Mansha allah KGS dad aan jecelahay guulaysta walalayaal ❤ From ssc darwiishland Lahjadan waanjecelahay inaan barto ee hala qoro oo halagu daro manhajka waxbarashada dawlada dhexe
Rag rag dhaley Wan ku faraxsanahey inan arko millitary somaaliyeed e inoosoo jeeda har iyo habeen Libaaxnimadi aya imuqata Ilahey ha xafido somaali o dhan
Heestan marking aan dhageysta waxaa ay aheed habeen aan gari ku safrayay somali Region gudaheed xarif darawal ah ayaa noo daray habeenki dhan ku lec cishaneynay Xasuus habeenkaas😊
Waxan ahy nin isaaqa hadana kgs waa dadka ugu jeclahy somali wlhi waxana aaminsanahy iney yihin mamulka kaliya haday u istagaan awododana bananka kenan iney somali wada xoreynkaraan guul kgs mayland ❤💪✅️💯
Geesiyaashii raxan weeyn guuleeysta from habargidir waan idin jecelnahay one love 🇸🇴❣
Thanks
DHASHII RRA ISN'T EASY
Mansha allah KGS dad aan jecelahay guulaysta walalayaal ❤
From ssc darwiishland
Lahjadan waanjecelahay inaan barto ee hala qoro oo halagu daro manhajka waxbarashada dawlada dhexe
Thanks bro ssc guul
Aad iyo aad wlhi waa in lagudara manhajka dalka
Waaaw mashalah may may ahaa ino badiyo heesaha walalahen maymayga viva digil iyo mirifle frm "jalalaqsi" hirshabelele
Thanks 🥰
Wow waxbadan kama fahmayo lkn aad baan uga helay viva Somali may iyo maxayiri waa afkayga ❤
Alaha unaxristo waa dhintay fanan xasan yare😢😢😮
mala dilay mise
Mashallaaaah ree beeydhabo waan jeclahay ....
ahmed huseen iyo dooy iyo diinsoor
Alla waa luqadeyda hoyo wanjeclahay
we love you from Puntland
Haa M.a
Guuuul xoga dalka meel kasto ay jogan
Allha unaxriisto xasan yare waa dhintay waa naga hoseeya😢
Waanka Xumahay in Maanta Calanka Baluuga ah Nalagu dhibaateeyo, However Military ga waa Muhiim Southwest-Maayland 🦁🦅✊🏾
From tiktok
Reer baydhabo maamulka aan ugu jecelnahay soomaaliya hadaanu nahay muqdisho
Rag rag dhaley
Wan ku faraxsanahey inan arko millitary somaaliyeed e inoosoo jeeda har iyo habeen
Libaaxnimadi aya imuqata
Ilahey ha xafido somaali o dhan
Heestan marking aan dhageysta waxaa ay aheed habeen aan gari ku safrayay somali Region gudaheed xarif darawal ah ayaa noo daray habeenki dhan ku lec cishaneynay
Xasuus habeenkaas😊
mash allah wlhi ninkaan dadka dhiiga leh waa uu soojiidanaa ee magaciisa ha halaysoo raadsho” numbarkiisa qofkii hayso haygu soo dirto Æbdi Æbdullahi Guleid🤔❤❤
Sxb amba magaciisa ayaan danaynayaa ee mahehay adigu.
xasan la dhahaa ciidan ku jraa malatariga kooxda horseed faniinta ka tirsan yhy ninka hesta qadaya
Wuu dhintey sidaan ku maqley hasan yare 😔
Kuulaysta wll
Heesta an ugu jeclahy heesaha maayga
Wow hestan wadaniga nasobadiya mahadsanid
Koonfur galbeed Somali gul
Wow love and respect
Allow unaxriis nuunow madaxy oo 2023 lagu toogtey baydhabo jinaay
Allow u fudadey su,aasha aaqri
Videoga waa laga dhaxa arkaa
Fanaankan nagaciis cod fasiix ah Masha.allah
Xasanow Eeding
@@abdiazizaden6073 xasan aadan samatar maaha
Allaha unaxriisto wa dhintay😢
@@xasanwadani3552😢😢😢😢😢
Hees iyo bar wlhi milateri iimanshey sugunaa lenaa
Masha allah reerki la iga beera hormar wcn❤❤❤
0:55 qoorkii xasan eelaay ah wiilkaasan raxanweyn ka taageera wasiirka amniga ah hadeer
Walaahi waa sax
wasiir amniga koonfur galbeed miya mise midka dowlda somalia
For ever 👊✊
Dadki la oo beera❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Eed iyo eed wllhi malateri imansho sugan ya laneena
Ninkan magaciisa waa xasinow ethin
Heesti lagu burarujinayey cidanka xooga dalka
Keep going military
Militari iimansheybsugunaa enaa hadaa nahay really baydhabo aan ilaalsano wadankeena hormar wacan askarta dalka xoogaa waa idin jeclahay
heestan aad baan u jacelahay
Meelkasta gora lay yaal laakin geesigi gema lahaay ye mogun meyweeli argigixsada siinka wareegsanyin libee lugba lahaado lo buriyeley minmeleeyoy haan in ishureeya koran
Guuleysta geeshkayagow
Dalka iyo alankey ma beylaayayoo
Amarkii madiygeyna ma diidayoo
Guul kgs
Heesta magaceeda
Waaberi baad mooda sida codkoodu u quruxbadanyahay..
Fanaankan magaciis???
xasan adan yare la dhaha wa Askari waa dhiney
M