PHOTOSHOP LESSON 09 : || CHANGE & REMOVE BACKGROUND || PART 02 Cashirka 9aad ee Barashada Photoshop
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Qeybta Labaad ee Sharaxaada sida Sawirka Background-ka looga jaro ama looga badalo adiga oo adeegsanaayo Adobe Photoshop.
Qeybtaan oo aan kusoo qaadanay sida Sawirka Backgroundkiisa uu adagyahay looga jaro ama looga badalo.
Telegram: t.me/kaalintec...
Nagala soo xiriir WhatsApp-kaan: +252 611 10 66 98
UA-cam: / @kaalintechnology
Tiktok: / kaalintechnology1
Facebook: / kaalintechnology
Muuqaalka hadaad ka heshay #subscribe dheh Channelka sidoo kalena #like saar Video saaxiibadaana usii #share gareey. Mahadsanid
#removebackground #photoshop #tutorial