Daddkaan waa soomaali asal ah sideey kudhumeenba markii hore Allah ha soo hanuuniyo,idinkana ajar Allah ha idinka siiyo, ilmaha halabaro si af soomaaliga loo qoro,
Dadkaan iskool ama dugsi diinta wax yaalaha nolosha muhiimka ah ku bartaan haloo. Ilaa dad isku filan noqdaan. Si qolooyjnka masiixiyadda u wareer. Dadkaan dhowr qarni kohor in soomaalida jusoo fidey dhjlkaan geeska afrika kadibna dub loo riixay iyagu ku harden, iyo in beelo ciloibey ahayeen waa hore dhici karta. Waa soomaali asalkoodo taas waa muuqata.
Qolo ayagana kushitiga ka mid ah baa jirta oo eretariya degto oo ladhaho saaxo (saho) bal ayagana soo arag sidaan oo kale ayaa iskugu af nahay iyo muuqaal ba
mansha allah wa arin fcn ale ajer heynaga siiyo inta caawisa rendille wa dad somaali ah qabiilkasta waku jira koley hada kahorna waxan dhageystay kuwa dhahaya ogadeen iyo dhulbahante isaaq sheegtay ayan nahay yiri dadkas hala xiriiyo wax hala taro kuwa islaamka aheyn hala muslimiyo iskuulo dugsiyo masaajid ceelal biyo u baahan yihiin
Dadkan intaan diinta laga badalin waxaa fiican in wax laga qoro diin dhaqamoodkooda iyo waxay aaminsanyihiin Waayo waxaa laga ogaan doonaa taariikhdii iyo diimihii hore ee soomaalida
Marka lasoo islaamiyo ee ay soo islaamaan ayaa laga wareysan karaa waxaa aad sheegayso, laakiin hada muhiimadda oogu weyn waa in diinteena islaamka ee xaqa ah sida oogu dhaqsaha badan loo gaarsiiyo, si ay ayagoo muslimiin ah geerida oogu timaado maadaama aanan cid garanayso aysan jirin wakhtiga aduunyadan laga tagayo.
Markii horaba muslim beey ahaayen ee wala badalay ‘ ayagaa qasab lagu badalay maadama eey u tageen dad ka dhaqan duwan’ diin kalana heesta mid kamid ah waxu dhahay anaga marka inta awoowayashen imanayen quran ban wadanay’ tuura baa nala dhahay xoolo baqtiyayna wanala siiyay si Naago aan gursano u helno dadkana uga mid noqoqono ‘ kadibna wanala badalay ‘ ee dadkaan waxey ahaayen dad waligood 1ilah caabudi jiray ‘ waxad ku ogaan hada intooda badan diinta horay beey ka qaaten weey ogyihiin in islamku yahay diintodi hore ee saxda aheyd ee laga badalay ‘
Masha Allah ax ax aax illin ayaa iga timid markii aan arkay gabadha biyaha caagna xambaarsan caagna jiideysa una socota gurigooda oo ceelka u jira 1 km.
Waxa layableh daadkan ma Hada la helaya somali iintey jiirtey oo dhaan. Xata marka dawlada Somaliya dhisneyd. Dadkan somaliya ha la keeno xaaqoka ha la siiyo
100% wa somali luntay wali afkina waxkasi haya Subhan Allah..waxa qarniyada inaga danbeya la arki dona qorbajogta cururtoda o oran dona waxan ahan jirnay somali ka timi africa dinta iyo afka iyo dhaqanku wayluman hadi afku lumo..Ilahaw walalahayo so hade dhamantod inta naga luntay
dadkaan xanaaneeyn badan beey u baahan yihiin ilaa ay yeeshaan dad muxaafidul quraan ah oo kasoo dhex baxa yaan laga harin ❤❤😢❤😢❤
Maasha allah, tabaarakallaah.
Daddkaan waa soomaali asal ah sideey kudhumeenba markii hore Allah ha soo hanuuniyo,idinkana ajar Allah ha idinka siiyo, ilmaha halabaro si af soomaaliga loo qoro,
Masha Allah tabaraka Allah, hawl ka khayr badan ma jirto. Jazaka Allah kheyran walaalayaal
Dadaal weyn ayaad sameeseen mudanayaal.
Khayr badan Alla ha idin siiyo.
وبارك الله فيكم.
Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii
Af rediinle waa af soomali weeye maa shaa allaah
Masha Allah ❤❤❤❤
Meeyshaan khayr baa ka dhacay maa shaa allaah 😎allaahu akbar 😎
Me crying wll Sweden 🇸🇪 baan joogaa dadka soomaalida in la cawiyo ayaan rabaa xagee idin ka soo xidhiidhaa ❤❤❤❤
Xagee Joogta
Walahi wax fiican ayaad samayseen ajar iyo xasanad allaha idinkasiiyo❤❤❤❤❤❤
Maashaa Allah Tabaarakallah, Dacwo diineed ayaad wadaan oo ah howl la qabto midii oogu khayrka badnayd maadaama anbiyada iyo rususha oo ahaa makhluuqa uu Allah subxaanahu watacaalaa uu abuuray howshii u udoortay in ay fuliyaan inta ay aduunka joogeen, hadana inaga muslimiinta ah dusheena saaran. Ilaahay ajar aduun iyo mid aakharaba ha idinka siiyo, ku dadaala in walaaladeenaa somaaliyeed ee waa fog inaga lumay in diintooda islaamka ah dib loogu soo celiyo, idinka iyo cid walba oo idinkutaakuleysay ilaahay ajar aan dhamaan ha idinka siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah.
Man Sha allah allah idin barakeeyo
Ku so dhawaada diinteena suuban❤❤allah idin garab galo
Maasha’Allah
Maan sha'Allah
Maashallah halkaa ka sii wada oo somaliyeey taageerz❤❤❤❤
Masha Allah wallalahen Rendinle
❤❤❤❤ kuwa maa Somali aheen
Asc maa shaa allaah
Maasha alaah
Waa Samane Abokor Rendiile .
Waa Somalilanders Go to the History ….!!! Waxaanaku dhexjira in Ciise ah Iyo Madigaan / Gurgura!
There is not somaliland only somalia asshile
ISAAQ WAA LAANGAAB DEE MA SOO GAARO MEESHAAS
@@omarhusseen9859warya ayay isticmalayan marka aw langabow waaba isaaq
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Maashallah guuleysta ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Masha Allah
Asc maa shaa allaah dadkaas xil iska saara islaanimadooda 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
M.a calah ku sharfo wll mcnto ❤🎉
Allahu akbar
Masha Allah. Allaahu akbar
mansha allah wa arin fcn ale ajer heynaga siiyo inta caawisa
Fool:waa eraygii saxda ah ee soomaligii horee ❤❤❤
Ku soo dhawaada islaanka iyo somaalinimada mar labaad ❤
Masha Allah it good move let we build masid schools hospital at same places to contribute all of us together for the change of our brothers & sisters
❤❤❤❤ me crying dadka cawiye hispotal uu sameeya & masajid khyr bay guurteen wll masajidka & khyrkan rabaa inaa ka qayb qaato ❤❤❤❤
Mashaalah
Masha alaah
MASHAA ALLAH GON BROTHER
M.a allah akbar
Masha allah ilahay how adkeeyo diinta
Adam mohamed waa ku wataa walalkey
Mashalah ALLAH ha idnka abaal mariyo
My brother adesh vipi hali bro miss you
Geegii mariidi somali bey ahaayeen reendiinle .
Waa boqortooyadii Jiidada ee ka sii horeeysay ayaga iyo tutsiga waxeey ahaayeen boqortooyooyinki soomaray dalka qeeybo kamida exile doorbiday.
Aad iyo aad
Kan waaa soomali
Masha allah subscrip waad iga haysaa waana jeclahay kuwa waxyabaha waxtarkaleh soo gubiya
Mnshallah Allaha ni barakeeyo inti ka qeeb qabatay dawacda qeerka badan
Tan sadexaad baa run ah reendiinle hiiraan baa laga sheegi jiray dadka soomaalidu boqor wax xukumi jiray buu ahaa waa ajuuraan
Maashaa Allaah waa wax fiican in lasoo dhoweeyo Dadkan waa Dad naga lumay
Shaqo wacan band haysan kusocda
haa waa somalia. Luntay
Masha Allah dadkaan waa Somali pure ah😢 wey naga dhumeen noosoo qabta amxaarada iyo cadowga aan isaga celinee wey nabadinayaan insha Allah ❤
Mash'Allah walaal ❤ ilahay haa idin xafido
Haloo saxo quranka shaqo wcn masha alh
Luqada original ka ah ee somalia wa af maay rendiile af maay ayey u dhowyihiin
Waa da habar jeclo original
Subxanallah dadkaan culimo halow diro hana lala xidido ❤❤❤
War dadkani waa somali
Reerkaan waa ajuuraan ama maalin guur
Rendille waa 5 qabil uu somali original
Ilaahoow noo gargaar adaa waaxidee
Dadkaan iskool ama dugsi diinta wax yaalaha nolosha muhiimka ah ku bartaan haloo. Ilaa dad isku filan noqdaan. Si qolooyjnka masiixiyadda u wareer.
Dadkaan dhowr qarni kohor in soomaalida jusoo fidey dhjlkaan geeska afrika kadibna dub loo riixay iyagu ku harden, iyo in beelo ciloibey ahayeen waa hore dhici karta. Waa soomaali asalkoodo taas waa muuqata.
waa runtaa walaal, waa in madarasooyin iyo masaajidba loo dhisaa oo loogeeyaa macalimiin soomaali ah rag iyo haweenba leh oo dhax dago oo kaguursado oo diinta baro insha Allahu tacaalaa.
waa in laga ilaaliyo dadka diinta masiixiyada fidinaya ee ku beenabuurta nabiyullahi ciise calayhisalaam.
Qolo ayagana kushitiga ka mid ah baa jirta oo eretariya degto oo ladhaho saaxo (saho) bal ayagana soo arag sidaan oo kale ayaa iskugu af nahay iyo muuqaal ba
mansha allah wa arin fcn ale ajer heynaga siiyo inta caawisa rendille wa dad somaali ah qabiilkasta waku jira koley hada kahorna waxan dhageystay kuwa dhahaya ogadeen iyo dhulbahante isaaq sheegtay ayan nahay yiri dadkas hala xiriiyo wax hala taro kuwa islaamka aheyn hala muslimiyo iskuulo dugsiyo masaajid ceelal biyo u baahan yihiin
Waa in dadkaan soomaaliyeey la baraa SI buuxda afsoomaaliga
Afar
Dhawr ceelna haloo qodo
waan kugu raacsanahay fikradaas fiican walaal
Allaahu akbar allahayaw xaqa kusug
Nalasoo wadaga mamulka dhismaha masajika ciidi laga xiriri laha InshaAllah!
Xagee Joogta
Dunida dhinaac kajooga bro.
@@adammohd shukran bro
Asal ahaan waa soomaali lkn waqti hore ayeey ka Soo baxeen
War nimanku ulo dheer dheeraa 😎😎😎
Dadkan intaan diinta laga badalin waxaa fiican in wax laga qoro diin dhaqamoodkooda iyo waxay aaminsanyihiin
Waayo waxaa laga ogaan doonaa taariikhdii iyo diimihii hore ee soomaalida
Marka lasoo islaamiyo ee ay soo islaamaan ayaa laga wareysan karaa waxaa aad sheegayso, laakiin hada muhiimadda oogu weyn waa in diinteena islaamka ee xaqa ah sida oogu dhaqsaha badan loo gaarsiiyo, si ay ayagoo muslimiin ah geerida oogu timaado maadaama aanan cid garanayso aysan jirin wakhtiga aduunyadan laga tagayo.
Markii horaba muslim beey ahaayen ee wala badalay ‘ ayagaa qasab lagu badalay maadama eey u tageen dad ka dhaqan duwan’ diin kalana heesta mid kamid ah waxu dhahay anaga marka inta awoowayashen imanayen quran ban wadanay’ tuura baa nala dhahay xoolo baqtiyayna wanala siiyay si Naago aan gursano u helno dadkana uga mid noqoqono ‘ kadibna wanala badalay ‘ ee dadkaan waxey ahaayen dad waligood 1ilah caabudi jiray ‘ waxad ku ogaan hada intooda badan diinta horay beey ka qaaten weey ogyihiin in islamku yahay diintodi hore ee saxda aheyd ee laga badalay ‘
Iyaa kuwaan soomali waye subxanalaah ilshow sodahey walahi nasibee leyihin alx
calehi salaatu wasalaam alow u gargaar
Reer Diinle
Sacas cad jiifo wa dhaloya
M.a
Saaxiibow faatixada kasax adoo
mahadsan
Wallhi saas yaan looga tagin biliiz codsi
Masha Allah ax ax aax illin ayaa iga timid markii aan arkay gabadha biyaha caagna xambaarsan caagna jiideysa una socota gurigooda oo ceelka u jira 1 km.
Bara Afka iyo dhaqanka iyo diinta 100,000.
oromo iyo somali waa isku mid makala muuqaal duwana ee nafteena yeeynaan been u sheegin😢😢
Uskaag
Us Galla WA bantu jarreer ah Ku WA borana Ka liya somalida u eg
War reendiinle soomaaliya waa laga yaan waa soomaali asala oo boqolaalsano dad kale la nool aa oo guursaday oon wali lumin
Waxa soomaali lagu yahay waa afka ee afka ku dadaal walaal 1997 ku sheeg af soomaali (area) waa afqalaad dheh (soone) ama soonaha ama hareeraha
❤❤❤❤❤5
ulaha dhaadheer waa dhaqankii somaalida miyiga
Reerkaan waa Reer Diinle oo dad Soomaali ah waa in lataageero oo laga War hayo
Maaha Soomali meelna kama soo galaan, hanala soo raadsanin dadkan Cawaankaa ee aan la aqoon
Acuudu bilaah
Historic: Oromo,Canfar & Somali afku AAD & aad ayu iskugu dhowyahay
REER RENDILE WAA 100% somali ah
Cushitiga kalmado ayaa afsomaliga ah oo kale ama isku dhow micnaha & dhawaqa imw
Waa reer koonfurgalbeed Caro bay leeyihiin ciid ma laha dadka baantuuga waxay ku hadlaan sawaaxili badalan
Waxa layableh daadkan ma Hada la helaya somali iintey jiirtey oo dhaan.
Xata marka dawlada Somaliya dhisneyd.
Dadkan somaliya ha la keeno xaaqoka ha la siiyo
dhulkoodaa uu Allah siiyay ha joogaano oo muslimiin haku ahaadaano,
Rendille is fine for Somali People
Bart Of Somali People Original Nations
^^^
100% wa somali luntay wali afkina waxkasi haya Subhan Allah..waxa qarniyada inaga danbeya la arki dona qorbajogta cururtoda o oran dona waxan ahan jirnay somali ka timi africa dinta iyo afka iyo dhaqanku wayluman hadi afku lumo..Ilahaw walalahayo so hade dhamantod inta naga luntay
Dadka inta adoo dhan wali Tirana xasuus ya waa soomaali asaga ah
Awey numberka Adan
Number kee
Xiligii Waaq Lacaabudijirey Ayay Nagacadhooden markii Xoolohoodi Loodeynwaayey Ee Lagadhacy Marwalba.
Waaqee la caabudayay’ waaq micnihisa ma taqanan ma sanam baad moodaa mise diin kale’ waaq waa magaca eeebe weyne loo yaqaano ‘ ayaga waligood 1 ilah beey aminsanayen ayagoo duceysanaya arkay waxey leeyihiin waaqweynow Roob nasii’ mar eey abaar heysay ‘ taasoo micnahedo yahay eebe weynow rooob nasii ‘ gacmahana kor ayeey u taagayeen inta meel banaan barxad ah fadhiisten’ odayga ugu weyn u duceenayay’ marka waaq wamaga eebe loo yaqaano is not diin
Oo ma lo'uuun bey dhaqdaan
Maya. Geelna way dhaqdaan
Well come to islam
Somaalida Islii, debatable quba joogta Soomaalia S/land masaajid ceelal dugsiya School Cusbataala
Wll masajidka inan wax ku darsado raba numberka so sheg
War mamadu waxay ku tiri gabadhaan baan kugu darayaaye dhaqo. 😂❤
Odaga yiri waxaanu eheyn boqor tooyadi ujuuraan kaas ayaa sax yahay warkiisu
WAYDII IN QABYL SHIRAA QABIILKA WEYN EE RENDILLE