Deg Deg Somalia Masar & Jabuuti Oo Aqoonsi Siiyey Amxaarada, Maxaabista S/Land Oo La Sii Dayna..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @NasraAbdiDaud
    @NasraAbdiDaud Місяць тому +1

    Llaahu akbar

  • @mohamedadil887
    @mohamedadil887 2 місяці тому +8

    Somalida isticmaarka ku nool ee wadanka eitopia ha isxoreeyaan.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 місяці тому +8

    Run kasheega runta warrarka aad tabinaysaan.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 місяці тому +6

    Uganda 🇺🇬 government if
    Uganda They want money $100B
    From Somalia 🇸🇴
    This is Shameful
    This is absolutely crazy 🤪 if true 👍

  • @Cabdi-z3t
    @Cabdi-z3t 2 місяці тому

    Allaahu akbar

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 місяці тому +2

    guuul midnimo 🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇩🇯🇩🇯🤝🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏

    • @sahalAbdillahi-u6q
      @sahalAbdillahi-u6q 2 місяці тому

      Paragé soit brun chez soi Brad s Rayançia bouchez soirée écoute la

    • @AsadCabdulaahi-j2o
      @AsadCabdulaahi-j2o 2 місяці тому

      Waxaasoo calan ah majiri doonaan haday soomaali midowdo hal calan ayaa lawada qaadanayaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇬🇪🇬🇪🇬guul guul insha allah

  • @ShamisAxmed-ff9pi
    @ShamisAxmed-ff9pi 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @IbraahimAadan-p3y
    @IbraahimAadan-p3y 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MaxamedCabdilahi-l5o
    @MaxamedCabdilahi-l5o 2 місяці тому

    Soomalilan.guuul

  • @amnor9507
    @amnor9507 2 місяці тому

    Ilaahey masar nooma keeno

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому +1

    Budlaan iyo xildhibaanada Budlaan ay ka joojiyaan dhibaateynta dowlad nimada dalka Soomaaliyeed ay goor kasto lugaha uga dhegaan. Saciid Dani waxaa uucrabaa in uublugta ku walaaqo dowlad nimada,dalka Soomaaliyeed laakiin waan wada fahanay hadaan nahay shicibka Soomaaliyeed.

  • @daahirmohamed7139
    @daahirmohamed7139 2 місяці тому +1

    Cajiib,PUNTAND MAXAA KA QUSEEYA BIXITAANKA CIDAMADA
    AFRIKA EE JOOGA SOMASLIYA
    19 AGOST 2O24

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 2 місяці тому +1

    Asc abdi wahabow admis koonfurta ayey joogaan ama ka howgalaan wax ka quseya pudland ma jirto ciidanka koonfurta joogo ayaa difacaya dhulkooda way bixi admis

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 місяці тому

    yes

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q 2 місяці тому +1

    Xildhibaanada ganacsatada ah ayaan waxba laweydiin shacabkuna cashuurta habixiyeen waayo lacagkale oo dawlada meelkale kasoogashaa majirto xildhibaan hadaad cashuurta diido mushaharkaagu xaguu kasoobaxayaa

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 2 місяці тому

    War

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 місяці тому +1

    War tagaal uma jeedo ee doorasha laga guulaysan ayuu ku luminayaa

  • @medhayanmed4883
    @medhayanmed4883 2 місяці тому +1

    Maaweelo maaweelo caruurta kkkkkkkkkkllkkkkkkk

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 місяці тому +3

    Kkkk wasiir kaan puntland ee cadaaladu ( Itoobiya ayuu rabaa inuu u adeego sida muuse biixi), waa dabeecad lagu yaqaan ( isaaq iyo Daarood inay gumeysi qoodhaha u salaaxaan).

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 2 місяці тому

      Dadka qarkood damiirkooda baa dhintay. Diintoodda iyo Wadonkooda beey Lacag ka dooranaayaan. Xaqqa Allah tuso.

  • @MaxamudYare-e3v
    @MaxamudYare-e3v 2 місяці тому +2

    Abii halagashakheesto

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 2 місяці тому +1

    Putlan wax walba ma ka hadasha maxa ka galay cidamada baxaya iyo kuwa so bedelaya iyada cidamo ajanebi uma joogane yahuu 😊

  • @azwaanahmed7252
    @azwaanahmed7252 2 місяці тому

    Sajin doqon 😂😂😂😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому +2

    Hadi Aan iska celin weyno oromada caqli iyo bini adanimo mâle hala waso xata kuwa jôga dhulka somalida wa jajusin

  • @prosl11
    @prosl11 2 місяці тому +1

    Dhulbahante wax kaa been badan ilaahay muu abuurin bal wuxuu juu hadliyo ninkaani eega

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 місяці тому

    Bahasha beenta ayad dadka dhaginatsaa ey war ilaahay ka cabsow

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 місяці тому

    Oo aakhiro yaa kaa dambeysay lafahaaga u tudhow

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому

    Comments kayga Budlaan waxaa ay ku hadlayaan afkii Abii Axmed u soo dhiibay waa kuwabu daba dhaqo oo diidan.

  • @ShukriKalid
    @ShukriKalid 2 місяці тому +1

    Runta sheeg yaanan Laga cararinee .dhugaa himuun firimmaa in kuttu

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 2 місяці тому

    War kas ma jiro waa been wax iib la ladhaha ma jirto e ama waa la siiydayn ama maxakamadi la shegayu tegi in anay ssc odhan laga ragu so furti waa ceeb walaso lakin askarta ilaalinayey miya yidhi hala

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому

    Oromo iyo amxaaro masi ogtahay

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 місяці тому +2

    Horaa loo yidhi nin daad qaaday xumbo cuskay,Garaadlaawe TV ,CBB NEWS Beenaalayaal.

  • @AxmedWareer-y2z
    @AxmedWareer-y2z 2 місяці тому

    Naaaacle walaahay habarjeclo ayaa ugu horaynaysa dagaalka

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 місяці тому

    taariikh been haka sheegina daarood waa ka caaraan inay gaalo hoostagaan waxaanuna ognahay hawiye waa soomaali dhalad ah waxaase hada madax u ah dalka oday unugul shisheeyaha axax

  • @JamiilaMohamed-t7p
    @JamiilaMohamed-t7p 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 2 місяці тому

    Isaaqow aaway dhalinyaradiina, ciidankii waa wada odayaal. Waxan Biixi ku dhehi lahaa dagaal kale hagelin.. lacagta aad sheegtay arinka ku xali.. magaranayo hadii Sidii Abdullahi Yusuf aadan Ciidamo Etoobiyaan ah ku qabaneynin Laas Caanood::: hadii kale kajoog:

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 2 місяці тому +1

    Beenale.

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj 2 місяці тому

    Kadaab kadaab dhalay hbjclo wa diiyar daglaka wana kuwa musa bixi buhodla qorulugud kuso dhawayay

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    RAGANNIMO

  • @ahmedshaymohammed
    @ahmedshaymohammed 2 місяці тому +1

    Beenaalee

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 2 місяці тому

    Maalinti ayaad waxaad noo sheegtaa ilaa sadax war oo is burinayo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 2 місяці тому

    Ninkii Laas caano burburin jiray lagama yaabo in aanu lacag ku siideyno iyado xusidii abwaan jaamac kadiye anu ku jirno in Feysal cali Bootaan an siideyno wa habeenkii xaley aha oo tegay cida naga fileyso inay taasi u suura gasho way wareersan tahay

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 місяці тому

    Muuse juudan wax la xisabtama ayuu wayey,tasana keentay inuu dagaal ku baaqo waa nin isku haysta inuu dadka iska leeyahay laakiin dhirbaxo xoog leh ayaa ku dhici haduu dagaal qaado

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 місяці тому

    Muuse Biixi ja doonaayo in uu doorasho qabtocsidaas ayuu dagaal u abuurayaa.

  • @CabdiqaniAxmed-r5e
    @CabdiqaniAxmed-r5e 2 місяці тому

    YAA HAD IJEER CAAWIYA KALA JARJARA UMMADAHA MEELAHA ISTRAJIGA KU YAAL WAA ZIONISM OO GEESKA AFRIKA HALIS U YAHAY GEESKA AFRIKA WAA INUU IS ILLAALIYAA. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI DARWIISH LAND SARAAR DAYAXA GUUUL JIIDALI CERIGAVO GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA IGAD STATES GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND SITTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI SOMALI GALBEED OROMIA STATE GUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE SOMALIWEYN GUUUUUUL SITI 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂 ISKA ILAALIYA SCESCIONISM GOONI U GOOSI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 місяці тому +1

    Weriye jaahila. Adeer Ahmaaro waxay qabaan in Ethiopia ilaahay Kaga Tegay iyaga. Jaahil wax Akari. Wah

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 місяці тому

    waa hadal meel waayey bal isku day inaad dagaal soo qaado walle waxaa dhacaya wax aan horey u dhicin harti maanta diyaar ayuu u yahay inuu difaaco dalkooda iyo dadkooda wayna wanaagsan tahay inaad nasoo weerartaan waayo waxaa diintayadu noo baneyneysaa inaan is difaacno waxaana soo af go idoona kibir xun kiina gardarada ah weynuna is baran doonaa haddii eebe idmo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar beenta dhaaf indhahaago shan ah ayaa slland la ictiaafidoonaa. Xaasidinyahay.

  • @Carabc054
    @Carabc054 Місяць тому

    Wala idin kala waregen bada ka so gadha car wakase ninka raga gacan bu ku hala afka iska daya

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 2 місяці тому

    Beenaale beenaale dhalay,warkisa ha dhegysanina.

  • @MustafeAbiib-w8b
    @MustafeAbiib-w8b 2 місяці тому +1

    Maantana.mataasaad.keentay.waxaad.salaada.waa.latukane.adna.beenta.isgadaa.maanad.garanayba.in.aad.dadlahalaso.beenaale.beenaale.beenaal.beenbadanaa.hooyadaawas

  • @ARegaal
    @ARegaal 2 місяці тому

    liar

  • @ARegaal
    @ARegaal 2 місяці тому

    Beenaale

  • @AbdirashidMohamud-qs6jk
    @AbdirashidMohamud-qs6jk 2 місяці тому

    Mooryaan yahow ,n maxaa Puntland ka galay Ciidanada Atmis . Ciidmada Atmis Adigay Futadaada ilaaliyaan.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 місяці тому

    War Ninkow baroorta badan maad iska daysid wax Soomalia la yiraahdaa ma jiraan e Ethiopia hadii Is xulufaysi yimaad Ethiopia Dal ka Xulufo badanayaa ma jiro E waxba hays xiijin Ninkow taahayow libaaxa haysku dirina

  • @CabdulaahiCali-wy8bw
    @CabdulaahiCali-wy8bw 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 2 місяці тому

    Beenaale