Ilaahay ha u wada nacariisto mujaahidiintii SNM-ta sida Moxamed Cali. Ahmed cumar Cabdalena waa nin rijaalu laahi ag oo caqli badan, isagana Ilaahay cimriga iyo noloshaba ha u barakeeyo. Mahadsanidin
Geesi waa ninka dagaalka ku dhintay, ku dhaawacmay ama uu cadowga qabtay isaga oo xabada ridaaya...fulay goobta dagaalka kacararay marka ay xabada bilaabatay inta uu tv soo fariista in uu sheegta geesinimo BS.
Ilaahay ha u wada nacariisto mujaahidiintii SNM-ta sida Moxamed Cali. Ahmed cumar Cabdalena waa nin rijaalu laahi ag oo caqli badan, isagana Ilaahay cimriga iyo noloshaba ha u barakeeyo. Mahadsanidin
Amiin Allahuma Amin
Ninkani wallahay waa indheer garad waayo arag ah ❤
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
Ammin
Axmed xaaji cumar cabdile
Alle haw naxaristo muj snm dhamntod
Waa geesi baha ismaaciila oo rer idaraysa
Waa waaya arag ninkaani, qabiil waxba laguguma siinaayo lakin dan in lgaaga fushado waa lagayaa baa
In lax hee 😂
Mawduuc ka bixid ayuu nafta nagaga qaaday ee mawduuca ku ilaaali wariye
Wax badan ayay qarinayaan
Naasirow axamed cumar cabdala.wuu mahad san.yahay alle cimriga haw dheero mujaahid maxamed.calina waxa uu ahaa nin wax kale ah markaa axmed cumar waxad waydiisa uun.maxamed.cali.taarikhdiisi waa nin waxbadan.ka.og tobiga.maxamed.cali uun ka warayso oo haka bixina tobiga
mawduuca
Hhhh ina lax