“Aniga Maxa Naloo Xidhi-Wayay Ma Isaaq Ayaanu Nahay Ayaa Nalaga Xishoonaya Oo Maxamed Abiib Loo Xag

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 3 місяці тому +3

    King maxamed abiib kaa fiican reerkiin tuugtahaa

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 місяці тому +1

    Allaahuma Baarik Ader

  • @abdirisakbuni8076
    @abdirisakbuni8076 3 місяці тому +3

    Legend well spoken

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 3 місяці тому +4

    Cali guray legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 місяці тому +3

    Mujaahid Cali nooloow Adeer runta ku dhimo

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 місяці тому

    Argagixisada Kulmiye hala soo wada xidho Qaran dumis yaagaa kow ka ah.

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 3 місяці тому

    Waad.aragtaan..xusbigii.wadani.wuxuu.cali.guray.yidhi.soomaaliya.anagu.meel.walba.waa.kula.kulanaa

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 місяці тому

    Sharciga qaban waayay Qaran dumis ka Inna Biixi Inna Kaahin, Buuni iyo Xinif qaban maayo Inna Abiib.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому +2

    Adigu ma xildhibaan dadka iyo dalka u dhaartaad tahay cali gurey oo dabayshii qaaday maalintii Muuse maya laaluushay maya yidhi wali sidataad tahee. Xagga Allah lagaa haleelee Mujaahid cali guraygii baryo qaar cadawga gudaha ma taageereen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому +1

      King maxamed abiib kaa fiican reerkiin kaa ahaa tuugtaa ahaa iyo munafaqiin

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 3 місяці тому

      Cali guray waa nin ilaahay ka baqaya kor alaha ka dhigo xil abiibna runtiisaa idin gubta sida dhimbiilah cadiwgiisa cagta hoisteeda amiin

  • @engab001
    @engab001 3 місяці тому +1

    Miyaa nala xidho ku lahaa. Ma nin waalan baa la xidhaa?😂

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 3 місяці тому

    Cali Guray wuxuu u haystaa in xadhigu magac u soo jiidayao, waa markii labaad een maqalo isagoo leh ha la ixidho. Calow si kale magac u raadi

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc 3 місяці тому

    Mujahid cali Guray heeso heeso dhalay

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 3 місяці тому

    Waadigii iga degdegay markaad timed hoygii aan ku wada dhalanay ku raadiyey ku waayey

  • @muhmeddubaimotors
    @muhmeddubaimotors 3 місяці тому

    Wa nin adag hhg

  • @KaltuunDaahir-x1b
    @KaltuunDaahir-x1b 3 місяці тому

    Odaygu lajan sanaaaa runta ku dhimo adeeer😂😂😂😂😂😂kulahaaa hadu inagu kaajo

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 місяці тому +3

    Kani waa ciro baaqatay Allaa ha soo hadeeyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Dhillo yinkii habar awale baroor

  • @CabdiCali-mj1ze
    @CabdiCali-mj1ze 3 місяці тому

    Waa.runtii..waxaa.la.xidhi.lahaa.kuwii.ciidanka.laayey.ee.buurta.galay.cali.guraygaa.yaa.la.xidhi.lahaa

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому

    Adigu waxa aad tahay Boqol Dolar oo gaboobay oo dildilaacay oo Cid qaadata La waayey oo Qiimo beel ah😂

  • @dy2334
    @dy2334 3 місяці тому

    Waar ilkaaha hagaajiso waxba ku hadli mayside

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 місяці тому +2

    Fuley

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 3 місяці тому +2

    Adigu ma xilba cid u haysa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 місяці тому

    Kkkkk awrka eryey dadkad wax weydinay

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 3 місяці тому +2

    Cali jin muuse la yidhaa baa galay e ha la ga saaro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Tuugaa ina biixi family laa nacay

  • @hah7064
    @hah7064 3 місяці тому

    Cali Guray waa nin adag

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 3 місяці тому +1

    Sikhraankan maxaa laga xidhi af qadhmuune

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Hooydaa laa cabtaa

    • @Marwodeeqa
      @Marwodeeqa 3 місяці тому

      Aduu kula dhashsy ee ha caayin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      @@Marwodeeqa yaa cayay iam with maxamed abiib

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 3 місяці тому

    Afkiisa fiiri huuraale

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      King maxamed abiib kaa fiican reerkiin tuugtahaa

  • @AbdiDuulane
    @AbdiDuulane 3 місяці тому

    Mujaahidnima abaahed wastey kii iidor mirqaamaba mujahid ba la odhanaya😂😂😂😂

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 місяці тому +2

    Waar naga aamo habaar ku dhacay maxa lagaa xidhi waad waalantahey fadhiso sacsacyoho

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

      Sister Cali Gurey Runtuu idiin Sheegay idinkaa Sacsac Ah xaqiiqdii oo Isaaq land baad Noqon gobolkiina iyo bar ka aad degtaan

    • @mursalaskar9854
      @mursalaskar9854 3 місяці тому

      Haa kiino waa😂walanyahay marko hadlo kuwa kalina way miyirqabaan kkkkkk

    • @warsanfarah9582
      @warsanfarah9582 3 місяці тому

      Isaq yuhuud baad la dhaqantihiin qabiil qabiil magumaysto awdal haxorowdo sidii ssc uxorowdey isaaqowna goboladiina hasoo noqoninee meeshaad rabtaan la aada inlaydin fasaxaa fican dad iyo dad eydinaan gumaysan meysaan

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Waxa tahay hambo buule

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 місяці тому +2

    Isaq waa qabiil jecel inuu qabiillo gumwysto dhaqankaasna yuhuuddeey kala mid yihiin war qabiil qabiil magumaysto hadeydaan waxaas joojin waad eedeeysaan viva reer borame kahoos baxa gumaysiga reer awdaloow guuleeysta

    • @prosl11
      @prosl11 3 місяці тому

      Beenale cuqdad xun qabta ayaad tahay midgaan darood xun oo.ciilan

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 3 місяці тому +1

      Xerada qaxootiga kuugu Iman mayno 😅

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 3 місяці тому

      @@warsanfarah9582 ilahay kasoko guudabuur anu adoon i aha Ina ahan doona abiid, maxad kaqaban kartan xanfajo iibujii kakkaka

  • @sagiimamoula2263
    @sagiimamoula2263 3 місяці тому +1

    Afkan suuska ah mu iska hagiyo sakhrankan dibnuhu gooen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Hooydaa laa cabaa khamrigaa

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 3 місяці тому

    Kkkkkkk ala guray kkkkkk runtaan kugu jclahay kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂 abahaa iyo hooyadaa was kkkkk run badanaa

  • @NaasirCabdi-ii6sn
    @NaasirCabdi-ii6sn 3 місяці тому

    Nooc kasta la ma xidho

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 3 місяці тому

      Tuugtiin hargeysa luu kala tagay

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 3 місяці тому

    Cali guuray waa geesi waxu sheegaya run

  • @sagiimamoula2263
    @sagiimamoula2263 3 місяці тому

    Caali faqash, marfucul qalam

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 місяці тому +1

    Cali guray waa waalanyahay ee ma nin waalan baa laxidhaa.Mida kale cali guray cid xil muhayo waa shicib shicibkuna ciduu doono ayuu la kulmi karaa

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 3 місяці тому +1

    Waaryaa beenaale gaboobay maya isaaq lagugama daynayo ee adigu shivib baad tahay saaqiday ina abiibna waa barlamankii ugu dareeyay kitaabna dadka wuu u maray ee ciro khasaartayoow cali gurayoow oohinta iska daa iyo dadkaaf isku dirayso

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 3 місяці тому

    Muuse car hayi maado awdal

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 3 місяці тому

      Silkii hooyada meel kusheeg xanfajo iibujii

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому

    Nin rageed xaqa isgarabtaaga

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 3 місяці тому

    cali guray run sheeg runta ayu usheegay

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on 3 місяці тому

    Nin aadag weye ninkaasi