Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Muxuu ka sheekeeyay ADEER TALIYAHAYGII GUUTADAYII SAYID CUMAR EE HARGEISA XORAYSAY ILAA QAYBTA 26 TANAAD ILAA BIRJEEX ANAGA SOWKAN NOOL MAXAMED CILMI GALAAN OO ANAGIIBAA NOOL(MADAXWEYNE MUUSE BIIXI TALISKA GUUDBUU AHAA ADEER WAANA GEESI EE ADIGU YAAD AHAYD???
Ciidanku waa badna bal shaydanka iska naar oo hadad war hayso tv kaaley
Waa xanuun muuse uun
Dhagonweyne waa geesi Waele hoode kuleh dagaalka
Waa loosoo halgamay
Kuwan caytamayaa Waa Morgn Tuke iyo Qashankii oo magcyao xataa somalilnd wata
Muuse biixi ciidan ba dagaal gelin jiray 1986 ayaa ugu dambaysay dagaal gelin waayo nasiib kuma lahayn. Geed balaadh, iyo alley baday oo uu galay labada ba ciidanku way ku jabeen wixii 1986 ka dambeeyey qabqable taliska guud jooga ayuu ahaa. Bal adigu nin snm ah oo leh muuse biixi baa na hogaaminay oo halkaas ayaanu galnay oo ku guulaysanay arag sidaa mahdi cali faarax meel kasta looga sheekaynayo.
Muuse biixi taariikhdiisa waxba lagaa waydiin maayo muuse biixi geesi geesi dhalay ma laabte waa kuwaa mujaahidiintii ka sheekaynaya adigu maxaad ahayd bal is cadee
Ileen waligiiba fuley ayuu ahaa ciidankiisu jabi jireen.
Ninkan ragbaa hadlaye hadal ayaa lagu yidhi mar kaliyana sidii mujahid ifiso guul muu sheegan ee halkaad joogijirtay iskagag noqo niman dagaalamaya oo la eryanayo ayaan ka riday baybay baa naga baxsaday kaaraanu eryanay wanna maanaan yeelin Miskiin
Wa nin daacada Adigu maxa ahayd
Waad khaldan tahay ciiwanka ad ku so qoratay ❌muusa mujahid gasiigi snm bu aha Shakadan mad fecbook kaso daysan Walhia wa dariikh lo bahan yayahy wa in tarikhda snm diib loso caleya Chenille kasta laga so daya 😢
FUTA WAYNE QADHMUUN BA KAASOO BUTAACAY.
Muxuu ka sheekeeyay ADEER TALIYAHAYGII GUUTADAYII SAYID CUMAR EE HARGEISA XORAYSAY ILAA QAYBTA 26 TANAAD ILAA BIRJEEX ANAGA SOWKAN NOOL MAXAMED CILMI GALAAN OO ANAGIIBAA NOOL(MADAXWEYNE MUUSE BIIXI TALISKA GUUDBUU AHAA ADEER WAANA GEESI EE ADIGU YAAD AHAYD???
Ciidanku waa badna bal shaydanka iska naar oo hadad war hayso tv kaaley
Waa xanuun muuse uun
Dhagonweyne waa geesi Waele hoode kuleh dagaalka
Waa loosoo halgamay
Kuwan caytamayaa Waa Morgn Tuke iyo Qashankii oo magcyao xataa somalilnd wata
Muuse biixi ciidan ba dagaal gelin jiray 1986 ayaa ugu dambaysay dagaal gelin waayo nasiib kuma lahayn. Geed balaadh, iyo alley baday oo uu galay labada ba ciidanku way ku jabeen wixii 1986 ka dambeeyey qabqable taliska guud jooga ayuu ahaa. Bal adigu nin snm ah oo leh muuse biixi baa na hogaaminay oo halkaas ayaanu galnay oo ku guulaysanay arag sidaa mahdi cali faarax meel kasta looga sheekaynayo.
Muuse biixi taariikhdiisa waxba lagaa waydiin maayo muuse biixi geesi geesi dhalay ma laabte waa kuwaa mujaahidiintii ka sheekaynaya adigu maxaad ahayd bal is cadee
Ileen waligiiba fuley ayuu ahaa ciidankiisu jabi jireen.
Ninkan ragbaa hadlaye hadal ayaa lagu yidhi mar kaliyana sidii mujahid ifiso guul muu sheegan ee halkaad joogijirtay iskagag noqo niman dagaalamaya oo la eryanayo ayaan ka riday baybay baa naga baxsaday kaaraanu eryanay wanna maanaan yeelin
Miskiin