Kuwani xildhibaano lama odhan karo waa tuug iyo ciyaalo suuqiin waxey ceebeeyen golahii markii horeba in la doorto may aheyn imikana waxay diidayaan waqtiga shaqada ee aroorta hore yimaada gudoomiye xigeenka labaad cali xaamid jibriil waa shaqadiisa inuu xaadiriyo walaalayaal bal xiliga la sugaayo xildhibaanadan saacadu waa 11lii duhirnimo maalinta ay muraad leeyihiin ee ay dawlada u tashanayaana wey wada yimaadaan kolkaa kuwani gole noo noqon maayaane intaanu golaha ugu tagno aanu digniin u dirno hadey qaadan waayaana aanu golaha ka soo dareerino hadaba kuwan imika jooga ee gudoomiyaha labaad ee cali xaamud la murmaya waxay difaacayaan kuwa iska seexdey iyo kuwa xafiisyada wadani iyo ucid jooga iyo kuwa suuqyada iska wareegaya hadaba gudoomiyaha labaad cali xaamud waxaa uu u sheegey xildhibaanka aan ka soo xaadirin golaha ee dalka jooga oo fasax iyo xanuun midna ku maqneyn laga jari doono gunada maalinlaha ah ee ay xildhibaanadu qaadanayaan waana sax soo jeedintaa cali xaamud hadaba kuwa golaha jooga ee difaacaya xildhibaanada maqan iyo kuwan joogaba waa cadowga somaliland hadaba bulshoweynta somaliland waa iney fadhiga ka kacaan oo ay digniin u diraan xildhibaanadan wasaqda ah ee ku kibrey 5ta kun ee doolar iyo gunada maalinlaha ah ee ay qaataan somaliland guul forever cadowgeeda gidaha iyo kan dibadana guul daro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin
Waa ciyaala suuq kuwani waa lagu khasaaray ninbaa laga hayaa hadii kuwan daarta ay ku jiraan ku dunto oon mid ka bixin casuumad ayaan dhigilahaa taas oo ku tusuninaysaa sida shacab ku u nacay Washington qubkab.
Golihii barlamaanka ee somaliland oo noqday gole-ceebed ay ka botoriyaan garanleey caruur yaryar iyo maxay sato kuwaas bulshada reer somaliland ku noqday shilin gabaaray iyo qafaneyaal sorry 😢
Food Khasaaray dheh ...... Bal waxaynu dooranay eega,,, Cashar ha inoo noqoto Golahana yuu dhaafin 5 sanno degdeg ha loo badalo marka uu mudo gaadho yaan maalin loogu darin....Sidii caruurtii uuladaa marna la aamusiinayaa marna la xaadirinayaa..... waxa u hadhay uun in la uleeyo walee faratoonow hawl baa kuu taala. shaw waxanuu ka cararay A. Khaliif laaakiin isba macno malahayn
We as a public opinion we support MR ALI HAMUD GOD BLESS HIM .
Si fiican u shaqayee adeerayaal ciyaaloow
MASHA ALLA ali xamud waa ruunti
Good job Ali xaamud
MASHA ALLA ali xamud waa ruunti waa in la xalashada lacagta oo la shaqeeya
👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏
Shaqo Fcn Ninkii Maqnaad Talaabo Halaga Qaado
Kuwani xildhibaano lama odhan karo waa tuug iyo ciyaalo suuqiin waxey ceebeeyen golahii markii horeba in la doorto may aheyn imikana waxay diidayaan waqtiga shaqada ee aroorta hore yimaada gudoomiye xigeenka labaad cali xaamid jibriil waa shaqadiisa inuu xaadiriyo walaalayaal bal xiliga la sugaayo xildhibaanadan saacadu waa 11lii duhirnimo maalinta ay muraad leeyihiin ee ay dawlada u tashanayaana wey wada yimaadaan kolkaa kuwani gole noo noqon maayaane intaanu golaha ugu tagno aanu digniin u dirno hadey qaadan waayaana aanu golaha ka soo dareerino hadaba kuwan imika jooga ee gudoomiyaha labaad ee cali xaamud la murmaya waxay difaacayaan kuwa iska seexdey iyo kuwa xafiisyada wadani iyo ucid jooga iyo kuwa suuqyada iska wareegaya hadaba gudoomiyaha labaad cali xaamud waxaa uu u sheegey xildhibaanka aan ka soo xaadirin golaha ee dalka jooga oo fasax iyo xanuun midna ku maqneyn laga jari doono gunada maalinlaha ah ee ay xildhibaanadu qaadanayaan waana sax soo jeedintaa cali xaamud hadaba kuwa golaha jooga ee difaacaya xildhibaanada maqan iyo kuwan joogaba waa cadowga somaliland hadaba bulshoweynta somaliland waa iney fadhiga ka kacaan oo ay digniin u diraan xildhibaanadan wasaqda ah ee ku kibrey 5ta kun ee doolar iyo gunada maalinlaha ah ee ay qaataan somaliland guul forever cadowgeeda gidaha iyo kan dibadana guul daro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin
school arday timi ma La xaadarin or masul. dhamantood waxay u bahan yihin .tababar sida Loo hadlo respect
Intabaa kaa jaraa mushaharkaa
Aye fadhigaa kuu qaatan
Xeer Hoosaad sheegaya in laga jarayo was in Goluhu soo saaro
Gumaysi cusubna u diyaar garooba dhowr boqol oo sananadood iyo gaajo cubus
Waa nin waalan baa la faadhsay shirgdoonkii wakiilada
halaga jaro. oo askarta haloogu
daro iyagaa xaq uleh
Qabiiil qaran manoqdoh
Waakaas laysdagalayah
Yaaab !!Xildhibaanada ma xeerkooday ku jirtaa inay yooyootamaan oo isla tirsadaan sida dhoocilo is dagaalaya
Gole rag waawayn ah oo aan sidii dumarka u murmayn ha la doorto kuwana ha laga takhaluso
Saaqiid
Thnks
Waar iney iska maqnaadaan
Lacagna qaataan Iyagoo habsamay ama golaha kamaqan Ayaa ladiidayaa
Waa sax ninkani inuu xaadiriyo
81 ay 40 keliya jogaan meel waalatey weyaan
Attendance kii bay ku heshiin waayeen. Iyagaa dib u hrshiisiin u baahan
Waa ciyaala suuq kuwani waa lagu khasaaray ninbaa laga hayaa hadii kuwan daarta ay ku jiraan ku dunto oon mid ka bixin casuumad ayaan dhigilahaa taas oo ku tusuninaysaa sida shacab ku u nacay Washington qubkab.
Marqaanland way isku dhamaatay
nimnkan golaha wakiilada hala kala tiro
Garuuje wuu kadi tagayi
Odoyaasha dooqoobey meesha halaga saaro oo dhalibyaro aqligoodu shaqeynayo waa in meesha la keenaa
Ishiish ciyalgalaskabuqaya ayalamoda tacabkhasaray berunmaha barlamana wanoqda
REER AWDAL WAA LAANGAAB MAXAY BEDELI KARAAN WAA MISKIINE HADEY XANIIYO LEEYHIIN MIYAA INANKOODA LA XIRI LAHAA
S.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤guuuuul
Thnks
Kan leh anigaa maamula makaroofanka waa nin kibir ku jira jeesjees ula hadlaayo waziirada wajigiisii ayey ku taalaa makaroofaanka anaa maamula anaa maamula waa kibir kibir eega wajigiisii jeesjeeska uu ku samaynaayo kaasi uma qalmo inuu dad maamulo gadoomiyana ma ahan runtii uf uf washakha wasakha dhalay waxba ma oga kaasi uf
Qabiil snm somali maahan
Meesha waa lagu baneenaye
Thnks
Kaligii isku garaacaya
Thnks
Gud: Xaamud wuu saxsanyahay ninkii aan soo shaqo tagin waa in laga jaraa gunada. Hadii uu sii wado maqnaashahana waa in musharka badh laga jaraan.
Niman kibray o iska naax naaxay sheekh ku cadeeyana muxuu wadaa
Doqonkaa baarlamaanka hahaha saaro
Cali madaxbad tahy kusoco
😂😂😂😂😂
OK thanks sadasa lobahan yahay
Thnks
Xoghayaha iyo Xildhibaanka la doortay ee weliba guddoomiyaha ah keebaa sharci ku fadhiya, oo awood buuxda ku leh Golaha.
Gadhweyne wqa nacas, isagu waabu fadhiyaaye, maxaa ka galay dadka maqan?
Maxad ubaqaysan cadaysta arinkin waynu xisabtami
Waruntii xaamud jibriil ka aanso shaqa tegin lacagta halaga Jaro xaraanbey ubarteen ay fadhiga kucunaane
Golihii barlamaanka ee somaliland oo noqday gole-ceebed ay ka botoriyaan garanleey caruur yaryar iyo maxay sato kuwaas bulshada reer somaliland ku noqday shilin gabaaray iyo qafaneyaal sorry 😢
Baha hunuri halakala diro
Thnks
Lacag bilaash lagu qastay barteene halaga jaro gunnada .
Shekhlamodka oo midhan baa ladortay weynu ku khasarayn golah an ciyaro suqa halkala diro
Thnks
Food Khasaaray dheh ...... Bal waxaynu dooranay eega,,, Cashar ha inoo noqoto Golahana yuu dhaafin 5 sanno degdeg ha loo badalo marka uu mudo gaadho yaan maalin loogu darin....Sidii caruurtii uuladaa marna la aamusiinayaa marna la xaadirinayaa..... waxa u hadhay uun in la uleeyo walee faratoonow hawl baa kuu taala. shaw waxanuu ka cararay A. Khaliif laaakiin isba macno malahayn
Dalku wuxu ubahanyahay xukun dedega ah lana kaladiro xildhibanada ama jeelka halo wada xidho sooyalna fadhi dede ah ha isku yimado
Thnks
Ma walanyahay kan bidarta weyne
Thnks
Waar dadkàn kunaaxay xaqii umada halala xisaabtamo
Ayan daro weye inay isku meerestan
Thnks
Adigu beenalad tahay waar iskatag waa laidin kala diriye
Waar
Burqa
Joohiya
Thnks
Waxad sugaysan in laydin lalusho dadka miyaad dagal gelinaysan
Thnks
😂😂😂 Busaaradii waabilaabatey😊
Nacala busarada kuyaale meesha kabax huwanyey huwantu dhashay
Sa