WIIL CADAAN AH OO DHIBAATO BADAN USOO MARAY INUU MUSLIMO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • SHEEKO AAD U XIISA BADAN OO DAREEN FARA-BADAN XANBAARSAN.
    • 🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿 Welsh Revert E...

КОМЕНТАРІ • 376

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 3 роки тому +18

    I hear you reading his interesting story I really feel a sense of ecstasy that raises my faith.

  • @cabdiraxmaan-casayr
    @cabdiraxmaan-casayr 2 роки тому +3

    Waad mahadsan tahay wll
    Cabdixaafid.
    Allaah hakaa ajar siiyo sida wanaagsan ee aad barnaamijyadan wacan noogusoo diyaarisay.
    Allaah haku guuleeyo if iyo aakhiro labadaba. Maasha allaah
    Waxaad tahay qof wanaagsan oo ahlu diin ah oo muslimiinta ku garab taagan sawir fiican ka bixinta iyo sharaxista wanaagyada ka buuxa diinta xaqa ah ee islaamka.
    Allaah SWT haku barakeeyo wll cabdixaafid.

  • @seniorsamir8684
    @seniorsamir8684 3 роки тому +4

    MashaAllah waa qiso cajiib ax..., Ninku Allah qeyr ladono dintu ayu wafajiya..., DINTENU ALLAH NO MACANEYO INSHA'ALLAH. AMEEN. INTI ALLAH KUCASISAYNA ALLAH SOXADEYO INSHA'ALLAH. AMEEN.
    MR ABDIHAFID SXB BARNAMIJKA XIGA MR IDLE YARE NOSOQABO SXB..., NINKAS AYAN UXISNAY INBADHAN SXB..., WAITING HIM ON THE NEXT VIDEO INSHA'ALLAH.THANKS A LOT.

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 роки тому +11

    Mashallah Waa sheeko Qurux badan ajar Allaha idin ka siiyo

  • @maryanomar9667
    @maryanomar9667 3 роки тому +20

    Masha Allah tabarakallah Muslimnimada waa hidaayo Allah SWT Adoomadiisa
    U hibeeyo qofkuu hanuun la doono

    • @asiyacabdi3718
      @asiyacabdi3718 3 роки тому

      Mnashaa alah kudadaal iyakana wllo
      Alaha kaa ajirsiiyo

    • @haweyohaji3493
      @haweyohaji3493 3 роки тому +1

      @@asiyacabdi3718 111111111q1

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 3 роки тому +9

    Msha allah waxan maqli jiray ina muslinimo ku dhalato wa nimco gooniya oo uu ilaahey ku siiye taasna waxa ogaday marka dal gaalo imaday hda waxan joga dal gaalo wana adag thy sidi qof loga dhadhacsiiyo in diinteena suuban thy mida saxdaa ila qof ka u ilaah la doono hanuun ka mooyee taas cagsigeedane marki qof gaala uu diinta is kiis uso hamiyo ne cidi ma ma celin karto msha allah waxan le yhy walakan allaha ku sugo xaqa insh allah

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 3 роки тому +1

      Dhaqankaaga wanaagsan ayaa soo jiidanaayo

  • @miskifarah4859
    @miskifarah4859 3 роки тому +6

    Maashaa Allaah mahadsanid walaal cabdihafiid waa qiso cajiib badan awoodaha Allaah ka Turjumeysa.

  • @qalbiqurax9781
    @qalbiqurax9781 3 роки тому +9

    Masha allah alxamdulilaah allow ada mahadas iskaleeh noso da dhacdoyinka❤❤❤ wadmahadsan tahay

  • @amaalartan3844
    @amaalartan3844 3 роки тому +3

    Qisooyinkan cml noo soo badi alle haku barakeeye

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 роки тому +3

    maasha alaah waa sheeko qiiro iyo raxmad wadata mahadsanid wll

  • @mariamafarah3410
    @mariamafarah3410 2 роки тому +1

    Allaahu Akbar Allahu Akbar Allaaku Akbar, thanks waa runtaa wll quraanku saamayn Buu quluubta ku yeeshaa iyo degenaasho

  • @sahramahamed6501
    @sahramahamed6501 3 роки тому +6

    Allaha soo badiyo inta soo Islaantay insha Allah

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +4

    🙏Maansha alaah ilaahay diintiisa islaamka haku xafido🤲isaga iyo anaga intii islaama🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +1

    Jizaaka Allah kheyr, walaal for sharing with us 🇺🇸 😊 🙏 ❤.

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 2 роки тому +1

    Masha Alaah ALLE ha ku adkeeyo diinta qaaliga ah uu haysto Anagana ALLE nama fidneeyo gadaashiis Alaahuma Amin

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 3 роки тому +6

    ماشاء الله تبارك الرحمن الحمد لله على نعمة الاسلام والايما

  • @fartunhassan3051
    @fartunhassan3051 3 роки тому +6

    Mashllh illah baa mahadleh oo Muslim Nagadigey tasna waxaa si saaid ah u daremesaa markaa wadan Galo jogtit wall wadmahadsanthy shekada fcn aad nosogudbisey jazakallah

  • @generalexperienceeducation7139
    @generalexperienceeducation7139 3 роки тому +3

    MARKALE AYAAN KHORALKAN KUDHAFAYA MASHA"ALLAH" ABDILHAFID: MEESHA LAGAA DAWAAN KAROO VIDIOGA SIDAD NOGUU KHEEXDAY; AMA BUGAAGTEDA AN OGAA IBIIN KARNO UBADKENA SOO BARBAARAY: FADLAN INNAGU SOO WARR CELII WAA DIINIYAN WAA MUHIM: MASHA"ALLAH" MAHADSENID.🌏

  • @samirsaid6505
    @samirsaid6505 3 роки тому +39

    الحمد لله علي نعمة الإسلام والايمان

  • @fataha1
    @fataha1 3 роки тому +2

    Waa Sax wl waa suuratul Muhammed
    Ilaahow diinteena islaamka kaaga Mahadcelineynaa .Allahdullilaah.🌹

  • @waqiyaahmed53
    @waqiyaahmed53 3 роки тому +2

    Ilaahey hakaa Ajarsiiyo Wall Abdixafid

  • @fartunabdi5001
    @fartunabdi5001 2 роки тому +1

    Masha Allaah tabaarakalaah ilaahay diitiisa hakusugu Jazaakalaah kheyr jazaa walaal ❤️❤️🌹🌹

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 3 роки тому +5

    Allxmdullillaah 💖❤️
    Allaah swt Haku arsaaqo dhamaanteen iimaan saatiq ah❤️❤️❤️❤️

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 3 роки тому +2

    Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍💕💕💕💕💕

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 роки тому

    MASHA ALLAH CBDXFD.
    Ad ayan uga helaa qisoyinka.
    WALALKA SO ISLAAMAY
    ALLAH HA BARAKEYO.

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому +5

    Allahu akbar hadaayada allah ba iska leh ya rabi umadaada soo hanuuni

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 роки тому +1

    M.allaah cabdi xafid waad ku mahad santahy Alxamdulilaah alle fiin islam inagu nooleyay

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 роки тому +1

    Mashaa Allaah ku soo dhowo diinta musulink Gratulerer 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍

  • @ubahhassan1344
    @ubahhassan1344 3 роки тому +7

    Maashaa Allaah nookeen qaarkale oobadan mahadsanid.

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 2 роки тому

    Maansha allah tabaarakallah cabdi.xafiid.noo soo Kordhi.illahay.ha ku.xafido

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +1

    Maansha Allaah ILaahayoow U,Adkee Diinta Islaamka oo Usii Macaanee Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 3 роки тому +1

    Mansha allah walal dadkan aaminsan diinta Islam in la isku dilo usheega sas mahan

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 2 роки тому

    Maanshal allaa cabdi xaafid illaahay hakaa jazaai siiyo waa qiso aad iyo aad u fiican

  • @sucdishire5722
    @sucdishire5722 3 роки тому

    Mansha Allah abdifitah alaha kubarakeeyo nosoo badi shekoyonkan cibraqadashada ah wamahadsan tahay inader

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 роки тому

    Masha allh wa qiso aad u macaaan iyo farxad leh soo badi wan ka helay walahi ilma iga timi anoo qof islam ah ayay i qiiro galisay

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 3 роки тому +1

    Maasha alaahi islaama nuura waaye ilaahaye ku siiwado aamiin yaarabe

  • @deeqaibraahiimnuur6388
    @deeqaibraahiimnuur6388 3 роки тому +1

    Masha allaah alle ayaa hanuunka leh allaha noo adkeeyo muslinimad

  • @hibaqxusen4587
    @hibaqxusen4587 3 роки тому +1

    masha allah wll fursad ayad haysatan dadkina muslimka ah e joga wadamada galada e dad ugu yedha diinta qofkasto muslim ah waxa waajibku ah in dad ka an muslimka ahayn diinta la gaadhsiyo aduunyado dhan waxa ka qima badan qof gacantada ku muslima masha allah

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 26 днів тому

    Ilaahwy sohanuni dadka qalbiga wanagsanle amiin amiin sheqow ilaaahey ajar hakaasiyo nosobadi
    ilaahey ajar hakaasiyo❤😢😮

  • @mohamedmurshid1307
    @mohamedmurshid1307 2 роки тому

    Sxp ayadacwadqalada . Wain wayee eee sax. Jazakallah.wll Allhamdulilah ❤

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 3 роки тому

    Asc abowe mcn cabdixafid waa idiin salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashigeey masha allah illahey ninku qeyrka uu la dono mar walbo wuxu tusa xaaqa illahey ninkas so muslimaay raabi subxana waa taacala asaga iyo kuwo badan dhunsaan illahey ha so hanuunsho xaaqa ha tuso plz ino so baadi qisoyiinkaga haben walbo waa ku suga inad wax cusub ino so gudbiiso guul iyo gobonimo ayan ku rajeynaya illahey ha ku xafiido aduun iyo aqiro ya raabi raxman

  • @xaawo1
    @xaawo1 2 роки тому

    I daacad rahman ustaad waa ku salaamay ustaadii maashaa allaahu tabaarakalaahu

  • @falisaqaadir9311
    @falisaqaadir9311 3 роки тому +1

    Alhamdu lillah ala nimatul Islam walal khayr allaha ku siiye noosoo badi barnaamijyadaan diiniga insha allah

  • @doodidoodii4381
    @doodidoodii4381 3 роки тому

    mahadsanid Cabdi Xafiid aad baan u jecelahay qisooyinka aadsoo gelisid oo sidan oo kale ah Allaha kula jiro aakhiro janno aduunkana sharaf

    • @mubarigcraxman9574
      @mubarigcraxman9574 3 роки тому

      Incha allah nosoo dhamastir wll
      Allena hakaa jasaai siiyo wll thank u

  • @warar-sugan24
    @warar-sugan24 3 роки тому +2

    Thanks a.hafiid walal sare

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 3 роки тому +3

    الحمد لله الحمدلله الحمد الله على نعمة الاسلام والايما على نعمة الإسلام الايمان

  • @nacimomaxamed1334
    @nacimomaxamed1334 3 роки тому +8

    Masha allah Allahu akbar

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 роки тому

    So much thanks brit somali tv.

  • @siamabdiris99
    @siamabdiris99 3 роки тому

    Mashala dintu macaanaa alx cala nimcatal islam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 роки тому +3

    Haduu jecel rabo igu soo xir Love aankuu hayaa ku dheh 😄😄❤❤👍👍waa kugu sobiirey soo badi sheekooyinkan camal igu soo dhawee chennelkan, 😍👍👍hore usoco

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 3 роки тому +4

    U made me laugh wlhi naa maxaa kugu dhacday kulaha 🤣🤣😂😂😁😁

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому +5

    Masha Allah Tabaaraka Laah may Allah bless you David or Daud , by the way Daud is the name of my nephew

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 3 роки тому

      MaanshaAllaah tabaaraklaah Allah akber 🤲🕋☝

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 3 роки тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 роки тому

    Jazakallah khair walal waan kuu sougayna

  • @cumaryasmin107
    @cumaryasmin107 3 роки тому +7

    Mashallah mashallah 🥰🌹☝️☝️🤲🤲

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 3 роки тому +3

    Masha Allah Waa run waa qiso cajiba walhi Alx

  • @akariinmohamed7400
    @akariinmohamed7400 3 роки тому

    M.a Abdihafid m jaamac ilaahey haku xafido wllkei

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 3 роки тому +1

    Diinta. Islaaku. Waa. Badbaadad. Qofka. Bilaw. Aadan. Aduun. Iyo. Aaqiro.. Maansha. Alaah. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdisayid3838
    @abdisayid3838 3 роки тому +3

    جزاك الله خيرا

  • @ayaanhargeisa8625
    @ayaanhargeisa8625 3 роки тому +1

    Mansha allh
    Jasaka
    Wlo
    Abdi xafad

  • @cabdimaxamed2296
    @cabdimaxamed2296 3 роки тому +1

    Hi thank very good

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +2

    LaailaahaiLalaahu Muhamadu RasuuLuLaah Allaahu Akbar☝️

  • @qaalisharaf6594
    @qaalisharaf6594 2 роки тому

    Masha Allah jazaakallaah qeer walaal

  • @ayannittamohamed5647
    @ayannittamohamed5647 3 роки тому +7

    Masha Allah 💖💖💖

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 роки тому

    Masha alaah ilaahay hakuxafido waa qiso wanaagsan!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 3 роки тому +3

    Mashallah allahu akbar wax dadkan diinta gaarsiyaan wayeen

  • @ahmedisman5408
    @ahmedisman5408 2 роки тому

    Marsha allah wax fiican yaad moo sheegtay good history go hea

  • @yussufsiyad4058
    @yussufsiyad4058 3 роки тому +1

    Mashallah Alllah kuxafidi inshallah

  • @beeftujatani1364
    @beeftujatani1364 3 роки тому +1

    Masha alhah alhamdulilah
    Thank you ya Allah 🙏💕🌷💋

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 3 роки тому +1

    Thnks mudane waa qiso cajaaibteeda wadato

  • @kiingeedidirie5765
    @kiingeedidirie5765 3 роки тому

    M.allah a.xafid allaha ku xifdiyo wa sheeko wax ku qaadasho mudan jazakallaahu khayr

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ubahhassan1344
    @ubahhassan1344 3 роки тому +2

    Waankusalaamey C/xaafidoow. Sidaan maanta u qosley Rabi hakaa sawaabiyo🌹

  • @shamisimaan2049
    @shamisimaan2049 3 роки тому

    MASHA ALLAAH ALLIHII HANUUNIYAY ADOONKIISA AYAA MAHAD LE KADIBNA ADIGA NA SOO GAARSIIYAY JAZAKALLAHU KHAYRAN ALOW NA XIFDI OO NA BADBAADI DHAMAANTEEN AM

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 роки тому

    Waa sheeko xiisabadan oo uu soo jeediyey khabiir xigmad u saaxib ah guulayso faafi wanaaga

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 3 роки тому +1

    Assalamu aleykum mashaAllah mashaAllah jazkallahu khair aad baan ujelahay sheekadan oo kale

  • @kaltunhassan647
    @kaltunhassan647 3 роки тому +1

    Manshallah allah mahadle

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +1

    Maansha Allaah Maansha Allaah Maansha Allaah Allaahu Akbar

  • @nurtonadir3706
    @nurtonadir3706 3 роки тому +2

    Masha'allah ilaah ayaa xaq lagu caabudo is kaleh الله أكبر

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому

    Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina 3 роки тому +11

    I watch to that guy and it’s very interesting story 💕

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 3 роки тому +1

    Subxaanallaah kuwa dislike dhahaya muslim ma ahan miyaa Allaah ha idin soo hanuuniyo .

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +1

    masha ALLAAH walal inoo soo badi mahadasanid

  • @umukahindaggen3398
    @umukahindaggen3398 3 роки тому

    Baarakallaah akhii fillaah ilinbadan baa iga daadatay ajar Allah swt ha kaa siiyo

  • @kunisahassan826
    @kunisahassan826 3 роки тому +3

    الحمد لله على نعمة السلام

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 2 роки тому

    الحمد الله وعلي نعمة الاسلام والا يمان

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 3 роки тому +2

    Alla diintu haduu ogan lahaa mcankeda iyo qofka muslinka sidey ukarameysey waxyalaha kamusan baqeen Daciifka

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 2 роки тому +1

    Alxamdulilaah calaal Islaam

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 2 роки тому

    Maasha Allaah waa qiso cajiiba waana cibra qaadasho

  • @shukrihirsi996
    @shukrihirsi996 3 роки тому +1

    Maashalaa ilaahay ah u siyaadiyo aamiin aamiin

  • @foosiyanuur6592
    @foosiyanuur6592 3 роки тому

    Masha Allah alxamdulilah cala nicmatil izlam

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 3 роки тому

    mashaa alaah waa sheeko cajiiba alaamhumaa baarikum

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 роки тому +3

    Masha Allah Allah Akbar ❤️❤️❤️❤️

  • @abdullahosman5389
    @abdullahosman5389 2 роки тому

    Alhamdulillaah maa shaa Allaah
    Inuu Muslimay

  • @Raho339
    @Raho339 3 роки тому +1

    Allaahu Akbar Kabiiraah☝️

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 3 роки тому

    Jazakalah abdixafiid you are amazing thnk u

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 3 роки тому +2

    Allahu akabar qofki ilahay qayar ladono wuxuu wafaniya diinta

  • @siciidabulahi8826
    @siciidabulahi8826 3 роки тому

    Maash allh wll shaqo wanagsan inoo haysaaa Thanks u

  • @yaasiinzaki20
    @yaasiinzaki20 3 роки тому +1

    Mansha Allh Allhu Akbar noo so badi masuul

  • @generalexperienceeducation7139
    @generalexperienceeducation7139 3 роки тому +1

    Abdilhafid fadlan khisadan bugeeda xagee ogaa ibiin karrnaa?? Ama ay kadawan karaan?? sidaad noguu kheexday MASHA laga dawann karoo: dadka AD ogaa heeli KARAA OO AH dadkena, ama ubadkena soobarrbarraay: waa khisso AD U MUHIIM AH OO diiniyan ah; MASHA"ALLAH" fadlan NAGUU SOO warr celii INNSHA"ALLAH" mahadsenid.🌏

  • @asli9528
    @asli9528 3 роки тому +1

    Maasha. Alhaa
    Cabdi xaafid