Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Reer Suul Cowro" anaa ugu horeeya"" 👍👍
Wiilkaa qaldanaa waayo meher la'aan seed u aamini kartaa
Midbkhayrqabta ma aheen allah ayaa dhaafiyey Waa dumar ceebays sid ahalka nin xun oo ragceebays ujoro wiilkaas Walaalo raali noqo anaa aadugadamqaday hooyaan ahay waan kuladareemay walahi ilaah baa yodhi ( manlayshkurunnaaas laayshkutullah) qof aan qofka ixsaanka ugalay imahadcelin ( Allihii abuurayna uma mahadcelin subhanallah
Waa wiil fiican rabbiyoow wax khayr qaba sii
Maashaa allaah dad qiima badan oo sharaf badan allaah idiin dhooro
Waa sheekadii soomaliga berigii hore gabadh doonan oo geel laga bixiyey ayaa nin ka geel badan hadduu yimaado lasiin jirey soomalida qaarbaan diinta waxba ka aqoon cahdiguna waxba la ahayn
ASC wiilku in uu guursado ayay ahaydMuxuu sugayay tolowThanks gabadhoow 👍👍❤️❤️🇸🇴❤️❤️
Laba Marwo oo aad Qiima badan"" u leh"" Mansha~Allaah""Noolaada"Mamo💋" Xafidullaah🥰🥰🥰🥰👍
Ilaahay mid wanaagsan oo duco qabto ah ayuu ilaahay siinayaa. Gagabaadsi nabsigu iyaduu eedaadindoonaa
Nin xoolo ah aada ka sheekeynee Ani Naag aan soo dhabin sidee usoo wadaa Waa Marvhore Miyaa
Muna.waa.qusul
Waa qaddara laah ee inuu meher ku xidhay ahayd
Subxaanalaah waa dad mooryaan ah
Bismilaah masha aalhi I love you guys alle haku xafido aamin Amin yaarbi Amin
Alla walaalo gabdho wanaagsan oo xigmad badan Allaha idin barakeeyo ❤️💯💯💕💕🌹🙏❤️🙏🙏
Wallahi ninkaasi waxa ku dhacay xanuun la yiraahdo caashaq digaaag because diiga ama digaaga ninka ah ayaa markuu rabo digaagada ku warwareega isagoo ciyaya rururuuc bal maxaa dhuray isagon mahersan subxaanallah
Waa lasiiyey iyo ma mehersanin waa Sheeko kale
Naag nin kale ka raacday ninkeedi, Wlh My family bay ka dhex dhacday qisadan o kale. Lkn naagtas nabsi baa helay aakhir.👍👍👍
Subxaanalah qalad weyn bay sameysay oo waligeed liibani mayso
Naag nasiib leh ayaa HESHA NIN NOOCAA AH. Ilaahay miyuu aniga kaa oo kale isiiyo. Ilaahay mid hagaagsan oo ilaalisa ha siiyo
kkkk markan ookale ciyaartu waaa bareejo
Xaliye me yeey haloo kaalay 😂😂😂😂😂😂 Xaliyoow nin ayaa la dhacay soo caraar
Faadumo muna udey hainoo wadeevAma Tartiibi
Wan ka xumahey walalkey midka kheyr badan Allaha siiyo
Luuleey Sheekadaan Xaliye halaga qariyo" yaanu fursad kale noo heline🤣🤣🤣🤣🤣
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKWALEE XALIYE GOOOR HORUU ARKAY SIDAAN FILAYO
😂😂😂😂😂😂 wa ruunta wu walan laha
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💞💞❣❣♥️♥️❤❤💯💯
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤💯💯💯💓💓
Suul cawro, 😂😂 very funny
Waa Sheekadaas icafida Was lagu yaqaan Naagaha si markale Daanyeernimo cusub kuu Gu helaan markeycsoo daasho ey islee dahey vasaga dib uguurso illeen adaan Meel usoconee
Kaas daanyeerkii xaliye sheegayey ayuu noqdey
Reerkaadina xaraanbay cuneen wuukadba imaan ayaduna wayheli anaa arkay wiil sidaa loogalay gabdhihii wuu ka niyadjabay
salan gobeed labadinaba mansha allah cawa cadaaladii oo laba ah lkn aniguna muuna laqaba oo reerkaba ka danbi xuun xagayga wanan idin salamaya
Jimco wanagsan wad idin Salamey abayo adiga iyo Fadumo muno,
Warba waaka danbeeye kkkkk
Waa wiil fiican oo naag xun iyo reer xun heleen naaguhu ninka fiican ma calfadaan intoo tooda badan subxaana allaah
Xaliiye
anigu labadiinaba waan jecelahay inan dhegysto lakiin waaan necebahay waxan dhibatooyinka inan dhegysto wale
Nin Daanyeernimo loo isticmaaley baad Noo sheegeysaa
Hhhh jabriil
Asc Dumarka meherbaa xidha wiilkuna wuuqaldanaa
Wax kadaran ayaan aragnay oon goobjoog u eheen ee sida dumarka uqayliyaan raga uma hadlaan ee alaha looga cabsado cuqubada
Airport Ka UU Ka Caawiyey waa Magaaladee. Ama wadanka UU keeney Noosheega
1 Gabadha iyo reerkaba wa qalat waxa aysameyen. 2 naag an xarig ugujirin maxa xoolihisa siyay?
Nin naag u kulul hadduu yahay mar horeuu mehersan lahaa
Ninkasi iska ayaa isgu wacan asha luul iyo muna aay maxuu sugayay ee uu u meher sanway
Waad boobdiisaa Sheekadaas marwalbo luuleey Tartiibi
Luul iyo muna tel kiina halkee laga hela
Asc walalo inka anaa u haya ninan ee igu sooxiidh
Sorry wiilka 😭😭😭😭😭😭
Hhhh
Way ku fiicanayd ninka isaga ah wayo maxuu u meherin wayay intas oo jeer oo uu u dagdagay
asc wll
Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa qof wanaagsan Ilaahay wax khayr qaba hasiiyo sorry wll
Waxan aad ka sheekaynaysaan macquul ama run uma eka,Waxaan filayaa waa jeebkiina Hadii kale ninku miyuu waalnaa?
Reer Suul Cowro" anaa ugu horeeya"" 👍👍
Wiilkaa qaldanaa waayo meher la'aan seed u aamini kartaa
Midbkhayrqabta ma aheen allah ayaa dhaafiyey
Waa dumar ceebays sid ahalka nin xun oo ragceebays ujoro wiilkaas Walaalo raali noqo anaa aadugadamqaday hooyaan ahay waan kuladareemay walahi ilaah baa yodhi ( manlayshkurunnaaas laayshkutullah) qof aan qofka ixsaanka ugalay imahadcelin ( Allihii abuurayna uma mahadcelin subhanallah
Waa wiil fiican rabbiyoow wax khayr qaba sii
Maashaa allaah dad qiima badan oo sharaf badan allaah idiin dhooro
Waa sheekadii soomaliga berigii hore gabadh doonan oo geel laga bixiyey ayaa nin ka geel badan hadduu yimaado lasiin jirey soomalida qaarbaan diinta waxba ka aqoon cahdiguna waxba la ahayn
ASC wiilku in uu guursado ayay ahayd
Muxuu sugayay tolow
Thanks gabadhoow
👍👍❤️❤️🇸🇴❤️❤️
Laba Marwo oo aad Qiima badan"" u leh"" Mansha~Allaah""Noolaada"Mamo💋" Xafidullaah🥰🥰🥰🥰👍
Ilaahay mid wanaagsan oo duco qabto ah ayuu ilaahay siinayaa. Gagabaadsi nabsigu iyaduu eedaadindoonaa
Nin xoolo ah aada ka sheekeynee Ani Naag aan soo dhabin sidee usoo wadaa Waa Marvhore Miyaa
Muna.waa.qusul
Waa qaddara laah ee inuu meher ku xidhay ahayd
Subxaanalaah waa dad mooryaan ah
Bismilaah masha aalhi I love you guys alle haku xafido aamin Amin yaarbi Amin
Alla walaalo gabdho wanaagsan oo xigmad badan Allaha idin barakeeyo ❤️💯💯💕💕🌹🙏❤️🙏🙏
Wallahi ninkaasi waxa ku dhacay xanuun la yiraahdo caashaq digaaag because diiga ama digaaga ninka ah ayaa markuu rabo digaagada ku warwareega isagoo ciyaya rururuuc bal maxaa dhuray isagon mahersan subxaanallah
Waa lasiiyey iyo ma mehersanin waa Sheeko kale
Naag nin kale ka raacday ninkeedi, Wlh My family bay ka dhex dhacday qisadan o kale. Lkn naagtas nabsi baa helay aakhir.
👍👍👍
Subxaanalah qalad weyn bay sameysay oo waligeed liibani mayso
Naag nasiib leh ayaa HESHA NIN NOOCAA AH. Ilaahay miyuu aniga kaa oo kale isiiyo. Ilaahay mid hagaagsan oo ilaalisa ha siiyo
kkkk markan ookale ciyaartu waaa bareejo
Xaliye me yeey haloo kaalay 😂😂😂😂😂😂 Xaliyoow nin ayaa la dhacay soo caraar
Faadumo muna udey hainoo wadeevAma Tartiibi
Wan ka xumahey walalkey midka kheyr badan Allaha siiyo
Luuleey Sheekadaan Xaliye halaga qariyo" yaanu fursad kale noo heline🤣🤣🤣🤣🤣
KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
WALEE XALIYE GOOOR HORUU ARKAY SIDAAN FILAYO
😂😂😂😂😂😂 wa ruunta wu walan laha
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💞💞❣❣♥️♥️❤❤💯💯
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤💯💯💯💓💓
Suul cawro, 😂😂 very funny
Waa Sheekadaas icafida Was lagu yaqaan Naagaha si markale Daanyeernimo cusub kuu Gu helaan markeycsoo daasho ey islee dahey vasaga dib uguurso illeen adaan Meel usoconee
Kaas daanyeerkii xaliye sheegayey ayuu noqdey
Reerkaadina xaraanbay cuneen wuukadba imaan ayaduna wayheli anaa arkay wiil sidaa loogalay gabdhihii wuu ka niyadjabay
salan gobeed
labadinaba mansha allah
cawa cadaaladii oo laba ah
lkn aniguna muuna laqaba oo reerkaba ka danbi xuun xagayga
wanan idin salamaya
Jimco wanagsan wad idin Salamey abayo adiga iyo Fadumo muno,
Warba waaka danbeeye kkkkk
Waa wiil fiican oo naag xun iyo reer xun heleen naaguhu ninka fiican ma calfadaan intoo tooda badan subxaana allaah
Xaliiye
anigu labadiinaba waan jecelahay inan dhegysto lakiin waaan necebahay waxan dhibatooyinka inan dhegysto wale
Nin Daanyeernimo loo isticmaaley baad Noo sheegeysaa
Hhhh jabriil
Asc Dumarka meherbaa xidha wiilkuna wuuqaldanaa
Wax kadaran ayaan aragnay oon goobjoog u eheen ee sida dumarka uqayliyaan raga uma hadlaan ee alaha looga cabsado cuqubada
Airport Ka UU Ka Caawiyey waa Magaaladee. Ama wadanka UU keeney Noosheega
1 Gabadha iyo reerkaba wa qalat waxa aysameyen. 2 naag an xarig ugujirin maxa xoolihisa siyay?
Nin naag u kulul hadduu yahay mar horeuu mehersan lahaa
Ninkasi iska ayaa isgu wacan asha luul iyo muna aay maxuu sugayay ee uu u meher sanway
Waad boobdiisaa Sheekadaas marwalbo luuleey Tartiibi
Luul iyo muna tel kiina halkee laga hela
Asc walalo inka anaa u haya ninan ee igu sooxiidh
Sorry wiilka 😭😭😭😭😭😭
Hhhh
Way ku fiicanayd ninka isaga ah wayo maxuu u meherin wayay intas oo jeer oo uu u dagdagay
asc wll
Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa qof wanaagsan Ilaahay wax khayr qaba hasiiyo sorry wll
Waxan aad ka sheekaynaysaan macquul ama run uma eka,
Waxaan filayaa waa jeebkiina
Hadii kale ninku miyuu waalnaa?