DAYAX DALNUURSHE OO QAMAR SUUGAANI DAGAAL KU BALAN SADEY IYO NAJMA NASHAAD OO QAS QAS U SOO IIBISEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @wardamahamoud1070
    @wardamahamoud1070 7 днів тому +2

    You are the best UA-camr❤ cawil bile from 🇩🇯

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 7 днів тому +4

    SOMALILAND IS NOT EASY 😂😂😂😂😂😂😂

  • @medomarhabon685
    @medomarhabon685 6 днів тому +2

    Najma nashad wan Ku jeclahy balse Dayax iskadhig abayo intase ban Ku shegay
    Puisque je sais pas trop écrire en Somalie donc en tout cas ce mon cousin n'exagère pas sois honte tu es une chanteuse que je respecte voilà ❤

  • @XalimoAbdiqadir-gx2ku
    @XalimoAbdiqadir-gx2ku 7 днів тому +1

    Guuuuuu🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪guuuuuuu

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b 7 днів тому

    Cawil waxaan kugu tageraa run ka hadalka walahi aniga reer muqdisho aan ahay

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 6 днів тому +1

    ..... FROM SOMALILAND💚🤍❤️
    QANIISIINTA QASQASKA DUMARKA MARSADA HOYGA FANKA EE #HARGEISA LAGUMASOO DHAWEEYEE NAGA JOOG QASQASEEY

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b 7 днів тому

    Lagama yaabo like inaan kula dhaafo inta aad xaqa ka hadasho

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 дні тому

    Dayax haku waso dayax somali aya ka badan jabuti ila iyo narobi aya ka badan iyo calanka 🇸🇴

  • @imanmohamed8711
    @imanmohamed8711 7 днів тому

    Somalialand is not easy ❤🥰🫡🔥🔥

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 6 днів тому +1

    💚🤍❤️ QASQAS HADII LAFEEDHO🤛 MIYUU KASOO KABANAYAA WAJI QASQAS LAGALA DAALAY

  • @wardamahamoud1070
    @wardamahamoud1070 7 днів тому

    Ninka kaliya een rumaysto waxa dhaca oo dhan waxan suga inta aad adigu kaso hadlayso wayo inta réaction bixisa qof kaliya aan ka rumaysto ayad tahay bro 🤜hore uu soco

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 7 днів тому

    Sodan SAno Somalia naceeyb maxad ugu tanasuli weeydeen Waligeen dayax Waan taageeri doonaa qamar Ayad taageeri sodan sano oo socda ayaan taageereeynaa dayax nooloow reer cuqdad laan

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g 7 днів тому +1

    Waxa u daran miskiin qas qas ama labeeb markii afkiisu gabay miyuu hadana awoodii dumarka meesha keenay?waar bal qamarow iska ilaali dagaal dumarka furcas ayaanu ciditaha kuula imane.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 7 днів тому +1

    Qaldaan malola dagaalo Khad ba dilaayo! Toothless and hopeless creatures Amxaaro aan jacalnahay kulahaa

  • @aminakhalif2809
    @aminakhalif2809 7 днів тому

    Ilaahada waa somaliland iyo dayax qoflabaad oo la dhinaca ma jiro

  • @spaghettichips1542
    @spaghettichips1542 7 днів тому

    War qasqas maxaa lagala hadli magac buu rabaa lacagtii qasqas ku rabaa Marku lacag wayay ayu views raba

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 7 днів тому

    🤔🤔🤔🤔🤔??????????????????

  • @hanaibraahin1687
    @hanaibraahin1687 7 днів тому

    Kadaa feedhtanka wajiga qasqasku dayashaday ayaa kaa dhiman dooneee

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 7 днів тому

    😂😂😂😂😂 reer somaliland is not easy 😂😂😂😂😂

  • @aminakhalif2809
    @aminakhalif2809 7 днів тому +3

    Wale dayax waa libaax soomaliand uma kala harin kuli way soo safteen baan fanaan yuutuber basho oday habro wale waalibaax waakacabaadiyey dayaxoow bes ka dheh

  • @user-rh9my2vg4o
    @user-rh9my2vg4o 7 днів тому

    cusuri wa adita fanata hargesa wad kufaraxsantahay dayax wad kuishasherhahay for jabuti wan kutageri jirey lakin no haded

  • @AbdiqanidaacadFatxiali
    @AbdiqanidaacadFatxiali 7 днів тому

    War waxan jilcisantaa usaara qamar ha ka dhanaansadee😂😂😂

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 7 днів тому +1

    dayax futanurshe ama dayax diana dawlad iyo shiciba waa laga diday inu cagta so dhigo jamuriyada barakaysane somaliland marku arimihi bada galay bada ma abihiba le badu waaxay ku tala jamuriyada barakaysane somaliland oo ah dal xora oo madax banan

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 7 днів тому

      Qaraar baa idin hayo qarankee ma 2tuulo baa wadan noqda qarankuna sowtan qalasyadii dhulbahsnte ee ssc qaawiyeen kkkkk Somalia 🇸🇴 hanoolaato from muqdisho

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 7 днів тому +1

    dagalkisa rux uu dumara halo diro madama uu qaybta dumarka ku jiro oo diyana iyo makeup marsado

  • @nature1747
    @nature1747 7 днів тому

    Nin hadal yaqaan ah. Hadal waa loo dhashay sida loo Hadlo ma bari kartid.

  • @makoelmi1020
    @makoelmi1020 4 дні тому

    adugu mad u kala garnagaysa mise adaba kujira dagalka o u jawabaya dayax ku ma arko qof dhexdhehada

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 7 днів тому

    Kan qamar la leeyahey wuuba ka dhacsan yahey sheekada yaa yiri hargeysa neceb nahey isaaqu iyagaa xamar yirahda waan neceb nahey marka nimcaan iyo dayax dalnuurshe ayaad u adkeysan weydeen isaaqow somaliyoo dhan baad la dagaashen reer gooja cade ummada meel ka riista

  • @muhaabdulahi2
    @muhaabdulahi2 7 днів тому

    Muudhihin bahalo taliye ku cesho

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 7 днів тому

    Uxusilabufiinayaa maamasba miisee wuusìbaqaya Daayaxo

  • @yusraali6249
    @yusraali6249 7 днів тому +1

    Ha kala hilin gamar waki gamar cabdoy waxba lagama gorey.

    • @bilana289
      @bilana289 7 днів тому

      Niic in aad tahay way kaa muuqata mr qasqas ka waran

  • @kingabdullahi2668
    @kingabdullahi2668 7 днів тому

    Adiga xita cida ka dhhalatay aya afka ku difacisa wax runta ka hadlesid ma jerto si tos u sogal dagalka

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 7 днів тому

    Muxu kawada waxad difaaceyso lamayaqaano diyaano

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 7 днів тому

    Somali land marki ay kusoo biiren xamar waxaa laorajiray somali qaldaan hadana odayga oranaya itoobiya ayaan kubiireynaa malaga soojawaabo hadeeyna wada qaldaneeyn waasax waa somaliland waa qaldaan

  • @foozia426
    @foozia426 7 днів тому

    Dayax dagaal mageli karo waayo wuu iscadeeyey

  • @user-rh9my2vg4o
    @user-rh9my2vg4o 7 днів тому

    Adugu dayax wad ubugta kuwina ruta usheg

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n 7 днів тому

    Salax sanaag wuu dhali karo intuu gartay muu garan waa faaruq xataa reer muqdisho sidaa ciqdad uma qabaan asaga diidmadii ayaa keentay ficilkaa waa la yaqaanaa qaybta qararka haha waa tii khadar keyow uu ku cuni jiray hahahah 😂

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 7 днів тому

    Please qasqas views la siin, markuu waxsoo dhigo yaan far la saarin.

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n 7 днів тому

    Waa yaab wiilkan idinkaa halkaa gaarsiyay hadii Loo ogolaan lahaa in uu yimaado somaliland hahah dagaalna ma kraye cadceediba dhibaysa kkkk 😂

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 7 днів тому

    They are better than you🙈🙈. THEY country is under attack and they are defending SOMALILAND 💪💪💪💪 UNLIKE YOU😮😮😮

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 7 днів тому

    Ragu dumarka gacan masaaraan 😂😢