7 Fikirkaaga badali doona - Xiisaha yar rabitan badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 158

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya 2 роки тому +27

    Waa malin jimca ah ku siliya midaka ugu sharafta badan midka ugu qurxoon midka ugu wanaagsan 🤎🤎 scw

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 роки тому +43

    *7 Fikirkaaga badali doono*
    1. Waxii kusoo dhafaatay cashir ayeey kuu ahaayeyn, mustaqbalkeey ku anfici doonaan.
    2. Dadka nolosha ugu kalinimada badan waa dadka ugu naxariista badan , dadka ugu murugada badan waa dadka ugu dhoola cadeynta badan , dadka ugu dhaawacyada badan waa dadka ugu xigmada badan , dadka ugu murugada badan waa dadka ugu dhoola cadeynta badan , dadka ugu adadag nolosha waa dadka dhibaatooyinka soo mara'
    3. Qofaan fikrad lahayn waa qof aan mustaqbal laheyn , qof aan mustaqbal laheyna waligii waxuu dultaagnaadaa waxii tagay.
    4. Dadka qaar waxaay waqti ku siiyaan markeey firaaqo yihiin , qaarna waxaay firaaqo u noqdaan si aay waqti ku siiyaan.
    5. Dadka qaar hubkii aad adigu u dhiibtay baay kuu isticmaalaan waxaayna kaaga qaadaan waxaad ilaashaneysay.
    6. Xiisaha yari waxuu dhalaa rabitaan badan.
    7. Mashruucyada aad noloshaada ku hormarineysid bilaawgu waa waxa ugu adag dhamaadkooduna waa waxa ugu muhiimsan inta udhaxeysana waa shaqo iyo tabac.

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 2 роки тому +36

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @Naamir03
    @Naamir03 2 роки тому +7

    Suhayb axmed,
    Mohamed omer,
    Omer al_cawdhah🖤✊
    3dexdan nin waxay sabab wayn U noqdeen isbedelka noloshayda🙌 noloshayda,

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 роки тому +4

    Wakhtiga wax ka qaalisan mjiro ilaahay waa shayga ugu muhimsan ee bani aadam ku galado ❤💯

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims 2 роки тому +1

    m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc

  • @abdihakiin3797
    @abdihakiin3797 Рік тому

    Masha alllah
    Salan sare
    Walal
    Jazakallah Qeer
    Masha alllah
    La quwata ilaa billah

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 2 роки тому +6

    macaLiN illahay dambigaaga hore iyo kaaGi dambaba ha dhaafO💯

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 роки тому +4

    Jumca Mubarak muslimiinta dhamaan 🕋🕋🤲🤲🙏

  • @abdirahmanhussein7167
    @abdirahmanhussein7167 2 роки тому +1

    Allahuma barik ustad ayuub allah swt haka abaalmryo dunya fil akhra 🤲💯

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 роки тому +8

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏🙏❤❤💯💯

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 2 роки тому +1

    My best teacher {oo aan lakulmin}

  • @IFSANREELS
    @IFSANREELS 2 роки тому

    Am studio best dhiirigilin
    Somali award 👏 in lagu siiyo weeyaan
    Jazakallah

  • @kaamilhasanali7944
    @kaamilhasanali7944 2 роки тому

    Jazaakallahu kheyran ustaad ayyuub

  • @kinggaming2794
    @kinggaming2794 2 роки тому +7

    juma mubarak wll ayuup run ahaanti aad baan kuu taageeda wll qaali ☝️✌️☑️✅

  • @haajiroabdi7305
    @haajiroabdi7305 2 роки тому +4

    😍😍😍😍😍😍😍😍my favourt one mr ayup Ahmed best motivational somalia man blessing you allah bro
    mostly you talk reality 😍😍😍

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 роки тому +3

    كلام جميل جداً استاذ ايوب شكراً 😇

  • @ahmedsomali1588
    @ahmedsomali1588 2 роки тому +3

    M.a wll ayub ahmed macalinka noolasha yara dheeree ama quraan dheer iyo podcast ama dhiiri galin dheer 1 h kaa sugaynaaaa

  • @nafihmohamed5897
    @nafihmohamed5897 2 роки тому +1

    Malin hore usoyo walika you are m'y teacher pour cela soit y des patients.

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 2 роки тому +8

    Wow m'y Best teacher ❤
    I really appreciate your advice 🙏
    Thank you so much 💓
    Live forever ❤
    God bless you
    Ayub axmed
    I love ❤ you

  • @mohammedmuhumed2645
    @mohammedmuhumed2645 2 роки тому

    Asc walaal ayuub
    Waan ku salaamay walaal oo ku horeyn
    Waxan ka helay anige sida aad adige barnaamijka oga hadasho ama talooyinka aad iyo aad oo wanaagsan oo soo jeediso walaalaha somaliyed ama innage asxaabta ee kugu xiran UA-cam-ka
    Run ahaanti waa barnaamij aad iyo aad oo wanaagsan oo qof walba ka faideysan kara masha Allah
    Marka hore oo soco ayan ku leeyahay walaal
    keep going 🙂👍

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 роки тому +1

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 2 роки тому +1

    Thanks teacher❤❤

  • @haniabdulkader74
    @haniabdulkader74 2 роки тому

    Thank you Teacher 👨‍🏫🙏

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 2 роки тому +1

    Keep going our motivational speaker xigmadahaga taxane ban ku ahay

  • @janno6107
    @janno6107 Рік тому +1

    Alle haku barakeeyo ayuub

  • @abdirisaakcaawiye5531
    @abdirisaakcaawiye5531 2 роки тому

    Fv teacher always koraaauqaaday nafsadeyda thankz mar walpa

  • @fardowsaabdi258
    @fardowsaabdi258 Рік тому

    Ascwrxm wl maashaa Allaah wa Runta waxad sheegeysid ee Caqligaga Allaah Swt, Haku days to,

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 8 місяців тому

    Illahay nolosha dhabar adaygeeda ha isiiyo
    Waan qalbi wangsanay waan naxariis badanay marwalbana waa la idhibaaa 😢waa la iga oohiyaa
    Illahayaw mustaqbal ka ii hagaaji isii farxad plze somaliyeey iiduceeya in allah faraj khayr qaba isiiyo

  • @rahmojeen1187
    @rahmojeen1187 2 роки тому

    Jumco kariim ustaad ayuub ilahay haku sharfo wallo

  • @habibrahma4966
    @habibrahma4966 2 роки тому

    Thank you very much my theacher you are the best

  • @theone996
    @theone996 2 роки тому

    Jazakalahu khyr ustaad ayub ❤

  • @ZakariyeCabdiqadir-nt8te
    @ZakariyeCabdiqadir-nt8te 2 місяці тому

    Tnx My teacher❤😍✌🏽

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому +1

    Thanks 😊 my best 👌 Teacher ayuup

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 роки тому +1

      Jimco wanaagsan wll zahra

    • @Zahruush
      @Zahruush 2 роки тому +1

      @@abuuramla wngsan abweh😊

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 роки тому

    Xaqiiq ✅️ shukran jzakalhu khyrul jza allh haku xafido

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    Alle Haku Xifdiyo wax badan ka faiday runti❤️🥺

  • @sagalmohamedmahad5096
    @sagalmohamedmahad5096 2 роки тому

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @anasmuhumedkilas6143
    @anasmuhumedkilas6143 2 роки тому

    Mahadsanid mcln ayub keep going

  • @Abdiwadud
    @Abdiwadud 2 роки тому

    بارك الله فيك

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    baarakallahu fiik akhi

  • @adwehfarhan
    @adwehfarhan 2 роки тому

    Masha Allah Allaha haku xafido wll mahadsanid inbadan

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 роки тому

    Jasakallah kheir ustaad keep going allaha ku barakeyo ❤ ♥ 👏

  • @tawakalxaapzade3968
    @tawakalxaapzade3968 2 роки тому

    Alle ha ku xifdiyo ustaad

  • @Ahmedysasiin11
    @Ahmedysasiin11 2 роки тому

    ayuub Allah ay mahad leh waayo meel muhiima ayd nogu jirta

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 2 роки тому +1

    Ilaahay ha ku sharfo ustaad

  • @kabtanfiqqi9971
    @kabtanfiqqi9971 2 роки тому +1

    Allaha ku barakeyo ustaad

  • @nimcoadoontiialleadoontiia2333
    @nimcoadoontiialleadoontiia2333 2 роки тому

    Masha allah jasakumula khyr ❤️🥰🙏

  • @khadaromar2086
    @khadaromar2086 2 роки тому

    Ayub Ahmed, waan ku taagersanhy sxb, horey usoco

  • @kadiridriss8396
    @kadiridriss8396 2 роки тому

    Good after noom ayuub ahmed
    I support you

  • @SahalLeo-dr8fx
    @SahalLeo-dr8fx 2 місяці тому

    Waa run walaal Ayuub ❤

  • @ibrahimmohamed6102
    @ibrahimmohamed6102 2 роки тому

    Mahad sanid Ustaad

  • @maxamuudaxmed8154
    @maxamuudaxmed8154 2 роки тому +1

    Haa legend Aan ku Faano

  • @hoodoyousuf5606
    @hoodoyousuf5606 2 роки тому

    Thnks so much my teacher life allah keep you in your place........chumca jamil every one 😍

  • @ifrahbelloselmi7069
    @ifrahbelloselmi7069 2 роки тому +1

    Wllo ayub iska nolow inta nololi jito🤗🤗🤗🤗🤗

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 2 роки тому +3

    Waxad ii noqotay walal anigo 20ka marayaa nolosha ii ibara😍

  • @yoonissaladcali660
    @yoonissaladcali660 2 роки тому

    Thanks ustaad guuleyso 👍👍

  • @MaxamedAbdi-uy9yt
    @MaxamedAbdi-uy9yt 2 роки тому +1

    Tnxz my teacher

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 2 роки тому

    Wllo dar alle kuu jeclhy wllhi wxa tahy qofka iga caawiya ina noloshayda horu mariyo iyo waliba aan go aamdayda ku adkeeyo si anan uga noqon go aankayga nolosha. Wll mahad snaid

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 2 роки тому

    Thank you ayuub zxb qiasa walakaa nooga shekeee

  • @ayubpro
    @ayubpro 2 роки тому

    Jazaka allaha Ayub Axmed

  • @ayaanhassan7092
    @ayaanhassan7092 2 роки тому

    Mahadsanid Ayub horay u soco wllkey ❤👍💯 macalin aabihiis iga dhe🤴

  • @khaalidcamuud7103
    @khaalidcamuud7103 2 роки тому +6

    Ayub ilaa maalintu marayey 150 ayanu ku soo xidhnayn ilaa maanta u marayo 352k , waanu dhagaysanaynaa ayub cashar badankooda waanu dhagaysanaa mahadsanid walal

  • @HoodoCabdi-l7y
    @HoodoCabdi-l7y 5 місяців тому

    Waa talo fiican wll mcn tankis ❤

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 2 роки тому

    Walal ayuub wallhi waa uxiisay video yadii sidan okle ahay m.a

  • @fardawsamohamed7083
    @fardawsamohamed7083 2 роки тому

    على رأس والعين استاذي ❤

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 роки тому

    Thank you ustaad ayuob ahm3tt💯💙

  • @aminamoussa2530
    @aminamoussa2530 2 роки тому

    Ale khyr haku siyo mahadsanid 🙏💯

  • @laylaabdirahman6624
    @laylaabdirahman6624 2 роки тому

    Shukran wll ayub mclnkyga

  • @nimcoxasan3455
    @nimcoxasan3455 2 роки тому

    Wlhii waa xaqiiqo ustaad 💯💯💯💯💪

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 роки тому

    My teacher ❤️ jumca mubarak

  • @safaawaleh9775
    @safaawaleh9775 2 роки тому

    Horay uu soco brother ⚘

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 роки тому

    Aad ba u mahad san tahay ustad

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 роки тому

    Taas ayaa hubaal ah💯💯👏👏

  • @252soomali
    @252soomali 2 роки тому

    Mahadsanid macalin👑👏👏👏👏❤️

  • @mustafyaremustafyare7519
    @mustafyaremustafyare7519 2 роки тому

    Good my teacher

  • @Abdirisaqmohamed778
    @Abdirisaqmohamed778 2 роки тому

    Ayuub waa ku Tageeraaa

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt 2 роки тому

    Thanks my teacher🥰

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi 2 роки тому

    Dhiirigaliye aan ku xiranahay bage kiisa m.a

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 2 роки тому

    Thankz bro

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 2 роки тому

    Alla run waynid

  • @YuusufXasan-dp2du
    @YuusufXasan-dp2du 3 місяці тому

    Shukran

  • @RuwaydaCismaan
    @RuwaydaCismaan Рік тому

    alle hku dhowro wllo keep going

  • @rahmatamaam4372
    @rahmatamaam4372 2 роки тому

    Sure ❤

  • @moustaphecabdi2102
    @moustaphecabdi2102 2 роки тому +2

    My big brother 💙

  • @layloonofficial14
    @layloonofficial14 Рік тому

    M.a wllo ayuub waxad tahay dadka anaa inta badan dhagaysato taloyin iyo tusaloyin ficana anaa Ka fahamay run ahanti noloshayda waxabadan ayaa Ka badashay ama anaa Ka fa iday alx aad ban uu mahadasantahay halka Kasiwad taloyinkaga macaqulka ah

  • @abdulkadirmohamed8845
    @abdulkadirmohamed8845 2 роки тому

    M.a teacher

  • @farduusmahamet7665
    @farduusmahamet7665 2 роки тому

    mhdznid wllkY mcn alle haku zhrfo

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 2 роки тому

    Thank you

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 роки тому

    We have to change our self

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 роки тому

    Thanks abwe

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 2 роки тому

    Keep going brother l love ❤️

  • @ayaanomar9351
    @ayaanomar9351 2 роки тому

    wan rutin wllo ayuub Ahmed magac jir wllo

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 роки тому

    Masahllha 😍 😍 😍 😍

  • @deeqomaxamed164
    @deeqomaxamed164 2 роки тому

    Guulayso wllakayoow marwalba waxaad kahadashaa wax iquseeya naftaydana ay ubaahantahay

  • @daawonuurka7175
    @daawonuurka7175 2 роки тому

    wll Ayub , Qoraal kuma soo koobi karo sida aad noloshayda u badashay

  • @sumayamoha_official
    @sumayamoha_official 2 роки тому

    Thanks abowe guuleeso

  • @xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071
    @xawoxabiibibrhmxabiibibrhm5071 2 роки тому

    Tnx kun mar wllke 😇

  • @hamdaHashi337
    @hamdaHashi337 Рік тому

    Wll ayuup inaa kula hdlo rapaa ama wx ku weydiiyo oo privet ah wll ado mhdsn intee kala xarìiraa

  • @fartuunali3549
    @fartuunali3549 2 роки тому

    Waxa sheegta sax waaye