Cigaal iyo hibo nuura (heestii haye fudud)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Haye fudud habeenkaan lahaa

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 роки тому +5

    Woooow laba fanaan oo codmacaan legends Axmed c cigaal iyo hibo nuura alle cimriga ha idiin barakeeyo

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 4 роки тому +2

    Niyadda ayuu u dhisayaa
    Habeen tegay hilmaan hadimadiisoo ku hera hilinka guushoo hiigso nolol hiigso
    Ha quusane horey u soco Anaa Kula heshiine.

  • @axmedgurey775
    @axmedgurey775 3 роки тому +3

    Inu haad habeen kaco hafiyaan dabayluhu hidihiisa maahee waa murti Anfacasa hablaha soomaaliyeed Allah hau naxariisto Abwaan xasan sheekh muumin

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed1038 4 роки тому +8

    Midhihii Abwaankii Abwaanada masraxyada somaaliyeed mudane Xasan sh muumin Gorod, cidkii Xidigtii hobolada Habo Hibo Muxumed Hodoon(7Hibo Nura). Iyo codkii Ahmed Ali Egal

  • @saidismail2854
    @saidismail2854 Рік тому +1

    Heestan waxay kamid ahey heesihii iigu horeeyey aan ku garaadsadey anoo aad u yar ayey ka bixijirtey gurigaya 1977
    Ax Waa Xuusus Aanan Marnaba ilaaweyn
    It was a golden time for family in Dhusamareeb

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 4 роки тому +1

    Axyaa hees waa ereyadii xabwaan xasan shiikh muumin iyo kabankii. Xudeydi iyo labadii fanaan ee. Axmed cali cigaal iyo hibo nuura heestan waxaan maqli jiray anigoo yar laakiin hibo nuura keliya ayaan ku maqli jiray

  • @gamayare2767
    @gamayare2767 4 роки тому +8

    Cigaal waxu isku darsaday #Heesid #Laxab iyo #kabankaba alle ha xafido waxu kamid yahay tirayasha fan ee ino jogo 🎸🎧

  • @user-id7uk9mt4q
    @user-id7uk9mt4q Рік тому +1

    Yes 0:50

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 2 роки тому +1

    Eraydii.abwaankii.waynaa alla Wayne xasan sh mumuumin

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 Рік тому +1

    Laxanka Cigaal ma leh waxa lahaa Cabdikariim Jiir ahun midhahana Xasan Sh Muumin ahun.

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 4 роки тому +5

    Erayadii xasan shek muumin
    Laxnkii cabdkarim farax qarey jiir
    Kabnkii xudaydi
    Luuqdii Hibo nura iyo cigal
    Aduunow wa yeelka max dad kuso maray

    • @abdulsadaam7006
      @abdulsadaam7006 Рік тому

      Heestaan Aadbay Umacaan Tahay Laxan erayo Kaban Luuqba
      Dadqaaliya Helay mnsh allh

  • @garyaqaanqaalib592
    @garyaqaanqaalib592 4 роки тому +2

    Erayada qof noo raaciya si tabarucaad ah ayaan aad ugu baahnaan lahayn mahdsanidiiin😍

  • @deeqaali2739
    @deeqaali2739 2 роки тому +2

    Micnaha heesta waa in gabadha Soomaaliyeed sharafkeeda dhowrtaa lkn maanta Baraha Bulshada bay isku qaawiyaan aduun waa sheeko iyo shaahid

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 роки тому +3

    Hibo iyo Cigaal Laxankana waa Cabdikariim jiir

    • @ahmedissa7088
      @ahmedissa7088 2 роки тому

      @@yusufsaid2730 ruwaayadee ku jirey heeskani

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Рік тому

      Dib ayaan ugu laabtay diwaanka sugaanta aan hayo walaal waa iga saxan tahay AUN Cabdikariim Jiir ayaa lahaa. Cuudkana waa Boqorkii Cuudka Maxamuud Ismaaciil Xudaydi sanadkuna waa 1973 iyo Hargaysa. Mahadsanid Jaale

  • @mustafeamin9577
    @mustafeamin9577 4 роки тому +8

    Ereyada waxaa iska lahas AUN Abwaan xasan sheekh muumin

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 роки тому +2

    Asc maansha alaah hees & badh mahadsanid sxb waa ceelkii Burco oo idin leh murtidu waa dhaxal gal ha la kaydiyo

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 6 місяців тому

    Hebad baa Haween dilay ragna heeryadii cune.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 роки тому +1

    Higso nolol waa run

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x 29 днів тому

    ABWAANKA ABWAANADA
    hassan sheekh.muumin
    Heesta waxa uu ka teriyay
    Somaliland iyo somaliland
    Wax yar ka.bacdi.xoriyadii markii la is af garan waayay

  • @Cartan7
    @Cartan7 Рік тому +1

    Waqooyiga dalka Somalia ayaa hal-abuur fikrad heesta

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 4 роки тому +3

    Kabanka dhawaaqaya waa gacantii Cigaal ninna waydiin maayo.

    • @Qaramimedia1
      @Qaramimedia1  4 роки тому

      U heyso ama uniyooo

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 4 роки тому

      Ninkan channelkan leh waa nuuradiin cali amaan , oo ah nin kabaynste ah xogtiisa3 lagu kalsoonan karo

    • @garyaqaanqaalib592
      @garyaqaanqaalib592 4 роки тому

      ser ahmed waa sidaa waa gacantiii cigaaal

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Рік тому

      Maya cuudkaan ama kabankaan waxaa tumay orginalka AUN boqorkii Cuudka Maxamuud Ismaaciil Xudaydi waxaana heestaan Curiyay abwaankii waynaa AUN Xasan Sheik Muumin Gorad. Laxanka waxaa lahaa AUN Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir. Codkana waa Cigaal iyo Hibo sanadku waa 1973.

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 роки тому +3

    Aad ayaad u mahadsan tihiin
    Waxaan filayaa iney ruwaayado badan ay ku wada jireen balse aysan isla qaadin
    Hees malaha tan .iney tahay tii uhu horeysay ay kuwada luuqeeyaan Waxaan dhageysan jiray haye fudud iyadoo hibo keliya ah

  • @brightvision8504
    @brightvision8504 4 роки тому +1

    Waw

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 3 роки тому +1

    Cigaal & nibo hobalda wabari

  • @idirismuhudin3822
    @idirismuhudin3822 4 роки тому +1

    Kabanka xudebi waa Kan kabanka heeysata

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 роки тому +2

    Kabanku lkn wuxuu eegyahay kabankii Axmed c cigaal

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 4 роки тому

      Kabanka iyo laxankaba waa Ahmed Cali Cigaal

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 роки тому +2

    waa hees igu cusub kabanku ma xudeydi baa tolow

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 4 роки тому +2

      Maya kabanka iyo laxankaba waa Ahmed Cali Cigaal

    • @awilmohamed3257
      @awilmohamed3257 3 роки тому

      @@yusufsaid2730 cigaal kabankaas sidaa u dagan ma tumo waa xudeydi walal

    • @abdallahjama1277
      @abdallahjama1277 2 роки тому

      Kabanku waa xudeedi cidi iskuma hayso mana qaldamo kabankiisu heesaha uu tumay waxa ka mida saxarla iyo rako iyo sabab kale iyo qaarkale maalmaga qaloocan iyo heesaha ay qaadan saado cali iyo qalinle sida cunaabi iyo dharabdhoon

  • @saidsalah9389
    @saidsalah9389 3 роки тому +2

    Ereyadii Xasan Qawdhan
    Weeye

    • @deeqsiwarsame324
      @deeqsiwarsame324 Рік тому

      Umada beenta kadaa. Philosopher kii Abwaaniinta Xasan Sheekh muumin Gaafane ayaa leh heesta

  • @scoreforwin7753
    @scoreforwin7753 4 роки тому +1

    Nuuradiin cali amaan ma ninkii reer gabilaybaa tolow

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 роки тому +1

    hiigso nolol

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +1

    Heestan Hore uma maqal 'ya zalam.
    Tlow abwankee leh ereyada.

    • @hamzewali4392
      @hamzewali4392 4 роки тому

      Abwaan xasan sheekh muumin

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Barkhad anna waxaan maqlay markay soo baxday, oo aniga oo ayeyday aun la fadhiya beerteedii oo aan radio dhegaysanayno bay soo gashay heestii, ayeyday baa u bogtay, oo igu tidhi ayeeyo, haddii haad habeen karo hiddihiisa maaha oo wuu lumaya oo meel uu fashiisto arki maayo, inantii socod badataana waa ceynkaa oo halis bay ku jirtaa, inantu gurigooda ha fadhido, weligay illaabi maayo , waxay ahayd 1975kii ayeyday waxay dhimatay aun 12 november isla sannadkaa, anna waxaan ahaa 13 jir markaa, 45 years ago

    • @statcanstatcan9116
      @statcanstatcan9116 2 роки тому

      This song was 1973

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Рік тому

      ​@@mhassan0163waxay sobaxday 1973 xasuustayda waa sidaa shegtay waa waqtiyo isku dhow

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 4 роки тому +2

    Asc saxibayaal iga soo caawiya riwaayadii ay ku jirtay Mahadsanid.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Ruwaayad kumay jirin, waxay soo baxday 1975kii

    • @nimanomar6295
      @nimanomar6295 4 роки тому

      Naftu inay hilowdo hamido wawaaawjdo

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 роки тому

      Waxay kujirtay riwayadii uu curiyay AUN abwaankii waynaa Xasan Sheekh Muumin ee la oran jiray Shabeel naagool waxaa laxanka iyo music lahaa isla Axmed Cali Cigaal waxaana la dhigay 1967.

    • @safiyalowra6510
      @safiyalowra6510 Рік тому

      ​@@yusufsaid2730Waa Beentaa Maahan Ruwaayadaan Shabeel Naagood

  • @idirismuhudin3822
    @idirismuhudin3822 4 роки тому +3

    Haye fudud Habeen kaan lahaa beey hubsiimadu habooneed kkkkk (inantii uurka qaadey)

    • @c.risaaqsiciid6878
      @c.risaaqsiciid6878 3 роки тому

      Yaa uurka uyelay

    • @maxamedaxmed9762
      @maxamedaxmed9762 3 роки тому

      Heestani waxay kusaabsanayd israacii labadii dhinaca waana isciilkaambigii gobaladii waqooyi haye fudud habeenkaan lahaabay hubsiimadu haboonayd. Ninkii garanayuuba fahamaya

  • @BarkhadAH
    @BarkhadAH Рік тому +1

    Heestani waa hees falsafadaysan oo macna weeyn ku fadhidada: Abwaanku waxuu saluugay sidii dhaqsaha lahaa oo labdii gobol ee Soomaaliyeed ay u midoobeen( anigu waan qabaa in midawgaa dadkii Soomaliyeed ee keenay ay 100% ku saxsanayeen, haddana kamaba labalabeeynayo oo waa ta aan ku noolanayo ALLAH ka baryo inuu igusugo anoo aaminsan midnimo) ann kusooo laabtoe' Abwaan xasan sheekh Muumin waa leh malaha isagoo qawadsan siday wax ku socdaan ....Haye fudud habeenkaan lahaa (Ka reer waqooyi ahaan) bay Hubsiimadu haboonayd

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 3 роки тому +1

    Cigaal & nibo hobalda wabari