Mucjiso dhaqatiirya muqdisho ku arken gabar hoyaded oo dhimatay aabe nin ka raacday oo la dhalinayay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • #Qisi #qalbitaabad

КОМЕНТАРІ • 239

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 6 днів тому +14

    Waxan idhaa garanmaayo waalidiinta allaah haxifdiyo intadhimatayna allaah haunaxariisto😭😭

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 дні тому +2

    Wey nasiib badneyd hadaanay sidaa ku dhiman!(ALLAHU AKBAR)!!!!!

  • @shukri4250
    @shukri4250 6 днів тому +16

    Ma sha Allah
    Best father in the world
    ❤❤❤

  • @lailaomar9267
    @lailaomar9267 5 днів тому +6

    Allaha Akbar kunfayakun Alxmdulillaah Rabbi waa naxariis badan yhy ilaahow kuwi dambigoda ka so noqdo Allaha naga dhigo Amiin waa qiso cibro ku qaadisho mudan Jzkumullaah kheyr

  • @farhiadahiraddow
    @farhiadahiraddow 5 днів тому +8

    Waa qiso cajiib ah, ilmuhu ma fikir dheero qaarkood ee waalidow aabahaas caml noqda oo ha adadkaanina insha Allaah

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi 6 днів тому +6

    Gabadha iyo wiilka guursadayba maan gaab ayay ahaayeen 😢

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts 5 днів тому +9

    Masha Allah tabarakalah hambalyo allaha kuxiftiyo

  • @KiinAbdulle-dj7oy
    @KiinAbdulle-dj7oy 6 днів тому +11

    Wlhi wa qiso xanun badan kuna imriqadasho ah waladka xaqu leyahay iyo xushmad alle naguma cebeyo walidken😢😢

  • @QadraAli-gp1sd
    @QadraAli-gp1sd 4 дні тому +6

    Wlhi ilin kulul Aya iga itim Waa qiso xanun badan Abhay aduunka Ugu jeclahay wlhi Yaa Allah Abe ii caafi❤❤😢😢

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 5 днів тому +5

    Subxaan Allah 😢 Allahu Akbar ❤ Aabe ❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @AaminoCraxman-v4m
    @AaminoCraxman-v4m День тому +1

    Allahu akbar ilahayow nogargar yarabbi ilahayow walidiin tena u naxariiso 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatimafatxiomar3416
    @fatimafatxiomar3416 4 дні тому +3

    masha Allah waa aabo aad u naxriis badan inta badan hooyo Lee ahaan jirtay sabirka iyo naxriista laakiin waa aabe hooyo aan waxbo dhaamin illahey aabooyinka dhan sidaas haka dhigo gabdhahane illahey waalidkooda ha jecleysiiyo waayo waalidiinta janada lagu tagaa jaceel iyo romantiikka waxbo uma taraayo gabdhaha illahey xaqa waalidka ha baro

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 2 дні тому +1

    Subxanalah wa qiso xanun badan walidka halo nuglado allow bari walid naga dhig 🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️

  • @KhadraAbdullah
    @KhadraAbdullah 2 дні тому +1

    بارك الله فيك
    هذه موعظه مستهلكنا يعرفها

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 4 дні тому +1

    Ilahow waridkeen u naxariiso rabiyow waridkeen cadaabka ka xoree

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 6 днів тому +9

    Waa qiso cibra qaadasho ah qaasatan dhalinta dada yar oo ilawday qiimaha waalidkeen xaquuqdooda iyo caasi nimada cawaaqibka ay leedahay gabadhaan waa mid nasiib badan oo allaah ayaa badbaadiyay waxaan u rajeynaa in aysan markale fududaan oo waalidkeed ay baari u noqoto jaceylka waalid nimo oo uu u muujiyay oo uu ugu duceyay ay waligeed uga abaal hayso baarina ay u ahaato ogaatana qiimaha waalidka leeyahay adeecidoodana allaah amray ubadka la dhalay .......

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 День тому +2

    Alxamdulilah Aabo fiican buu ahaa Iyadana dhalin yaranimo ayaa qaaday mar Kay nin daba ordaysay kaga tagay xaaladaa adag

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 днів тому +3

    SubxanAllah ya Rabb
    Waa qiso cibro qaadasho leh
    Walidku waa qaali aan ilaalino dareenkooda markasta❤❤

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 6 днів тому +4

    Cadeen ma heysaa
    Book baa ka qoreenaa
    Weli documented ah
    Dadkaan dhan wa la heli karaa
    Aa sheegty
    Aabahii dhaqatiirtii
    Gabadhii
    Iyo goob joogayaashii
    Weli book adaa lagu xusi donaaa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 днів тому +3

    JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada

  • @user-qq7yc6zr4e
    @user-qq7yc6zr4e 6 днів тому +6

    Maasha alaah waa qiso cajiiba

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d 6 днів тому +27

    وَإِمَّا تُعْرِضَنَّ عَنْهُمُ ٱبْتِغَآءَ رَحْمَةٍۢ مِّن رَّبِّكَ تَرْجُوهَا فَقُل لَّهُمْ قَوْلًا مَّيْسُورًا 😢😢😢😢(الإسراء - 28)

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 6 днів тому +6

    Subxanllah ilaahayoow abaayaasha nool cimrigooda iyo caafimaadkooda raaji yaa allah inta mootana raxmaanow naxariis waasica sii yaa ALLAH 😢 Aabe waa nolosha aduunkan, waa farxad, waa nolol, waa wax walboo wanaagsan wlahi.

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 5 днів тому +7

    Allah akbar waxan maqli jiray nin aad dhashay kuma dhalin caruurna waay ahayed oo taladii baa halkaa lagashay iyadana

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 6 днів тому +14

    Gabadhaasi waxay ahayd mid doqon ah lax ah oo waalid aqoonin ee qisadaan waa xanuun waana qiso aad iia taabatay Ilaahow abayaasheen u naxariisooo allow qabriga u waasici janatul fardowsa oogu bishaaree abayaasheeno waa naxariis badan yihiin ee u danbi dhaaf

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 6 днів тому +1

      Dumarkaa sidaa ubadan
      Waa caqliyar yihiin

    • @SafaAhmed-vm8gi
      @SafaAhmed-vm8gi 5 днів тому +2

      Gabar yar oon caqligeedu ku filmen ayay aheed mid doqon ah oo aan u caqli celin ayaa helay

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 6 днів тому +6

    Qodba siraha waa xaaran dadkuna way ogyihin xalal in aanu ahayn lkn way ku cadaab galayaa wlhi

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 6 днів тому +5

    Allaahu akbar waa aabe qaali ah 😢😢😢😢

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 6 днів тому +5

    Subxaanalahaa aabe &hooyo waa khaali dheeman 😭😭😭

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 6 днів тому +5

    Subxanallaah
    Waalidku haduu san raali kaa ahayn waa iska nuucaas

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 2 дні тому +1

    Walahi hadi ay wanso qadasho ledahay dhib way so aragnay ilahay abaheey iyo abo walbo oo muslim ah ha u naxaristo

  • @SihaamCali-z8t
    @SihaamCali-z8t День тому +1

    Masha allaah waa aabo fican allow Adaa weyn

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 6 днів тому +11

    Xasbunalaah wanicma alwakiil

  • @warda_54
    @warda_54 6 днів тому +14

    Ilaahay ayaa mahad leh siyeey aboo ilaahay yaqaan kuna sabra qadarta ayaadan waano qadasho ugu. Filaan 😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @maryansheikh4128
    @maryansheikh4128 6 днів тому +4

    ILLAHEY WAX CULEYSIYO MAJIRAAN ABAHAAN ILLAHEY AYUU TALADA UDHIIBTAY UNA BARYEY ALLANA MADAYICINE BARYADIISI AYUU U AJIIBAY

  • @foozia426
    @foozia426 5 днів тому +2

    Ax walidku wa cajiib waliba abaha inkaartiisu ma hadho

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 5 днів тому +3

    Maashaa allaah. Waa waalid cajiib ah. Ilaahey kheyr ha siiyo.

  • @Turjumaan
    @Turjumaan 6 днів тому +5

    Allahu Akbar ❤

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 4 дні тому +1

    Allaah Akbar Alxamdilaah Alxamdilaah ❤❤

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n 5 днів тому +2

    Dhacdo yaab leh ,Gabar garaad yar oo qalafsan waaye ,Aabo wanaagsan.

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed День тому +1

    Masha alaah aabo macaan

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 6 днів тому +3

    Asc Abdilaziiz Really
    ,,,Maa shaa Allah
    Waa qiso Qalbiga taabanaysa
    Abdilaziiz Really. Jazaakallah khayr
    ,Mahadsanid Libaax.

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 5 днів тому +5

    Subxan Allah

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 5 днів тому +1

    Habaar walid waa halaag😢

  • @faar12ali2
    @faar12ali2 5 днів тому +1

    cajiib alahu agbar

  • @FaadumaAbdullahi-h7r
    @FaadumaAbdullahi-h7r 5 днів тому +2

    Masha allaah waa qiso cajiib

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 6 днів тому +3

    Almahu akbar waa aabe fiican

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 днів тому +1

    Mashaa Allaah

  • @abdisaxanemohumed5805
    @abdisaxanemohumed5805 День тому +1

    Maashaalah

  • @leyloabdulle308
    @leyloabdulle308 5 днів тому +1

    Asc walaahi aad iyo aad ayaan u calool xumaadey. Wale gabadha way ku cimra qaadadey iyo in kaleba.
    Dhaqaatirdana wax bay arkeen iyo inta ka ag dhaweed.

  • @farhaahmad-fia87
    @farhaahmad-fia87 5 днів тому +5

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 днів тому +2

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil 😢😢😢😢😢

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 6 днів тому +2

    Subxanallaah illaahayow waridkayo ha caadabin

  • @faadmoshuuke6103
    @faadmoshuuke6103 5 днів тому +2

    😢😢😢😢 waalidku waa kan kaliya ee adoo xumeeyey jecel wanaagaaga

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 5 днів тому +1

    doqon nasible ayaay ahaad allah siiyay abo fican nin ayaay u walaty habar qabto

  • @safiyoabukar785
    @safiyoabukar785 6 днів тому +5

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 5 днів тому +3

    Allaahu Akbar 😢😢😢

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 5 днів тому +1

    Walaalo iyadaba wax katamweynbaa haayey
    Ilaahyabaa tusay in reerkeeda wax udhaama jirin ❤

  • @jawahirweyrah1036
    @jawahirweyrah1036 День тому

    Dadka Mogadishu joogo 100/70 qudba siro ayay isku guursadan

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 6 днів тому +1

    Nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin.
    -maah maah
    sorry Baaba 😭
    War gabdhoow Aabayaashiin ha Niyad jabina ,ninkii ku jecel aabahaa ha u imaaado diinta haku dhaqmo.

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 6 днів тому +2

    Subaxanallah gabdhaas caqli xumaa u geesay inkasto ciqaabta sii dhaqsa ah loo tusiyey 😢😢😢rabbiyow xaqa waalidka inaga ilaali ducada waalidka hala ilaalsado 😭🤲

  • @Faadumocabduqaadir-kp6zm
    @Faadumocabduqaadir-kp6zm 6 днів тому +2

    Mahada alaa iskale kasokoow abaheey ka carartay ayaa badbaadsaday

  • @rahoibrahim7084
    @rahoibrahim7084 4 дні тому +1

    Allhu akbar ❤

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 дні тому +1

    Allaahu Akbar kabiiraa

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 6 днів тому +3

    Subhanallah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 5 днів тому +3

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله العظيم

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 6 днів тому +1

    سبحان الله
    Wali ma arkin tanoo kale balse waxyaalo udhow Ayaan maqlay
    Horta 18jir way yartahay caqliga uma qaybsamin hadana way khaldantay
    Odayga laga yaabo inuu xalaal kusoo koriyay 😭😭😭😭

  • @BureeqoRoble-pt6rl
    @BureeqoRoble-pt6rl 5 днів тому +3

    Allahu akbar 😢

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon 3 дні тому +1

    Allahu Akbar🤲🤲🤲

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 3 дні тому

    Allaah yaa kariim cajiibsanaa
    1 kalsoonida uu aabahay illaahy ku qabo
    2 gbdhu in ay fududaatay waalidkeedna ay dayacday
    3 xaqa waalidka sida uu halis uyahay in la ilaasho muhim tahay
    4 ducada walidka sida ay cajiib utahy
    3

  • @NasteexoCabdulaahi-fg9jp
    @NasteexoCabdulaahi-fg9jp 2 дні тому

    Wllhi ducada waalidka waa waxkasto aynu kawada ducaysano waalidiinteena inta dhimatana allaah yaa raxma🤲🤲🤲

  • @amalabdisamed4367
    @amalabdisamed4367 5 днів тому +1

    Ax ax alle hasahlo

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r День тому

    C/casiisow walaal WAAD NAGA OOHISAY GABADHAANA CASHAR ADAGBAY LAKULANTAY WAANA CASHAR LAMA ILAAWAAN AH.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 днів тому +1

    Allaahu Akbar

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 днів тому +2

    Alxamdulillaah hadayan ku dhiban sidas.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 5 днів тому

    Waa qosol xanuun badan gabadhana waxaa laga yaabaa caruurnimaa qaaday laakiin aabe wanaagsan bas dhalay oo soo dhowaystay gabadhiisa oo khalad ku dhacday

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 дні тому

    wa qiso xanuun badan blse aabohas ale qeyr ha ugu badalo samirkisa gabadhasna xaqa ale hagarasiyo

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 6 днів тому +1

    Manshallah abo fiican alhow abahay unaxariiso

  • @FartuuncqaadirFartuuncqaad-f3i
    @FartuuncqaadirFartuuncqaad-f3i 5 днів тому +1

    Aabo muminoo ahaa ilaahey ha xafido lkn waalidka xaq oo ilaahey siiyay

  • @filsanananug8048
    @filsanananug8048 5 днів тому

    Subhanalah waa qiso wax ku qaadasho leh

  • @nasromaxamud4870
    @nasromaxamud4870 5 днів тому +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sumayyahcabdulqadir3052
    @sumayyahcabdulqadir3052 5 днів тому

    سبحان الله

  • @fardowsaabdullahi9542
    @fardowsaabdullahi9542 5 днів тому +1

    Subxanallah Subxanallah

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 6 днів тому +2

    horta🎉anigu ifka🎉waxan unecebahay🎉baxso oo nin raac waayo sharaftadii dhimatay waliba hadii ään awoodo gabdhaha iyo🎉ragan dhalaya xaraanta waan dhili lahaa🎉siloga tanasulo lakiin waxan kayabay raga🎉intaas oobina Adam ah layey waxmanoqdaan yaab

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 6 днів тому +1

      Nimanka badankooda waaba ku inkiraan ani kama dhalin kudhaha marku ka dhaansado kadib lax kasto meeshay isdhigto lagu qalaa ladhahay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 днів тому

    Thanks, brother, for sharing with us ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 6 днів тому +1

    Waa run cabdi hoyo ilaahay aabahaas alle habarkeeyo

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 6 днів тому +1

    Guurka aan raalli la.isaga aheyn macno maleh lkn waxaa ka xun halka ay aabeheed uga dhaqaaqday

  • @XadsanooMaxamuudoo
    @XadsanooMaxamuudoo 3 дні тому

    Allaahu akbar waaa qisa cajoib

  • @ekrammohamed7165
    @ekrammohamed7165 6 днів тому +1

    Waa qiso xanun badn wlhi

  • @shamsoadenhussien2566
    @shamsoadenhussien2566 4 дні тому

    Allaha unaxariisto Abe Mcn

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 6 днів тому +1

    Yaaaa.b iyo amakaag walidka yaan tacabkoda la qasareyn hana la xushmeyo ilma doqon ah yaaab

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 6 днів тому +3

    Alxamdulilaah

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 6 днів тому +1

    Subxanallah

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 6 днів тому +1

    Subaxanallah

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 6 днів тому +1

    Yaahuu. Gabdhaha qaar waad la yaabi

  • @foozia426
    @foozia426 5 днів тому +1

    Subxaanalaah

  • @ashaahmed6060
    @ashaahmed6060 5 днів тому

    Walahi ilaahey baa mahad leh aabaheed ayaa uduceeyay gabdho is jira xiliga waa adag yahay 30 sano kahor ragii meeshii ayuu marayaa ilaahey ayaa noo maqan

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 4 дні тому

    Abo Masha Allah ❤❤❤❤

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 4 дні тому +1

    Sami waxa wadanka ka socdo iyo mushkilad an haysato waa waxaas oo kale iyo dhibaato daris ,xafad , magalo, gobol iyo dhibane yaal badan oon rali ahow la dhihin

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 4 дні тому

    Kolba caruur nima qadaya Allah u naxaristo Hoyo

  • @laylahussein2348
    @laylahussein2348 5 днів тому

    لاحولا ولا قوة إلا بالله ربي يحفظك ولودي