DEGDEG: “Dhulbahante Afxumadana Ma Daayaan Waxna iskama Celiyaan" Suldaanka Guud ee Muuse Abokor

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 32

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 3 місяці тому +3

    Ma dhulbahante ayaan wax iska celin 😂😂😂

  • @kingxaajiaxmed4282
    @kingxaajiaxmed4282 3 місяці тому

    Masha allaaah lagend somalilander ah

  • @aducaleali2545
    @aducaleali2545 3 місяці тому

    Hadaad awoodo kaalay iga celi waan soosocdaaye miskiin ilma abaarso

  • @mohamedcabdi8189
    @mohamedcabdi8189 3 місяці тому

    Neefkan adeeerkisba dhalbahnte u xiran markasu Dhar been ah wada iyo hanjabad

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 3 місяці тому

    Dhulbahantaa wax iskama celiyaan yaad uga shekeeneysaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 місяці тому

      wuxuu ka wada dhanka qabiilada, illeen MUSE BEHI bay ka adkaadeen iyo dawladdiisa oo dhulkoodii uun bay qabsadeen

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 3 місяці тому

    😂😂😂 isagoo Burco jooga buu usii kelya-gariirayaa😂 Odey nabadda adigey dan kuugu jirtaaye fuleynimaad bishimaha u cuneysaaye wax iska celi niyow😂

  • @dalalmaakhiri1060
    @dalalmaakhiri1060 3 місяці тому

    😂😂😂BEEN badanaa BEERKA lagu dhufay!!! 😂😂CEERIGAABO Iidoor Waa noo yeedhanayaan ee waa inoo CEERI waana laysku arki si FIICAN

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 місяці тому

    Reerkan isaaq waa afka nool itaal baranbaro 🪳🪳🪳🪳🪳🪳

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 3 місяці тому +1

    Soo qabta odayga afka faqashuusha leh

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 3 місяці тому +1

    NINKAA WAYN OO ISBAABIIYAY BAA LA ARKAA, TALLO XUMADAAS OO ABADIYA AYAA WALAAHI KU HAYSTA, WAXAANSE KUU SHEEGAYAA GRRSINAMADA LALAMA DHASHO.BEENAY WAA RUN

  • @ahmedadan3788
    @ahmedadan3788 3 місяці тому

    Tani waa before after sugaysa.

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 3 місяці тому

    Libaax laba maaha

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому +1

    Alley lehe Runtuu farta ka saaray waxaa ku dhuci doonta Huwan tii ku dhacday 1991 Ee ay ka yaaceen guryohiidii baryo ayaa loogu celiyey 1993 dii markii laga saxeexay in ay Edeb yeeshaan Oo ay Ceerigaabo Edeb ku joogaan In Aan Calan Aan ahayn Calanka Jamhuuriyadda Somaliland mid Aan ahayn lala soo geli karin Ama Aan lagu arki karin wey sexeexeen xiniin yahaha maanta ay ku hadlayaan xagay ka keeneen Wallahi Ceerigaabo ayey ka hadlayaan E Waxaanaan Laascaanood ku qabsan doonin Oo laascaanood Aanu kula murmu doono kana duri doono wallaahay waa wallahay e haday Edeb darada dooraway nayaasha iyo huwanta wado ay joojin waayaan way muuqataa Oo way isla kabaraadayaan Oo faraha ayey isku sidaan Oo waa la ogaa shalay wixii cabaad ka baxayey laascaanood walee in kagama sheekeeyaan ay ka dhici doonto laascaanood Ceerigaabo Oo Aanay waxba ku lahayn baabay ka hadlayaan e

    • @libanalifarah7246
      @libanalifarah7246 3 місяці тому

      isaaqow inteee usocataan hartigii la dagaashe oo Djabouti la dagaashe oo ina cagjar is qabate hadana reer xamar ugu danbeeyey
      ar tolow colka jooja

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 3 місяці тому

      @@libanalifarah7246 Aan ku sexee dawlado ayaa is haya Ee qabiilo isma hayaan hadalkaagu waa mid iska hor imanaya Jabueti baad sheegtay harti Oo qabiil ah baad sheegtay Reer koonfureed Oo malaa Aad ka wado Italia Soomalia ayaad sheegtay Isaaq Oo malaa Aad uga jeedo Jamhuuriyadda Somaliland baad sheegtay waxan Aad tirisay wax is qabta maaha qabiil iyo qarana meel mawada galaan e Aan ku toosino waxna kuu sheegno waxa is hayaa waa dawlado Soomaliyeed sida dawladaha carbeed ba isu hayaan Sadex dawladood Oo Soomaali ah baa is haya Waa Jabueti iyo Soomalia Oo isku dhan ah iyo Somaliland Oo ay dhan ka yihiin harti marka laga Reebo majeerteen Oo Soomalia ah Inta kale waa Reer Somaliland Isaaq na waa qabiil Reer Somaliland ah sidaa wax u garo horta

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 місяці тому

    Ceerigaabo mar dhow labo ayaa loo qaybinayaa isaaq wuxuu xukumayaa xaafadiisa hartina wuxuu xukumi doonas qaytooda calanka khaatumo state waa uu soo gaari doonaa

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 3 місяці тому

    Suldaan baoow yaa kule

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 місяці тому

    Waar dadka isu daaya ha isku dirina

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 місяці тому

    Axmed karaash waa ninkii taleex ilaa tukaraq ka ceyriyey soomaaliland mar aan dheereyn ceerigaabo wuu la wareegayaa qsybta hartiga hargeyss amaad ka soo booteysaa

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 3 місяці тому

      Kkkk meel an rabaye biiyo maa iku heelaye somaliland waaxa nii jabiyaaye waa reer ceelkabo libtana waaxa bixiiyaaye waa garxjis oo iyaka dowlada dagaal 2 kuu fuuraye dee ee maanta hadii aye ogdeen waxa uu darood waado waa alhamdoulilah oo maanta aye jabaayaan

  • @abduge1237
    @abduge1237 3 місяці тому

    Been badana booto badanaa. Beenloow barakaadee

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 3 місяці тому

    Iminka miyuu hanjabayaa mise waxbuu waninayaa Wax iska celi cabaad weynoow huwantii soodhka ayay isula soo gashay

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 місяці тому

    Been badana kuwani waa asaasaq
    Goorma hoiyadi ku nookayd cweri gaabo
    Futa xun cidina kama lidato biciide
    Indhihiina ayaa la tusaya iyadoo labo ah ama aad ka guurten oo kid qudha noqoto

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 3 місяці тому

    Isaaq soo socda.

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 3 місяці тому +1

    Libaax libaax dhalay .❤❤❤

  • @abduge1237
    @abduge1237 3 місяці тому

    caqli ma jiro. Hadal wuxuu ku bilaabay af xumi iyo been wuxuu ku dhameeyey hanjabaad iyo cuqdad. Hartiga waxay ku fiicanyihiin ma hanjabaan amase booteyaan beena ma sheegaan.

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 3 місяці тому

      War sidaa talamaahee kan hadlaya iyo adigaba ee raboow caqliga sooceli

  • @saidahmed5502
    @saidahmed5502 3 місяці тому

    Car iyo wir Cid gooni u leh ya ka cararya

  • @aducaleali2545
    @aducaleali2545 3 місяці тому

    Hhhhhhhhh cabaad wayn futo jilic yaa Ina muuse juudaan xagay kaaga taalaa xabadu ma badhida ilma abaarso beenta iyo maaweelada kadaa dadkaaga waxba kama celinayside murqaan land afkay kaga hadhay snm car furinta kaalaya futo.
    Ceerigaabo waa ssc khaatumo sxb ama diid Ama ooy xayawaan sikhraansan