DEGDEG:" Haddii Muuse Xataa Jannada idin Wado Ha Raacina"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 12

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 днів тому +1

    war muse iyo dalka kalasaara oo muse dorashada kaga adkaada lakin citiraafka ha horjoogsanina !!!!!!!!!! from saylac

  • @Xasmas
    @Xasmas 6 днів тому +1

    NO COD XISBI OFFWAREEN. HUWAN KALKAL NO XAMAR

  • @waberigirehmusa2873
    @waberigirehmusa2873 6 днів тому

    Waa kuwan baa siyaasiyiin ah, kuwani hunguri siyaasi.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 6 днів тому

    Horta janada yaa haya muse nacaybku wax walba wuu kaa yeedhsin umadyahey guulwadeyn ku waalatey

  • @MubYus
    @MubYus 6 днів тому +1

    Markaaa ma cadaabta gala ayaad leedahay ? Yaaaab

  • @maxamedtubeec4634
    @maxamedtubeec4634 6 днів тому

    Nin waliba kaskiibuu kaditagaa war waxba kuhadlimaysid ee cida dameraha nagalatag

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 6 днів тому

    Cid kasta oo hadashaba ma muusey kaga dhegtay
    Maxaa u diiday inay danta dalka ka hadlaan

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 6 днів тому

    CIYAAL OOFWAREEN BEENTA DADKA KA DAA CAR SAWIRKA MAA LAGU QABTO CIDA KU SHAGEYSANAYSA. AAN ARAGNE MA DHAGXAAN AYAAD U QUDBADEYNAYSA

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 6 днів тому

    Ictiraaf profkii Samater .baa sheegay Nabada muse ku kibray ka Qabta!!! Dadkii buu isku diray illaa ciisey joogtaa maanta.;

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 6 днів тому

    bal ninkan wayni wuxuu dadka la hor yimid eega waa la hadlaa uun looma hadlo ee bal wax aanu xisbiga ku raacno noo sheeg aan ahayn buurofuul

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 6 днів тому

    Waxaasaa nacasnimo ah, janada diida ayeey jogotaa hunguri weeyne, Marfuuf quute. Am not a pro muse se halal xumaahaan diidey. Agenda iyo khibrad toona kuma hadlin. Muse waxuu lagu eedeeyo wax ka daran aa cabrirahmaan ku cad sida oofwareen , iyo ciidanka sida loo bahdilo. Muse haddanu noqon madaxweyne faysal aa u qalma.

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 6 днів тому

    Waar saaqid baad tahay naa adigaa muuse gaadhi kara doqonbaad tahay daba dhilifa oo saaqida cadawga muuse ha jabo