Qiso baaris aad u layaab badan hilibkeeda waxaan ucunay jecayl darti

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 51

  • @ardowarsame5351
    @ardowarsame5351 7 днів тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 7 днів тому +1

    Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam
    .
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbakarCade
    @AbakarCade 7 днів тому +2

    scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @cuntokarin9229
    @cuntokarin9229 7 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cuntokarin9229
    @cuntokarin9229 7 днів тому +1

    ❤❤❤waa qiso layaab badan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 днів тому

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @bashiirAxmed-y3r
    @bashiirAxmed-y3r 7 днів тому

    ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @FardowsoomarMohamud
    @FardowsoomarMohamud 7 днів тому +1

    Scw scw scw scw ❤❤hafsaay aad baan kugu uxiisay qaali dumareey miyaad xanuunsatay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 7 днів тому

    Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤

  • @FadxiyaFaysal
    @FadxiyaFaysal 7 днів тому +1

    Scw❤❤❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 7 днів тому

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين ❤❤

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 6 днів тому

    Mahadsanid

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 днів тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn hafsa bilaneey

  • @yasminali2779
    @yasminali2779 5 днів тому

    Yaab badna sheekada 😮

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 днів тому

    WCS ❤WALAASHAY 🫀 SCW 🫀 SCW ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @Caaqilak
    @Caaqilak 7 днів тому +1

    Waxaan nasiib u yeeshay comment kuwaad in aaan noqdo

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 7 днів тому

    WCS❤MAMO❤🎉MA FICANTIHIIN ADIGA IYO CARUUETAADI INAAD NABAD QABTAN AYAA RAJEENAYA AADBA KU SALAAMAYA MAAMO❤🎉❤

  • @MssFoos
    @MssFoos 7 днів тому

    Ttt😢😢😢

    • @MssFoos
      @MssFoos 7 днів тому

      Fdfg🎉😂❤😢😮😅😊

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 6 днів тому

    Hafsa qliyey wn ku salamy

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому +1

    Waa waladul furaash ilmaas.isaga ayaana iska leh cunugtaas.waa marka ay isku guursadeen Islaam.

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 7 днів тому

    Hafsa eedo qaali qisooyinka danbi baarista naga yara nasi noosoo daa qisooyin cabsi,jacayl,farxad,qiiro, bal naga yara bedel baadhida ayaamo
    Fadlan waa iga codsi

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 7 днів тому

    kisaska turkiga wan jclhy

  • @bosteyohussein2039
    @bosteyohussein2039 6 днів тому

    Abayo qisooo danbi bariid aheen nooso galiii

  • @MARWODegen-p9j
    @MARWODegen-p9j 7 днів тому

    Yaabkii ayaba yaabay

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому

    Wiilkaa yar waxaa ku dhacay jacayl aan ciddi u ogayn.ugu dambayna ku sababay dhager iyo dhiig bani aadam.
    Qisadan waxaan ka baraynaynaa in dhaqaale kasta oo aad haysato iyo aqoonkasta oo aad barato haddii ay ka madhantahay diin iyo iimaan waxay ku soo dhamaanaysaa fashil iyo foolxumo xumo xanuun badan.sida tan oo kale.

  • @bashiirAxmed-y3r
    @bashiirAxmed-y3r 7 днів тому

    𝑾𝒂𝒄𝒂𝒍𝒂𝒚𝒌𝒖𝒎 𝒘𝒂𝒔𝒂𝒍𝒂𝒂𝒎

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 7 днів тому

    Asc wr wb

  • @AnigaRajo
    @AnigaRajo 7 днів тому +1

    Malmhn waa kugu haysta qurxy scw scw scw❤❤

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 6 днів тому

    Waxan qudhun ka ah nagadaa wllo ee aan islaam kaba ahayn

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому +1

    Xiliyadaas waa xiliyadii sida fiican looga tirtiray ku dhaqanka Diinta Islaamka illaa magaca ahaan mooyaane.markaa waxooda waa nooc ibaaxiya ah.

  • @abdirahmanmohamed1231
    @abdirahmanmohamed1231 6 днів тому

    😂😂😂

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому

    Kii gabadha dhalay maxaa loo waydiin waayay?

  • @Caaqilak
    @Caaqilak 7 днів тому

    Asc

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому

    Gabadhan yar waxay is aaminsiisay in wiilkan yar uu yahay khadaam amnigeeda iskii uga shaqaynaya { foolentry }.waxaan layaabay in aanay marnaba odhan waxaas ayaad u qalantaa oo aan kuu gartay wiilyohow.

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 7 днів тому

    xafsy ani io mid ila dhalaty manta dhana isjidideynay xafso ani idy ha.iga hor dhageysanine io ani iiday aney igu ka baraty weyna iga ka baadi rantaa😂😂kwrn

    • @Hafsabilanqis
      @Hafsabilanqis  7 днів тому

      😂 waa idin salamay gabadhahayga sharaftale

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 7 днів тому

    Wuxu uqaday calafku waiska halkise horjogagan ka helaye

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 6 днів тому

    Turkidu waa gaalo islaam isku dhex qasan meel loo raaco maleh kaliya maalinka jimcaha iyo ciida iyo marka qof kadhinto ee salada janasada ayey tukadana ma soomaan qabrigana sida biyaha ayey u cabaan hilibka doofaarkana waa haraan ayey dhahan qof turki hilib dofaar maka yeelayo😅

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 7 днів тому +1

    Hafsa bilan waalagaa qaada
    Comment qisada aan dhameeyo

  • @anabali1098
    @anabali1098 7 днів тому

    Walaaleheed maaha waayo meher kuma dhalan waana guursan karaa wiilka

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 7 днів тому

    سبحان الله . Wallahi waa wax kale qisadaan😢

  • @IidoYaasin
    @IidoYaasin 7 днів тому

    dhaqatarkii baa dilay maala

  • @Muhammad-b9c7t
    @Muhammad-b9c7t 7 днів тому

    Magaca Selguk waa magaca ay ku faanaan oo taariikhiya.

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 7 днів тому

    Asalaamucalaykumxafsamanaagtaakhaaintaymisisagaashiliyay❤🎉🎉🎉

  • @CcasiisAadan-wq4mp
    @CcasiisAadan-wq4mp 7 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw