Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Vlog Guri bawaaqo Miyi Kaam Xayiir Waxan kula kulmay Dad iga yabiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 сер 2021

КОМЕНТАРІ • 592

  • @abdijama7610
    @abdijama7610 2 роки тому +157

    Guray barwaqo ciyaarkii hore😂 wan ku wataa wlhi zxp hinta ila wadata is mujiya legend👍🏼

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 роки тому +9

    Walaahay muuqaalkan afka mar qudha iskuma qaban qosol waad naga keentaye allaha kaa keeno Guribarwaaqo ❣

  • @cabdiqani4717
    @cabdiqani4717 2 роки тому +4

    Guri barwaaqo gaadhiga galka isteerinka ayaa kaa madhaye faartaa kusoo qabatay 🤣 ku wataa sxb qli ✋

    • @cabdiqani4717
      @cabdiqani4717 2 роки тому +1

      Haa sxb lkn waa u shegne intaa haynaga hagajiyo de

  • @abdisamedosmaan790
    @abdisamedosmaan790 2 роки тому +13

    Guri barwaaqo legend sare Guuleyso saaxiib ninka qudha aan media ka taageero baa tahay

  • @somalifany1931
    @somalifany1931 2 роки тому +2

    GURI BARWAAQO wn kuwataa wll Burco asal ahbad tahaye alle cimriga hakuu barakeeyo insha allah prada

  • @deeqdarajo5603
    @deeqdarajo5603 2 роки тому +27

    Gabadha kula socota maxad nooga qarin dumashideen waxaasi ma cadaaladba 😋😄😂

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 2 роки тому +15

    Ninka teamkaaga kusoo dar waa nin talent.

  • @caliaxmed2076
    @caliaxmed2076 2 роки тому +7

    Mnsha allah guri barwaaqo ninka keliyee aaan youtube ka daawado waqti walbah keep going zhp another level tahaye♥️🙏🔥

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +9

    Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay ee somaaliyeed

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 2 роки тому +6

    Masha allah odaygu awoowayaashay buu isoo xasuusiyey waa sugaan yahan ay curinta suuggaantu ufududahy eebbe ha barakeeyo

  • @hakiimigemer4756
    @hakiimigemer4756 2 роки тому +8

    Awey dadkii jecla saliga nabiga

  • @nimcaanaadan5261
    @nimcaanaadan5261 2 роки тому +11

    Guri barwaaqo lagend keep going pro 🙏✊

  • @qaliladan765
    @qaliladan765 2 роки тому +11

    Ari badan masha allaaah allow 🤲 ubarakeey abaar haka tusin

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 2 роки тому +1

    Dhulka hooyaday waan jeclahay dhaqashadiisiiye
    Sida ubad an dhalay baan dib u jecleystaaye masha Allah maalinta jimcaha abti so saxeyso magaaladu waanagu cayaaraysaye basto iyo waxano aqoon bay nagula so mereysanayaan !! Camero ma aqaan anba !!

  • @SAMO-TALIYE
    @SAMO-TALIYE 2 роки тому +1

    @Guribarwaaqo waxay ahayd inaad Buskul iyo sharaab sii qaado oo aad caruurta yar yar aad la kulmaysid siisid .
    Doorka dambe hadaad miyiga u baxdid nac-nac iyo buskul iyo sharaab u sii qaad insha Allah .

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 роки тому +1

    Gurayow waxooga buskud iyo nacnac iyo dhawr beero kabo ila dhimo ah sii qad ubadkad daqriiqa ku aragto aad kaga farxiso nin karameed ayad ahayde
    Gobanimadaas haka tagin wllky🧡🧡🧡🧡

  • @qadaafi123
    @qadaafi123 2 роки тому

    Mayarka barbara oo sheekh mustafe waydiisay suaal wanaagsan oo uu yidhi waa in diinta kor looqaadaa markaa mayarkaas waa inuu hoos u eegaa tuladaa guri barwaaqo soo bandhigey illahay swt baa u diray guri barwaaqo subhannallah

  • @sacadrashidjr1211
    @sacadrashidjr1211 2 роки тому +5

    Guri barwaaqo legend always legend 🥰😂😂

  • @maryamacaamir3462
    @maryamacaamir3462 2 роки тому +4

    Team guri barwaaqo keep going waan idin wadanaa sax✔️ iyo qaladba❌ wlhi😘

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186
    @cabdisamedsuldaanyuusuf8186 2 роки тому +3

    Xayir ku ye waa miyi
    Ana waxaan is lahaa xaguuga iyo nin banaankii caana madoobe qabanaaya weeye maantoo laba cisho sii soconaaya

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +3

    Gaadhiga guri barwaaqo tarikadiisu waa L2674 intii aragtay like igu cimaamad

  • @sacadrashidjr1211
    @sacadrashidjr1211 2 роки тому +1

    Allow nagusoo nabad celi dhulkii hooyo iyo baadiyihii io magaladii xayir waan idiiN iman insha allh

  • @zaynabb1314
    @zaynabb1314 2 роки тому +11

    MashaAllah odayga maxad u yara waraysan wayday waa oday murti leh Allah ha barakeeyo😍

    • @khadarabdilahi7051
      @khadarabdilahi7051 2 роки тому

      Waar nin rageed wan Ku wata lkn odaygi ugu horeyay wuu iga walay walhi

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 2 роки тому +9

    Ninkaa sacad kaafi waa rijaale iyo odeygii suugaanta ku jawaabayay

  • @qaliladan765
    @qaliladan765 2 роки тому +4

    Wxnwaa waxay kulahaaa🤣🤣🙈fariidwaa m,ahhhhh guri barwaaqo uunkeena maahid mugoo ciyaalka waa caaqiliin

  • @iidkhadar4925
    @iidkhadar4925 2 роки тому

    Guri barwaaqo fani wadadaa aad marayso maalinban maray sxp 1 tana wumari karaa
    inkasto ayboodhbadan tahay keep gonig lbx

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 роки тому +5

    Magaalada burco oo aan aad ujeclahay waad ikala bartay❣

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 2 роки тому +7

    Sacaad guroow ino soobadi waa geesi ee inshaa allaah

  • @apdiqanijama7524
    @apdiqanijama7524 2 роки тому +3

    First person Like👍ha igala bakhaaylin

  • @karaamaofficial9411
    @karaamaofficial9411 2 роки тому +3

    xaafadda Sabar iyo Iimaan iyo Ilaahow Waad na aragtaa 🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi waa magacyo iga gadan

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 роки тому +59

    UA-cam ka rer Somaliland 😍😍😍😍😍

    • @xubiaxmad8978
      @xubiaxmad8978 2 роки тому +1

      maha waa kan somalia

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 2 роки тому

      @@xubiaxmad8978 Somalia ha qaraxdo

    • @DJ-kx4ps
      @DJ-kx4ps 2 роки тому

      @@zacka.j3976 khaniis 😂😂😂

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 роки тому

      @@DJ-kx4ps qarac coldoon aya waxaas idinku sheekeyey

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 роки тому

      @@DJ-kx4ps bal wakaase nin khaniis ah oo hargeisa jooga sheeg anuu kuu sheegaya kuwa muqdisho jooga

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 роки тому +1

    Barri in uu kaa badiyo wax kasta ayaa laga yabaa ee ha ku qoslin ee u sharax wiilka waa Ubax so goraya fursad ayuu wayay ee kaa aqli badan wax aadan aqoon ayuu yaqan ee aladan xun oo aad shay aragtay adba kula Ma dhalan mar ayay Yaab kula aheed ee agow Guri Barwaqow

  • @maxameddabiibofficial1766
    @maxameddabiibofficial1766 2 роки тому +1

    Walhi waa fani inta ciyaarta wan qoslay reerka miyigu waa celis war armuu gabadhii gaga noqdaa

  • @salebanabdi6003
    @salebanabdi6003 2 роки тому +6

    Vloga Noso badi Kolba TuuLo Nosoo Duub iyo Dadkeeda Insha allah

  • @madowlesstv
    @madowlesstv 2 роки тому +3

    gurayow mahadsanid wallo deegaanadii ayaad nagu dalxiisisay

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 2 роки тому

    Rer wuqooyi dhan waxaa ka tageraa guri barwaaqo best UA-camr ciyaalka xaafada waaye

  • @mubaarikshukri206
    @mubaarikshukri206 2 роки тому +3

    Guri barwaaqo zhp volgyo noo soo duub

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 2 роки тому

    Odaga xayir Aba baaay qodob mac quula ayuu ka hadlayaa. Guraybarwaqoy barnamij yada nocana Waan wataa saxiib horey ugu soco sidaa ninyaw.

  • @akshiineofficialpro5691
    @akshiineofficialpro5691 2 роки тому +17

    Oo Gurow show waligaaba Qudhac ayaad aheyd 😅😅👍🏼

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id 2 роки тому +2

    Odaygii ugu Horeeyey Legend waayee soo qabo

  • @zuhaipzaha7304
    @zuhaipzaha7304 2 роки тому +1

    Guroow sxb qaladaadka soo fara badi ruwaayada iyo qaladaada qaladaadka runtii aad iiga qosliya film walba oo aad jisho qaladaaskiisana soo raaci sxb

  • @jaamacmaxamed169
    @jaamacmaxamed169 Рік тому

    Guri barwaqoy wllhy ciyaalki hore oo miyiga batahay

  • @qaliladan765
    @qaliladan765 2 роки тому +3

    Alle 🤲 meshey ahmed daganyahiin yaaaaaa allaaah 🤲 meel fcnsii😭

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 роки тому +3

    M.a legend somaaliyeed😇😅

  • @cadnaancaabudwaaqi6286
    @cadnaancaabudwaaqi6286 2 роки тому +4

    gabdhaha magaalada yaan loo wada gafin way jiraan kuwa sida aad shegaysan ah lkn kuwa ayaguba dhaqankii iyo xishoodkii aan katagin ayaa buux ah

  • @cadnaangammer2053
    @cadnaangammer2053 2 роки тому

    Kkk waa gurey jaamac kuLa fhMaYa aYd hesHY wllHi
    Waa bi'i waaYe ninka teaMka kusoo daR

  • @samewademedia575
    @samewademedia575 2 роки тому

    Ismail Cabdilaahi calaw zxp ninkii sacad soo qabo waa talent wlhie

  • @kamaaludiinkm3403
    @kamaaludiinkm3403 2 роки тому +5

    Waan maray wadadaa.
    From burco to bilcile, ceel dahaan, ilaa yucubyabooh. Oo duruqsi ka tirsan.
    #FromReerHargeisa

  • @cqaadirkhuburo9491
    @cqaadirkhuburo9491 2 роки тому

    Kaafi riwaayadahaaga kusoo dar ninkaasi waa legend

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 роки тому +7

    Mashallah ilahay haku xafido guru barwaqo magalada ka gura xashiishka iyo bacaha 👍👍👏👏👏❤

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 2 роки тому +16

    Wiilka yar mar labaad haloo yeedho nio wlhi waa talented 😂😂😂❤

  • @abdirahmanm3367
    @abdirahmanm3367 2 роки тому +6

    Marwalba sadaqadu waa muhiim

  • @mowarsame
    @mowarsame 2 роки тому

    Walaahi waanka helay anigo joogta tuulo ingriis leeyahay

  • @hajihaji1940
    @hajihaji1940 2 роки тому +1

    Senior guri wan kula socdaa saxib dalxiska waxad modal inan gariga kula saranahay mnshlh

  • @somalimusicshort4389
    @somalimusicshort4389 2 роки тому

    Waliga sxb guray barwaqo beelka xidho gaadhiga markaad safar dheer galayso

  • @mohamedadam5862
    @mohamedadam5862 2 роки тому +1

    Inta ila aragtay inaanu shiidaalku soo celinayn ooo uu ku yar yahay like iii saara 👍👍

  • @salebanomar8740
    @salebanomar8740 2 роки тому

    Guri barwaaqo sxb yaab haa tahy

  • @kaafiofficial10
    @kaafiofficial10 2 роки тому

    War ninkaa waa talent miiran
    Soo qabee riwaayada kusoo dar nio

  • @xasancabdulahiwarsamecw8958
    @xasancabdulahiwarsamecw8958 2 роки тому +1

    #Guri_Barwaaqo barnaamijyada noocaan ah soo badi walaal

  • @zakariyetv8283
    @zakariyetv8283 2 роки тому

    Kkk walaahi guri barwaaqo waa uu iga qosliyay bartaa kaga hay sxp

  • @mjeesto1555
    @mjeesto1555 2 роки тому +2

    Guri barwaaqo bro

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 2 роки тому +7

    Ismaacil abdilaahi ali cabdi guri barwaaqo

  • @siciidcabdichannel9126
    @siciidcabdichannel9126 2 роки тому +4

    Khadan maxamed jaamac ee aad ka sheekayan jirtay ma walalkeeb baa

  • @maxamedsomali2750
    @maxamedsomali2750 2 роки тому +4

    Gurayaw meesha ruwaayad kasoo samee wllhi rag aftahan ah oowada suugaan ah baajoogee

  • @maadeeysofficial1031
    @maadeeysofficial1031 2 роки тому +2

    Guri barwaaqo nin culuz zxp qali

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому +1

    I.D.P /waa dad rer miyi ahaa xoolihii dhaafeen soo barakacay

  • @updykadir857
    @updykadir857 2 роки тому

    Gurey ciyaaalkiii horaad tahy waaan ku tageera

  • @mohamedabdirashiid2543
    @mohamedabdirashiid2543 2 роки тому +1

    Legendkow noLow hawdka hadaad thy 💟😅
    Wiilka lkn inaad qaaday ahyd ama mayasaxo maaxda utuurtO

  • @abdifatahali3099
    @abdifatahali3099 2 роки тому

    zxb baenaamijyadaan noosooo badi zxb qaaali walhi aad ban ugu qoslay odayasha shaxda cayaaraya maasha allah zxb noosooo badi guruyaw

  • @tayoziir9013
    @tayoziir9013 2 роки тому

    Vaaaar vaaar guriyaw...........wuxuu yidhi halkaa maahmaah ayan ka tirinayaaa waaxay maahmaahdan gabeygaaaa😅🤣🤣😂

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 2 роки тому +3

    Niyow reer miigu waa xaraabo miidhan 😂😂

  • @Lilaraoz
    @Lilaraoz 2 роки тому +3

    Guri barwaaqo sita weyn ayaa ku dhacay!!

  • @maxamedsojinaofficiall9609
    @maxamedsojinaofficiall9609 2 роки тому +3

    yaa iga horeyay

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 2 роки тому

    Guraw waad arkaysa say dadku uxiisaynayaane soo badi tuuloyinka Video yadooda

  • @guledeidadan5204
    @guledeidadan5204 2 роки тому +1

    Waan ku Wataa Pro

  • @cxakiinnaajo3523
    @cxakiinnaajo3523 2 роки тому

    Walahi ninkani caqli buu isticmalaya dhibatada dadkisana wuu soo gudbinaya rewayadna wuu ka samaynaya xayir ilahey ha cawiyo

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 2 роки тому +1

    Guri barwaaqo rag yaqaan 👍

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 2 роки тому +6

    keep going

  • @ciroahmed8451
    @ciroahmed8451 2 роки тому

    Guri wll buuxi meeshi abdimalig coldoon waad buuxin kartaa waa codsi

  • @xasangaas5708
    @xasangaas5708 2 роки тому +1

    Guri barwaaqo zxp ma gabayada ayaad la jiibin jirtay

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR 2 роки тому +5

    Japsan ta Lap iyo afaray shaxa iska eeg😀😀😀

  • @ahmedhussein5268
    @ahmedhussein5268 2 роки тому +1

    Asc guri barwaaqo waxn rabnaa in aad video noga soo sameyso xafadha burco magacyadooda iyo sapapta uu magaca ugu baxay

  • @bulxansaqiir9801
    @bulxansaqiir9801 2 роки тому

    Nio ragan buuriga iska daaya kudhe gurayow iyagoo wada taqsiisan Soo farxasha kudhe🥳

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 роки тому

    Muuqaalada noocaasa soo badi abti

  • @captanguwanmudalibomar6365
    @captanguwanmudalibomar6365 2 роки тому

    Guri barqaawo waxba lagama qaban karo legend ku soco

  • @najibmoha
    @najibmoha 2 роки тому +10

    Guri barwaaqo anther level 💯

  • @mohameddeeq5514
    @mohameddeeq5514 2 роки тому +1

    Mashaa ALLAAH nabad waarta

  • @maadeeysofficial1031
    @maadeeysofficial1031 2 роки тому +1

    Zxp gurow anigu waxan garanaya xayir oo ahaa hal cariish iyo masjid 2006 ilaa 2018 oo magaalawday

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 2 роки тому +1

    Gurayow horta hooyada meeday nagu salaam hadad la noshahay

  • @raaxeeyeburcaawi633
    @raaxeeyeburcaawi633 2 роки тому +1

    Gurow nag xishood waxd tahh waan naqaaanaa
    Xamd wa xaaska guray
    Classmate baan ahen
    Isagu waa cise muuse
    Meeshu uu tagaya waa kaam

  • @awilshani7581
    @awilshani7581 2 роки тому +1

    Guri barwaaqow xayir ma gabar baa kugu balamisay waxaaani caano doonasho ka weyn

  • @abdirizakhussein3921
    @abdirizakhussein3921 2 роки тому +1

    War wiilka qaad Camarad leene!!
    Asxaan u samee !

  • @yaxyecabdirashiid588
    @yaxyecabdirashiid588 2 роки тому

    Guri barwaaqo riwaayadaha nagadaa vologyada noo soo badi

  • @mubaarikhazzan1590
    @mubaarikhazzan1590 2 роки тому +5

    Jin Iyo jacayl season 2 Pro

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 2 роки тому +1

    Sxb intii aad magaalka kasii baxeysay waxey aheyd Dadka Deeganka inaad wax talo kusii biiriso sida bacaha iyo wixi LA mid ah Dhirta iyo Dadkaba uma wagaagsana
    Dadkeena iney marwalba Wacyagalinta Badiyaan ayaa inoo faa ido ah

  • @HassanMohamed-to9qg
    @HassanMohamed-to9qg 2 роки тому

    I like the wadani song al ustadh daud xanfar

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 роки тому

    Rafaad aa yaalo meeshaas. Raaxo ka dheer

  • @supeidanassier8890
    @supeidanassier8890 2 роки тому +1

    😂😂one and only Guray barwaaqo 😂🙌

  • @abdijama7610
    @abdijama7610 2 роки тому +12

    Wuu ka boodsanyhy ka yari Gurooow khaakh baad ku noqoty😂😂

  • @salebanabdi6003
    @salebanabdi6003 2 роки тому +1

    ILaahow Noo Barakee Waxad Beriba Noo Dhiibto