Laandheere Iyo Reer Islii Maxaa Kala Qabsaday By Ismadhaanto Ent

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 310

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 4 роки тому +73

    Laandheere ninka kaliya Ee Laydhka U shida Isma Dhaanto✋Waan ku Taageera brother laandheere

  • @sharmakelaki811
    @sharmakelaki811 4 роки тому +36

    LAANDHEERE QOSOLKUU IGA DHAMEEYE WLHI KEEP GOING BROTHER ♥️👍

  • @cimrankhan6137
    @cimrankhan6137 4 роки тому +11

    Nairobi iyo Naag shidan Aan maqli jiree waan meey isku badashay kuwaan indho shareer qal qaloca uxiran hh inta ila aragtay like dhac Ku sii

  • @ibra-dhere23
    @ibra-dhere23 4 роки тому +19

    Laandhere wlh nin tagay waye ismadhaanto guleysta laandhere safar waye ismadhaanto big bro noso celiya

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 4 роки тому +40

    Sualahan iiga Jawaba😭
    :Horta wan ku Dalee 🤔
    :Dowlad Nimadu Qoladeed ?
    :Reerkey Dun hoosiyo
    :dayr Iyo ood wadaagan?
    :Digil Iyo Ma Midif Laa
    :Daarod ma Hawiyaa
    :Ma dun jira Gabooya
    :ma dir Iyo isaaq baa
    :mida kale Dad waa tee ?
    :Ma rag Baa ma dumar baa?
    :Dalakh Iyo ma ubad Baa?
    :ma curyaan ka Daalaa?
    :Daaci Baa ma shekh Baa?
    :Afka Nimanka Duubtiyo
    :Ma Shabab ka Dooxee ?
    :Dilayee wax Laayaa?
    Miyaan Dowlad Nimo Calaf Laygu Darin Ani?😭😭😭😭

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 4 роки тому

      Markaa ma gabooye&hawiye&isaaq&raxanweyn ma intaasa Al shabaab ka dambeysa ayaa I Lee dahy amase ay thy

    • @1shortmotivatinalstory
      @1shortmotivatinalstory 4 роки тому +2

      Hddn raaadiyo jawaabtu
      Misna aan baadigoobo
      DawladNimadiyo iyo nabadiyo
      Wax Garta waaa waayay
      Jwaabteda lama haaayi

    • @hannaqueen-bd7jn
      @hannaqueen-bd7jn 4 роки тому

      Daarood & hawiye❤

    • @somalilyricsgroup1661
      @somalilyricsgroup1661 4 роки тому

      Dawladnimado waa midow taas oo ay ku midobaan qowmiyadaha Ama dadka degaankaa leh si ay u hormariyaan dhulkooda iyo dadkooda una garaan baraare iyo barwaaqo
      Hawiye+darood+isaaq+raxaweyn +gudubiirsay =somali×dadnimo × dacaadnimo ×kala danbeyn ×kudhaqan diin =====dawladnimo buuxda iga raali ahaada qabiil si fiican uma aqaan qaar hadaa ka tagey fikradaydana waa ka hadlay😎

    • @siegenmediabro7474
      @siegenmediabro7474 4 роки тому

      Darod wa Daarood hawiye wa hawiye

  • @nimcoabdirisaq4215
    @nimcoabdirisaq4215 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhh haddii M aqasho takeero ismadhaanto waa ani landheere iyo mosoow guul iyo gobanimo wllo macan

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 4 роки тому +5

    Wiiiilka ugu horeeyo Wiiiil Aqlaaq leh wye m.a

  • @cabdiwalidaahir1266
    @cabdiwalidaahir1266 4 роки тому +9

    landheere ismadhaanto waxpadan kuso kordhiyay kep going bro

  • @kaskeykamitoz5393
    @kaskeykamitoz5393 4 роки тому +1

    Ladheere nin weyn tageero kuahay sxb🤛🖐 salam from Russia 🇷🇺

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 роки тому +10

    Laandhere iyo ismo dhaanto waan idin salamaynaaa keep from hargeisa

  • @nawaalmohamed6637
    @nawaalmohamed6637 4 роки тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣War ninka reer mudugaa yaa udirey umada qosol ka iga dhamadey wllhi laandhere nin qosla maaha horey u socda ayan idin leyahay ismadhanto 💓💓💓💓🙏🙏🙏🙏

  • @agnutritionteam8455
    @agnutritionteam8455 4 роки тому +5

    ❤❤❤❤❤❤❤🤝🤝🤝
    dhamaan asxaabta somaliyeed inta horay igu so birtay iyo inta cusub guul wacan hoormudka bulshada

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 4 роки тому +3

    Masha allah Nairobi habalaha astuanan suqa kumarayan sharf leedihin runtii 💯👏👍❤️

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 роки тому +43

    Hees ma dhageesti iyo shadiyo sharaf farqi ween udhaxeeyo

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 4 роки тому +8

    Laandheere Ninka Isma-dhaanto Boodhka Ka Jafay Ilaaashada Ninkaas Haku Fogaaanineee🌍

  • @taamirbinxaaji1050
    @taamirbinxaaji1050 4 роки тому +6

    laandhere isma dhaanto wlh laf dhabar uu unoqday wxkl uu kusi baxay😂😂😂😂🙏🏻🙏🏻

  • @mahbuubtube3242
    @mahbuubtube3242 4 роки тому

    Wa qof dameystiran runti landere horey usoco saxiiib

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 4 роки тому +25

    Aniga gabar fanaanad ah mustaqbal lama wadaagi laheyn ileyn xaaskeyga caruurteyda hooyadod o qaawan ine shaashadaha so hor istaagto sharaf xumo iyo dayuus nimo aye igu thy , raga fanaaninta wxa taagera nimcaan hilaac wxa ugu necbahy cunsuriga caloosha weyn bk 😁🏃

    • @ilhaanmalay9194
      @ilhaanmalay9194 4 роки тому

      Wan kugu racsanahe

    • @laapjaceyl691
      @laapjaceyl691 4 роки тому

      @@ilhaanmalay9194 wll subscribe kuu saare Instagram iireeb cml

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 4 роки тому

      @@ilhaanmalay9194 Tnx

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 роки тому +25

    team laandheeree😂🤣🤣☝️☝️☝️

  • @faadumo143faadumoqueen8
    @faadumo143faadumoqueen8 4 роки тому

    Walal waxaso magaca kuuma dirine hhhhhhhhhhh laandheere wd iga qoslisey moosow wn ku arka wana ku salamaya qosolkagan jeclhy moosow 😀😀😁😁😁😁😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗

  • @umuharithali930
    @umuharithali930 4 роки тому +1

    Muuse waa qof dacad ah hadalkisa iyo wajigiisa kutaala masha allah

  • @queenqali470
    @queenqali470 4 роки тому +10

    Hhhhhhhhy wAr ninyow landheraaaa funny waye really ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qasincali3222
    @qasincali3222 4 роки тому +8

    Isma dhanto waxa Aan cod saneynaa in Barnaamijka loo sameeyo part two oo uu daadihinayo Laandheer mahad sanidiin

  • @maxamuudcumar1450
    @maxamuudcumar1450 4 роки тому +5

    AsxaaptA Ismadhaanto isku xishooda fagiii uhoreeeye aaa ahay like dhac kusiiii🙏🙏🙏🙏❤

  • @abdiqaadiraj7300
    @abdiqaadiraj7300 4 роки тому +23

    Zuldan seeraar Ma naag baa waa nineee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ak-di9nn
    @ak-di9nn 4 роки тому +5

    Laandheere walahi caadi Maha waa iga qosliyey ❤️❤️❤️❤️

  • @agnutritionteam8455
    @agnutritionteam8455 4 роки тому +4

    hhhhhhh isma dhaanto walee aniga landheera gacan ayan utaagay hhhhhhhh asxaabti ayuuu ruwaayad ka dhaxfurtay asxaabta re islii insha allah gulesta dadkeyda somaliyeed

  • @kiNGRoHit-df7uv
    @kiNGRoHit-df7uv 4 роки тому +24

    Landhere Dhabi Buu LA dhcaY ingriiska
    😂

  • @abdixasan1236
    @abdixasan1236 4 роки тому +2

    Laan dheere wlahi qusul ayaa ig keentay pro waa ku aamisanahay laan dheere keep going

  • @abdifitahahmed9662
    @abdifitahahmed9662 4 роки тому +8

    Laandhere nin adag horay usoco brother

  • @ayuubahmed7348
    @ayuubahmed7348 4 роки тому

    Soobadiya Please keep going

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 4 роки тому +7

    Laandhere slaan iga gaarsiya😂😁almudugiya👍👌

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 4 роки тому +19

    Landheera salaan iga gaarsiiye, ninka kaliya asago hadlaayo ladhalay😂😂

  • @BBMNN21
    @BBMNN21 4 роки тому +1

    Naag la qabo bey lee yihiin waan guursanaa yaahuu xumaa somalidaan

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 4 роки тому +1

    asxaabta isma dhanto wlhi gabartan sumayo la dhahayo wan ka helay sidee ku helaa plz icawiya wlhi run ayay iga tahay waligay meel public ah kama hadlin

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 роки тому +2

    Liil baliil kine of africa 💍👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @yahyec.shiqow6670
    @yahyec.shiqow6670 4 роки тому

    Big bro iyo team ismadhaanto hore u socda

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 4 роки тому +6

    Abowe laandheere Iska bedel magac ish ah waaye😏

  • @farhanmahamud870
    @farhanmahamud870 4 роки тому

    Masha allh wllhi wa wa wil fariid

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 4 роки тому +3

    Laandheere kulahaa ma hooyada baad ku laabaneysaa Subxanallah ninkaa wuu u dhaxgalshay

  • @abdiazizmohmd402
    @abdiazizmohmd402 4 роки тому +6

    Laandheere nin culus sualaha ka hor hdlkisa funny ah

  • @saamishow4342
    @saamishow4342 4 роки тому

    MarwaaN Yare iyo gabadhu way isku so baxayaN masha allH

  • @nazraynwa7949
    @nazraynwa7949 4 роки тому

    Laandhere wlhi balaaya tahay klha hada naago lawaayo oo naago fananiin ah mxa sameyn klha😂😂😂😂😂😂😂😂keep going bro laandhere

  • @samiiribrahim3872
    @samiiribrahim3872 3 роки тому +1

    Hhhhh kuwa gaagaban ee cayilan ee halistaa lengd😅😅😅

  • @beyazii
    @beyazii 4 роки тому +5

    15:34 fanaankee jclahyd oo mustaqbal lawadaagto oo meel cidlaa latagto oo slmta ka qaadilaheyd 😂😂😂😂

  • @shegow055
    @shegow055 4 роки тому +29

    Laandheere ma Labo Qofbaa? Midka TikTok ku jiro saan ma u MADAX WEYNEENE 😁😁😁

    • @somcastudio2899
      @somcastudio2899 4 роки тому +1

      😢😢walaal mcn ilaahey ayaa abuurey ADI madaxaas iyo wax walbo dunidan yaalo masameynin
      Nb abuuritanka ilaahey wax lagama sheego 🙏🙏✔️😢

    • @shegow055
      @shegow055 4 роки тому +1

      Raghàf khàn Canadian boy waa sax walaal 🙏

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому +1

      Raghàf khàn Canadian boy naa wilkaa hadda madax lasheego kama muqdo madax aan waynayn yareyna baa kamuuqda caadi iska dhig qofkaan qosol unbu mala uqorey

    • @shegow055
      @shegow055 4 роки тому

      Rahma Ruun Qaali hahahahaha adigaaba imtixaan kale ah wlhi waa iga qoslisey

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому

      Stay With Shegow hhhhh sheekadii uuba run run wiil madax geel wata camal iga dhigey kuyeh abuurka alle yaan lafara gashan ma wiilakan baan madax weyni kamuqataa dadka qaar yaaabey kugu dilayaan astqfrllh

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 4 роки тому +10

    18:15 yaa dili laheed dheh kulaha😂😂😂 warya qofta Wey dhaarsantahy 🔪 🔪 🔪

  • @somalishortvideos4784
    @somalishortvideos4784 4 роки тому +1

    wara landherow sxbow qotta sumaya badal ladhahayo o video ga kujirto igu so xir bro

  • @abdifatahugas7936
    @abdifatahugas7936 4 роки тому +7

    Landhere inaba caadi mahan

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 4 роки тому +6

    Landheere NiNka Niarobia xiDiGaha GeLiyey😂😂😂

  • @nuurtomohamed5187
    @nuurtomohamed5187 4 роки тому +15

    Aniga ahaanteyda fanaan oodhanba maguursado yaa ila mid ah

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 4 роки тому +1

    Qofka aan aduunka u jeclahay maalintay fanaan noqoto wllshy ila dhalatay ayey iila mid tahy!

  • @geelemahamudgeele3252
    @geelemahamudgeele3252 4 роки тому

    Laan dheere sxb keep going 👍👍👍👍

  • @hashimkasaai4983
    @hashimkasaai4983 4 роки тому

    Hess madegstoo iyo hesahaa Sacdiyo sharaf aqanow saxib ciyalkaa ushekee

  • @haniabiib6296
    @haniabiib6296 4 роки тому +3

    Aniga aya uhoreya www masha allah hor Mar wacn👍👍👍🙏

  • @mohamedjabiye
    @mohamedjabiye 4 роки тому +1

    Nio landheere sharci mahelay waakan magalka waregaye

  • @mustaphegurxan5801
    @mustaphegurxan5801 4 роки тому

    Laandheere zxpo noo soo badi wllhi waan qoslay

  • @saadaqking7660
    @saadaqking7660 4 роки тому +2

    Landheera ninka Ugu shactada badan Isma dhaanto sxp horo usoco

  • @sagalmohamed5102
    @sagalmohamed5102 4 роки тому +1

    Idin jecliya reer isma dhaanto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @keyfkafisa2161
    @keyfkafisa2161 4 роки тому +1

    Really landhere horay u soco

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 роки тому +1

    Laandheere legend ninka youtupe ka igu haya

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 4 роки тому +6

    #Landheeri #tageero #buxaa 💯 %💯 #Ayan #ku #tageera #inta #tageera #pls #subscribe

  • @asmamohamedahmed1203
    @asmamohamedahmed1203 4 роки тому +1

    Laandhere ismadhaanto isaga shida qosol midhan weyn

  • @queenmaandeeq7130
    @queenmaandeeq7130 4 роки тому +4

    Hhhhhhh laandheere ar yaa iikeeno saa naag la qabo maxad ku jeclaaday nin weynaa tahee kulahaa😁😁😁😁😁

  • @tamamtosane1583
    @tamamtosane1583 4 роки тому

    Mahad galad lipx horay usoco

  • @izy7766
    @izy7766 4 роки тому +1

    Sumayo very beautiful girl ❤️❤️❤️❤️ keep up bro

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 4 роки тому +4

    هههعععععهههههههه🤣Wara wlHi Landheere QosoL Bu iGu DilAy😆

  • @mounazeidtiti8222
    @mounazeidtiti8222 4 роки тому +9

    maxaad ku tagertaa hadana heesi katin ku yeh😂😂😂😂

  • @mohamedsalahhajji7797
    @mohamedsalahhajji7797 4 роки тому +14

    kkkkkkk qorsagara iyo shafto kuqawanlahaa kulaha rasmi reys

  • @maryamomaanka9157
    @maryamomaanka9157 4 роки тому +5

    Naagaha indhashariran wadado modayeey lkn mahan heesta tageraan yaah

  • @abdikafimohamudahmed2133
    @abdikafimohamudahmed2133 4 роки тому +5

    Landhere lippx an tageroo qosol iguma harin😂😂😂

  • @mrright77
    @mrright77 4 роки тому +3

    Isoobooqo wad qosleysa lkn qasab ma ahan Thanks

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 4 роки тому +8

    Noso badiya barnaamijyadan cml oo landhere daadihanayo waa fanny

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 роки тому +1

    Liil baliil waa nawalay noolow zxb 👑

  • @nimcoynathar7298
    @nimcoynathar7298 4 роки тому +1

    Gabdaha fananinta waxan ogujeclhy Qali ladan

  • @camaaryasin5760
    @camaaryasin5760 4 роки тому +2

    Ismadhaanto horay usocda

  • @mohaabdi598
    @mohaabdi598 4 роки тому

    Islii 14 years kunoola aqyartan halgaranayn majiro now in Calgary I missed bro

  • @abdirahmanmohamud4161
    @abdirahmanmohamud4161 4 роки тому +2

    Landhere Hor usocod wacan sxb

  • @xawacabdiraxaman8728
    @xawacabdiraxaman8728 4 роки тому

    Abwaan geesi

  • @mohamedcibaar6535
    @mohamedcibaar6535 4 роки тому

    laandheere gabdhaha waa u hoos qarina meel cidla kula aado salanta kga qado

  • @shantakundishay2425
    @shantakundishay2425 4 роки тому

    Nio waxaan ka yaabay ma Majeerteenbaa Ciyaalku ma ka dhaysid badanaa kadhaa eraygaa wuu iga soo horbooday

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 4 роки тому +1

    Indhashareerka kuwaan wata maad naga dhaaftid Ninyow

  • @dhacdooynkadunida9843
    @dhacdooynkadunida9843 4 роки тому

    qoftaa yare sumaya wn ku haystaa hala ii geeyo

  • @maarizamaxamed5417
    @maarizamaxamed5417 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkk allah berka landheere keep going

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 4 роки тому +4

    Laandheereh lengend

  • @hassanjuba9985
    @hassanjuba9985 4 роки тому

    Kkkkk waa fani Runti laandheer wariyuu ku fiican yahay ebow kkkk

  • @naimaabdi4578
    @naimaabdi4578 4 роки тому +6

    5:50 wiilkas qosol igu dilay idil si lo gursaday wan nacay landheere naag la qabo maxaa ku jclty

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 4 роки тому +4

    Landheere iyo muusow 😂😂😂😂
    Akhyaar
    *no views*

  • @abdiaziizabdi8698
    @abdiaziizabdi8698 4 роки тому +1

    Noosoo badiya asxaabey

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 4 роки тому +2

    BK
    Ayaan isku dhiibi lahaa kulahaa😂😂😂😂

  • @somaliabeatiy2385
    @somaliabeatiy2385 4 роки тому

    jacayl fanaan gartaye sidee fanankee u necenbtahay noqon lahayd.

  • @hanadshide829
    @hanadshide829 4 роки тому +7

    Landhere KulaHaa Bahal aa Dhalee😂

  • @alinuhshidane3507
    @alinuhshidane3507 4 роки тому

    Qahweyste goorme Nairobi ka dhacay

  • @guuleedibraahim2307
    @guuleedibraahim2307 4 роки тому +1

    Fartuun balbalaaarka kuma weydiin😂😂

  • @aishaxaaji9106
    @aishaxaaji9106 4 роки тому

    parti 2 noogu soo dara plz waaaa cajab wAn kahelay barnaamijkaan

  • @kingnuuribraahim3542
    @kingnuuribraahim3542 4 роки тому +1

    Isma dhanto keep going

  • @Cabdifitaaah
    @Cabdifitaaah 4 роки тому +3

    Lkn asxbta aniga doqeyga mala inla wadaagi karaa cml Hhhhh🤣😂

  • @ahmedcumar8402
    @ahmedcumar8402 4 роки тому +4

    Labdhere big lagender

  • @abassabdi5792
    @abassabdi5792 4 роки тому

    Team ismadhanto Video yasha su,aalaha noso badiya Wlhi qosol midhan waye😂😂

  • @Ratildadirdadir
    @Ratildadirdadir 4 роки тому +3

    Hhhh wlhi qosolka aya ika dhamaday 😅😅😅