow zxp wlhi anaba cabsaday waxa mesha ka dhacaya markaan arkay 🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @haroormed9497
    @haroormed9497 2 роки тому

    Ramadan Karim Azonto iyo abdallah aadiyo adba hmplyo

  • @muhaqueen1625
    @muhaqueen1625 3 роки тому +11

    Caydaruus Caadi maha wllhi Qosol miidhan waaan kuwataa brother😂♥️♥️

  • @sali3492
    @sali3492 3 роки тому +3

    Walaalaha Sland waxaan leeyahay: Welcome to Mogadishu

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 роки тому +1

    Cabdalle iyo Caydaruus jabutina wa goorma i can't wait best vlogs every time MashaaAllah

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 3 роки тому

    Mncha alla abdale jamaal caayto qamar raag culuz muqdizho muuqediyo dhanbad lawadagtay azhptada horo uzocda wllday

  • @muniirmohammed8763
    @muniirmohammed8763 3 роки тому +5

    Abdlla vlogs best somali vlogger , man ur on another level. Keep goin aim higher 🙏🙏

  • @mohayare9174
    @mohayare9174 3 роки тому +6

    Muqdisho bartaan ku dhashay kuso barbaaray maxaan u xiisay 😍😍

  • @crowndalka
    @crowndalka 3 роки тому

    Magacaygu waa ABDIMAJIID DALKA WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMAANTIN ZXP HORE U SOCDA👏

  • @yahyekuriya885
    @yahyekuriya885 3 роки тому

    Khalid Abdikarim keep going my perthar walhi talanti ledahy shekoyinka pro

  • @zaramahamud509
    @zaramahamud509 3 роки тому +7

    Bahalka kulula xumad ba haysa 😂😂🤣🤣🤣 I’m dead

  • @cadeeyboolo4408
    @cadeeyboolo4408 3 роки тому +14

    Mininka mininkiina lee waaye a ismartiyeenina soo dhabaada 🥰
    I'm so happy to see you here guyz, please do some pranks before you leave😂
    Love you sooooo much ❤

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 3 роки тому +2

    Aadban ku salamaay Azonto iyo Abdala iyo Mo wardi dhamaantiinba🥰

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 роки тому +1

    Welcome Aliduruz caasimsdii umadda waad u qalantaaaa