MUNIRO OO IYADU GOAL⚽️ ISKA DHALISAY shalay ban ini shegay ilmo ma rabto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Probeer de gratis video-editor CapCut om video's te maken! www.capcut.com...

КОМЕНТАРІ • 48

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  Місяць тому +7

    ua-cam.com/video/gseRvfpwlAU/v-deo.htmlsi=Flg0kH7UfORdSvqu. CHANNELKENA NADAFADA IYO ROUTINE SO BOQO

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Місяць тому +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Allaha xafido qoysaska islamka dhaman isjacayl is ixtiram dhexdoda illahey haka dhigo yaa Rabi yaa Allah

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Місяць тому +3

    Masha Aallah Masha Aallah Masha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZahraZahradagan
    @ZahraZahradagan Місяць тому +3

    Man sh allah abayo allaha ku barekeyo

  • @MushtaqAbdullahi-v2h
    @MushtaqAbdullahi-v2h Місяць тому +1

    Ilaahey warkiisa ma qilafsantahy asaga dhahay in nimankoda unoqdan u wanagsan hade wanaag rabane ninku iyo nagte

  • @zuzuqalanjocookingdecorati4886
    @zuzuqalanjocookingdecorati4886 Місяць тому +12

    Ruuney abyo wlhi isku fikradaa nahay nin hadad mar kla tagteen waxan ugu labtaba waa qalad wixii shalay ku kula tagnay ma yaaloo haddan go.aan adag ka qadan karin aan iskey sabro dumaroow mid ogaada xasid aan nafteena eheen ma liini illahow na astur🥺🥰

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r Місяць тому

      Takale waxa ka daran ceebta ay sheegeysey

    • @ilovemyf
      @ilovemyf Місяць тому +1

      Waxas oo qaylo waxa ka keenayey gabadhas waa jacayl

  • @hiboharaf5504
    @hiboharaf5504 Місяць тому +2

    Subxanallah haba la'isku noqdee waygee la'isugu noqday 3 dii dalqadood soo may dhamaan walee cibraa taala qurbaha waa la'is furay waa la'isku noqday baa ka jirta illaahow kuwii xalaashooda iyo diintooda adkaysta naga dhig wl ama samir qaadoo iska adkayso sikastoo xaaladu kuugu adagtahay ama go'aan aan shalayto iyo soo noqosho lahayn qaado walciyaadu bilaah.

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 Місяць тому +3

    Maogeyn wlhi hadan booqana janalkaga kale abayo ruumi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Місяць тому +3

    WCS WALAAL 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Місяць тому +1

    Masha Allah taas isga mid ayaan nahay Ruumiyay sax ✅

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 Місяць тому

    Maashaa allaah abaayo waa runtaa

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 Місяць тому +1

    Qasilka sawta layiraa waqti badan laguma joogo oo wajiguu gaboojiyaa

  • @Salsabil123
    @Salsabil123 Місяць тому +1

    Waa ruunta Abayo❤

  • @Salsabil123
    @Salsabil123 Місяць тому

    Waa ruunta Abayo❤ Horey U soco

  • @kaltunmohammed9821
    @kaltunmohammed9821 Місяць тому

    Waa run

  • @kaltunmohammed9821
    @kaltunmohammed9821 Місяць тому

    Waa run.ruun

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Місяць тому

    Ayadaa nafteeda cadaw kunotay muniiro

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Місяць тому +1

    Kkkkkkkiii Kkkkkkkiii

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Manshalah ruumi maxkamad daher calasow ayay ku shektey life ka gaalada ma oga 😂😂heshiye

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Місяць тому +2

    You can’t excuse someone’s bad behaviour cos of walac, Maxad ku hadlaysaa? We all been pregnant and never disrespected anyone uuf caleyk

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm Місяць тому +1

    Subxanallha waxaay tidhii walibaa isagoo qaawaan ayeey so dubtaay
    Waxbaa umeey reebaan
    Maay iskaa amuusto marking horee 😂😂😂😂

  • @whome4851
    @whome4851 Місяць тому +1

    Wallee ninkaas waa nin culus

  • @ilovemyf
    @ilovemyf Місяць тому

    Buskud wuxuu u soo cashada in uu ka aarsado oo soo qarxiyo

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Ok naagahaan oo dhan maxaa idin waa laaay gabadhaan cid xasad iyo qof xukumaay maleh

  • @farhiachannel
    @farhiachannel Місяць тому

    Naa Ruumi qac baa naga yeertay😂😂😂😂 shibdheh waliba aniga hoognau😂😂

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r Місяць тому

    INOO SAMIRKA ROOYAHOOW YAHAY BAASTA LAQUUTO SAMANADA ADKAADAA ADKAADAA AQLIGAA SAXAAYAA

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Місяць тому

    Miyaay isku noqdeen😂😂😂😂candho candho baratay ma ka samirto

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Місяць тому +1

    Mohamed buskut iyo Munira ayaaga caadaw isku ah meeshana waxa ka sosocda ayaa ka weyn , Somalida waa iney ruunta isku sheegan uuuf

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Місяць тому

    Munira wag naag walan

  • @Hafsa_forever
    @Hafsa_forever Місяць тому +2

    Waley ruumimey wad sheegtey iney ninkeeda meel ey uso marto la’adahayo cunigi ku marmarsiyoneso,hada wey isku labteen hambyo an leyahay kkkk
    Nin iyo nagtisu lama dex galo😂

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Місяць тому +1

    Labadaba wax isma dhaman iyada iyo isagaba isma dhaanto iyo dhasheeda aan maqli jirey markan yara waxan sugnaba wa mar labad iyo musalsalkooda qeybti 2aad 😂😂😂😂😂😂

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Місяць тому +1

    Wa ku hessta labada dhinacba

  • @hafsaalihasssan5034
    @hafsaalihasssan5034 Місяць тому +1

    Wcs mcnto o ma hada ninkee sidee oged dhehesee hoos sexanee waxas wa ceeb qofka hade wax kaga dhimanyihin dulduleladisaa la dabolaa Armoo cebeyaa doqonta🥺

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Місяць тому

    😂😂😂😂 qacbaakayertay ree comenti

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Місяць тому

    Naa heesta vedeoga saaran maaragtay qacba kaayereyse qalbigu kumajabo miyaa 😂😂waye oo hada maiyadaa qac kayeertay mise dadka kasoohadlay wlh way isceebeysay uf deh

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho Місяць тому

    Ruufiyaanad baad noqotay iskuxishoo duliyad yahay

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it Місяць тому

    Maxa kaa quseeya adiga ma adigaa doonayey maxamed busukud faransiiskii madowa gaalka ahaa hadey dib ogu laaban lahayd caawa habartaan alalaas ayey ku dhufan lahayd maxamed buskud somali nimada ayad ku weerareysa miyaa islaamahan shaqa la aanta heysato shakha aan rag iyo dumar aan ahayn miyaa kkkkkkkkkk yab ayan aragnay kkkkkkkkkkk

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s Місяць тому

    Qasil malgu sexan karaa huuno?
    Maalintii waaba halmamaa inaa marsado