QABRI DAHAR TO DHAGAX BUUR | SAFAR CAJIIBA | Ep 35

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 140

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 Рік тому +7

    First comment ❤

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Рік тому +11

    Scw wb eedow dariiqa dheer ee aadmarayso horta alaha kuu fududeeyo midda kale dariiqa kumar quraanka si maalinta qiyaamo uu dariiqaas aadmartay uu khayr kuugu marqaati furo

  • @capitanobalaf
    @capitanobalaf Рік тому +11

    Maasha allah garab baad heshay saan filaayo keep going dadku aabe iyo hooyo kuu noqoy

  • @ahmedugas7722
    @ahmedugas7722 Рік тому +6

    The possibilities are endless!
    Suurtagalnimada waa wax dhici kara!
    Horay u soco.

  • @NajahsaidOmar
    @NajahsaidOmar Рік тому +2

    Meelahan waa khatar aniga kuma ka xayn karo kaliaya yurub meelo loogu talogalay ayaan ku Wadi karaa oon dadka iyo baabuurta marin adiga geesi ayaa tahay masha allah markan imado waa in n isku dayaa

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому +1

      Come and enjoy E. African wilderness.

  • @khalifadrake4514
    @khalifadrake4514 Рік тому +7

    Mashallah, your videos are my Netflix shows wallahi, keep going bro , you are doing a great job advising our somali nomads to send their kids to school 🙌👏👏

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 11 місяців тому +2

    06:25 Finest Deserts and Marka Cadey Coffee shop wa mahadsantihin, It's encouraging for dadkeena dhalinyarada adventures dhulkooda jecel in la tageero wa muhim.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  11 місяців тому +2

      Thanks bro for appreciating their hard work
      🙏

  • @Ahmedomar-ie4hd
    @Ahmedomar-ie4hd Рік тому +3

    That's great my brother Fei.
    Keep going....InshaAllah

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 Рік тому +3

    Legend maantaan soomaray wadadii dhereyd from jijiga to gode waxaan islaha wadadaad ku arki doonta lkn kuma arag lkn insha allag this week waan kusoo laaban doona insha allah

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 Рік тому +4

    Feysalow ALLAHA kuxafido

  • @ahmed_goat4264
    @ahmed_goat4264 Рік тому +3

    Asc walal nabab ilaahey hakugu geeyo dhagar buur insha Allah guuleyso fasar falaama insha Allah

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 Рік тому +4

    Masha allah my br thanks

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 Рік тому +2

    Mashallah. Nice adventure 👌

  • @mahamudjama8620
    @mahamudjama8620 Рік тому +3

    Faysaloow adeer baabuurtu yay ku dilin ee jidka dhinaca midigta ku soco meshan Londen ma ahane.

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t Рік тому +3

    masha allah wa kula soconaa ❤

  • @mohamedmohamoudhassan1914
    @mohamedmohamoudhassan1914 Рік тому +3

    Aqoon la,an aya ka muuqata kuwan ku helay, qof safar ah lama dhibo. Baskiilka qofna ha u dhiibin sxb.

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 Рік тому +1

    Soomaali meelkastuu joogo waa dadkeygii. Noolaada walaalahay ! Allaha barakeeyo soomaalida.

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless Рік тому +1

    This is amazing I’ve never seen anyone ride through gode to jijiga and document it in 4k and HD 👍🏿

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому

      Thanks wll. We doing this together InshAllah

  • @ashasheikh6155
    @ashasheikh6155 Рік тому +1

    Pole sana my son Insha Allah utasikiya fresh safari salama❤

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 Рік тому +3

    FASAL SHEIKH EAST AFRICA 🌍 CYCLE 🚲 GOOD TRIP 👍 BROTHER

  • @Aadamgawow
    @Aadamgawow 11 днів тому

    king of dhaanto "gaala diidoo kuhelay gaafka yaa kuu gu tumo" wllhi waxbadan ayaad i bartay I like this channel

  • @ahmeyjowhar1551
    @ahmeyjowhar1551 Рік тому +2

    Guleyso walal in badan ba kulasocdi lkni waka mashquli intan maqnay dhul badan ayad somarti....This is a great achievement bro...hori usoco ugas... nakutakia kila la heri ndugu

  • @ahmedabdi695
    @ahmedabdi695 Рік тому +4

    Mansha Allah

  • @abdirazakmohamoud7297
    @abdirazakmohamoud7297 Рік тому +2

    Faysalaw mara kaneecada isla ogow oo biyahana protien isaga dar oo jigjiga noogu soo gaar

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +7

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 Рік тому +1

    Well done. Thank you for your determination. And the lovely feed back.

  • @MohamedKhadar-n3r
    @MohamedKhadar-n3r Рік тому +2

    Keep going my pro faysal

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 Рік тому +2

    Illahay garab kaga ha galo saxib cafimat taman ku rajeyey

  • @ahmedegal8708
    @ahmedegal8708 Рік тому +2

    Geesi alle maxidho,ALLAAMACAK saxib❤

  • @connoisseurification
    @connoisseurification Рік тому +3

    Well done bro. Almost arriving at destination and getting really interesting. Keep up.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому

      Almost there brother. We will do this.

    • @connoisseurification
      @connoisseurification Рік тому

      Hope to do same like you so watching your progress is vital. You are a role model to Somali Youths. WE want to travel back to our lands and develop it ourselves.@@FaysalShaik1

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 Рік тому +1

    I love when people regonize him🥰😂and appreciate it’s him

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 Рік тому +3

    Habeen walabo wan ku firsada❤

  • @Adan819
    @Adan819 Рік тому +4

    Bon voyage waa luqada France safar wanagsan

  • @ahmedyussuf2689
    @ahmedyussuf2689 Рік тому +1

    Wata ya bulo bashal .ijara shop opposite ama ka horjed kisa next tawal shop waw

  • @AlBAZRiChannel
    @AlBAZRiChannel Рік тому +3

    Keep going pro

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +2

    Safar salaama.

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Рік тому +2

    نرجو الله ان يسهل سفرك را فقتك السلامة ان شاء الله

  • @Abshirjama-h9p
    @Abshirjama-h9p Рік тому +2

    Well done for your effort ❤my bro

  • @FeysalMahat
    @FeysalMahat Рік тому +3

    M.a ❤

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 Рік тому +2

    Wow

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 Рік тому +2

    welldone faysal

  • @CalanKa-x5d
    @CalanKa-x5d Рік тому +3

    faysal dadka ku tageray sifiican u muuji wll aad ayay u mahadsan yihiin

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 Рік тому +3

    Yaanay kaa jabin baaskiilka 😂😂😂

  • @MusdhafaSheekhhussen-r1v
    @MusdhafaSheekhhussen-r1v Рік тому +3

    Well done

  • @mohamedabdo-qb7zp
    @mohamedabdo-qb7zp Рік тому +10

    Say Garrissa if you said Nairobi and you don’t talk like them they may said waa Garamgaram awoowgii la gub be careful

    • @cawil252
      @cawil252 11 місяців тому +1

      Garisa xitaa wa garam garam😅😅

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 Рік тому +1

    Guuleyso pro

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva Рік тому +4

    Dhukkan saan u quruxsan intay xabashi naga haysato miyeey weli dhul kale iyo bad naga sii rabtaa waa in la iska xiliyaa?

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +7

    Laakiin Quran ka dariiqa ku mar ❓🕋💎🕋💎❤️🕋💎

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +3

    war faysal Ragii taagerayaashiisa Ah Buu Helay Mambo Ku Yeenooh

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 11 місяців тому

    13:20 Kuwan oo kele dib ban uu riixay, they got the message.
    Wa edeb darooyinka Somalida waxay wadan.

  • @mahamudjama8620
    @mahamudjama8620 Рік тому +2

    ❤❤❤

  • @45mint
    @45mint Рік тому +3

    Good work

  • @ice-cold4342
    @ice-cold4342 Рік тому +2

    You should do video about the equipment you carry with you

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 11 місяців тому +1

    itobiya waa wada buuro

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 Рік тому +4

    Sxbow cawa ayaan kusoo biiray chanelkaaga and after 2 video im allready enjoying your vlog

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 11 місяців тому +1

    Safar salama e.g. somali weye

  • @oamaer
    @oamaer Рік тому +1

    Welcome back brother. We are glad you are okay. Keep going and keep those good videos please.
    Thank you

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 Рік тому +1

    keep going bro

  • @Mo-Mai
    @Mo-Mai Рік тому +2

    Rageedi hawl wacan 🤛🏻

  • @oamaer
    @oamaer Рік тому +3

    We love the Somali Music wallahi❣❣❣❣❣❣❣❣🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀🫀

  • @CadnaanCadceed
    @CadnaanCadceed Рік тому +2

    Dadku badanaa baaskiilka ii dhiib bayku odhanayaan iyaga oo uhaysta wax lagu ciyaaro, mana dareemi karaan inay nin dhan gaadiid utahay

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 Рік тому +3

    Reermiyugu keen biyahaa cabbee la iska ofhanayaa, afkay isga gashanayaan, haddanad hush iska odhan waxaagaba aan kuusii hayo inta layidhaa ayay kaa qaadayaanba. Laakiin caddaanka iyo xabashida ayay kabbaqaan.

  • @jimalhussein3215
    @jimalhussein3215 Рік тому

    ❤❤❤we are with you in this journey Kaka insha'Allah

  • @yaacquubmowliid
    @yaacquubmowliid Рік тому +3

    Muuqaal dusha ah soo samee magaalooyinka aad marayso

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 Рік тому +3

    War ninyahaw Allah ku caafiyo.Dowlad Degaanga Somalida qofkasta oo meel kale ka imaado wuu ku xanuunsadaa si ka badan meel kasta ee Somali degto aan ahayn DDS.
    Yaab!

  • @nuuxmiami
    @nuuxmiami Рік тому +2

    ❤❤❤❤❤❤ from somalia

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 11 місяців тому

    03:30 The shop is selling monster energy drinks and Cereals globalisation is one way traffic, inaga cidina waxaynu hayno inama weydinayso inagay inoo taalo in an hagajino to counter it.

  • @M45_0
    @M45_0 Рік тому +1

    Ma dhagax buur ba mise dhagar

  • @hasandhacarbe2009
    @hasandhacarbe2009 Рік тому +2

    No look back

  • @Xoggaar
    @Xoggaar Рік тому

    Safar salaama waa afsoomaali swahiliguna waa leeyahay eraygu waa carabi

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 Рік тому +2

    I’m guessing you around the half way of you long tough journey and keep going you almost there bro 👊🏽

  • @jamaalmaxamed3357
    @jamaalmaxamed3357 Рік тому +5

    Asc faysal dad badan ayaa kulasocda waalagu hareera taagan yahay here ugusoco

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому +2

      Mahadsananid walaal 🙏. Wixii aan bilawnay ee ahaa Nairobi ilaa Djibouti waan sameynaynaa InshaAllah.

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg Рік тому +1

    M.a wll allaha kunabaf geyo ❤

  • @Mahad458
    @Mahad458 Рік тому

    dhulka geeda gaabgaabnaa, Somalia geedaha ku yaala ayaa ka dhaadheer

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +2

    Baabuurtaan Ugu waalan Eed aragto waa Baabuur Jaad Ayzuz baa la dhahaa 😂Iska Ilaali Bro

  • @mohaisacka
    @mohaisacka Рік тому

    Kkkkk Odayga qosol badanaa marka dambe waa Aniga kulhaaa😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Рік тому +2

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH ♥️🙏♥️QABRI 🙏DAHAR 🙏🙏♥️🙏MAGAALO ♥️🙏♥️ Qurux badan🙏♥️♥️♥️🙏♥️🙏♥️🙏sorry 😔Walaalo waad xanuunsatey😵!!Caafimaadka (RABBI) hakuu siyaadiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲MUSLIMS AABE ♥️♥️♥️iyo HOOYO(♥️♥️ALLAH) hakaaga dhigo(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲(RABBI) haku xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 Рік тому +4

    NIO DHANKA VISAHA IGA WRN PASBORKA KENYA MARKA ETHIOPIA AD SO GALAYSAY ENTERY UUN MIYA LAGUGU DHUFTAY MISE VISE. ANAKA JABUTI AHAN PASBORKAYAGU MARKA ETHIOPIA TEGAYNO WAX VISA AH MA GOOSANO TOOS UNBA U GALNA XATA LACG LANAGAMA QAADO. MARKA KENYAKU SIDAS MIYA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 місяців тому +1

    Waad nasiib badan tahay hadaanay reermiygii ku dhicin daka waa iska awoon la aan matkaa rabi ha ku badbaadiyo

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 14 днів тому

      Waa isku reer waye way ka xishoonay kol hore dhaci lahay sasan umalet

  • @rodaismail9976
    @rodaismail9976 Рік тому +2

    Well done habo you are a very brave person ❤ how's your journey

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому

      Amazing. Am enjoying so far.

    • @rodaismail9976
      @rodaismail9976 Рік тому +1

      @@FaysalShaik1 well done habo ala ha ku ilaaliyo aamiin waan kulasocdaa meshach and marayso habo salaada ha ilaawin markasta iyo meel kasta

  • @sagalahmed9900
    @sagalahmed9900 Рік тому +1

    Ethiopia iyo d jabuut somaliland soo mar wllo kaalin wayn baa no haysaa alle ha ku sharafo wllo lcan' wait

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому

      Mahadsanid walaal.
      Fadlan muuqaalada share gareey

  • @abdiwahaabmaandiid5077
    @abdiwahaabmaandiid5077 Рік тому

    Guuled baa kula socdee 😅

  • @Maxamudcumar2016
    @Maxamudcumar2016 Рік тому +1

    Waryss😂

  • @ramasridho5261
    @ramasridho5261 Рік тому

    Omg I’m reer bashaal too😫omg yowwwwwww you cloud be my cousin haki😂😂😂

  • @Somali-Rights-Watch
    @Somali-Rights-Watch Рік тому

    Saxiib waan jeclaan lahaa inaa natusto markaa migrationka aad tageesid

  • @tatee8197
    @tatee8197 Рік тому +4

    Waqooyiga Soomaalia meelo kamida Colaada ayaa ka jira Markaa Waa Inaad Dadka waraysataa Meesha Aad ku Aadantahy

  • @learneasy4008
    @learneasy4008 Рік тому +1

    Maxaad isku dileysaa 😂7:20

  • @AhmedKrama75-wr3ke
    @AhmedKrama75-wr3ke 3 дні тому

    Waxa roobka keena waa dhirta dhulku buurkasta oo uuyahay hadaanu dhir lahayn roobkiisu waayaryahay

  • @Ibrahim-5318
    @Ibrahim-5318 Рік тому

    What Camera do you use sxp.....

  • @ice-cold4342
    @ice-cold4342 Рік тому +1

    You’re not far from where I’m from.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +1

    Walaal safarkan ma’mid cusubaa mise ku hore ayaad soo gelisay?

  • @ahmedyussuf2689
    @ahmedyussuf2689 Рік тому +1

    Maxan geel ku racay Qabridahar to duudciid karin bilcile qabrijerer galadiid wijiwaji shaygush

  • @shaakirsaid5981
    @shaakirsaid5981 Рік тому +3

    Bro we need a bit long videos.20min isn’t enough.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому +1

      Uploading regularly from now on brother. We will go far places together, God willing.

    • @shaakirsaid5981
      @shaakirsaid5981 Рік тому

      @@FaysalShaik1 in sha Allah bro.

  • @nimaanahmed5420
    @nimaanahmed5420 Рік тому +2

    Somali dhibadana Benaale kulaha😂😂😂😂

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  Рік тому

      😂😂🙌

    • @nimaanahmed5420
      @nimaanahmed5420 Рік тому

      @FaysalShaik1 sxb waan lasocdaa safarkaaga from day 1 ilaa dhamaadka insha allah ilaahay Haku nabad galiyo. Muuqaalka dhagaxbuur waan Sugi la'ahay...

  • @khalidmohamed6705
    @khalidmohamed6705 Рік тому

    war somalida dhib badan oo dhag dhag badana ninka baskiilkiisa u daayo bid kasta ii dhiib uu iska soo jaraa balo anaga aragnay 😂

  • @abiibbeddel9625
    @abiibbeddel9625 Рік тому +2

    You and noraly( itchy boots) are my channel to learn geography and cultures. Hope you have a safe journey and discover more places.

  • @Qorax
    @Qorax Рік тому

    Saaxiib magaala walba heesteeda saar

  • @FowzanMohamed-k2e
    @FowzanMohamed-k2e 2 місяці тому

    Feisal meshan inte wye

  • @sinttrim3112
    @sinttrim3112 7 місяців тому

    Hey why don't you use an English subtitle for those who don't listen your lunguge.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Рік тому +3

    Nin baa bari hore oo 20 sano ah hortood ii sheegay in Ogaadeenku dad fiican yihiin balse damac ka buuxo, wuxuu yidhi garankaaga ii bixi bay ku odhanayaan, mid walba ninkaa baskiilka wata buu leeyahay i qaad, aan fuulo, aan kaxeeyo, kheyr reer miyi

    • @saayidabdi1803
      @saayidabdi1803 Рік тому

      😂😂😂 walal ogaden kaliya ma ahee somali oo dhan baa damac badan waliba dadka miyiga hadan somali nahay

    • @cawil252
      @cawil252 11 місяців тому

      Mid aan qaraabo nahay baa dhihi jiray waa reer dhuunta la gooy mida kalle damaacigoda gabayo Aya laga tiri yay wa dad wanagsanu oo kal furan