CAQLIGAN HADAD ISTICMASHO WAD KA GULEYSANE CIDWALA# GUURKU MA SAHALANA# 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @susuusiman256
    @susuusiman256 2 місяці тому

    Jazakillahu khyr abayo Ruumi ❤

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 2 місяці тому +6

    ما شاء الله جزاك الله خير يا اختي ❤

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 2 місяці тому +2

    Manshaa Allahu tabaarka barakalah my dear sister ruumi

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel 2 місяці тому

    Mashallaah baaraka allaahu fiik waa run waana wax jira 💯

  • @umualma2451
    @umualma2451 2 місяці тому +1

    Mansha Allah wlhy hadlo xaqiiq sheegtay waa ku aminya inad cid kala tashan guurka waayo 5 sano guri lehay waligay qof kalma tashan xita hadan cadhaysan family kayga madareen siiyo noso badi barmajim yadan waxa badan wada naga waayo argsantay 17 sano bada jamacada ku jirtaye rumiye alle haku xafido adiga iyo family kagaba qoyskasta oo muslin dhexdo rabi raxmada iyo umado hadhigo aamin yaaarabi ❤❤❤

  • @yurubawil5660
    @yurubawil5660 2 місяці тому

    Mansh allaah alle ha xifdiyo walal qaali waa ❤❤❤

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 2 місяці тому +4

    Maasha Allah

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o 2 місяці тому +1

    😢😢😢 waa runtaa ruumi waankutaageeraa ❤

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 місяці тому +2

    Fariid ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo owlaada iyp odaygaada❤❤

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw 2 місяці тому +2

    Ruumiyey barnaamij fcn waaye noo soo badi abaayo ik ben 10 jaar getrouwd alxamdulilaah

  • @MiskiAbdicali
    @MiskiAbdicali 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo mahadsanid ❤❤❤❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 місяці тому +2

    Maaha Allah gulayso qalbi❤❤❤❤

  • @whome4851
    @whome4851 2 місяці тому +5

    Soomaalida guurkeedu waa xaabsi waayo ma aha dad fahansan masuuliyada ay leedahay

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 місяці тому

    ruumi waxa thy wof caqli badan masha Allah gabdha qaar ayago dhib ku jira ayey iska dhigan kuwa igu wanagsan

  • @NasteexoMaxamed-l1y
    @NasteexoMaxamed-l1y 2 місяці тому

    Masha allh waxbadan ayaan kafahnay

  • @NatureVibes11492
    @NatureVibes11492 2 місяці тому

    Masha Allah abaayo waa ruun arin kaas wallaahi dadku run layskuma sheego

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 2 місяці тому +1

    Saxiix mashaa Allah ❤❤❤

  • @Haboyaroy
    @Haboyaroy 2 місяці тому +2

    Mansha Allah abayo❤

  • @FrxyoAli
    @FrxyoAli 2 місяці тому +1

    Masha Allaha

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 місяці тому

    Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 2 місяці тому

    مشا الله تبارك الله ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 місяці тому +1

    Sax wlh abaayo nagaha dacad mawada ahan

  • @NuraSiciid-k6u
    @NuraSiciid-k6u 2 місяці тому +1

    Waa runtaa qoysku samir buu u baahan yahay

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 місяці тому

    Maasha allaaah xabibti ❤❤

  • @hoodamahamud-l4b
    @hoodamahamud-l4b 2 місяці тому +2

    Jigjigan kaso salmaya rumiyey ❤

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 2 місяці тому +1

    Aniga hoyo cusub aya ahay ilmaha kobad laygujexay ani cid ima cawin wa jariyad wa cidkale hoyoday xanun aya dhulka jifiyey alaah haycafiyo rerkayga uma burburin maxa shaqale igukeni wayday wayo in an nolosha uwado si alaah uu igutalo galay aya uwadana wayo waxan ogyahay aduunka in lagatavayo hadan is walo ana walanaya walaahiy guurka in dhamaystir ahayn aya ogahay waxwalba maracraco buuq alaah imatuso wixi qadar ah alaah udayey oo wankukalsonaya 1sano 3bil aya laygaqa marka in an nolosha iskudaliyo buuqo marabo qadarka alaah keena marka hadegdegina hablow wayo dadka igawawayn aya dhagaysta hadi hadal is dhaafa arko deganan aya iskudaya wan kadhaqaaqa wayo guurka ciyar maha aya dhagayztay marwalba

  • @NuraSiciid-k6u
    @NuraSiciid-k6u 2 місяці тому

    Wad mahadsan tahay ukhtii talooyinka noo wad

  • @SacdiyoAruf
    @SacdiyoAruf 2 місяці тому

    Keep going abaaoyo❤❤❤❤❤❤

  • @aminamukter3720
    @aminamukter3720 2 місяці тому +1

    Mnsha Allah Allahburarik waa ruun

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 2 місяці тому

    ❤❤

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 місяці тому

    Culeeska badan waxaa hayo xaaska waa dhib

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 місяці тому +1

    Wlhi waa runta ruumi nagaha badana runta kama hadlaan nolosha runta ee guriga waa is fahan lkn waxad arkeysa naag kuleh aniga ayaa taliso ah hadane marka aad sii firiso kaa lidato oo mar walbo aad adiga daremeyso ineysan farxad heysan

  • @SaredoAbdi25
    @SaredoAbdi25 2 місяці тому

    Wsc from jabuti Rumiyey ana uhoreya😅

  • @Humble1996
    @Humble1996 2 місяці тому

    Aniga 9sano guri Lee yahay hadana sasay thay islama jogno mar walbana waan is qilaafnaa wax walba aan dhaqaalaha ahayn anaa qabsado cidna ima saacidayso 😢

  • @MaryanMaxamud-q8r
    @MaryanMaxamud-q8r 2 місяці тому

    Isku fikirbaanahnay ruumiyeey

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому

    Ruumi I'm perfect haday ku tiraah no ayada haday happy ku tahay waaba dulmi badanahay 🤣🤣😊

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 місяці тому

    abyo waa runta labada qof waa in isku dulqatan

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 2 місяці тому +1

    Hhhhhhhhhhh

  • @HindaQuruc
    @HindaQuruc 2 місяці тому +1

    Rumiye 17 sano ayalay laygaba
    isku mid ayno nahay walolo

    • @IdilClaahi-uv3ym
      @IdilClaahi-uv3ym 2 місяці тому

      Masha allha❤❤❤❤

    • @lulmohamed181
      @lulmohamed181 2 місяці тому

      Maasha Allah

    • @NuraSiciid-k6u
      @NuraSiciid-k6u 2 місяці тому

      Jazakallahu khayr wll ruumi Ana 17 sano ayaan guri leeyahay alxamdulillah alah ha xifdiyo qoysaska somalida yo muslimkaba❤

    • @safiyahussen9466
      @safiyahussen9466 Місяць тому

      Gur wa nolaal waanaag san lakin samir iyo dul qad