Sheikh waxaa ka fahmay hadalkaga in ninka insiga uu naag jin ah waxka dhalikaro lkn naag insi ah aysan ninjin ah ay wax udhalayn waxaa jira qisooyin badan ni insi ah guursaday naag jin ah waxna udhashay halka aan wali maqal naag ins i ah oo caruur jin ah dhashay
Ma sheekhaa ka jawaabaya su'aalaha comments ka mise qofka page-kan ka masulka ah aya su'aalaha ka jawaabaya? Aad baad u mahadsan tihiin, Ilahay ha idinka abaal mariyo khayrkaa aad wadaan
Asc, sheekhoow waxan ka maqlay dad badan oo xataa adigu aad ka mid tahay hadaanan khaldanay iyagoo ilmahaygaa quraanka ku fiicnaayoo waa la cawryoo dabeeto imika waa loogu taagwaayay, markaas maxaad ku cadeynaysaa duradaasi, inay tahay jin sixir ku yimi iyo inu yahay jin ku yimi waxan ay culimadu ku sheegaan isha?fadlan maad iisoo jawaabi.
Maadaaboo dad badan oo sixirka kalageynta loo adeegsaday ay sheegayaan qaarkood inaanay lamaanii uun nicine ay xataa quraankii ay casarka akhriyi jireen iyo waxyaabii kale ee markaas gacanta ku hayeen sida shaqadii iwm sidoo kale waxa la ogyahay sixirkaasi inu dadka ka agdhowna gaadhi karo.
@@SaidMohamed-bj9bd waa si fiican walal xanuun walba daawo ayuu leeyahay ama ka hortag qof sidoo kale xanuun walba wuxu leeyahay wax lagu baadho oo lagu ogaado nooca u yahay hadi adigu aad cid ugu shakisantahay culimada u gee markaas jawaabta saxda ah helaysaa..
@نانسي عجرم. ✅ wll qoraal laguma soo koobi karo yaraanteedi ayey ayey igu bilabeen marxalado kala duwana isla soo mareen ilaa aan xamar uga haajiro bosaso wey iga dabs timi alx marna qalbiga igama dhex gelin
Waxan sheekh arkay bil ka hor suuli aya galay ano bisin qabsan ka dib waxba laabta iga riixay waxa jidhiidhico I haysey muddo 3 cisho ah ka dib quran iyo cibado kaga baxay
Asc sheikh jinka iyo shayaadiinta caalamkaasi kitaab ayaan ka alifay oo aan soomaali Ku qoray,weli ma uusan iga dhammaanin waxaan jeclaan lahaa in aan Ku waydiiyo su'aalo arintaa Ku saabsan,fadlan haddii aad aragto fariintayda ila soo xiriir WhatsApp number 907997633 mahadsanid
Naagta leh waa la i Qabaa nin jira i galmooda armey nin hore u jecleyd intu guursan kan hada qabo ay ka fikirseyso kii ay jecleyd Habeenkii Jin ahaan ugu imaado ama waa naag hore u tuman jirtey ama daawan jirtey filim pornfilm Meesha Jin inu ka soo raacey naagta suaasha weydiistey waa in ay sheegta waxey sameyn jirtey inta loga jawaabin
Ilaahey ha barakeeyo sheekh maxamed Ismail
Mashaa Allah, Allaha ku xaffido waad noo faa idaysay
Asc shiq alaha kubarakeyo wanaga aad nafareysid alaha kaa aqbalo anagana kuwo ku dhaqma alaha naga dhigo adigana ajarkeda alaha kusiyo oo kaa aqbalo aamiin asc
الهم بارك عمرك يا شيخ محمد إسماعيل
MZha allh wlhi wxayaabo badan Ka faaiday
Masha allh,,,, jaza ka allh
Allah naga xijaabo jinka iyo isha iyo sixirka
Masha Allaah Sheekh Maxamed Ismaaciil
Mashaa Allaah
00mlp0
0o
0
00l0000
0000o
0
0o
O
l0
O
00
0
0
0
0
O
O
Kp
P
k
mlp0
0p
00lo
0p
0o
Kp
0o
0
p
0
0
p
kp
p
l
000l
M
mashalaa janada alaxa kaa warbiyo
ilahay haku siyaasidiyo anagana hanu an faco
Sheikh Allah ha ku xafido
Xafidulaah sheikh maxamed
maasha Allah
Manshalh ilahay ha no kiin dayo
Culimada wawayn
Shiikha keliya e runta ka sheega sixirk iyo jinka iyo isha
Ana celfwyn jooga waa run qisadas xita inamadii way curyaameen
Asc wllo qisadaa nala wadaag
Sheikh iso duceya inu alle ii hadeeyo
rabi ha kuso hadeeyo walal hana ku barakeeyo insha allah
alah ku soo hanuuniyo
Mahadsanid wll waa sidaa wad saxantahy
Allaah hanuun hakusiiyo
Wll
Thanks❤❤❤
M.allllah
Jasaaga allaah kheiir ee geelli aya socelliyay sheikh
Masha allah
Masha alla jasakaluhma jasakalahul khayr
Aad ba u mahadsantahy sheekh🤓
Subxanalah
Subxaan allaag
M.a waa shiikh cilmi allah siiyay
Wa inaa ilaahi rajicun
Ilaahay umada haka Qabto
Allow naga nabad gali
mansha allah alahakuxifdiyo shekow
Alle hanga galiyo
Masha alllha
Scw
Jinku waa sax wamaa khalaqtu jina wal inzi illaa layacbuduuna
Marshall Allah.😂😂😂. allahaku barakeeyo.
Masha allahshiikh
M.a shiikh
Manisha Allah imrider cibatho San Allah hakusiyo
🥺
Sheekhmaxadismaaciil
Inaa lilaahi
Subxnlah 🤲
😴 cvasdzf🤲🤲❤️🩹💔
Subxalaah
😢😢😢😢😢
❤
Sheikh waxaa ka fahmay hadalkaga in ninka insiga uu naag jin ah waxka dhalikaro lkn naag insi ah aysan ninjin ah ay wax udhalayn waxaa jira qisooyin badan ni insi ah guursaday naag jin ah waxna udhashay halka aan wali maqal naag ins i ah oo caruur jin ah dhashay
Asc wll. Wll nosobadi qisoyinka jinka wll macan
Insha alla
Sheekhow habeen syaan kuriyooday inaan u baahnahay musqusha waan ku cararay intaanan fariisan godka lagufariisto ayaan waxa iga soo dhacay wax kubad oo kale ah ood moodo in carun marmarsan yahay ayaa dhulka ku dhacay oo cod wayn sameeyay, calooshana dhinaca hoose ayaa aad ii canuuna,maxaad u maynaysaa
wax kubad oo kale ah ood moodo in carun marmarsan yahay maxaad kawadaaa?
Subxaana allh
Hhhhhh
ZGYZ KCOFEN
@@yellowgreen172 f
Asc shekh side loo gursado nag jinka muslimka ah
Sheekh ana Dhibata Qaba Ee Xageen kala Xidhiidhi kara
Hargeisa ayuu xarun ku leeyahy hadii aad ku booqan karto wll
@@SuldaanMediaxarun halkee ku taala.wll
Xaafada jigjiga yar nawaaxiga safari hotel
cswcsw nebigana halagu saliyo csw scw csw
Hhhhhhhhhh wa ruwaayad qosol badan
Jinka iyo shaydaanka awood u malaha bini aadamka
Masha allaah scwscwscw
Sheekhow anigu ba wan arkay
Mxad aragty no sheeg mahadsan
Shiikh numberkiisa ma la heli karaa
Emailka nagalasoo xidhiidh alhaajicade@gmail.com
Dckfbcirto
YIROOWE WAA MEESHII NAAGTA DHULMAHANTE IGU DHASHAY SHEEKH
6
Ma sheekhaa ka jawaabaya su'aalaha comments ka mise qofka page-kan ka masulka ah aya su'aalaha ka jawaabaya?
Aad baad u mahadsan tihiin, Ilahay ha idinka abaal mariyo khayrkaa aad wadaan
Walal sualaha waxa idinka jawaabayaa maamulka pageka
subxanallah
Magaalada marka waxaa deganaa guri dabaqa jin iyo gabadh ay isku hooyo yihiin jinku wuxuu deganaa dabaqa kore gabadhuna kan hoose waa layga sheekeeyey anoo 25sano kismaanyo jooga gabar xog ogaal u ah ayaa iisheegtay teeda kale kismaayo gabadh jinku ugalmoon jirey oo quraan lagaga cayriyey xaafadda calanley kasoo horjeedka sarta agoonta marabo inaan magcaabo reerka iyo gabadhaba caadi baan u aqaan
Jo
Shydaan aa waswaas igu dhibay sheekhow mxaa sameeyaa 😭
Ka dib wad shakidaa miya
Marka aad salaada ku jirto hdii ay tahay waxad samaysa 3jeer shaydaanka iska naar oo dhinacaga bidix u tuf
@@ebrahim6189wll sheikha meel aan kala xariiro ma igu caawin kartaan
Sheekhoow su,aal ma lagu weydiin karaa, hadaad commentska ka warhayso.
Haye
Asc, sheekhoow waxan ka maqlay dad badan oo xataa adigu aad ka mid tahay hadaanan khaldanay iyagoo ilmahaygaa quraanka ku fiicnaayoo waa la cawryoo dabeeto imika waa loogu taagwaayay, markaas maxaad ku cadeynaysaa duradaasi, inay tahay jin sixir ku yimi iyo inu yahay jin ku yimi waxan ay culimadu ku sheegaan isha?fadlan maad iisoo jawaabi.
Maadaaboo dad badan oo sixirka kalageynta loo adeegsaday ay sheegayaan qaarkood inaanay lamaanii uun nicine ay xataa quraankii ay casarka akhriyi jireen iyo waxyaabii kale ee markaas gacanta ku hayeen sida shaqadii iwm sidoo kale waxa la ogyahay sixirkaasi inu dadka ka agdhowna gaadhi karo.
. qoraalkaas aan kor ku xusay. Hadaanan khaldaneyn iyagoo( leh) ayaan kawadaa .(sorry (leh) ayaan ilaaway oo ka maqan ee ku darso)
@@SaidMohamed-bj9bd waa si fiican walal xanuun walba daawo ayuu leeyahay ama ka hortag qof sidoo kale xanuun walba wuxu leeyahay wax lagu baadho oo lagu ogaado nooca u yahay hadi adigu aad cid ugu shakisantahay culimada u gee markaas jawaabta saxda ah helaysaa..
Life back ground ka daa dumarka ka naxaye editing
Insha allah
Intan ka aqaan jinka, kartidiisu waa waswaasin iyo inu dadka ku dhiirigeliyo macaasida AMA wax guur ku sheega.)laakiin anigu gogosha iyo waxaas,buunbuunin u,arkaa
Wayna ku helin wali
Wlll ila soo xiriir
In
xaqiiqo laba caruur ay ii dhaleen weyna iga qaateen mudo badana wey I dhibeen
Wll ma naag jina caruur kuu dhashy
Naag Jini miyaa ku dhashay?
@نانسي عجرم. ✅ wll qoraal laguma soo koobi karo yaraanteedi ayey ayey igu bilabeen marxalado kala duwana isla soo mareen ilaa aan xamar uga haajiro bosaso wey iga dabs timi alx marna qalbiga igama dhex gelin
@@cabdulqadirxassan2031 wallal tell phonkaga nasii
@@truthseeker2300 haa wll lkn si qasab [xoog] ah
Bgjk
98
Waxan sheekh arkay bil ka hor suuli aya galay ano bisin qabsan ka dib waxba laabta iga riixay waxa jidhiidhico I haysey muddo 3 cisho ah ka dib quran iyo cibado kaga baxay
Waa astaamaha jinka mar walbka adkaarta badso waliba kitaabka xisnul muslinka raadso adkaarta aubaxdii iyo tan galabti akhriso
Jazakalah
Waa isaga wll a snake cilmi uleh mnshllh quraanka badsoo
Asc sheikh jinka iyo shayaadiinta caalamkaasi kitaab ayaan ka alifay oo aan soomaali Ku qoray,weli ma uusan iga dhammaanin waxaan jeclaan lahaa in aan Ku waydiiyo su'aalo arintaa Ku saabsan,fadlan haddii aad aragto fariintayda ila soo xiriir WhatsApp number 907997633 mahadsanid
insh aallah walal wanu kula soo xidhiidhaynaa adiga laftaadu hadii aad emailka nagala soo xidhiidhi karto way ficnaan lahayd alhaajicade@gmail.com
@@SuldaanMedia haye wll mahadsanid
kkkk
@@SuldaanMedia
sheikh number aan kala xidhiidho may helaysaa sxb
Walal hargeisa ayuu jooga nasiib daro wax ciwaan ah kama hayno sheekh
Naagta leh waa la i Qabaa nin jira i galmooda armey nin hore u jecleyd intu guursan kan hada qabo ay ka fikirseyso kii ay jecleyd Habeenkii Jin ahaan ugu imaado ama waa naag hore u tuman jirtey ama daawan jirtey filim pornfilm Meesha Jin inu ka soo raacey naagta suaasha weydiistey waa in ay sheegta waxey sameyn jirtey inta loga jawaabin
Waa sax abayo ama nin hore ay been usheegtey👍👍👍
Aqoonta Baro laguguma karo dadkana haku aflagaadayn waxadan ogayn
Asc sheik number kissa ayaan rabay
0
🤫 foggia xcbqdx
Salaam wll is dishay up and I've
War ninku sixiroole u egyahay waxaas halkee kabartay
Hhh xanuunka asagoon la aqoon yaa dawo usamayn Kara
Teeda kle shiikhu sheeko iyo shaahud wuxuu kumaqlay buu kuu sheegayaa ee maaha sixir sida loo sameeyo masheegayo
Walal waa cilmi la barto caalamul jinku sheekhuna wuu bartay markiisi horena wuxu ahaa sheekhu Doctor bartay xanaanada xoolaha
Jaahil
@@mindideafact6782 wllo sida Jabar sheydan loo gursado ma takhtarnimo baa halkeena buu ka keenay cilmiga guursiga shayaadiinta
@@mindideafact6782 sxb sheekhu wax uusan cilmi u laheyn ayuu ku hadlayaa arinkaasna ma qurux badna
Maslha sheilah alha haku daayo
Mashallha
Jinku waa sax wamaa khalaqtu jina wal inzi illaa layacbuduuna
Mansha Allah