Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

BEESHA SAMAROON MAXAA U QORSHE AH!!??? XEERKII FAYSAL CALI WARAABE OO QABTEY AXMED ISMAACIIL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @sertemple
    @sertemple Місяць тому +15

    Thanks for the update!

    • @carlagraucatala
      @carlagraucatala Місяць тому

      Despite the economic recession, I no longer depend on Government Grants since I acquire $86,400 weekly profits?

    • @mayk06
      @mayk06 Місяць тому

      Great news! how did you get that?

    • @jeanpaganini
      @jeanpaganini Місяць тому

      It's all thanks to Abigail Johnson

    • @megzworld1
      @megzworld1 Місяць тому

      trading under proper guidance remains the best way to succeed in today's crypto market

    • @annabnan
      @annabnan Місяць тому

      Wow I know Olimm Abigail Johnson Her platform maintains a unique perspective and is very transparent with their investors. Regardless of whether or not she outperforms. I will forever stay invested!

  • @nimohassan4877
    @nimohassan4877 Місяць тому +3

    Seedi ❤ you good

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 Місяць тому +3

    Ninkan waa macquul

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Місяць тому +2

    This was honest advice from you. Laakiin reerka iyagaa iskugu wacan yaan isaq la eden anaa ah isaqna idhaleen

  • @Bormaaawigaasi2194
    @Bormaaawigaasi2194 Місяць тому +3

    Niyaw cawilaw mesha waxbaa ka soo socda reerkunu odayal ayay Nagu soo fasaxen lkn walhi lkn waxay ka helan ayay leyihiin samaron haduu mar koco siduu ku dago way adaga tahay aqoonta qori ayaa loo badali hadii lakala xishooni wayo isaaquna wadayna garanyn ayay ku ciyaarayan mah mah aya waxay tiraha waxad dhuso modayso aya xar kugu noqda marka han jabada hala joojiyo ama is keen siiya aqoon wax walagy heli waye bal cida ku dhib qabta han eegne 😎

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah Місяць тому

      Dagaal wax lagu dagdago maaha.
      Isaaq qori mawato laakiin hadal iyo siyaasad baawax lagukala qaadayaa.
      Idinna sidaa sameeya.

  • @Bormaaawigaasi2194
    @Bormaaawigaasi2194 Місяць тому +2

    Waa tan kale anaga ciyaalkani lacagta loo soodhibayo nama ma talan nabadu way cano macaan tahay meshana daan daansi ayaa kusocoda kolba 2 oday ha soo boteyan oo xagani niicda haka soo hayan cidna cid kama xoog wayna haday han jabad noqotana ama qaylo waxba lakala cuni mayo laas Canod ayad ogayd siday ku tag tay hadana samronkii oo iska sii jeda ayaa la daan dansanaya hadii nabada wadanka iyo xasiloonida somalind laga wada shaqayni wayo wala iska soo go I oo kii wayn aya rerka uhari ilahayna rag ayuu inaga wada dhigay

  • @caddeloverabar
    @caddeloverabar Місяць тому +3

    one first ❤

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Місяць тому +1

    Ama samaroon ka hadal ama cid kale cawil waa ku tageraa macquulnimada aad uga hadasho. Gar illahay ayay taqaan. From muqdisho

  • @braziliano12
    @braziliano12 Місяць тому +1

    Wale nin runta aan ka gaban baad tahay taasana ku wacan in aad runta sheegto faysal inantaba kuma dhacan in qaar ka daba hadlaan lakinse tani waay muuqata in caruur yaryar iska hadlaan shaaha karin bay ku soo caan baxeen war gabdha waaba libaxada runtay indhaha ka galisay shaahlayasha😢😢

  • @Layla6793
    @Layla6793 Місяць тому +1

    Cawiloow Dumaashi marna Seedi, Ilaahay baa is keen badey, laakiin Tolkaa way wareereen oo iyagaa is indha buuxiyey inkastoo Isaaq ayna isku figrad ahayn

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Місяць тому +1

    Maadaama uu madax u yahay xusbiga waa inuu wax walba la socodsiiyo hadi kale waa qayr mas'uul

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +1

    rerkan way iskah cadahay inay shektan mel walbah nocas bah sheganayah dimuqradiyad jegantoh waa qabil kuwan hadlayah waa horgaloh lacag ku so qatay inay cayan prfasorkah

  • @KafiyaDigoodmahamud
    @KafiyaDigoodmahamud Місяць тому +1

    Run badanna❤

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 Місяць тому +1

    Is casilad micnaheda mad fahmin
    Samatar isma casilin hadalkisa ha badalin
    Dorashadi ayay ka hadheen rerka u matalo
    Xusbigana isagalee am dida ama dona ya tugiin😂

  • @user-oe6tb2yv4p
    @user-oe6tb2yv4p Місяць тому

    Wlhi runtaad u sheegty hdy tolky wx fahmyan ma yaqanan cadowgoda iyo zadiwoda Gaasi

  • @DaahirTuulane
    @DaahirTuulane Місяць тому +1

    Ad baad nobaratay saxib

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 Місяць тому

    Axmed I.Samatar stress ayaa haya waa single hala yaabina

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Місяць тому +1

    Seedi waabeer halkaa kahay cawilow 😂

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Місяць тому +1

    War inan qiimo leh baa tahay run baad sheegaysa xafidu laah

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 Місяць тому

    Isaaq yaguba waxba isuma ogola seelo heshiinayaa😂😂

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 Місяць тому

    Prof dad ma haysto. Rer awadal iygaaa. Isku. Xun. Meel ma gadhyaaan. 😢😢😢😢sory. Goblku dad siysaded maheee. Wax uuun. Hayska. Bartaaan. Waligoood.

  • @hasuunimursal8667
    @hasuunimursal8667 Місяць тому +1

    Waad asiibtay ugaas

  • @faizam523
    @faizam523 Місяць тому

    Cawilow hadii tolkaa sidaadan caqli fayow iyo dabno ka xishooda deelqaafka ay leeyihiin waxba ifinkaba xumaadeen laakiin nasiibdaro iyaga ayuun baa isla toosan qalad bey qalad ku saxayaan.

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 Місяць тому

    Nin xanaaqsan oo like iisaara ku qaylinaya waaad walantahay walaal

  • @DeeqaCismaan-zv4rn
    @DeeqaCismaan-zv4rn Місяць тому

    Runbaadsheegtay reer awdal waa dad aandhinac uwadasocon oo aantashan

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi Місяць тому

    Maxaad isdaas ugu hadlaysaa waxuu sidaa uyidhi masuul hadaad tahay xisbiga makeligii baalaha weligaa dhinac baadka raran tahay garan maayo alle haku garan siiyo

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr Місяць тому +1

    Somaliya somali baleh❤❤ ❤ xanaqa joji

  • @user-ew3sh1vp7r
    @user-ew3sh1vp7r 29 днів тому

    Waanu ceeboonya isaaqooqa

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 Місяць тому

    War adigu sedigaya tahaye xishood.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому

    cawilow adiga laftada reerahaasii xaskagaga ah caqligaga yaanu noqon meherad lagula leeyahay waa khaldan tahay

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Місяць тому

    Waa runti
    Yaad siri kartan

  • @abdifatahilkacase9820
    @abdifatahilkacase9820 Місяць тому

    Sorry sxb

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Місяць тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saynabcismaan3681
    @saynabcismaan3681 Місяць тому

    adiga maxa kaa galay ninka uu xiqsan tahay war isku xisho adigibaba kala socde