Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xulka Heesaha Maryan Mursal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Xulka heesaha Maryan Mursal
    (1)
    (2)
    (3)
    (4)
    (5)
    (6)
    (7)
    (8)
    (9)
    (10)
    (11)
    (12)
    (13) Ciida Maanta
    (14) Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa (Maryan iyo Tubeec)

КОМЕНТАРІ • 74

  • @f.j.amakaag1140
    @f.j.amakaag1140 4 роки тому +2

    Mama maryan mursal mamo aan ku fano wlh

  • @orobleh77
    @orobleh77 11 років тому +8

    She is one of the greatest female vocalist in Somali Music

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar 13 років тому +3

    Qawadhan halkeed heesan ka heshay? waxaad igu danbaysay late1970's Hargeysa

  • @ahmednaleye2674
    @ahmednaleye2674 7 років тому +1

    manshAllah mamo maryan mursal cise cimriga Aalla haku dheer waa Fanand Qaliya Oo Qaran

  • @abdirashidmohamed7314
    @abdirashidmohamed7314 6 років тому +1

    Waaw. Waaw waa maryan mursal ciise masha
    ALLAHA A

  • @MubYus
    @MubYus 5 років тому +1

    Maryan mursal.. waan ku jeclahay

  • @busuri10
    @busuri10 12 років тому +2

    aqyaareey qabiilka iska dhaafa hala baashaalo fanaanadeyna qaaliga aha heesaheeda

  • @quruxdiipuntland7754
    @quruxdiipuntland7754 10 років тому +1

    dumaashidey waa legend welldone

  • @barduuro
    @barduuro 4 роки тому

    saaxbayaal dadaalka sii wada

  • @janagaleshow
    @janagaleshow 5 років тому +2

    Great legend

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 років тому +1

    heestaan baan ka helay say uGu coday nayso caadi maaha waa loo dadaalaa ruux hadii uu ku doortee hay dayrin caawee dani ii run sheegtee

  • @cabdullahimaxamed5157
    @cabdullahimaxamed5157 4 роки тому

    Heesta haidayrin caaway dani iirun sheegtay .waxa qaadaya farxiyo cali faarax iyo maxamed nuur giriik ...maahan maryan mursal.m..mahadsanid

  • @dhalinta2013
    @dhalinta2013 11 років тому +1

    waaaaaaaaaaaaaaaw waayo waayo maryan

  •  13 років тому

    heesahaan waxay yiileen kaydkii idaacada radiyo muqdisho waayo fanaan walba heesihiisa hal meel ayaa lagu xafidi jirey si ay u fududaato raadintooda marka lasoo dalbado in loogu raaxeeyo dadweynaha,tani waxay muujineysaa inay qayb ka tahay bililiqadii baahsaneyd ee lagu sameeyey hantidii qaranka hawiye lacagtii ayey qaaten isaaqna wixii heeso iyo murti kayd u ahaa qaranka ayey qaateen ileyn fanka iyagaa inoo hayey

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    Woof maryan mursal wooof

  • @fadumoahmed1217
    @fadumoahmed1217 9 років тому +2

    Nice song

  • @segeterio123
    @segeterio123 11 років тому

    wey jiraan heeso ay dad kale ka daba qaadeen, laakiin heesahan oo dhan iyadaa iska leh Bro, hobaladda caanka ah ee maryan mursal ciise bootaan. ilaahey towbadda haku duwo hana u danbi dhaafo, wakhti aad loo jecel yahay oo soo martey welina dadka wey jecel yihiin, laakiin iney deyso baa kheyr badnaan lahayd.

  • @mustafedaauud5152
    @mustafedaauud5152 Рік тому

    Maryan.mursal.boram

  • @foziamursal2171
    @foziamursal2171 6 років тому +1

    yaasalaam love you sis god paless you 💝💝💞💕💘💗💝💞💞💝💞💝💜💗💘💝

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    waan helay zhp heestii aan doonayey zhp dadaalka adaa iska leh aad ayaad u mahadsantay zhp thnks zhp

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Adigaa mudan sxb. Enjoy it.

  • @kaacoo89
    @kaacoo89 10 років тому

    Idinkoo mahadsan,heesata hay dayrin caaway waxaa qaadaysa ala how naxariistee Farxiya Cali ee maaha Maryan Mursal. Heestaa oo meel kasta lagu soo qoro in Maryan la qaadayso Giriig. Intaasi waa sixid aqyaarta.

  • @fatimakobayashi3850
    @fatimakobayashi3850 3 роки тому

    🌟⭐️💫✨

  • @safiyamaalin6087
    @safiyamaalin6087 6 років тому

    Wwwwww caadi ma ahan

  • @maxamudxasan5938
    @maxamudxasan5938 7 років тому

    hees mcn maryan mursal

  • @saadaadchanal1411
    @saadaadchanal1411 4 роки тому

    Waaaaaaaaaaàaàààaàw maamo nooloow wlan ku jeclhy

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    zhp qli aad ayaad u mahad santay intaad idadshay

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому +1

    wllo mahaysaan heestii maryan mursal ee markii aan ladnan jiray een libinta haysan waad igu lamanayd

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien sxb ma garanayo heestaa.

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 7 місяців тому

      Waxaa ku lumiyay lacag weye heestaasi saaxib

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 13 років тому

    heesta ugu horeysa magaceeda iyo halka aan ka heli karo ayada oo dhameystiran mahadsanidiin.. shaqo wacan LBchannel

  • @alinoorahmednajji
    @alinoorahmednajji 5 років тому

    Sxp soradi heesti dhaheysi " raga wa nafaqada nagaha" oo ay qadeen maryan mursal iyo nin an aqoonin

  • @jawharibnuize1219
    @jawharibnuize1219 5 років тому

    Taladan laruugin waa lagu rafada

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 5 років тому

    Saxib waxanka codsanaya heeska 12 waxa kulumiyay lacag

    • @LBchannel
      @LBchannel  5 років тому

      Mr kuulman sxb heestaa janalkayga way ku jirtaa halkan guji ---->>>> ua-cam.com/video/3P7asSg781g/v-deo.html

  • @fastpaycabashada9535
    @fastpaycabashada9535 10 років тому

    12 oo dhameystiran ayaa lagaa rabaa

  • @fastpaycabashada9535
    @fastpaycabashada9535 10 років тому

    12) heetaan oo dhameystiran ayaa lagaa doo nayaa mahadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  10 років тому +1

      Sxb Labtop-ka iiguma jirto heesta #12 oo waxay ku jirtaa Canjeelad oo imika ma joogo dalka ay cajeeladaasu taalo. Kolkaan dalkaa booqdo ayaan kuusoo bandhigi doonaa haduu illaahay yidhaahdo.

    • @fastpaycabashada9535
      @fastpaycabashada9535 9 років тому

      a/c walaal weli ma safarkii ayaad jirtaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 років тому

      Fastpay Cabashada Haa sxb.

  • @sheekoxariircosoble5298
    @sheekoxariircosoble5298 8 років тому

    mahad sanidin

  • @Umardahir02
    @Umardahir02 11 років тому

    cod dahabi uu alle kumanaystay

  • @Maxammed-Goosh1
    @Maxammed-Goosh1 5 років тому

    Sxp Heestaan Leebka Jacaylkow Oo Dhamaystiran Soo Gali Fadlan
    #Lb--channel

  • @shankoshanko
    @shankoshanko 3 роки тому

    Name of the song #7.....?......

  • @ayaanlehussein411
    @ayaanlehussein411 8 років тому

    waxaan idinka codsana plz inaad ii shektan Meeshan ka heli karo heesta maryan nursal ee wadaniga ah ciida dhulkeyga iyo waxa dhex yaala marna leyma dhaamo waan dhowrayaa waan dhisayaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ayaanle Hussein Sxb ma garanayo heestaa.

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    waan arkay lkn waan garan wayey si aan ugula soo baxo zhp

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Waa hagaag Halkan guji ---->>www.atube.me/video/download.htmlDownload-garee oo ku SAVE-garee computer-kaaga ka dibna ku install-garee computer-kaaga.Markaad sidaa yeesho Fur software-kii aad ku install-garaysay computer-kaaga.Markaad furto waxaad tagtaa Janalkayga heestii aan kuusoo bandhigay dabeetana ciwaanka heesta COPY dheh.Waxaad kusoo noqotaa Software-kii meesha ay ku qoran tahay Enter in this box the full URL of your video waxaad ku qortaa ama ku PASTE-garaysaa ciwaankii heesta aad doonaysay. Markaad sidaa samayso ila soo socodsii halkaas ayaynu kasii ambaqaadi doonaa oo waxaan hadana ku tusi doonaa sida MP3 looga dhigo video-ga.

    • @ahmedsakiglobal
      @ahmedsakiglobal 8 років тому

      heesta waxaan raba waxa kulumiyey lacag plze

    • @abdifatah7329
      @abdifatah7329 7 років тому

      mooge

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    asc zho

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    waxan raba in aan kala baxo heesta waxa mulumiyey lacag chanelka

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Fiidiyowgan daawo sida loogala baxo youtube oo mp3 loogu badelo. Halkan Guji ua-cam.com/video/gvLBuCoYMNA/v-deo.html Markaan imika kuusoo bandhigo 8 saacadood gudahood ayaan ku masaxayaa heesta ee ka faaiidayso.

  • @abdurahamninjira1288
    @abdurahamninjira1288 8 років тому

    leebkii jacaylka ayaa layidhaadaa maryan mursal ayaad ku qoraysaa sxb

  • @robinvanpersie1380
    @robinvanpersie1380 11 років тому

    whats the name of the .6.00th song?

  • @jabaayeofficial1351
    @jabaayeofficial1351 8 років тому +1

    sxb heeesta 8 ayadoo dhameys tiran maku jirtaa bro

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Jabaaye Jabaaye Haa sxb youtube way ku jirtaa. Halkan Giji ------>>>>ua-cam.com/video/CxrsXAq-L0c/v-deo.html

    • @leylamohamed8126
      @leylamohamed8126 7 років тому

      Jabaaye!!-€€££@-@!!21!!111@ JabaayeaIiò9 ThN OJ @£@@@@££@€€+€××òòòòòòòòòòøzzZ8

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    lkn zhp aan ku dhibo ado rali ah heesta halka ayku jirto sideen ugala baxa

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Hadaan heestaa kuu soo bandhigo Janalkayga youtube ma kala bixi kartaa?

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    sxb waxa weyaan heesahan 10 daqiqo socona eed isku soo ururiseen ee ah heesaheda waa mida 12 aad

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Sxb heesta #12 imika ma joogo dalkii ay taalay, laakiin waxaan kuu tilmaamayaa isla heestaa oo ay mar kale qaaday heestaa oo internetka oo dhan meel qudha kaga jirta.Halkan Guji --------->>>>soundcloud.com/yaasiin-ali-warsame/waxaa-ku-lumiyay-lacag

    • @ahmedbule5582
      @ahmedbule5582 7 років тому

      LBchannel u

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    ok zhp thanks lkn tubidy.com maka helaya heesta

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien meeshii aan kuu sheegay oo kaliya ayay internetkaba kaga jirtaa.

  • @ahmedsakiglobal
    @ahmedsakiglobal 8 років тому

    asc sxp sare heesti waxa kulumiyey lacag ayaan u baaahnaa plze

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 років тому

      +Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien Sxb saw anigii kuusoo bandhigay halkan guji ---->>>> ua-cam.com/video/3P7asSg781g/v-deo.html

    • @jamacmaax9127
      @jamacmaax9127 7 років тому

      Ahmed Saki Hussien Ahmed Saki Hussien

  • @sharmaqzaheer8247
    @sharmaqzaheer8247 7 років тому

    m.a

  • @abdurahamninjira1288
    @abdurahamninjira1288 8 років тому

    leebkii jacaylka ayaa layidhaadaa maryan mursal ayaad ku qoraysaa sxb