Ka Bulsho Ahaan Technology-yada Faa’iido May Inoo Tahay Mise Qasaaro?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

КОМЕНТАРІ • 20

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman8768 23 дні тому +9

    Waa seef laba af leh, ilaahy hanaga dhigo kuwiii dhanka wangsan u isticmaala❤

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 23 дні тому +3

    Sina faaido sina qasaaro waa seef 2dana dhinac ka afeysan mid xun io mid fcn kuwii mida fcn qaata allaha naga dhigo

  • @sahromarwo2387
    @sahromarwo2387 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 23 дні тому

    Walhi technologyda waxbadan ayay naga fududeysay _____ waxa ugu muhimsan ee aan ku taageri karo waxan noqday freelancer waxaana ka raystay gumaysiga Shaqsi kale ❤❤❤❤ technology

  • @Oteyb2003
    @Oteyb2003 23 дні тому

    Waa seef laba af leh❤ 🥰🥰

  • @HudafeAbdi
    @HudafeAbdi 23 дні тому

    Qasaaro Noo Thy Nolashii Hore U Xiisnay❤❤😢

  • @11naa44
    @11naa44 22 дні тому

    Qofkii si ficn u isticmaalo faiido u thy wx bu baran kara ama lacag ka sameyn kara qof ki si xun u isticmaalo qasaaro ama waqti lumis ama dembi ayey u noqon karta

  • @adammanur9012
    @adammanur9012 23 дні тому +1

    Isticmaalka qofka ayey kuxirantahay ,waxa kale aan dhihi lahaa waa seef laba afleh,🗡️🗡️

  • @NajaxHusein-lz6re
    @NajaxHusein-lz6re 23 дні тому

    Waxna wey qarribte waxna wey fududeyse 😂😊

  • @kheyrka9816
    @kheyrka9816 23 дні тому

    3rd 😊

  • @MaryamMaxamed-fc6vf
    @MaryamMaxamed-fc6vf 23 дні тому

    Waa ay fududeysay👍👍👍👍

  • @AnasXabiib-gb8vo
    @AnasXabiib-gb8vo 23 дні тому

    Waqti ayay iga cuntay

  • @user-th4iy4uj4q
    @user-th4iy4uj4q 18 днів тому

    Wax eey fududeeysay oo badan ma jirto familki ayeyba kala fogeeysay

  • @hanifaarax-nr7kt
    @hanifaarax-nr7kt 23 дні тому

    Wey qaribty😢

  • @user-pj8zr3ev2l
    @user-pj8zr3ev2l 22 дні тому

    Shaleemo maba jirto hada xilikas ciyaraha xiso ayay lahayan hada xiso maba lahan qofkasto io tiisa

  • @amayaahmed8289
    @amayaahmed8289 23 дні тому

    First

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 23 дні тому

    Number 5 ahay 😂

  • @Updullahicr7
    @Updullahicr7 23 дні тому

    Second comment 😂😂

  • @user-jb4wo7vs3c
    @user-jb4wo7vs3c 23 дні тому

    Way fududeesay marka xaga wanaaga laga fiiriyo inkastoo ay jiraan dad sixun u adeegsado