YUU AAMINAY II TILMAAN LACAGTA MEESHA AY KU JIRTO QOF KA MID AH AYAA BEEN USHEGAY WA LII GADAY CAWA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2022

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @RASHKAVIP
    @RASHKAVIP Рік тому +402

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka Badnaa, uguna Aqoonta fiicna,uguna naxariista badnaa,uguna Akhlaaqda Badnaa, uguna Udgoonaa, Rabbi inta uu Abuuray waa Nabi Muhammed SCW ❤🥺

    • @sucdiosman9274
      @sucdiosman9274 Рік тому +3

      Salallaahu calayhi wasalam ♥️♥️♥️♥️💯

    • @adenabdiosman7859
      @adenabdiosman7859 Рік тому +2

      Scw ❤

    • @salahmohamedosmaan8007
      @salahmohamedosmaan8007 Рік тому

      Wey maqloyin mesha lagilinayo

    • @cabdicade6546
      @cabdicade6546 Рік тому +2

      Scw scw scw ❤️ ♥️ 😍 💖

    • @walaaltaagtigo9305
      @walaaltaagtigo9305 Рік тому +2

      Qofkii ugu fiicnaa uguna kherka badnaa ,uguna aqoonta fiicnaa , uguna naxariista badnaa ,uguna udgoonaa rabbi inta uu abuutay waa nabi Muhammad salallahu calayhi wasallam

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +305

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @abdifaaidmohamed7664
    @abdifaaidmohamed7664 Рік тому +70

    Qufkii ugu wanaagsanaa uguna sharafbadnaa uguna cilmigabadnaa waa nabi muxamed scw❤

  • @MohamedAli-tq4ni
    @MohamedAli-tq4ni Рік тому +106

    Qofii ugu cilmiga badnaa ugu caqliga badnaa ugu wangsana dunida waa nebi muxamed scw❤

  • @maxamed1202
    @maxamed1202 Рік тому +280

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @bobby7715
    @bobby7715 Рік тому +289

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

  • @lsgabdi1565
    @lsgabdi1565 Рік тому +91

    Maasha allaah wlhy cayaalka wey daranyihiin 😂😂 opera, ceyda,cumeer, faadil iyo Socdaal xataa lacagtaan cml kaama dilaan 😂😂😂

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Рік тому +465

    *The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* *ﷺ ﷺ* ❤❤❤ ❤

  • @kingsulthan5248
    @kingsulthan5248 Рік тому +225

    The best person ever,the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Mohamed Scw ❤👈

    • @sucdiosman9274
      @sucdiosman9274 Рік тому +2

      Salallaahu calayhi wasalam ♥️♥️♥️♥️💯

    • @ramloabdikarim492
      @ramloabdikarim492 Рік тому +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 Рік тому +1

      Salallaahu calayhi wasalam

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 Рік тому +1

      Salalaahu Caleyhi Wasalam 🤍

  • @khalidomar7737
    @khalidomar7737 Рік тому +109

    Asad hagio wanaga waashay everyday new challenge funny ah.
    I hope inaaa kaa waalno anka neh 1m ku garisiino insha allah soon

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 Рік тому +5

      Inta Gmail ee ku sameysan ugu saar asad midkasta subscribe
      Aniga taleefanada dadow xitaa mararka qaar ugu saaraa taageero weyn ayaa ahay

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 Рік тому +33

    Teamkan farxada iyo sida ay isku fahansanyihiin ayaan ka helay masha Allah,asad hagio horumar wacan,dadaalkaaga alle hakugu guuleeyo🥰

  • @bobby7715
    @bobby7715 Рік тому +432

    Abeera always makes the game funny never boring 🤣

  • @shariifcalimacalincaliseer7929
    @shariifcalimacalincaliseer7929 Рік тому +143

    Inta qoraalkeyga aragtaa janadaa allaah nagu kulmiyo
    🤲🤲🤲aamiin

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade Рік тому +25

    Waar caruuryan mucjisada ahi waaxay ileen markaad qof yaroo bilaa danbi ah tahay ciidamo illaahay baa ku hagaya.🧡

  • @dianaandromams4049
    @dianaandromams4049 Рік тому +17

    Ayadoo qof walba si u mashquulsan yahay hadana waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayo qoraalkeyga Hal Mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw

  • @bobby7715
    @bobby7715 Рік тому +243

    Just say alhamdullilah and remember that your life is better than millions!🤲💯❤

  • @ShiDanE____14
    @ShiDanE____14 Рік тому +34

    Qoralkan Hadaa aragto Ku Sali xabiibkeena Muhammad Scw
    Scw❣ ﷺْ

  • @nasraahmed3300
    @nasraahmed3300 Рік тому +46

    Masha Allah walahi Asad caqligiisa iyo fikirka wacan uu la imanayo youtuberada dhamaantood uu ka fiican yahay alle caqliga ha u siyaadiyo

    • @hafsoomar7797
      @hafsoomar7797 Рік тому

      caqliga lacgaa lasocoto asd deqsi waye kligisa wax macuno kuwa kle wx ma ogola 😂

    • @nasraahmed3300
      @nasraahmed3300 Рік тому +1

      @@hafsoomar7797 waxaas kama hadlayo Ani ma fahantay

  • @walaaltaagtigo9305
    @walaaltaagtigo9305 Рік тому +4

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kherka badnaa ,uguna aqoonta fiicnaa , uguna naxariista badnaa ,uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nabi Muhammad salallahu calayhi wasallam

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 Рік тому +108

    The world has never seen and will never see a better person nabi maxamed scw scw

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +134

    Walee Asad Rag Wada Nasiibaa Helay Lacagtii way Ka dhameeyeen😂
    "Naxariistu waa dhalad rabi Kugu dhex aasee"❤️🥰

    • @YuuMaan
      @YuuMaan Рік тому +3

      Big fan aa thy hesta xita wa xifdisay wlhi🤣😅

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 Рік тому

      Walal sikalo ushaqeysaan karo maloho wayo wa disable...Marka waa inuudadkan video lasameyo sithuu asaganh views iyo subscribe bthn uguheloo

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 Рік тому

      @@YuuMaan Aad Iyo aad Asagu se Iima Oga @ASAD HAGIO 27🧐😂😂

    • @justwatching4159
      @justwatching4159 Рік тому +7

      @@haredayunis1022 hadalka naxariista ah baro wll, ‘’Waa disable Iyo mashaqaysan karo’’ waaa hadalo qofka mooraalkiisa aan ufcnnayn, asadna Masha Allah isagoo qadar ilaahy kudhacday hadana wuu ka karti badan yhy malaayiin qof oo lixda laxaad qaba, dadka uu video lasameeyana Waa asxaab ay walaaloobeen

    • @NaturalEmotionss
      @NaturalEmotionss Рік тому +3

      @@justwatching4159 qofnimada iyo hadalka wanaagsan waa lagu kala yahay mahadsanid wllo Allaha ku barakeeyo
      Asadna maahan qof disable ah qof ka hawl karsan ma jiro qofka qoraalkaan soo qoray asagaa qalbiga disable ka ah
      Waligaa inaa qof niyad jabisid ha u horseedin❤

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Рік тому +71

    Assad Hagio wuxu xidhayaa 900 6.8.22 i.a
    Sidookale 27 August wuxu xidhayaa 963k oo subscribers
    7 September na insha allah waxan wadajir ugu dabaal dagaynaa 1m subscribers.
    1m coming soon insha allah
    warmest congratulations to assad hagio and much love from Hargysa❤️

    • @umumuscab7914
      @umumuscab7914 Рік тому +8

      Maya Nimcoy waxaan aniga u rajeynayaa 27 August inuu 1m xidho ee aan sii wada jir ah ugu wada duceyno walalkeen aan wada jecelnahay the one and only asad hagio. A legend is alwayz a legend .we r proud of u bro.

    • @nadamoumin4597
      @nadamoumin4597 Рік тому

      @@umumuscab7914 haa saas waay

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 Рік тому

      @@umumuscab7914 yes wllo mcn anba wan jeclaa lkin anigu waxan xisaabiyay maalinkii inta kusoobiirta, lkin waa macquul inay ka horayso haddii aynu udadaalno inaku

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl Рік тому +72

    Masha Allah abeero wa iska jeclahy soo funny 😁 😂 😀 😆 🤣 😄

  • @muna2935
    @muna2935 Рік тому +42

    Ciyaalku nasiibey kaga qaaden waxba looma sheegin wey yaryihiin xuman iyo hiqdi male sidaasey u guulesten mnsha allah

  • @wiilkasabarka721
    @wiilkasabarka721 Рік тому +60

    Iga qora Asad hagio qofka ugu horeeyo UA-cam 2M iyo in Ka badan Insha Allah garaayo asi waaye 🔥❤️

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Рік тому +40

    Abera always legend is funny🤩🤣🤣🤣

  • @almaasaxmed4215
    @almaasaxmed4215 Рік тому +5

    ilmaha yaryar qalbiyadooda nadiif waaye saas ayeey ugu fududaatay🥰

  • @hassanmahamedyousuf3704
    @hassanmahamedyousuf3704 Рік тому +49

    ASAD HAGIO wlaal Guul & Gobanimo Insha allah Caafimadna wan kuu rajaynayaa ❤️🙏🏾

  • @antn______3053
    @antn______3053 Рік тому +116

    اللهم أنت الغني ونحن الفقراء، واسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم أغثنا غيث الإيمان في القلوب ولا تمنع عنا رحمتك يارب العالمين. اللهمَّ اجعَل لنا في هذا اليوم دعوةً لا‌ تُرَد، وافتح لنا باباً في الجنّةِ لا‌ يُسَد، واحشرنا في زمرةِ سيدنا محمد صلى الله عليهِ وسلم🤲🤲

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 Рік тому +13

    Hhhhh Mansha Allh caruurta respect gooda kahelay Allh haidin barakeeyo 😍

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Рік тому +2

    *The best person ever the most knowledgeable and th most Shine All Allha Created Prophet mohammad scw*

  • @Abdisamad1
    @Abdisamad1 Рік тому +75

    Honestly, Asad Hajio is a dedicated UA-camr💚

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Рік тому +8

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

    • @funnylucky6558
      @funnylucky6558 Рік тому

      M.a caruur wada lucky ah waye soo barbaar Habo mcn congratulation dhamantiin🥰

  • @naciimanalka4128
    @naciimanalka4128 Рік тому +6

    Masha Allah wallhi marka tiri ilaha nojedo runto sheegay Masha Allah wiil walidkiis soo tarbiyeyen alle ha xifdiyo

  • @hibonuro3167
    @hibonuro3167 Рік тому +6

    Ilmahaa yar yarkaa nasiib ee leeyihiin masha Allah

  • @Alih_1
    @Alih_1 Рік тому +18

    Si kastoo dadku u mashquul san yihiin hadan waxa jira qof sidaada o kale u qalbi wanaagasan oo hada qoraalkan akhrinya♥️💯😍

  • @carfayare539
    @carfayare539 Рік тому +68

    Thus guy is 1m more than deserves🎭🤞

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 Рік тому +25

    Masha Allah amazing game keep going asad 900k coming soon inshallah

  • @shukrimaxamud1414
    @shukrimaxamud1414 Рік тому +2

    Wll ku sali nabi muxamed scw

  • @electronicparacticsengshek6488

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad SCW 😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 Рік тому +82

    ALWAYS NEW CHALLANGE THANKS ASAD YOU LEGEND BROZKI😍🤩✌💎

  • @isco9733
    @isco9733 Рік тому +21

    12:06 wiilka fashil caadia waaye wlhi 🤣🤣🤣🤣 lagend 🥰💪 keep going ilaa 1m 💪💪✅

  • @hamda6564
    @hamda6564 Рік тому +17

    Asad hajio fikir fiicnidii oo qofa 🧠 🔥
    Masha allah♥️🥰

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Рік тому +41

    Legend always legend keep going asad hajio go forward big game challenges 💯😋💪💖💘

  • @princessramz8038
    @princessramz8038 Рік тому +10

    Go forward bro u deserve 1M &more🥰❤

  • @abdiwelinuur828
    @abdiwelinuur828 Рік тому +29

    kkkkkkkkk walhi wiilka ugu yar waa funny madax nuuxsaa lee arkay kulahaa

  • @falizhedar647
    @falizhedar647 Рік тому +26

    Xaydar magac aabahay ayuu wataa
    Waan ku wataa yariizow❤️

  • @usaameahmed9012
    @usaameahmed9012 Рік тому +26

    LEGEND ALWAYS LEGEND ❤♥
    Asad hagio LEGEND
    900k coming soon

  • @peacehotel1705
    @peacehotel1705 Рік тому +2

    asadn sxb gul wacan marka hore marka xigta waxey ku wanagsaneed anaga xitaa inaadan noo shegin waayo muqaalka wan ku caajiseena hadi aan ognahay mesha ey lacagta ku jiro wayo anaga xita inaan kala qeyb qaadano waye qof chaalenge ga

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +20

    Cawada Asad Waa lagaadey Caawa😂😂😂😂😂😇😇😇😇😇

  • @zakariaabdirahman2
    @zakariaabdirahman2 Рік тому +10

    My Legend tagera buxda kuahay wllka waxaa sugnabo waa 1m insha allah 🔥🔥🎁💕

  • @falatiinamaxmed1996
    @falatiinamaxmed1996 Рік тому +12

    Masha allah waan jeclaan lahaa inaan kula sameeyo lkn majoogo Malaysia 🇲🇾 thanks my pro

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Рік тому +6

    Masha Allah😍😍❤❤❤

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 Рік тому +17

    Ma’sha’Allah this kid’s are blessed Wallahi🤣😂🤣🥰❤️💕

  • @sakariyemohamed4726
    @sakariyemohamed4726 Рік тому +13

    Taasi waxay cadaynaysaa In qofka runta sheega iyo ka beenta aanay isku dhawayn mar walba ay runtu sarayso qofka benta sheegaya iyo ka runta sheegayana ay kala cadahay😍🥰

  • @ahmedarwa8190
    @ahmedarwa8190 Рік тому +27

    asad tu es quelqu'un de généreux macha Allah ❤

  • @samiiraahmed3247
    @samiiraahmed3247 Рік тому +1

    Waaa ku faraxsanahay inay ciyaaal ku wada guulaystaaan masha Allah walaalkay asad guul nolosha ka gaaar insha Allah

  • @khalidkhadar7088
    @khalidkhadar7088 Рік тому +1

    BEST YUATUBER IN THE WORLD ASAD HAGIO

  • @nadiirajamaac9462
    @nadiirajamaac9462 Рік тому +15

    Qofka kaliyee aan taageero Asad Hagio ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hore usoco sharfoow

  • @mofarah1884
    @mofarah1884 Рік тому +3

    Asad hagio the one and only nin aan taaageero guulayso zhp mcn🙏🙏🙏✊

  • @liibaanshidane1625
    @liibaanshidane1625 Рік тому +4

    Masha Allah ❤ ❤ ❤

  • @kookielover6073
    @kookielover6073 Рік тому +40

    Legend Part 2 kaso samey barnamishkaan funny wye 😂😂😂

    • @wiilbari6124
      @wiilbari6124 Рік тому +1

      Part 2 haduu maqlo block buu ku saarayaa war aamu 😂😂😂

  • @nazuufootball4990
    @nazuufootball4990 Рік тому +27

    Legend always legend 👊 🙌

  • @abdikadir4493
    @abdikadir4493 Рік тому +5

    Best game& best UA-camr ever
    Keep going my younger bro azad hagio

  • @isrosiciidcali712
    @isrosiciidcali712 Рік тому +2

    Best youtuber in somalia 🇸🇴 Asad hagio keep goin wllka

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 Рік тому +7

    Www another level asad hagio✊

  • @Samraansiman
    @Samraansiman Рік тому +26

    ilmaha hdlkoda ayaaba qiiro ku galineeso 😂🥺🥰

  • @yaasiinhaashim878
    @yaasiinhaashim878 Рік тому +3

    keep going asad waa youtuberka ugu fiican dhamman youtubarada soomaliya yaaigu raacsan

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 Рік тому +2

    habayar marku idhaho runtaa ushegi lahaa yuuba i aminin i like the way u habayar u dhahay wilak ugu horeya❤️

  • @monaabdullah7350
    @monaabdullah7350 Рік тому +7

    *‏اللهم انصر اخواننا في فلسطيــن* 🧡 " 🇵🇸

    • @aishamoha846
      @aishamoha846 Рік тому

      اللهم امين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻

  • @kaadheeri33
    @kaadheeri33 Рік тому +13

    keep Going my brother Azad 🙏💪💯🙌💙

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Рік тому +1

    caruurta maskaxdooda waa mashaa alaah faresh waaye dadka waween cml maaaha intan heysan alaha siiyo inta heysatana alaha u barakeyo

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 Рік тому +3

    Legend asad higo hore usoco madax sare u noolow jir oo jooga from hargeysa

  • @wezy5510
    @wezy5510 Рік тому +18

    🤣 😂Masha Allah ThIs Kids Are Honest sorry Asad Hagio 🤑

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 Рік тому +1

    Maansha allaha Asad mitivator

  • @khadijachannel7356
    @khadijachannel7356 Рік тому +5

    The game is so good brother keep going 😍

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Рік тому +33

    What a game
    Wan shakiyey waxan ka shakiyey dhalinyrta wa weyn gar ahan, abeera Imk, Cumeer inay ubaqen ciyalka next match insha allah.dhibmaleh l kn.
    Congratulations ciyalka dhammantod🎊 👏🏼

    • @dhamistiraN
      @dhamistiraN Рік тому

      Wiilka ugu dambeeyey Isha Ayuu jibinayey yaa ila arkay

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 Рік тому +1

    After few days one million insha Allah

  • @hawasom4423
    @hawasom4423 Рік тому

    Walal asad ad ban ku tagera had iyo yer waxa jacelahay in an ku dawado vidoe walbo ad so dhigto wan dawada yutuberka an ugu jacelahay aya tahay guleso asad ❤️❤️

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Рік тому +18

    😂😂😂 Masha allah nasiibkooda aa fiicnaa❤️❤️

  • @munakhalif1958
    @munakhalif1958 Рік тому +65

    CARUURTA WAA MALAA'IK MARDBE CARUUR CHALLENGE HALAGALIN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Рік тому +2

    Mashalah tabaarakalah

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 Рік тому +1

    Maasha Allah yararka waa wada nasiib wax ka badiyay asad kuwaa yar yarbaa jira

  • @macowcaato3103
    @macowcaato3103 Рік тому +12

    What a challenge wllkey asad hagio keep going 👏

  • @abdiweliminhaj2939
    @abdiweliminhaj2939 Рік тому +10

    Interested game keep going asad

  • @farhiyaabdikero7201
    @farhiyaabdikero7201 Рік тому

    Mashaa Allah Abeera

  • @abdikarimmusse791
    @abdikarimmusse791 Рік тому +1

    27/8/ oo ku beegan maalintaad dhaawacantay
    Waa inaan ku gaadhsiinaa 1million
    Si aaad ugu illowd murugadaaa guuleyso

    • @diamondcali8695
      @diamondcali8695 Рік тому

      Comentgaga wu iqanciyy allha kuqanciyo asagana allha ilowsiiyo xanuunka

  • @samshauae3247
    @samshauae3247 Рік тому +4

    Wwww wllhi anether level oo game ah waan ka helay mash allh ilmaha alla xafidu

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Рік тому +4

    Keep Going Pro🤴🏼✌🏽

  • @cayuunimohamed2305
    @cayuunimohamed2305 Рік тому +1

    Codsi Team asad 27 Aug aan garsimo 1m inshaa allah plz codsi

  • @umuayman2176
    @umuayman2176 Рік тому

    Nisoo badsha waan ka helay asad xagow caafimaad tan eh allaha ku siiyo

  • @abdirahmanhusseinsidi3701
    @abdirahmanhusseinsidi3701 Рік тому +3

    900k coming soon wll Asad

  • @fardowsahassan2013
    @fardowsahassan2013 Рік тому +3

    Asad guul darada qaado lacag jaceelka jooji wllka 🥰🥰🥰

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Рік тому +1

    Tiimkega 27 keep going my brother guuleso waligaa wadna mahadsantahay

  • @fahadaxmed1887
    @fahadaxmed1887 9 місяців тому

    Alle ayaa waafijiyay Allahamdulilaah🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Asad allaha idin xafido adiga iyo wallahaga asxpta kula ah wall ❤❤

  • @maryanabdla3497
    @maryanabdla3497 Рік тому +12

    😂🤣 wlahi kal & laab uqosly coming soon 900k wll asad

  • @suleemaancade4469
    @suleemaancade4469 Рік тому +7

    This Amaizing

  • @tasniimmohamed7
    @tasniimmohamed7 Рік тому +2

    Asaad hagiyo Wallahi daad adag ba ku heelay😂😂😂😂Willsha caqli badana 🥰
    Muqalka nocana soo badi Asaad Insha Allah 1 Million coming soon🙌🔥🔥🥰🥰🥳

  • @user-vw5ow7dy7t
    @user-vw5ow7dy7t Рік тому

    Thank. you ilmahan no so badi abwe viedo yashan cml waan Ka helay

  • @amiirofficial2490
    @amiirofficial2490 Рік тому +14

    Asd hagio leggend ❤❤ keep going