Sidee Turkigu u Basaasay Nishqada Diyaarada Faransiiska ee Rafale | Xulashada Dunida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribers | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

КОМЕНТАРІ • 146

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 3 роки тому +11

    Maasha allaah turkey 🇹🇷🇹🇷🇹🇷 guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 AZERBAIJAN 🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 3 роки тому +26

    Mansha AllAHA Qadar iyo Turkey in aay isla shaqeyan wax wanaagsan weye 🇹🇷🇹🇷❤🇵🇰❤🇶🇦🇶🇦❤🇦🇿❤🇸🇴❤

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 роки тому +14

    Turkey ilahay ha Guuleyo gagne🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @musamusamm6418
    @musamusamm6418 3 роки тому +20

    ♥️♥️♥️♥️🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻 guuuuuul jogta ah inshallah tacala walalahen rer turkey

  • @axmednadiir1360
    @axmednadiir1360 3 роки тому +5

    Masha allaah warbaahin caalamiya oo umada soomaliyed indhaha ufurtay ayaa tihiin guulaysta bahda horufadhi media

  • @qamarcali974
    @qamarcali974 3 роки тому +3

    faransa iyo maraykan teknoloojiyada ayaga maloo waxyooday samada miyaa looga soo dajiyay maya inshaa allaah juhdiga ay bixiyeen mid ka badan ayuu bixinayaa turkigu wuuna dhaafi doonaa bi idni raxmaan muslimkuna ducada ayuu ku kabi doonaa ha guulaysteen xulufada turkigu aamiin

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 3 роки тому +4

    Turkey iyo dhamaan islaamkaba alle guusha facantooda ha geliyo🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤❤❤❤❤❤

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 роки тому +46

    Ilahey ha lajiiro Turkey Amin yaa Rabin Amin 🤲🤲🤲🤲🇦🇿🇸🇴🇹🇷

  • @ganay4773
    @ganay4773 3 роки тому +2

    Kuwaturkigaa kafiican ishaalaah

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 3 роки тому +10

    Insha Allah sumcada muslimska waa soo noqonee, Turkey 🇹🇷 ayaa bilaabayaan si inta wadnaha ka dhimatay ee muslimiinta ahan u dhiiradaan oo damiirkooda usoo ceshataan.

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 роки тому +2

    Turkigu aad ayuu u dadaalayaa..mar haddi uu samaystay.diyaaradaha lamid.ka ah kuwa faransiiska ee halista badan
    Waa guul usoo hoyatay turkey.ga

  • @Sirsultan77
    @Sirsultan77 3 роки тому +3

    Intii jecel inuu islaamku sareeyo. Fadlan like hayla dhaafin👏

  • @yasinshuceyb3317
    @yasinshuceyb3317 3 роки тому

    HORUFADHI MEDIA AAD IYO AAD BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA. GUUL TURKEY INSHA ALLAH

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 роки тому +8

    Keep going Turkey

  • @theinternationalhistoriccl3633
    @theinternationalhistoriccl3633 3 роки тому +11

    masha allah allow turkiga awoodeeda ziyaadi madaxda soomaalidana kadhig kuwa daacadnimada turkiga fah,a xiriir qota dheerna la yeesha

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 роки тому +1

      Allaahuma Amiin amiin ayaa Allah

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 3 роки тому

      Amin yaa Rabin Amin Amin

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 роки тому

      @@batulaisse2844 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ua-cam.com/video/YzzEyGCwMcI/v-deo.html

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

      Aamiin aamiin

  • @abdirahmanseyliealihersi3346
    @abdirahmanseyliealihersi3346 3 роки тому +5

    Hadii aaynu fahmayno diyarada la cslmda wa bayraktar 👍👍👍

  • @macalinkenyaati8843
    @macalinkenyaati8843 3 роки тому

    Guul ayaan u rajeeynayaa turkiga in away hormar gaadho dhanka tiknoolojiyada si aay ujibiso reer galbeedka guul

  • @suldaanyare1014
    @suldaanyare1014 3 роки тому +3

    Mansha allaah sirdonka turkigu uu shaqaynayaa guul baan u rajaynayaa islaamka

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 роки тому +1

    Thanks Eng:yasiin.

  • @cabdalemaxamed2823
    @cabdalemaxamed2823 3 роки тому

    Xidhiidhka Turkiga iyo Qadar alleh
    Alle hasii wanaajiyo
    MahadsaniD Horufadhi media

  • @somaliannhanad5062
    @somaliannhanad5062 3 роки тому

    Illaaah ha guuleeyo turkiga

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 роки тому +4

    Guuuuuuul Turkey insha allah

    • @jibrilsaid5516
      @jibrilsaid5516 3 роки тому +1

      horfadhi media kobciyaha garaadka umada soomaaliyeed xaqiiqdu waxay tahay inuu kor u fahamka dhalinyarada intii ay jirtay horfadhi aad baad ugu mahadsan sida hufan ee aad usootabisaan dhacdooyinka dunida

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 3 роки тому +2

    Dawladaasi waxay u qalantaa
    In bayco ay la galaan
    Dhaman dawladaha Islamku
    Eebe hala Jiro walalaha Turkiga..

  • @kowsarmohamed4097
    @kowsarmohamed4097 3 роки тому +2

    Masha Allah Turkey ilaahey ha la jiro

  • @kabtanshariif9763
    @kabtanshariif9763 3 роки тому +1

    ,,,🇸🇴🇹🇷🇶🇦,,,Bi idnilaahi guulaystaa

  • @axmedileyswaafi7918
    @axmedileyswaafi7918 3 роки тому +2

    asc Turkiga allaaha guuleyo am in amin

  • @adenhassan7073
    @adenhassan7073 3 роки тому +5

    Bayrahtaar Tb2 Ayaa Ka horeysa only

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 роки тому +5

    Mahadsanid sxp macron iyo France ilahay ha duleyo

  • @axmedjaamac3566
    @axmedjaamac3566 3 роки тому

    Maaashaa Allah guul turkiga

  • @marianali6233
    @marianali6233 3 роки тому +4

    Muslimiinta allha mideeyo insha allh kherka wuu soodhawyahay

  • @mohamedladane9734
    @mohamedladane9734 3 роки тому

    wax kaleba ma garanayno adeer #Turkey is the best.
    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @Hagardigitals
    @Hagardigitals 3 роки тому +1

    Eng yassin cod kar iyo aqoon yaham masha allah guul aan kuu rajaynaa

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 3 роки тому +1

    mazha allaah guul marwlba ilaa qiyaamu saac turkey ilahay idankiiz marwlbana jabiya gaalada iyo cadowga izlaamka inzha allah

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 роки тому +1

    Horfadhi media guuleeysta

  • @habibaabdirahman2146
    @habibaabdirahman2146 3 роки тому +2

    Gul turkey

  • @suheybruumi658
    @suheybruumi658 3 роки тому +3

    Barnaamjikaan Xulashada Dunidii waa barnaamijka aan ugu jeclahay amase ugu dhageysiga badanahay , Horumar wacan Asxaabta Horufadhi Media Gaar ahaan ENG ka

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 3 роки тому +32

    GUUL TURKEY ! ORDUGAN WAXAAD TAHAY AMIIRKA ISLAAMKA EE SHACABKA 100% AY RAACSAN YIHIIN WAXAAD MUSLIMIINTA TUSTAY RAJO IYO HAMI SARE

  • @hamazmediagroup7452
    @hamazmediagroup7452 3 роки тому +1

    illaahayow garab istaag caalamul islaami

  • @abdallaabdoo4170
    @abdallaabdoo4170 3 роки тому +4

    Horfadhi media noo so badiya
    Barnaamijyada noocan ah mahadsanidiin..

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 3 роки тому +4

    Inshallah Turkey and Azerbaijan Allah with them Inshallah guul 🇹🇷🇦🇿❤🇸🇴

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 роки тому +2

    Alaah hala jiro Turkey waxaan rajaynayaa inay diyaarada maraykanka ee f,35 na ay siraheeda helaan insha alaah

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 роки тому +1

    Barnaamij fiican waaye guul

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 роки тому +4

    Turkey guuyta

  • @hassandahir249
    @hassandahir249 3 роки тому +1

    Turkiga waa abooda islamka guulayso waligaa

  • @abdifatahjooye5439
    @abdifatahjooye5439 3 роки тому +2

    Wariyahaan mar walbe wararka hanoo soo gudbiyo hibo wariyo nimo ayuu leyahay iyo cod talent ah

  • @gaagaale71
    @gaagaale71 3 роки тому +2

    Diyaaradaha imrat franc iyo giriig waa bursatahay diyaaraha turkey xagga hawa waa laga qabsadey maah maah wxay aababahay waxuu layahay. Geel badan hadeer france waa dhacay faankis waa jabay

  • @abdifatahkaluni1268
    @abdifatahkaluni1268 3 роки тому +1

    Wow I love it😄😄😄😄

  • @shaaficimaxamed2430
    @shaaficimaxamed2430 3 роки тому +3

    Turkish iyo qadar iyo bakistaan iyo dalkeyna ha midoobaan cadawga ha qalqalee

  • @xaarithcabdullaahi116
    @xaarithcabdullaahi116 3 роки тому +1

    HOrufadhi Media🔥

  • @never_lost560
    @never_lost560 3 роки тому +3

    Wxa dhici karta in tutkigu kudhawaqo 2022 in uu sameystay diyarad lamida mida franciska taas oo uawodo mada uu yahaw wadanka 2baad dunida ee soosara diyrada Daroniska ee casriyesan
    Guul Turkey🇸🇴🇹🇷🇶🇦♥️

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 роки тому +2

    Thank.s horfadhi media

  • @ismailhassan4750
    @ismailhassan4750 3 роки тому +1

    Masha allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tihin

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 3 роки тому +4

    Waad ku mahadsantahay soogudbinta wanaagsan

  • @abdibede3958
    @abdibede3958 3 роки тому +3

    Guul Ordogan geesiga islaamka waxad tahay Geesi Babdho badan ladhashay balse wiilasha ladhashay ay yaryihiin waa marka Dalalka carabta intagaalada lasafatay lagudaro gabdhaha kuladhashay balse waxan illaahayka rajaynaynaa inuu bedelo boqortooyooyinka hogaanka u haya Dalalka carbeed, insha Allahu guuliyo geesinimo aan gabasho lahayn allaha kugugarabgalo.

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 3 роки тому +6

    F-22 Raptor. baa ah diyaaradda ugu khatarsan jiilka 5aad ,waana diyaaradda keliya ee aanu Mareykanku iibin.

    • @mohajabir58
      @mohajabir58 3 роки тому

      Tan shinaha ka qatar badan ee Zu layirahdo magaceda waa iga lumaye

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 роки тому +2

    Hor fadhi kaalin muhimaad ugu jirtaa bulshada afka soomaliga ku hadasha .hore u soco

    • @عبدالكريماسدى
      @عبدالكريماسدى 3 роки тому +1

      Plz stop hadasha afsomaliga

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 3 роки тому +1

      Umada Somaliyeed baa ka wanagasan

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 3 роки тому +1

      @@عبدالكريماسدى waa wax laga xumaado in qof Soamali ah, uu melasoo istago dadka af Somali ga ku hadlo oo yaanahay? cajiib

  • @craxmaanxasan3842
    @craxmaanxasan3842 3 роки тому

    mashllh turkiga rabbi halajiro iyo dhamaan muslimiinta allaahuma aamiin

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 3 роки тому +1

    Ilahy halajiro sucudi arabia iyo dubai iyo masar iyo qadar iyo Turkey iyo melkasta omuslin kunlyahy

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 роки тому +2

    HORUFADHI MEDIA MAHADSANID ING YASIN IYO SULEYMAAN XAANSHI

  • @tacabtv8452
    @tacabtv8452 3 роки тому +1

    Wax badan waa inoo faa,iideysey bro 👍

  • @qalinle20
    @qalinle20 3 роки тому +1

    Dunidiii waataasaa somaaliyey adinkana qabiil iskulaaya sodon sano

    • @dekaaaskar3431
      @dekaaaskar3431 3 роки тому +2

      Illahay somali waxa u wanagsan hafahansiyo iyo dantoda islaamkana kor allah kadhigo guulwarta turkey insha allaah

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 3 роки тому +1

    Guul iyo gobanimo ayaa urajeynaya walalaha turkiga

  • @farahdakow9777
    @farahdakow9777 3 роки тому

    Qatar shaqo fiican ayay qabatay.

  • @ibraahimmaxamed4093
    @ibraahimmaxamed4093 3 роки тому +5

    Greece hada ayuu baraarugay,turkigu horuu u diyaar garoobay.

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax1446 3 роки тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاد حاش
    Mahadsanid mudane
    Waa beentood anaa huba in aanay run sheegayn

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 3 роки тому

      kkkk waxbaro jooji jelesnimada

    • @mohamedfarax1446
      @mohamedfarax1446 3 роки тому

      @@hyassin4276 xayaysiinta franchiga hadaan diido denbi maaha,
      واعبد ربك كثيرا حتي يأتيك اليقن

    • @anisayasin4991
      @anisayasin4991 3 роки тому

      Hhh waa runtood adiga maxaa ku beenin

  • @abdirazakadem439
    @abdirazakadem439 3 роки тому +1

    Asc horowfadi waxaan codsanaya waraarka Ethiopia iyo masar garaahan hadaalka Turem

  • @abdirahmanseyliealihersi3346
    @abdirahmanseyliealihersi3346 3 роки тому +1

    Yan I
    Ma qusayseyo Eng ysn. Ka hadal. Bayraktak S 3 Rafal vs bayraktar❤️

  • @noradincabdifaarax8284
    @noradincabdifaarax8284 3 роки тому +1

    J -20 ka hadal ustaat insha alhh

  • @cabdinoor1026
    @cabdinoor1026 3 роки тому +4

    A deer warka iska hubi marka hore

  • @C.2022-t7y
    @C.2022-t7y 2 роки тому

    Raafaal ✅

  • @jaamacnuurkahonestjaamacnu9942
    @jaamacnuurkahonestjaamacnu9942 3 роки тому +3

    DIYAARADAN WAA TII TURKIGA CEEBEYEY XILIGII AY ISKU DAYDAY INAY JOOJISO MARKABKII TURKIGA EE SAHMINAYAY SHIDAALKA ...KADIB MARKII GABIGEEDBA LADAMIYEY XILI AY HAWADA KU JIRTY HHHHHH WLHY TURKIGA ALLE HA XAFIDO

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 3 роки тому

    Afkiina maad qabsataan somaliyeey

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 3 роки тому +1

    Which is better F-22 Raptor and F-35

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 роки тому +1

    Islamku haguilmi gataan illahay hadad amiinto iyo chiibka cidamada iyo madax weinne dacada oo jeel daadkisa iyo dalkisa horowmar iyo guul aya haantidada ah

  • @sadiomohamad941
    @sadiomohamad941 3 роки тому +6

    Turkiga waxan alle uga baryaa inow ka kaafiyo cadawga gaaliyo islaanba leh ordugan waa geesi aan caga dhulka loogu dhufan karine

  • @nemlessful
    @nemlessful 3 роки тому +1

    Hassan daahir Aweys oo ku xiran horfadhi media waxuuna qirtay in suleman hashi uu yahay Nin gentleman ah waaw 👍 Hassan dahir aways oo maxbuus haduu dawaday wareysi gii musharaxa qeybta 1 😂

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 роки тому

    We need like 100 of them just to change the f16. And be save from every budy in the world we need 100 f15 the new ones

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 3 роки тому +1

    Diyaaradani ma waxaan la xadin.baa sirteedda ...waaba halis.bee..
    Markaan dhagaystay information.keeda

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 3 роки тому

    This new guy reporting the news

  • @mohamedsaidmohamed8604
    @mohamedsaidmohamed8604 3 роки тому

    Mashaallah

  • @abdullahahmed5056
    @abdullahahmed5056 3 роки тому

    Way hordaan kuwani

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 3 роки тому +1

    Rafael vs F 35 kee awood badan

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

    Eng yassin marka dambe insha alaah j 20 kasoohadal

  • @abdirisaqbahmadabdirisaqah2290
    @abdirisaqbahmadabdirisaqah2290 3 роки тому +1

    Hanbalyo Qatar iyo turkiga cadawgiina hajabo

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 3 роки тому

    Rafael can’t survive against S400

  • @nurdinpubg7959
    @nurdinpubg7959 3 роки тому

    💪💪💪🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🙏👍👍👍

  • @daacimedia1
    @daacimedia1 3 роки тому +1

    Subscribe saar DAACI-MEDIA
    Wacdi iyo waano

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax1446 3 роки тому +2

    Tan waanagii ku fashilinay badda
    Mediterranean ka
    Franch fashilluu fashilluu fashilluu

  • @ahmedpeshighlights9240
    @ahmedpeshighlights9240 3 роки тому

    Wax farce soosarto waa wax lagu khasaaray carada haku dhacdo

  • @abdullahihasan2639
    @abdullahihasan2639 3 роки тому

    Wllll diyaarada Rafael wxa fashiliyey turkey cid aad ushegeesi mlha xaqiqdi

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 роки тому +2

    aadamaha xussein kurdi ayaad kasoo copyeysey hhh

  • @kaamilkhaanii2019
    @kaamilkhaanii2019 3 роки тому +1

    Zxky wanku raaczanahay
    Soo gudpinta xogahan todopaadkipa Hal Mar waayo
    Waa loo xiisiyaa

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 роки тому +1

    Waar waxaasi waa faanka ay sheekteen Faransiisku.
    Waar diyaaradaha ugu khatarsan Maraykan iyo Ruush iyo Shiine ayaa haysta.

  • @aminacali9694
    @aminacali9694 3 роки тому

    Xageed noogu xayaysisay faransiiska hoodhka ah haday nafleedahay maalaga iibsado cidiba kamay xiiran aduunku

  • @ahmedsaciid8503
    @ahmedsaciid8503 3 роки тому +2

    Ma Rafael ayaad maantana xayeysiinaysa
    War taifonka ingiriiska ayaa kawacan runtii

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 3 роки тому

    F16 ayey isticmaaleysey markey Pakistan xilfaha u qaadeysey diyaaradaha dagaalka ee India mana fogeyn

  • @AhmedAli-ft3kr
    @AhmedAli-ft3kr 3 роки тому +1

    ma jirto diyaarad ka horeeyso f16 mawaxaa rabto ayaad noosheegee

  • @dalxiisdamaashaad8005
    @dalxiisdamaashaad8005 3 роки тому +1

    Barnaamijka Xulashada dunida wey igu bacdaa

  • @macadmedia1
    @macadmedia1 3 роки тому +2

    Barnaamijkan maxa xiiso leh. Waxan idinka codsanayna inad ka dhigtaan maalinle haday suuro gal tahay mahadsanidin

  • @abdirahmanabdulahi9000
    @abdirahmanabdulahi9000 3 роки тому +1

    P c
    N