Jadwalkeena afurka baadiyaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 кві 2022
  • Facebook page dhaqankaaba
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 187

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  2 роки тому +40

    Muhiimada muqaalkaan waa in waxa magalada yaal lagaysankaro baadiyah🥰

    • @omarareh6469
      @omarareh6469 2 роки тому +1

      Masha allaah walshay waxaad nabartay dhaqankeeni macanaa

    • @omarareh6469
      @omarareh6469 2 роки тому +1

      Iso jawaab lkn sister

    • @shaqallechannel629
      @shaqallechannel629 2 роки тому +3

      wllhi hawsha aad haysaa million ayay u dhigantaa inlagu gaadhsiiyo lakin dhibmale waadgaadhi abaayo halkaas dadaalka kasiiwad💐💐💐💐

    • @sacdiyomohamud2385
      @sacdiyomohamud2385 2 роки тому

      Bal korontade nagu dhibene solarkan baladka muyala mise wa dibad keen

    • @MooganeAdvertising11
      @MooganeAdvertising11 2 роки тому +1

      Wll waaxay soolarta aad wax ku shiidaysaa

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 роки тому +6

    Kusaliya nabiga NNNk.
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
    Mhdsanid.

  • @hasanmoh1974
    @hasanmoh1974 2 роки тому +9

    ninkii ku helaa heer baadiya maahan waa heer magaal m.alaah❤❤

  • @Hafsa595
    @Hafsa595 2 роки тому +18

    I love the way you cover urself mashallah tabarakallah asturanti oo qof ah😘👍

    • @user-or5bp1cx7w
      @user-or5bp1cx7w 2 роки тому +1

      Wa mashaAllah gabadena qof sas uasturan ayu Alle iyo umada jeceshahay

  • @MuhammadArshad-uo6me
    @MuhammadArshad-uo6me 2 роки тому

    ماشاءاللہ۔۔۔ 🌹🌹🌹

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 2 роки тому +6

    mashallah🥰Muuqaaladaan sidaan ugu nafiso ayaan u daawadaa,Mahadsanid dhaqankaaba♥️

  • @shukrimahad4617
    @shukrimahad4617 2 роки тому

    ماشاءاللہ

  • @foosiyamaxmuudaxmed5818
    @foosiyamaxmuudaxmed5818 2 роки тому

    Dhaqan kabaay markalay galbeedka somaalilaan waan kusoodhaway Donald isha allaah

  • @mohamednaasir3596
    @mohamednaasir3596 2 роки тому +2

    Masha allah
    Waa nolasha rasmiga ah ee dadkeena aad baan u xiiseeyaa runtii

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 2 роки тому

    Oobarafna badiyuhu muleyahay

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 2 роки тому +2

    Shaah caano ari lagu cadeyey iso xawil intaas lee baadiya uga xiise

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki4074 2 роки тому

    Walaalayaal iisoo duceeya. in uu rabi awlaad baariya igu arsaaqo

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому

    Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому

    Masha Allah tabaarakallah beautiful weye our culture kena

  • @khadijaadamofficial5489
    @khadijaadamofficial5489 2 роки тому +2

    Maàsha allah Ramadan Mubarak Abaayo 👍👏👏👏🌹🌹🌹💪💪💪

  • @sagalahmed7775
    @sagalahmed7775 2 роки тому +2

    Waaaw masha allaah badiye wax lagu shidanayo markii igu horeysay an arko walhi walashey dhaqan kaaba wanku tageeraa horey usoco

  • @shukriamohamed428
    @shukriamohamed428 2 роки тому

    Mashallah sida uu xijabanta ban kahele

  • @maxamedcabdi7259
    @maxamedcabdi7259 2 роки тому

    Masha allah run ahanti nolasha miyiga wa casri

  • @mohamedibrahim4645
    @mohamedibrahim4645 2 роки тому

    Hhh HH hh mnsha Allah dhaqan kaaba aadpan runtii barnaamijtaada ula dhacay wll Chanel kana horay uma arag isbuucan moyaane lkin runtii aadpaan uwada daawaday badankooda videos yadaaada waana dhaqankii oo sax ah alle haku Barakeeyo wll runtii howl iyo caml la ilaaaway ayaad soo noolaysay mr labaad barakoow wll wxaa kaloo runtii cajiib ah oo wanaag ah oo alle kuugu nimceeyay adiga inuu kuu siyaadshana alle kaaga baryayaaa waaa xijaabka iyo niqaabka mnsha Allah

  • @bintuabdallah5272
    @bintuabdallah5272 2 роки тому

    Mnshalllh baadiye haf magaalo makiinad cabitaan iyo baraf baadiye kuma arki jirin

  • @hamdi9266
    @hamdi9266 2 роки тому +5

    Shalay galab ayaa duubtay hada ayaa soo dhigtay UA-camka dhibkiisaaa badan allaha kuu fududeyo abayo mcn ❤️❤️🤲🤲🤲

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 роки тому

    Masha allaah qofku waa suu nolosha ka dhigto wax walba waa lalala aadi karaa baadiye

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 роки тому +1

    Masha allah asturnanti o qof ah aya tahay xaqiiqdi adunkan manta anjogno wa kuyaryahay hablaha adkale ah ilahay hakuxifdiyo wll.

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 2 роки тому +1

    Ramadan mubaark gaari dumar gabar qiimo iyo miisaan badan laakiin dadkanagu intey caafimaad ka guureen ayey jiro u guureen illaahoow na dabo qabo Ubaxeey dadkaan walaalaheen waxaad u sheegtaa anagaa meeshii gaalo ugu xooga iyo Cilmiga badanaa ku dhex jirno mudo badan ee dadkeenu ha cunaan soortii ama digirtii ama moxgii iyo waambahoodii kuuwaas ayaa siduu illahay og yahay caafimaad badan dadkii Somaliyeed ee hore qof qof yar oo qaliila ama tiro yar ayaa dhaqtar u baahan jirtey ama indha loo fiiqi jirey maantana burooyin iyo sonkor iyo qalal iyo waxaan la aqoon ayaa ku wada dhacey mana aha gobolkaad hada joogto kaligii ee waa raascareeyr illaa raaskambooni markeey caanihii xooloh neceen oo raashinkoodii ka tageen waxaa xaqiiqa inuu caafimaadkoodu xumaanaayo caafimaadkana waa number one lagama maarmaan waa coowska jiilaal ee dadkiinaan wax akhriya dadka u akhli celiyo waxaad ku dhaantaan u sheega oo usheega ineey joojiyaan caagaga cuntada kulul lagu cunaayo oo shaah lagu cabaayo caagu markuu kululaado sun ayuu soo daynaayaa waxeeyna galeeysaa beerkaada iyo kalyahaaga iyo maskaxdaada war eedha macdanka haba kululaadee wax ku shubta caagana wixii qaboow waa iga talo

  • @deeqomohamed2303
    @deeqomohamed2303 2 роки тому +1

    Mashallah gabar wadani

  • @HaykalMoha88
    @HaykalMoha88 2 роки тому +4

    Natural live❤️😍

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +1

    👍❤💯 Ramadan kareem 🌙

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому

    Masha allah Ramadan Mubarak wllshy dhaqan kaaba

  • @naciimaapdirashiid4563
    @naciimaapdirashiid4563 2 роки тому

    Mashallh wllo rabi hkuu barkeeyo 🥀Ramadan kariim🥀

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому

    Sharafey batarigaas shartisa alaahhakumotiyee iskajir walaahi dadow kuqarxay ajiro dhawac halisa ugesteye markastaa dakakugudhawoo aqonta uleh hakontarolano hakudegdegin alaah macaka

  • @faysalyaasin9541
    @faysalyaasin9541 2 роки тому +1

    Maanshaa Allah wallo ilaahay haku xifdiyo

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 2 роки тому

    Ya xilwa ya aamar kuli sana wa into dayiba ramadan kariim burdugalki cadimaha axla afur Allah ciidenu dhaqnkenu macana🥰🥰🥰🥰🥰⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️

  • @cabdilaahimahad255
    @cabdilaahimahad255 2 роки тому +1

    masha allah gabdha qurux badan oo khaqale

  • @ibnuaxmed6720
    @ibnuaxmed6720 2 роки тому +1

    ale aya ku waydinaya janada walal qali qof qaliya aya tahay waan somanahay walahi waxa tahay qof an aad u jecelahay

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 2 роки тому +1

    Masha Allah abayo mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🤲

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 2 роки тому +1

    Dhaqan kaaba guuleyso

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 2 роки тому +2

    Mncha Allah 🥰🥰

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 роки тому

    Masha Allah waa gabadh shaqo badan Ilahay haku xafiido amiin

  • @shamsomohamed7867
    @shamsomohamed7867 2 роки тому

    Mashallah

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 2 роки тому

    Masha allah jah inan galabta afurkan cml kuafuray iga haysa macaney niyada kala afura walhi 💯💯💯💯💋💋❤❤❤sonqad 5 nad igu dambeysay

  • @fattehussienio8175
    @fattehussienio8175 2 роки тому

    Ramadan kariim wllo🥰🥰

  • @kheirabdille2335
    @kheirabdille2335 2 роки тому

    MashaAllah

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 роки тому +1

    Mashaalah abayo qali

  • @madeey7162
    @madeey7162 2 роки тому

    Wasku salamay abay
    Siiwad dadaalkaaga

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому

    Mash Allah ramadan fasting 🌙😋

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 2 роки тому

    walhy dhaqan kaaba waaayahan dambe reeer miyigiiii ilbax bay kadhigtay m a

  • @iqramaxamed1962
    @iqramaxamed1962 2 роки тому +2

    Mashallah horay usoco ubaxey marwaliba runtii wan u xiisay baadiyaha

    • @ayuushshidye2502
      @ayuushshidye2502 2 роки тому

      Ani biyaha la shiidy ayn la yaabnhy wa i kow inta kale wan arky shiraabkaa igu cusub abaayo

  • @ahmedhassanahmed6982
    @ahmedhassanahmed6982 2 роки тому +1

    Masha alah

  • @naimaweedowcumar6659
    @naimaweedowcumar6659 2 роки тому

    Masha allaha

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому

    Masha Allah

  • @ahmedmohammedibrahim8720
    @ahmedmohammedibrahim8720 2 роки тому

    Manashallah Mahadasanid uxab

  • @nimcocumar9653
    @nimcocumar9653 2 роки тому

    Xabibti mayig waa kusoo kuray wllhi waajeclhy had waxn kunolhy ugado lakin waxan jaclhy ianan wankii kulabto mayigen aan togo insh allah

  • @cabdalecali5467
    @cabdalecali5467 2 роки тому +1

    M.a hore usoco

  • @bisharoabdi4222
    @bisharoabdi4222 2 роки тому +2

    Abyo mashinka cida yeyka galin wax udhig dhulka kada Manshallah allah kubarakeyo ❤️🥰

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 роки тому +1

    MashaAllah asluub qurxooney tusale wanaagsan sad uasturante

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 2 роки тому

    Mash Allah mash Allah

  • @paulogaivotaum8574
    @paulogaivotaum8574 2 роки тому +1

    Lindo fazer da vida um ritual

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 роки тому

    Maashaa allaah...

  • @user-cp1tf7bc7z
    @user-cp1tf7bc7z 2 роки тому +3

    Waaba baadiyo cabitaan ka shiidanayo fruit la diyaarsanayo😂 dhaqankaabaay sidaa ballanta maahayn😂 baadiyo shidan

  • @marishcadey7359
    @marishcadey7359 2 роки тому

    mash allaah hadii baadiye Cabtitaan shiidan lag cabaayo baadiy majiro

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 2 роки тому

    Masha allaah 🥰🥰

  • @ilhanahmed7828
    @ilhanahmed7828 2 роки тому

    Masha allh qatar baadiyah

  • @nimcomohamed8483
    @nimcomohamed8483 2 роки тому

    M.n wll horumar wacan

  • @najmaAbdlla2629
    @najmaAbdlla2629 2 роки тому

    Mashallh💯💥💥💢❤❤💖

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 роки тому

    Dhaqanka badiya oo saxdaa noo soo duub huuno reer badiye cabitaan shiidanaya lama arage 😄😄😄

  • @munomohamed7269
    @munomohamed7269 2 роки тому

    Masha Allah walashey xafidullah

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 роки тому +1

    Ramadaan mubarak digsiga qalinkaa mafiicna wlle kan macdankaa baa kafiican

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 2 роки тому

    DHAQAN KAABA
    MAASHA ALLAH RAMADAN KARIM

  • @saedabdi2336
    @saedabdi2336 2 роки тому

    Wlhy nolosha miyiga wan jeclaaday

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 2 роки тому

    ما شاء الله

  • @nasromaxamedcilmixasan4556
    @nasromaxamedcilmixasan4556 2 роки тому

    Ramadan mubbarak

  • @nasranuur9271
    @nasranuur9271 2 роки тому +3

    Ramadan Mubarak Wlashey qali ❤🥰🥰🥰🥰🥺Masha allah 🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @fariixa276
    @fariixa276 2 роки тому

    Maasha alaah

  • @ikraanabdi6181
    @ikraanabdi6181 2 роки тому

    Masha allh wlhi waa u xiisay

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 2 роки тому

    Masha allh

  • @barwaqoahmed7074
    @barwaqoahmed7074 2 роки тому

    M.shalla wll xawashka iska yareey kaliyuhuu fadhiisiya

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 2 роки тому

    hore usoco abaayo 💙💙💙💙💙

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 2 роки тому

    Maaashaa allah

  • @mimunziani1916
    @mimunziani1916 2 роки тому

    ♥️♥️♥️♥️👌

  • @boqoradanugaal1796
    @boqoradanugaal1796 2 роки тому

    Mansh allh😘🥰🥰🥰

  • @xawo..1029
    @xawo..1029 2 роки тому

    M.a alaah abayo

  • @mohamedeidHassen
    @mohamedeidHassen 2 роки тому +2

    Ramadaan kariim abayo

  • @hanisaciidmaxamuud576
    @hanisaciidmaxamuud576 2 роки тому

    Abayo caano ari waa uxiisy wllhi intii caana ari ku soo korty from badiyo is mujiiya 🙏

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 2 роки тому

    Hppti wlhy hawl adag haysaaye illhy hakula qabto

  • @user-kr5hl7eg5l
    @user-kr5hl7eg5l 2 роки тому

    Miyiga miyuu yaalaa koobka wax lagu shiido

  • @maajidcabdala5305
    @maajidcabdala5305 2 роки тому +1

    Huuno ciida ka qaad mashiinta wlo ramadan mubarak 🌙🕋

  • @ducaysnofficial971
    @ducaysnofficial971 2 роки тому

    Mnsha allh

  • @abdikarinsheikh7351
    @abdikarinsheikh7351 2 роки тому

    رمضان كريم

  • @calankayga.ciiltire2989
    @calankayga.ciiltire2989 2 роки тому

    Dhaqan.kaaba.wan.kusalamay.wllshy.ramadan.kareem.🍉maxa.ushiiday.sama.kucutiin😂👍👍👍👍

  • @calinurabdi833
    @calinurabdi833 2 роки тому +1

    Bashal wa wa wanagsan

  • @isse83
    @isse83 2 роки тому

    Ubax wixii layiraa caato badanaa🤣🤣🥰👏🏾👏🏾

  • @somahacker9521
    @somahacker9521 2 роки тому +2

    run ahaanti waxaad igu kalifatsaa inaan tago miigi oo aan ramadaan kusoo qaato

  • @redgamer5017
    @redgamer5017 2 роки тому

    Masha.alaah

  • @sagalahmed7775
    @sagalahmed7775 2 роки тому +1

    Teda kle mar hadii makinad cabitan ken sateen miraha ween ee cabitaankana soo gata insha allaah 🤣🤣

  • @Munabilan939
    @Munabilan939 2 роки тому

    Manshllah

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 роки тому

    Waa ceesaan ugub ah wali ma faro baran 🤗

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 2 роки тому

    Inta aan biyo baraf leh aan ku afurin barafka uda’o like saara from Europe

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 роки тому

    Dhaqankaaba wajigeeda wali mala arag, waa hal xidhaale layaab leh...