Xogta Turkiga oo Abiye u Hanjabay, Xasan sh & Xamse oo dagaal Toos ah ku qaaday Ahmed Madobe, & Hub.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 місяці тому +2

    Alle haku caafiyo wll suldaanka tv waa lagaa dareemaa codkada War ninkaan u duceeya wllyaal waa libaax halgan ku jira oo Xogaha somalia noosoo kooba maalin walba shaqo aan lacag lagu siin ayuu noo haayaaa

  • @AbdiweliN
    @AbdiweliN 2 місяці тому +6

    Alle hakucaafiyo sxb

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 2 місяці тому +3

    Hargabka alle ha kaa caafiyo❤

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 місяці тому +1

    Xasan-baahane
    Qori dable ayuu la wareegayaa,
    Waddankiina 1991 ayuu ku celiyey,
    Meel walba inuu dagaal qabiil ka rido ayuu rabaa.
    Axmed madoobe iyo Barre hiiraale
    Waa in la heshiisiiyo.
    Weliba Daarood heshiisiiyaan .

  • @DeeqXuseen-u8e
    @DeeqXuseen-u8e 2 місяці тому +2

    Ale hakucaafiyo walaal😢

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому +3

    Suldaan bal ka waran haddii shariif iyo farmaajo ay taageeraan doorashada uu qabanayo sidii uu xasan sameeyey markii uu farmaajo ahaa madaxwaynaha.

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 місяці тому +1

    Caqli maaha waa jooga hogaanka jubba land mana hayo ama ma maamulayo ama ma tagi karo goblada Gedo iyo jubbada dhexe weligay kismaayaa fadhinaa ,jubba land waxay rabtaa hogaamiye samata bixiya oo mideeya dadka jubba land iyo in la keeno goballada maqan sida caasimada Bu aale madoobe waxa uu noqday masmulkiisa kan ugu liita oo waxba gacanta ku hayn iyo halka ay shabasb saldhigyada ugu wayn joogaan axmed madoobe waa ku raagay waa in la helaa nin karti iyo aqoon iyo daacad u ah dhamasn dadka jubba land waa in lays dhaafiyaa madoobe iyo masmulkiisa fadhiidka ah ee wax natara ah ee dowlad diidka ah. Zee qabyaalada ku dhisan waa in laga taqalusaa mafoobe dowlad diid nabad diid shabasb acmed kugooye.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 2 місяці тому +2

    Dalku xaalad xasaasi ah ayuu ku jiraa markaa Madoobe halayska daayo hadii kale ninkaasi wax badan buu khiribi ciidan badana waa heystaa kuwa badana haduu uruur sanayaa oo ka badan isku dar 5 ta Maamul goboleed. Shbb buu rabaa inuu olole ku qaadee.

    • @bashirjama1835
      @bashirjama1835 2 місяці тому

      Asc.
      Sababta uu Xassan Shiikh puntlaan iyo Jabbalaan ugu mashquulo markuu maamulka qabto waxuu rabaa in uu labadaas maamul uu kala geeyo niman isaga u ah KABO QAAD.Wax kale Xassan uguma taagna labadaas maamul gobaleed.Yaase Xassan u sheega in uusan Puntlaan iyo Reer puntlaan xukumayn nin Xassan soo dirsaday.Waayihii puntlaan dagaalada looga soo qaadi jirey Xamar baa meel u dhoow Gaalkacyo dagaal la isaga hor yimid.Saa Rag la qabtay waxaa ku jirey nin JAWAAN wax ku wata.Waxaa lagu yiri war Jawaanka maxaa kuugu jira?Suuye Waraaqo.Saa laye waayahee soo bixi waraaqaha.Waraaqihii waxaa ka mid ahayd mid ninka sita lagu yiri markii wadanka (puntlaan) la qabto adigaa XUKUMI DOONA FURDADA BOOSAASO.
      MARKA Xassan Shiikh wali taasuu ka rajo qabaa.Ninkii Jawaanka watay iyo raggii lala qabtay waxaa lagu yiri war meeshaanu waa Mudug oo boosaaso way fog tahay,idinmana dilaynee iska noqda oo sii qaata Jawaankiina una geeye kii soo diray.
      Calaa kulli xaal Xassan Shiikh kama quusan in uu puntlaan ka dhex abuuro dagalo sokeeye.Waase laga digtoon yahay dhagarta Xamar laga soo tabinayo.Reer puntlaan waa horay meel dhigteen say isaga difaaci lahaayeen weerar uga yimaada Xamar iyo nawaaxigeeda.

  • @Qorshoyusurkoore
    @Qorshoyusurkoore 2 місяці тому

    wrrknBaanTaa

  • @toughgee
    @toughgee 2 місяці тому

    War sax idin kamahayo

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    axmed madoobe waa inuu iska difaaco villa qabyaala iyo waxa ay ku adeegtaanba.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 місяці тому

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah Muxuu ka Qaadi karaa Ahmed Madonna Xassan diirato Ma Wuxuu rabaa inuu xaraasho kheyraadka jubbaland ileen imaankuu layahey , Marxuim Xamza Umada jubbaland Waa Wada ogtahey

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 2 місяці тому

    Turkey wuxuu la socdaa Ethiopia been weeyaan warkaagu

  • @alidiiriye9760
    @alidiiriye9760 2 місяці тому

    Turkiga oo u hanjebay abiye axmed war isku xishooda oo u fiirsada waxaad umada u sheegaysaan aduunku sidaa uma shaqeeyo oo hebel oo ooyey hebel oo sidaa ugu dhaartay hebel baahi baa idin wada balse barta saxaafada beenta iska dhaafa

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 2 місяці тому

    Beenta iskadhaaf nin wayn ayatahay
    Turkiga waxay heshiis latahay Ethopia siyasadaneh dhaxdhaxaad ayay ka,ahayd