Muxuu yahay walaac amni ee ay muujisay Qaramada Midoobay ka hor weerarkii Xeebta Liido?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @HamzaDaher-b9t
    @HamzaDaher-b9t 2 місяці тому +1

    WAA afki dowlada federalka MM TV SOMALILAND HA LAGA QAABTO

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому +1

    I am from my beloved city Hargeisa

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 2 місяці тому +1

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 місяці тому +7

    Inaader afkaaga maad ka adkaatid ..intaa nabada illahay na siiyay hanagaga ciyaarinee..dadkaa walaalaheen ah na illahay baan ubaryayaa inuu ka badbaadiyo oo uu ka qabto

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому +1

    MM TV oo huwan ahaa maantana ma wuxuu fidinayaa dacaayadii beenta ahayd ee Hassan Huuraale iyo Fataal Fiqi, waar xishooda oo waxan meesha ka saara kilaab yahay waa in dawladu qudhunkan MM TV albaabada isugu dhufataa, wuxuu fidinayaa dacaayadii faqashta Xamar.

  • @saidaismail-e8n
    @saidaismail-e8n 2 місяці тому +1

    Hadalkani sax ma aha, xuutiyiinta iyo al shabab laba fikradood oo is neceb ayey kala wataan oo shiici iyo salafi kala ah , cida xuutiyiinta neceb ee ladagaalamaysa ayaa isku dayeysa inay soomaalida kahorgayso ama ethoobiyaanka soodajiso dhinacan xeebta . ee dhaliyaro soomaliyeed yaan owrka la idin ku kacsan ee wax fahma oo wadankiina ilaashada

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 місяці тому +2

    Itobiya argagisu ma hubayse e dawlada qadaadwaynta ee uu ugu horeeyo aya hubeeya

  • @alio6100
    @alio6100 2 місяці тому +1

    Mmtv somaliland diid iyo cadowga somaliland buunbuuniyo ayuu ku caanbaxay imisaad ku qaadateen beentaa aad maanta nagumiisteen

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому +1

    Are you promoting terrorists group as member of somaliland civilian who against this terrorist group

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 2 місяці тому +1

    Xaguu wax ku bartay aqoon la aan baa haysae kan yaree qalalani, hala qabo kan

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 місяці тому +1

    Kan sii bakhtiga ah ee bayhoofka ah maxay ka soo lug gooyeen

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 місяці тому +1

    Xamar nacaybku ma wuxuu marayaa in la buunbuuniyo shabaab halkii aynu tacsi iyo garab istaag umuujin lahayn dadkaa dulman.
    Xamar wayka kaban Insha-Allah xasadkuna ma liibano meel walbu joogo

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому

      Reer muqdisho waa dad walaaleheen ah waana utacsiyadaynayna lkn hadana waa in laga waramo xaqiiqada iyo aragagixisida halkuu maraysi awoodoodu

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому +1

    Wa run siyasiyiinta somaliya intay Somaliland ku mashqulsanyaen ayay ARGAGIXISO so dhawaysten

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 місяці тому +1

    Doofaarkan Gadhka xunleh wuxuu taageerayaa beentii Xasan Huuraale, nacdalbaa kugu fataal waar beenta ka daa kalabyahow munaafaqa ahi, jaahilnimada ku haysa horta Xuutiyiinta oo ay isku xilif yihii Iiraan iyo Shabab oo Argagixiso Wahaabiya ah ma wada hadli karaan ayaa ka horaysa Shabab Xuutiyiintu waxay ka urinayaan Wahaabiya oo 10 sano Sucuudigu dagaal ku hayey kana adkaadeen oo maanta shuruudahooda fulinaya markaa beentaa Xuutiyiinta jooji waa jaahilnimo, xataa hadii Shabab yidhaa 10 kun oo askari ayaanu ku siinaynaa ee aanu idin caawino way diidayaan, markaa kan kalabkan gadhka xun jooji beentaada ibnal qaxbah yaa kalb.

  • @ShakuurMudane
    @ShakuurMudane 2 місяці тому +1

    Waan sugi kari layay wllhi Somalia goorta la qabsan doono nacalada xasidnimada Iyo xumaanta ka shaqaysa🤬🤬

  • @SouleimanAbdi-rx5nw
    @SouleimanAbdi-rx5nw 2 місяці тому +1

    Hala kala dayo alif ba waxlee iyo alif wax maaleh, hala kala dayo dowlad baa nahay iyo dadki oo la qarxinayo. Maxay calaamka dowladda Muqdisho ka talisa ee Muqdisho dhafsiisnayn iyadoo madhan oo wax jira ahayn ay calaamka iskugu muujisa in dawlad ay tahay, taasa cadaynaysa in wax dowlad la dhaho Soomaaliya ka jirin ila magac mooye.😊

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 місяці тому +1

    Waxa hubeeyo Xasan sheikh dadkiina meelkaluu ujeediyay

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 2 місяці тому +1

    markaa🎉adigu🎉 makuwas ayad xayeysineysaa😢

  • @JAMALYARE
    @JAMALYARE 2 місяці тому +1

    MM TV Waa propaganda uu Fahad Yaahiin Ku shaqaysto OO ladoonaa in Somaliland khalkhal lagu galiyo waana in Wariyaal isku sheegan Xabsiyada ladhigaa waayo habka isku xidhka barnaamijyada oo been abuuryo ah.

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 2 місяці тому +1

    Waxan la yaabanahay dadkan warbaahinta ka shaqeeya inaanay wax khibrad ah ka haaysan sida aay u abuuraan wararka beenta ah ee aay ku banaaysanayaan dhiiga dadka shacabka ah iyo joogitaanada dhulalka Islamka wax barta oo baadhitaano sameeya intaaydan noqon Caroog shisheeye barta investigation journalism si aad u xaqiijisan waxan aad ku soo afrogaaysan umada shabaab weligeedba iyada koonfurta haysatay waana awooda keliya wax cusubna maaha

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 2 місяці тому +5

    Qofkan sigaa al shabab ah
    Somaliland ayuu kso horjeeda
    Sheekadi reer somalia ku hadlaa

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 місяці тому

      waa iidoor AS sax

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 2 місяці тому

      @@LexlutherVIIaladoori tuladada hagajiao

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 2 місяці тому

      @@LexlutherVII idoor bay idinkaga dhagtay waa cajiib ka meeaha qarxiyayna ma idoorbaa..mise waa kii dabada madoobaa ee dhulka iska lahaa ee caqligu ka guuray 60kii 😂😂

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому +1

    Somaliland ku mashqulkedi ba sabab u ah

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 2 місяці тому +1

    Ninkan waramaya halahubiyo malaha isagaba alshababa, sibuu isku miskiininaya e !!

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 2 місяці тому +2

    Hanad waxa aad ku tidha naftaada nafaqee horta inta aad ku mashquulsantahay wax aanad waxba ka qaban karin

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 2 місяці тому

      Wa inan yar dhubnidu cay maha wuxu shegayana wa run

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 2 місяці тому +1

    Qaramada midoobay waa qurunka nagu jiro, ma gaalbaa wanag kula raba inaad gaal kalo noqoto ma ogiye?

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 місяці тому +1

    Mesha alshaab Ayaa rubaha dhigty iyadana katalisa muqdisho waayo masuuliyinta ayba kujirtaanba

  • @raafxero527
    @raafxero527 2 місяці тому +1

    MA WAX GARAN WEEYDEN FRMAAJO G26. IN LACAGTII DALKA ALSHABAB. ,

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 2 місяці тому +1

    Beenaale yaad argagx galinaysaa mulkilaha Tv ga aad ka hadlayso Fahad yasiin ayaa kugu yidhi uf uf uf

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 місяці тому +2

    Itoobiya ayaa aad u hubeysay argagixisada alshabab

    • @SuadKab
      @SuadKab 2 місяці тому +1

      Buthlan iyo laascaanood ayaa hubka kasoodajiya dakada butlan oo shabaab u qaybiya imikana markii xasan sheekh u ogolaanwayay gobol laascanood waa kuwa qarxiyay xeebtii liido I tii laascaanood Daaroodku isu soo urursaday Xamar nabadbay ahayd wataa imika ay bilaabeen waxan hubaa in Daarood Iyo koonfur galbeed ,Career ta ay kadanbeeyaan qaraxyada hawiye lagu gumaadayo oo iyagu maskaxda kadanbaysa ama horseedka yihin intakalena ay ku shaqaystaan oo ay umada halaageen

  • @KhalidAli-cn3qn
    @KhalidAli-cn3qn 2 місяці тому +3

    Umaad beenta kaa dhafa warkaas mesha uu kaso xigatay hashego ceeb ayey idinku tahay war aaan meel laga so xigto aaan jirim inaad so gudbisaan

  • @abdallabikolo
    @abdallabikolo 2 місяці тому +1

    Isaaqu waa wada alshabaab waxeyna ku saseen cunay qabateen ayaa laga qaaday aadbey u dhibeysay ilmahii alshaab ahaa in laga adkaaday

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому +1

      Faqash baa tahoo ilaahaybaa ciilkan kugu abuuray isaaq ma xamarbuu ka taliyaa mise wuu dagaa

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 місяці тому +1

    Warkaasi in Argagixisadu diyaarado aan duliye lahayn helayso waa Been. Hubkii Sonalia-Talyani la siiyay oo khatara ayaa Gacanta u galay.

  • @yusufdjama9759
    @yusufdjama9759 2 місяці тому +1

    Beenta kadaaya dadka

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 місяці тому +1

    Badacas turkigu uma soo cocdaan

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 2 місяці тому +1

    Soomaaliya balayay inagu furtay bal maxay hubka ku falayeen hadanay sida logu dagalamo aqoon

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 місяці тому +2

    DAD KOONFUR INAGAMA XIGAANE, TAAS OGAADA!!!!!!.DAWLAD KU SHEEGA DHANI MIYAANAY ODHAN, ALSHABAAB SOMALILAND BAA NAGAGA DARAN?????.WAAR DADKAASI, CAQLIGOODU WAA KAAS!!!!!.

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 2 місяці тому

      Ma Xaaroodkii ciilanaa ee cuqdadaysnaa baa tahay? Waadiga Somalilander iska dhigaya e!!!!

    • @hafsaabdi6857
      @hafsaabdi6857 2 місяці тому

      nacas konfuta marna tugsada marna qarax ku habara

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 місяці тому

      @@hafsaabdi6857 TUUGSI?????.TUUG IDIIN YIMID, OOD LACAG SIIYEEN AYAAD TUUGSI U TAQAAN!!!!!!!.DOQON, CAWAAMA AYAAD TAY!!!!!!.WAA LAGAA SHAQAYSANAYAA!!!!!!.

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 2 місяці тому +1

    Khawarijti isaaqa aheyd oo is wareysanaya nacalad idinku dhacday

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 місяці тому +3

      ADAY NACDALI KUGU TAALAA, XAWAYAAN KA AHI!!!!!!.ALSHAVAAB ADIGAA AH, KU SHAQAYSTA, LA SHAQEEYA!!!!!!.BERSAD YAR AYAAD DHIIG SLAAM U DAADISAAN!!!!!!!.30 SANO BAAD SIDAAS AHAYDE, YAAD KU EEDAYNAYSAA????????.WAA WAXAANU IDIIN NACNAY MUNAAFAQIINYEY, AAN DIIN IIMAANTOONA LAHAYNI!!!!!.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 2 місяці тому +4

      *_faraha_*
      😂😂😂Khawarijta 80% wa xaarood faramajo uu weeyn adiga iyo xaaroodki cuqdada isaaq qabayna nacdashu haku noqoto

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 2 місяці тому +4

      Farhan Naclado kugo noqotay adiga iyo cida aad ka naxdo

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 2 місяці тому +5

      Adiga ma alshabaaab kaa wayn baa jira kaa Xalay caruurtaada isku qarxiyay..waa adiga inaderkaaye

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 2 місяці тому +1

      Naclad ba kugu taal ARGAGIXISO