Alxmdulilah ilahy bay mahad oo dhan u sugnaatay mrka labad waxan u mahad celinayaa cidii ka qeyb qaadatay dhibtan inta badan dadkeenu la dhibtonayaan waa wax bogaadin mudan iyo dhirigalin sido kle garab istaag Dadkna waxan ugu baqayaa in ay ka warqaban xaladooda cafimaad si wax looga qabto intay dhawyihiin ma fududa inad dhayalsato cafimaadkaaga Hada siday shegayan dhakhtiirtu ana aan arkayba waa dad xanuunadu soo riteen waxa ugu badni Ahaada kuwo ilaahy Tala sarta mar walba Nimcooyinkana ku shugriya 🫀💯
Masha Allah dhalinyarta deeganka qurbaha ku sugan Aan ku bararugno dadkena wx Aan uqabano garab istaagno anaka aya umaqan wlhi mrwalba wxa waxa isdhaha xilima dadkaga wax uqaban Ilahay ha inago kuwa dadkoga wax uqabta insha Allah.
Abdisalaan thank you marka hore haday suurta gal Ku thy wasir k.xigenka maliyada muxiyadin wareysi ka sugeyna dadkodhan waa sugayaan aqonyahanka. Notixgeli codsiga.
Ninkaasi markii hore "natural" buu ahaa, oo si xikmadaysan ayuu wax u sheegi jiray. Immikase, wuu ka badbadiyaa wareysiyadiisa dambe, sidii dhiirrigeliyayaasha UA-cam-ka. Oa dhawr halkudheg oo buugta ugu caansan sida Rich Dad Poor Dad iyo Deep Work ayuu, iyagoo qallalan oo aan u eegin in ay nolosha iyo dhaqanka Soomaaliga la falgalayaan, soo guuriyaa.
Hawshan waxa
kaalinta koobad kagaly
jamac Farax magool oo halkan australiya jooga mar badana mishinadan kelyaha konteynaro ugu raray dhulka somalida iyo xata oromiya iyo harar
geesi nool bravo !!!
Intuu oromia iyo harar
Gaynayo muu deegaanka intiisa kale geeyo
Maalayacniga kala tag dhe dadka
Haa wllhi waa nacasnimo@@Hanna44_Hoodo
@@Hanna44_Hoodowaa meelaha dadkeena somaalida la gu daawayn jiray,
@@AliOmar-bp9fw deegaanka intiisa kale ayaa ka mudan (xaq badan)
Jijiga my hometown, i miss you 😪
ማሻ አላህ በጣም ቆንጅየ ከተማ ነች 🥰 እንወዳችኋለን ከአማራ ክልል 🥰
Alxmdulilah ilahy bay mahad oo dhan u sugnaatay mrka labad waxan u mahad celinayaa cidii ka qeyb qaadatay dhibtan inta badan dadkeenu la dhibtonayaan waa wax bogaadin mudan iyo dhirigalin sido kle garab istaag
Dadkna waxan ugu baqayaa in ay ka warqaban xaladooda cafimaad si wax looga qabto intay dhawyihiin ma fududa inad dhayalsato cafimaadkaaga
Hada siday shegayan dhakhtiirtu ana aan arkayba waa dad xanuunadu soo riteen waxa ugu badni
Ahaada kuwo ilaahy Tala sarta mar walba
Nimcooyinkana ku shugriya 🫀💯
Masha Allah Tabaraka Allah.
Ilaahay ha'idin Barakeeyo dhamantood.
Waa mashruuq aad uqaali ah oo aad loogu bahanyhy
Msha alla alle ha idinka ajar siiyo dhaman teamka aas aasay iyo dhaman kuwa ka qayb qatayba ❤
Masha Allah waa mashruuc aad u fiican . Ilaahey ajir iyo xasanaad ha siiyo dhamaan dadkii ka qayb qaatay .
Aaamiin
Masha Allah dhalinyarta deeganka qurbaha ku sugan Aan ku bararugno dadkena wx Aan uqabano garab istaagno anaka aya umaqan wlhi mrwalba wxa waxa isdhaha xilima dadkaga wax uqaban Ilahay ha inago kuwa dadkoga wax uqabta insha Allah.
Waa dhakhtarka kaliya ee ugu ficn
Alxamdulilah wllh caafimaadku wuxu yahay waxad ogaaney saa markad aragto qof xanuunsan 😢
Masha allaah Illaahow caafi dadkaan masaakiinta ah
Masha Allah so Nice jigjiga quruxa ilahay nabada na guwad
Jigjiga.❤❤❤
Masha allah waa wax lagu farxo runtii
Intii xanuunsan allah ha caafiyo
23:41 mahdinta allaah swt
Waxa ugu muhiimsan
Alxamdulillah
Alhamdullilah , May Allah increase them in progress
Hassen yabare Referral Hospital ❤
Ilaahey umada inta xanuusan ha siiyo caafimaad aamiin aamiin aamiin ilaahoow u miciin waa dad masaakiin ah yaah yaa rabbi ilaahoow caawi anagana na amaanso oo naga nabad geli Aamiin aamiin aamiin c/salaam hereri hawl culus buu hayaa allaah yabaarik
MshaAllah...Allaha Nosiyo...Aamiin🤲🤲🤲
Good job
Waa wax qabadkii oogu weynaa EE deeganka laga fuliyo EE aan anigu maqlo
Fantastic together we're strong 💪
Masha Allah dheh,
Ilaahay habarakeeyo dhamantood
Intii hawshaas qabatay iyo intii ka qeyb qaadatayba allaah ha barakeeyo Aamiin aamiin aamiin
Masha Allah
Somali waa in xooga saraan saay airport uga shaqeen lahayen
Qabyaalada joojiya Af-Soomaaliga intaa kuhadasha OO dhan
Abdisalaan thank you marka hore haday suurta gal Ku thy wasir k.xigenka maliyada muxiyadin wareysi ka sugeyna dadkodhan waa sugayaan aqonyahanka.
Notixgeli codsiga.
Ninkaasi markii hore "natural" buu ahaa, oo si xikmadaysan ayuu wax u sheegi jiray. Immikase, wuu ka badbadiyaa wareysiyadiisa dambe, sidii dhiirrigeliyayaasha UA-cam-ka. Oa dhawr halkudheg oo buugta ugu caansan sida Rich Dad Poor Dad iyo Deep Work ayuu, iyagoo qallalan oo aan u eegin in ay nolosha iyo dhaqanka Soomaaliga la falgalayaan, soo guuriyaa.
Dr caydaruus alle habarakeye wa ninka maskaxdan ma danbeyay
Masha allah shaqo wacan ayad uhaysaa ummadda wariye guulayso
Masha Allh horumar
Maansha allah shaqo fiican ayaad qabateen
Alx calaa caafimaad ilahaw inta dhibaatadaa haysatana ka dulqaD
Shaqaalaha Hospitalka dib ha u eegto xukuumaddu, mushaarkana ha u kordhiyaan.
Masha allah hormarwacan
My team dialysis halkanban idinka salamaya
Guul iyo gobanimo 🎉
Ummadii tashataa darbi wey jiirtaa.
Bal meesha quruxdeeda eeg sida looga shaqeeyay Hargeisa Hospitalna eeg musuqu foolxuma
waxaan garanayaa ayadoo kuddaafad ku agtaallo dayrka gudihiisa, bari dhawayd dhawayd ayaa laga guray ayaan maqlay.
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
800x3x4x12=115,200 ETB Waa Badnthy Wlh
Physio therapy maleyahay
Masha allah