WAAR BAL U FIIRSADA, WELI MIYAA MAQASHEEN, QOF XAMARI AH OO YIDHI WAANU U DUCAYNAYNAA SL. INAGANA KII HADLAABA WAXA HADALKIISA KU JIRA, WAANU U DUCAYNAYNAA WALAALAHEEN.
Ama caruur aan somaliland iyo goobtaa maalintaa iyo sanadkaasi shucuurtuu leeyahay aan hooyadii xitaa ka maqal ayaad tahay ama garac faqash kahadh ah oo wiswis qaaday baad tahay hadaan ku arki lahaa xabad baan kugu dhufan lahaa anoo reer sheekh isaxaaqa oo reer dulcad ahaa oo 91 ilaa 2022 ku soo qaatay wadankayaga hooyo dhiig reer somaliland ku jiro marna sidaa una hadlo
Illahayow Cimrigiisa Iyo Caqligiisaba Wanaaji Sheikh Abdillahi Sheikh Ali Jawhar.
Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rabbi Aamiin yaa Rahmaan
Ilaahey ha barakeeyo sheekh cabdulaahi sheekh cali jawhar
Qofka wanaagsan ee aakhirada wanaagsan haddalkiisa ayaa lagu gartaa Allah haku barakeeyo Shiekh Abdilahi Ali Jawhar
Dastuur waa kii rabi Muslimiineey, Somaaliyeey, walaalyaaloow badbaado, barako. hormar iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. hadii aan hormar ka raadino meel aan aheyn shareecada rabi weligeen liibaani meeyno.. Kitaabka rabigeen aan ulaabano
أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
Mansha allaah himiladayada
Ilahayow noo dhamaystir
Sheekh cllaahi sheekh cali jawhar cimriga iyo cagliga iyo caafimaadkaba alle hawsiyaadiyo
Masha alaah sheekha alle habarakeeyo
WAAR BAL AAD U DHEGAYSTA SHEIKHA IYO WACDIGIISA.
HA ILOOBINA WUXII LAGU HESHIIYAY.
Waa taariikh nool Ale ha barakheeya
Rahmanku cilmiga iyo cimriga haw barakeeyo
Asc dhaman
Axmed Waad ku mahadsantay taariikhda lama ilaawanka Laakin inoo dhamaystir Hadaad hayso hadii kalana ino raadi insha alah
Odeygan 33sano kahor umada kuboorinayey in soomaali lakalagooyo ayaa maanta Owdal state usacbinaya waa kudhawaad nus qarni wadaad soomaali warkiisa waakaa
Walaahay Madaxweyne ayaan Ka dhigi lahaa haday tayda tahay
Ayan ahmed
WAAR BAL U FIIRSADA,
WELI MIYAA MAQASHEEN,
QOF XAMARI AH OO YIDHI WAANU U DUCAYNAYNAA SL.
INAGANA KII HADLAABA WAXA HADALKIISA KU JIRA,
WAANU U DUCAYNAYNAA WALAALAHEEN.
😅
shiikh maahe waa laangaab ciilan kani
Ama caruur aan somaliland iyo goobtaa maalintaa iyo sanadkaasi shucuurtuu leeyahay aan hooyadii xitaa ka maqal ayaad tahay ama garac faqash kahadh ah oo wiswis qaaday baad tahay hadaan ku arki lahaa xabad baan kugu dhufan lahaa anoo reer sheekh isaxaaqa oo reer dulcad ahaa oo 91 ilaa 2022 ku soo qaatay wadankayaga hooyo dhiig reer somaliland ku jiro marna sidaa una hadlo
Waa ruunta inader waa Odayga inoo jabiyey idoorka
@@maxamedcabdulaahi3649 idoorka maxad cid waxka qaadi hadad tahy na ree sheekh isaaq aday kutahy anaga inooma ahan idoorka ruuntad diidin odaygan iniga ayuu inii yahy daba dhilif sh xasan daheeye ayaa wadana kaa bal hor imaada wakaase
Waryaa odaygu nabad galyuu ka shaqeeyay waanu ku mahadsanyahay nimanka dhaliilayoo hadaad samaroontahay horta isaaq iidoor uguma yeeri kartid maaha afii samaroon markaa cidaada sheeg anaa sam reer nuura isaaqbaana dadiigu xiga ninwalaalkii garan waaya ma ihi wax yaaba basiida dagaalo sokeeye sida soomaalidu isu layso ayaa ah diday isu xigto sheekh cabdulahi iyo intii shirka burco kii boorama alla ha naxariidtee ninkii ina Cigaal waadalbay dhiseen
Hade idinku maanta maa dadbad rabtan qasab ku haysata ee siidaaya