Mudane RW, waxaan kugula talinayaa inaad Shaydaanka ka Cowdu Billeyso, Qalad haku saxin Qalad kale, NairobI inaad ku wada hada shaani wax cusub ma ahan, Kaadi badane waaloo goglo badiyaa ee Tanaasul, hana la qaybsanin Qaladka ee adigu u muuji dadka dhexdhexaadka ah Inaad wadahadal nabaded u socotid, meeshii iyo waqtigi ay dhinacyada ku diidani ay dalbadaan Ha noqon Xaq doon ee xal doon noqo
Hamza waa xoolo aan wax garan Xasan garguurte ayaa u adeegsanaaya dadkiisa Waxaase dhici doono In hamza dabaal xabsi kismaayo Lana soo tarxiili doono asagoo katiinaysan bahdilan
Ilaahay ha nabadeeyo soomaaliya dhamaan iyo islaamkaba meelkasta oo ay tahay
Mudane RW, waxaan kugula talinayaa inaad
Shaydaanka ka Cowdu Billeyso,
Qalad haku saxin Qalad kale,
NairobI inaad ku wada hada shaani wax cusub ma ahan,
Kaadi badane waaloo goglo badiyaa ee Tanaasul, hana la qaybsanin Qaladka ee adigu u muuji dadka dhexdhexaadka ah Inaad wadahadal nabaded u socotid, meeshii iyo waqtigi ay dhinacyada ku diidani ay dalbadaan
Ha noqon Xaq doon ee xal doon noqo
Airport ‘ka Kismaanyo baabuur baa lagu labarking Gareynayaa.
Ma-jirto cid kasoodageysa illaa Doorashada lubaland soodhamaato.
Bisiq Sarmaan
Darood xukum jeclaa, qajadan intee ka keenen
afkaaga qadhmuunka badan wax wanaagsan ka soo bixi ama iska aamus jaahil yahow
@abdikanijibril3860 ee ma been baa ninkasto oo darood xugun oo isgu dhajiyaa inuu leeyahaye cml🤣
Xamza waa nin badbaadin kara Qarankana u daacad ah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Intii lagu wadahadali lahaan dal kale fadlan dalkeena halagu wadahadlo si lootuso aduunka in somalia ey qaan gaartey arimaheedana kawaga wada hadli karaan geed hoostisa oo dalkeena ku dhexyaalo InshaAllah dagaal kama dhici doono jubbaland waayo hormarka jubbaland gaartey iyo bilicdeeda looma burburin doono siyaasad daraadeed InshaAllah..
Ilaahey Hala jiro jubbaland.
Hawiye oo ku haminaya qabsashada kismayo labiyo
sagashanki ka dib wa dagtatar
cusub gur gurte ilahay umada
ha ka qabto...
Majeertee iyo mareexaan waaka guuleeystee awaleey ubixiyeen marxuum dadax weeyne ineey noqdaa neey kala dagaalamaayii manafahmaayiin
Geesi geesi dhaley ahmed madoobe
Ogaadeenoow madaxweeynaha dalka utartama majeerteen sirtiisa fahma
Axmed hala soo xiro
Ogadenkan maxay rabaan . Finishing iyo kenya may ka doorten somalinimada
Axmad madoobe dantiisuu udagaalamayaa dan ogaadeen mahayo siciid daniyaa kadanbeeyo reeysalwasaaraha ogaadeen yuu diidanaa
Marxuum Xamse xagee uu ka taliyaa 😂😂 mise jubbaland waxaad moodeen goof abgaal ee xaraash ah
Axmed waa madaxweyne dooran
Ama diida ama yeella jigajiga bambam😂
Xassan xaraashle Haa isu diyaariyo janaasadiisa waxay ka dhaceysaa teendhadii xalane 😂😂
Inta u hartay xamar Haa sii xaalufiyo dibada Haa iska aado 😂😂😂
xaguu marayaa ma garan hadii alshabaab geyneyso meeshaas
Looma OGOLA MORYANTA INEEY TAGAN JUBBALAND
MARXUNKA HA IS CASILO FAIDO MALEH
Waxa.caddaatay.siyaasadda.somaliya.eykudhisantahay.daneeysi.gaar.ah.sHarcI.uusankajirin
RIYO IYO FAATA DHUG AYAA KA SHEEKEYNEYSA .WAXAA ARKI DOONTAA JUBA LAND I INEY KAA XIRAAN AFGOOYE
Axmad mugdi halasoo xiro
MORYANTA WAXEY ISKU ISKU QALDAYAAN LAFTAGAREEN IYO AHMED MADOOBE
Xasan sh bye 😂
Rw xamse maahin mid foowdo ka samaysan wa daaci Dhawr san
waxaan ogaadey in putland loo dhawankarin fadiralkana ka xoog badanthay wali ma arkin fadiraalka oo baxbaxsaneysa tan putland😂
Kkkkk xirirka.miyay jareen yaab puntland aya marwalbo xiriirka jarto
Xasan makusodhibay bentan
Hamza waa xoolo aan wax garan
Xasan garguurte ayaa u adeegsanaaya dadkiisa
Waxaase dhici doono
In hamza dabaal xabsi kismaayo
Lana soo tarxiili doono asagoo katiinaysan bahdilan
Halaso xiro qaa inka intaan ka badan in lasii bar bayo maba ahan Reer kismayana waxan lenahay danihina garta oo caqlina ka shaqeysiya
Hhh hassan gurgurte malasoxiro asaga dowlanimadi kuciyaare mise wa adeerka o goofkiisu jooga
WAR ANAGA YAAB ARAGNAY WAR SAYID AXMAD YAA U DHAWANKARO ❤❤❤
Sidii farmaajo loo garbaashay ayaa asagana loo garbaashaayaa gudoomiye gobol ayaa ka hor 8maan karo madaxweeyne iyo raisal waaraha waa riyo maalmeed
Dadka beenta ka daa iskuxishood
Voa dhageysta dadoow warkan xaqiqadisa Ayada qaada dhigtay ciyaalka baraha KU washtay er leefleefka ka radiya ka baxa
Does jubilant belong to axmed madoobe ........rubbish???
War beenta dadka daa rw tagaya ma jiro
BEENTA IYO QARASTA UMADA KA DAA .TEEDA KALE AXMED MADOOBE AQOON UMA LIHID INTAA KA DIB XAMSE CABDI YAAN LAGU CUNIN KKKKKKKK
Dagaal drgdega haawey iyo daarood xasan qabuura faage oo la deldelay
Mar hore somaali baro markaas dad caay
Axmed madoobe waa ku khaldan yahay in uu diido in raysalwasaarahu yimaado Kismaayo.
Waa ruunt rezerwazare hamze
Waa nin keya ka amar qaadanaya marka xamse yuu isdaalin
Beenaale Cid hor istaagi karto ma jiroRW Xamze