Babajey waaxba lagama qaban karo romantic oo qofka weye wlhi Maasha Allah Legend Babajey adigo soconaya Ilahaay oo luugahagi cadi noqden alle ha ii tuso🥰💛🤲
Furiinka in ee sawab utahay ayaa macqul eh cz nin xaskiisa iska furaayo swb la aan mjrto..raga kaligood qalAdka mlhn naago waxaa jiraan in laqabo istaahhilin..
Babajay is legend 👏 nin filimaan waliba Hindi ah turjumaaye soo dhamaayay iyo ragaan isku meel magalan ee asaga position kale hala siiyo ee reactionka haga bixiyo ONLY falanqeeyaha barnaamijka ka Dhig haday macquul tahay Team27 inta igu raacsan reply ma comment
Masha Allah gabdhaha waa gabar caqli alle siiyay sida ugu falcelisay sababta ay ku dooran weyday wiilka kale sida saxda kaga dhiidhisay waxa ay kudooran weyday ayan ka helay 👏👏
Wax saxan bay ka hadashay gabadha nin naagtisi hore furay ilmihiina kala haray iyadana waji uma so wado Varina saas okle buu ufuraya 2 mida labaad wiilka aan waxba haysan waxba kala faidi maayan waayo jacaylku waxa uu ubaahan yahay in la baxnaniyo gabadha io ubadkeeda lkn jacayl qalalan wax ma taro Babajey sifiican oo muqtarnimo ku jirta buu uhadley waayo nolosha buu wax ka yaqaanaa
Gabadha sidan Oo Kale U qurxan u caqli badan u dagan u dhool cadeen Qurxan Markay I soo Hor Istaagto Xikmado Iyo Geeraaro Aan Awal Haynin Baa Igu soo daga😢❤️🧐 Meshan Nin Khabiir shukansi Ah Baba jay Unbaan arkaa!!❤️
Masha allah baabajay nio waku wata. waxaa tahay qof ereyadiisa dad badan saamaysay wllhi jidhidhico ayaa iga kacday. Marka aan daawaday. Allaha ku sharfo wll. Waxaan rajeynayaa in aan ereyadaada in aan qoro si marka aan akhriyo aan kugu soo xasuusto wllky . Waxaan rajeynayaa adiga iyo asad in aad lugihiina ku istaagtaan Insha allah. Horay u socda. rabbi ha idin caawiyo Aamiin🤲🤲....
Erayadha oo baba jay kuhadlay waa eraya mcn oo qalbiga taabanay waana kahelay waayo qalbiga bay iga tabten baba jay ii nolow waxana kudhahaa keep going wayo talent ayaa ledhahay
I just love the way ASSAD is cool, calm and collective 👌 How he come up with his own contents👊 This guy will be the greatest UA-camr in our generation ❤️❤️❤️
@@abdalaGoogleKalidou Koulibaly, landed in London and set for medical tests then he will fly to Los Angeles to join the team - plan 100% confirmed, then Chelsea will unveil Kalidou as new signing. 🔵🛬 #CFC Napoli and Chelsea are checking and signing the contracts right now.
@@abdalaGoogleKalidou Koulibaly, landed in London and set for medical tests then he will fly to Los Angeles to join the team - plan 100% confirmed, then Chelsea will unveil Kalidou as new signing. 🔵🛬 #CFC Napoli and Chelsea are checking and signing the contracts right now.
Xaawo xaqiiqdii waa gabar aad u caqli badan M. A wlhi gabdha hadey sidaan u fakari lahaayeen qoosaskeena kuwa guuleysta xaawo abaayo allah kuu sahlo wiil qiimo badan oon ku dayacin nin xaaskiisa qariya ama caay nin ha moodina gabdhooow
Asad plus baabajey🥰🥰 i.allah My boys wazaaan arki doonaa idunkoo cagahiina maalin dhaw ku soconoya idinka iyo dhamaan inta ka cabanysa inta haysatana alle haw barakeeyo🥺🤲
Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
SCW SCW SCW 💕💖🧡💯
Xaqiiq jaceylka aduunka yaalo iyo kii nabigeena mohamed scw uu uqaway xaskisa Aaisha isku mid .ma ahan dunidana lagama hadlo jacelkaaa cml ninkii nasiib aale oga dhigay
Xaqiiq jaceylka aduunka yaalo iyo kii nabigeena mohamed scw uu uqaway xaskisa Aaisha isku mid .ma ahan dunidana lagama hadlo jacelkaaa cml ninkii nasiib aale oga dhigay
Salalahu caleyhi wasalam🥰
Dunida masoo marin qof lamida nabi muxamed scw❤
M.zhllllh
Sallahu caleyhi wasalam
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw
Awey dadkii jeclaa xabibkeena MOHAMAD SCW 😍❣️ nabad galyo dushiisa ha ahato
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
Scw scw scw scw
Scw scw scw
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد __ احبك يا رسول الله 💗❤️🤍 ثم والله
Scw scw scw scw
Dunida maso Marin qof lamid ah nabigena muxammed scw
dunidaan ma soo marin Qof la mid ah nabi Muhammad scw scw scw
Ayado qofkasto sigar ah umashqulsan yahay hadana waxajira qof wanagsan uqoralkeygA aqirinaya ☺🥲🙂😙 mahadsanid
Aboowe anigaa aqriyey adiga mudan
Adiga mudan
❤️🔥🥰💁♂️
1 million coming soon 🔜
adooweyn
wa uqalmaa
somali youtube tothe world
legend
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
away dadkii jeclaa xapiikena MAXAMED SCW HADAA NABUGA JECESHAHAY LIKE SAAR❤❤
Scw scw scw 🥰❤💯💥🙏🏻
Nabiga jacaylkiisu like wuu ka waynyahay Dadka nabiga jecel qalbiyaydooda ayu ku jira nabiga sunihiisana way qaataaan
Scw scw
Scw scw
Scw
Baabajeey's words are emotional and he is a man who translates movies that a man loves.
Aad iyo aad
Babajeey wallhi naag tii yesho barusta
She is smart and educated the way she was making eye contact lovely ☺️
Walai sure..she makes lovly 😜😍🥰🔥🔥
Mash Allah she is beautiful and inspiring 😍❤
Babajey waaxba lagama qaban karo romantic oo qofka weye wlhi Maasha Allah Legend Babajey adigo soconaya Ilahaay oo luugahagi cadi noqden alle ha ii tuso🥰💛🤲
Ameen ❤️
Amein Amein insha Allah
Ameen yaa rabii🤲🤲insha Allah
Masha allaah gabadh caqli leh weye way fahamay nin reerkiisii hore haysta ayaa wax lagu amini kara inta mid furay aad amiini lahayd masha allaah xbbti caqli ayaad ledahy
She is the best
Xas la furey waxa lagu furey ayaa mesha tala nina xaskisa xalasha ah iskama furo mana da’yaco sister tusale waxa kugu filan xasas TikTok dhax tagan ✌🏻
@@ugaas- qasab maha gapartu iney qaldanthy lgayapa iyadupa iney iska furto
Furiinka in ee sawab utahay ayaa macqul eh cz nin xaskiisa iska furaayo swb la aan mjrto..raga kaligood qalAdka mlhn naago waxaa jiraan in laqabo istaahhilin..
Next game
1.Arimahena
2.ibra kadarba
3.Baba jey
4.Salman enjoa
It will be fire.🔥🔥🔥🔥
Ow ow ow injoya malaheli karaa hee ma,isku dhawyihiin
Kaas caadi ma,ahan asagana
Kolay wa u yedhi kara Asad hagio
Haa WllHei asad no keen ninkaas
@@aminkhadar8183 salmaan injoya asagaaba jaceyl jaceyl kasameysan kk
Babajay is legend 👏 nin filimaan waliba Hindi ah turjumaaye soo dhamaayay iyo ragaan isku meel magalan ee asaga position kale hala siiyo ee reactionka haga bixiyo ONLY falanqeeyaha barnaamijka ka Dhig haday macquul tahay
Team27 inta igu raacsan reply ma comment
Haa sax waaye isku meel majoogaan woosoo dhameeye asi waxaan filimaanta ooku soo fasire
Hhh
Ragaan caadi loo qalde wlhi 😂😂😂
Baaba jey waa cabsi Cabsi wlhi
Haa wakugu raacsanhy
Sax waye BrO
Masha Allah gabdhaha waa gabar caqli alle siiyay sida ugu falcelisay sababta ay ku dooran weyday wiilka kale sida saxda kaga dhiidhisay waxa ay kudooran weyday ayan ka helay 👏👏
Wll manosha hay
What An Emotional Speech From Baba Jey!
Keep Going Bro Asad Hagio, May Allah Give You Everything
M.a Allah dadaka nolsha hauwatha tosiyo
Kanasadaxada wakacabsonoya walahi
wll ku sali nabigena mohamed scw 👍
Scw
Scw scw❤❤
Scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Waa malmo barakyzn oo eido ahe igula saliya xabibkena Muhammad (SCW)❤
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
Scw🥰
صلى الله عليه وسلم
scw
Scw. Scw. Scw. Scw
Baba jeey wiil qalbi qurxoon MashaAllah 😘gbdana fikrad qurxoon😍
masha Allah tabaarakal llaaah, the legend always legend baba jay.💪💪💪
Inta aan barmaamijkan dawanayay labada qof ee hadalkooda Emotional iga dhigay waa Baabajey iyo ayaanita Wax daawaday 10jeer wax ka badan🔥❤🤟🤟🤟🤟🤟
Hawa smile is gorgeous and intelligent girl mashaalah.
She's the smartest girl who took part in this program.
Next game please
1.ceyda
2.baba jey
3.Arrimahena
4.ibra kadarba
Yes
Yes
Yes final i.a
Yes
Yes
Hawa is smart 👌 girl 👧 👏 caqligaga Allaah hakuu barakeeyo 🥰😍
Babajey iyo ayaanita waa labo qof idhiro galiyay mash allah qalbiga ka hadlay🥰❤️
xabiibkyna ku sali wall 💯💯 scw
Scw scw scw
Scw
Scw
Wllhi #baabajey waa qof emotional ah
O Allah My boys insha Allah Mar uun waan arki doonaa idinkoo luguhiina kusucdo insha Allah 🥰
Wax saxan bay ka hadashay gabadha nin naagtisi hore furay ilmihiina kala haray iyadana waji uma so wado Varina saas okle buu ufuraya
2 mida labaad wiilka aan waxba haysan waxba kala faidi maayan waayo jacaylku waxa uu ubaahan yahay in la baxnaniyo gabadha io ubadkeeda lkn jacayl qalalan wax ma taro
Babajey sifiican oo muqtarnimo ku jirta buu uhadley waayo nolosha buu wax ka yaqaanaa
I.A
Wan ogaayay wllh inuu babjay qaadyo ❤ baabaha jeceylka noolow intee nolol jirto 😍😍😍
What an emotional speech by babajeey wllhi he deserve to be chosen 😢
Jaaah baba jeey anaba ka helay 😀🥰🥺
Gabadha sidan Oo Kale U qurxan u caqli badan u dagan u dhool cadeen Qurxan Markay I soo Hor Istaagto Xikmado Iyo Geeraaro Aan Awal Haynin Baa Igu soo daga😢❤️🧐
Meshan Nin Khabiir shukansi Ah Baba jay Unbaan arkaa!!❤️
Allaw yaa ku keena madashaa bal waxa tidhaahdo ayaan kula eegi lahayne🤣
Allaw yaa ku keena madashaa bal waxa tidhaahdo ayaan kula eegi lahayne🤣
@@hanaaxmedxayaad8057 Hadabaad I Tijaabin Kartaa🧐🙈
Istijabiya🤣de
@@cabdallashaamil2076 😆😆😆
Caadi ma ahan gabadhaan maasha allaah
( Hadii ay dhiaman laheyd xaaskiisu booskaas waan buuxin lahaa )
Masha allah baabajay nio waku wata.
waxaa tahay qof ereyadiisa dad badan saamaysay wllhi jidhidhico ayaa iga kacday.
Marka aan daawaday.
Allaha ku sharfo wll.
Waxaan rajeynayaa in aan ereyadaada in aan qoro si marka aan akhriyo aan kugu soo xasuusto wllky .
Waxaan rajeynayaa adiga iyo asad in aad lugihiina ku istaagtaan
Insha allah.
Horay u socda.
rabbi ha idin caawiyo
Aamiin🤲🤲....
Xabiib keena muxamad scw🥰🥰🥰🥰
Erayadha oo baba jay kuhadlay waa eraya mcn oo qalbiga taabanay waana kahelay waayo qalbiga bay iga tabten baba jay ii nolow waxana kudhahaa keep going wayo talent ayaa ledhahay
I just love the way ASSAD is cool, calm and collective 👌
How he come up with his own contents👊
This guy will be the greatest UA-camr in our generation ❤️❤️❤️
Yes will be i.a
I blv so
Emotional words wlhie baaba jey❤️🥺🔥
🥰🥲🥲🥲🥲
Hadaad Nebiga ku saliso Illahay wuxuu kugu salinaya 100 jeer Nebiga Ku saliya Scw Scw ❣️
Babjey cayalka wula wayan yahay legend waye wuu gaday albta filimanta ugu tuuray wlhi😂😂❤✊
Dadku wakal dooq aniga sina ugama tageen wiilka fanaanada cad iuo boorsada isku dulwato wlh wa wiil jira o doqeyga ah inta so hartay xabad kama qaateen u baaabajey ugu horeyo🙂
The one and only Azad Hagio 🎤👑
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
@@abdalaGoogleKalidou Koulibaly, landed in London and set for medical tests then he will fly to Los Angeles to join the team - plan 100% confirmed, then Chelsea will unveil Kalidou as new signing. 🔵🛬 #CFC
Napoli and Chelsea are checking and signing the contracts right now.
@@abdalaGoogleKalidou Koulibaly, landed in London and set for medical tests then he will fly to Los Angeles to join the team - plan 100% confirmed, then Chelsea will unveil Kalidou as new signing. 🔵🛬 #CFC
Napoli and Chelsea are checking and signing the contracts right now.
Asc
@@yoonisrb4229 77777
she is educated & smart, I like how she making eye contact unbeleivable
What? She isn’t even making eye contact she looks so awkward and uncomfortable
She Isn’t Xawo smile, she is xawo smart 🧐❤️
Asad macalin baabajeey nosooceli markale cashiro waali ah ayuu nabaray caawa hadaa nahay dhalinta sanadkaan
Xawo dagan 😊
Xidigta cawa waa manshalah gabadh akhlaaq iyo xishood leh mansahalb hadana caqli badan alle haku sharfo gabadheey
Babajey hadaladiisa dareen ayay lahayeen manshalah 🥰🥰
Hhh Baabajey Ciyaalka wuu Ka Wayn Yahay😂😂
Cwda asad wiilal qurux badanaa keentay masha allah😄😉
Kuwo foolxun inte ku aragty ?
Naa waa joogan midaa ilko laheynba soo tuu keenay
What an emotional words from Baba jeey😍
She is the smartest girl in the game, as far as I was watching because she talked about truth. Congrats Hawo🎊❤
Xaawo xaqiiqdii waa gabar aad u caqli badan M. A wlhi gabdha hadey sidaan u fakari lahaayeen qoosaskeena kuwa guuleysta xaawo abaayo allah kuu sahlo wiil qiimo badan oon ku dayacin nin xaaskiisa qariya ama caay nin ha moodina gabdhooow
Cumer wa wil naxariis bdn baba jey marku so baxay hore ayu kursi ugu geye masha allh baranamijkan cadi ma aha
Waww Baaba jeey waa Aabaha jaceylka ❤💯💯
Asad hagio Somali UA-cam to the world 🌍 ❤️
aad iyo aad
Aad iyo aad
Dhalanyarooy wax kabatay macalin baabajeey cashiradiisa jeceel ka ah waa macaan aniga wax badan baan kafaa iday cashiradii masnte
Asad habeen dambe nosooqabo baaba jeey iyo arimaheena waa labada nin ugu shukaansiga badan aduynka waa 2 legend 2 badadooda waa faders of love 💘❤ Asad waxaan kurajeenayaa sxb cafimaad taam ah in uu alaah kusiiyo keep going wll Asad
Hayaay babajey wa wax kale wlhi
Atoraha cusub 😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Sheekadan wa isla ogeeden because asad wuu ogaa inay doranayso bajey peace and love pin plz team27
Ay baabajeey another level wllhii 🥺🥺🥰🥰🥰❤waaloodhashaaa
What an Emotional speaking 🔊from baabajeey🥰🥰🥰🥰😘🤩🎈🏅⭐
Horey usoco asad hagio 68k remain to 900k inshaallah wad gaari donta guul ayan kurajeynaya
Game xiga dad adag isku balami please 🥰
1.ceyda
2.baaba
3.arimaheena
4.ibra kadarba
Kugu raacsanhy
ᴀʙᴇᴇʀᴀ ᴋᴀ ᴛᴀɢ ᴛᴀʏ
Ayyy baaba jeey father of love❤️🥰🥰
Dunipace masomarin qolamitha nabi mohamed s,w,c
Baaba Gacan baa u taagay WLlhi waawareey Soo badi Bro WLlhi
insha allah waxan ku rajenaya inaad gaadho 1 millon iyo in ka badan baa wĺlo qali
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
Happy babaje walhi anoo muqalka furin een arkay babaa ayan fahmay in ladoranaayo wayo hore ayaa waxa layidhi tolkaa kuma gabee afka yuna kugabin afsomali buhaya asadaw marwalba kusodar babajeey ❤❤
Ninkaas waa nin flimaanta ku soo qaatey waqti bdn si uu udurjumo sidaas bey afsomaaliga io geeraraha io xikmadaha ugu faaaidey lagend waaye wllhi 🔥😂
Greetings from Somalia, this is the exact reality in our society. Keep going brother
Waxaan kusooceshtay video 10 mar waxkabadan baabajeey father of love 💘baatahay keep going baabajeey actar keena
Really baabajey waan dooran lahaaa because he is romantic man 😋😋😋
Reer xamar romantic 😍 laguma garo from Hargeysa
Baaaba in the Building wlh Another Level 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Baba jeey is Father of love ❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo baaba jey 😍🌏👑✨wall qalpi wangsan soojidasho leh 😍♥️
Ku sali nabiga maxamed scw scw
Alla Babajeey Markuu Hadlayey Jacayl Paa igalay😭😂😂
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اجمعين❤
The one and only Azad Hagio 🎤
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
Next codsi waaye brother baaba jeey, arimaheena, ceyda iyo socdaal waa kulan adag respect all of you 👏
Sax😫
Ibra ka darba away
MashaAllah 🥰 This lady is cool en calm. She is kind en simple too. 🥰🥰. This kind of ladies are one in hundred 🥰🥰🥰🥰
Waaw congratulations 🎊 my brother asad hajiyow one million insha Allah coming soon
Emotional words from baba jay
Masha Allah waa caqlileeeeey ruuun waye nin ilmihisi hoooyadood heysan wayay bari adna kuma heysanaaayo✌️
,Baaba jeey father Of love ❤
Absolutely Amazing girl♥️
Wow baaba jeey is come back
Guulaysta dhamaabtiba asxtkle na keep going bro asad xaaji yo
From somaliland
Baaba jey legend of legends waaye wllhi 🥰 full respect team 27
The one and only Asad Hagio keep going bro 💪 💯 🙏
👐Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqalada travel Vlogs ah fadlan igu so biir
Baabajeey waxaan umalenaaye in filim hindi daawanaya erayo mcm oo qalbiga taabanayo ayaan kaabarte maante baabajeey macalinka jeceel ka ayaa tahay
baba jeeyy Saan Muu Hal Xaasle Ku Yahy😂✌️
waaba afsomaligii oo qofa awoo awoo😂😂
Asadoow kulan ibra iyo cayda baabajey iyo arimaheena cumari soo celi broo wlhi baabajey ayaa rabaa in isqabtaan broo fadlan sooceli barnaamidkaan ragaasna wada balami
Waaw cayaar inaba cadi aheyn qaab jilinka iyo barnamijka habsamisocodkiisa so Amazing wlh 😍 guys horey usocda
Gabar yar oo aad u aqli badan masha allah ilahey haku xafido yariisey
Gabadh caqli badan weeye Mnsha allah ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Congratulations 🎊 👏 💐 congratulations brother baaba jey and very fantastic in speaking 🔊 👏
Mash allha baba aniga xitaa waan ku dooran lahaa wyo wxaad ka hadashey xaqiiqda meesha taalo gabartana aad baan ugu heyley allha ha idiin xifdiyo dhamaantiina🤲🤲🤲🤲❤🥰
Wlh baabajey wuu hadlay omg😳😳🙏🙏🥺🥺 Another level
DaDki Hore zO Celi niO 👍 Ubaxan Waa BuluuG 😄 IAMK 😄 CEYDA 😄 SOCDAAL 😄 ARIMAHEENA 😄 IBRA 🙏👍👍
Haa kuwas xaraba badna
Ubaxan waa buluug waa cumeer 😂funny weeye😂
The one and only my brother asad hagio keep going I can't wait 1m coming sooon ❤❤💯
Asad plus baabajey🥰🥰 i.allah My boys wazaaan arki doonaa idunkoo cagahiina maalin dhaw ku soconoya idinka iyo dhamaan inta ka cabanysa inta haysatana alle haw barakeeyo🥺🤲
Asad comming soon 900k or 1m wallhi I supported with you 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Next baba jajay , arinaheena , cayda , ibro and abeera 😁 pls kaa soo samee inta igu raacsan ☝
Babajey legend ...Thank you Asad Hagio i learn something from this video
War nio xaliye ayaab iigu daran wlhi naag rabto ma jirtonin shiida ha oo dalan kkkkkkk
🤣🤣🤣yarkan xalay Queen qawan ciyaarta darteeda is kaga dhafayay waaba funny 😄 ciyaal say walhi miyaaa labo dooro muu dhahay waan fahmi wa hadalkiisa
Haa😂😂😂😂
Laba gabdhod uu lawa dooro kawady
Wlhi barnaamijkani wuxuu leyahay Dareen gaar ah waliba kan caawa waaba qiirooday baabajey waa legend si xigmadaysan oo dareen weyn kujiro bu u hadlay wow wow cafimad iyo cimri dheri ban rabi idinka rajaynayaa labadiina iyo inta kale ee xanuusan 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤲
wowww.Baabjaay acter beautiful act ما شاء الله
Woow the first video the first comment the first like keep going my brother asad hagio