WAXYAABO BADAN KA QALDAN FILMKA 1.inantii la waayay cidna kama werwerayso 2.qolka quraacda 4 kursi yaala mee kii inantii maqnayd 3.markii numberka kale laga wacayay umu sheegin numberkeeda iyana may aqoonin 4.Filmka shaxshaax iyo qosol ah ayaa ka dhiman thnkx Halgan Jcayl
Filimka jadwal uyeela OO habeen dhaaf so geliya plsss🥺😩😩inta igu raacsan #like
Jadwal wu leyahay.wuxu sogala habenka sabti iyo taladho isbuc walbo
Waa run habeen dhaaf u soogaliya oo soobadiyadee
@@xamdifaarax1967 wn Rajeynaa iney so badiyaan
@@qalbiuroon8645 sas miya mpa fahansanayn
@@qalbiuroon8645 o hada ma haben baa 🤔
inta rabta warqada caasha meesha dhigty waxa ku qoran in la aqriyo😁😁🖤
Wxa ku qoran gurigina wa ni faruqiye ku bashala😂😂
Ani waa rabaa no hhhhh
we are team war jecel 🤣🤣
Wllhi said ban u rawa
Hady wx ku qorn yihiin waa la akhrin lahaa lkn wxbha kuma qornha🤣🤣🤣
Inta haboon dawaTa kana dawata😂🙂
Waan Xiijiyey Haboon.
Ifurtaye maxad faiday igu dar aniga😩😹😹😹
Sime to same
Runtadha wye ki habbon aya u qatar san
☝️teem haboon😂
Inta xayaysiiska iska dhaafisa love ta saara
❤
Kor u aqri matiraahdaabaa iqabata hhh
❤
Yee😂😂
Yaa ila jecel muzalzalkan🤤❤
Aniga
Anileeeeee🤣😅❤
Me pro
Ani lee❤😊
Aniga lkn wey la so dahen
Shacni wujigaga cawinad ayuu raba sister melaha product natural problem face u aadso si gadudka iyo effect maqarka laga cawiyo sister 😢
Wlhi waan kula arkay gabadha kiimiko ay xoog umarsatayna kama muuqato wajiguna wuu ka dhintay
@@ayanaskar831dad kiimikada aysan qabanin baa jira oo ku dhiban wajiga wuu Ka qayirmay miskiinta
Anaga raajinina arqadaha inta iraacsan like 👍
Foodada ka dhafa ininda aad ban ujecel nahay
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤🤲🤲💙💙💙💙💙❤🤲💙🥀🥀🥀🥀🥀❤🤲🤲
Scw♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Waligay musalsal somali ah ma xiisayn kan igu horeeyo ❤️I love this film
Haboon hada daawato wlhi waa top film
@@abdirisaqboqore3368 wle magacii
Ku saliya nabiga (عليه الصلاة والسلام)❣️❤️
Salalahu Calayhi Wasalam❣
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
❤❤Scw scw
صلى الله عليه وسلم 😘😘🥰🥰
Scw scw
Lbada musalsal e somali kadawado wa habon iyo halgan jacayl👍👌
Abukar mahdi filmka ifurtaye mxad faiday hadaadan dawan wax ba kudhiman 😅
@@susubae2590 runtaa walhi hadanan dawan abuukr ma ba jogi karo
@@susubae2590 runtaa wlhi afarta malin uu maqan yahay dhib igu ah
Ani xta wlhie same nhy hindigana walalaha io saamyn caashaq🤣🤣🤣🤣
Manta dadku wey murugsan yihin casha I miss you🥺
Masha Allah tabaarakallah hargaysa hadhwanaag ❤️❤️ allow xafid. Aadbaad ugu mahadsantiin sida qurxda badan eed noogu so sawirtaan magaalada intasaban ugu jeclahat♥️♥️
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
Scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤😢
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🥀
scw scw scw
inta musalsalkaan iyo haboon fiirsato like
Hhhhhhh
Wixi dhamaay fikir leeba ku dhameyseene walba daqiqadaha noo badsha😭😭
ManshallA shcni iyo samir ioy maamo wan wata lkin ldan waa qumayo intasina waa kftan manshallA mar ka kibgowin ❤️👑❤️🙏
Hada mayska daysaaba I haysa filimkan wlhi wayao waad nagu silciseen😪
Maxan ku xisay Musalsalkan 😢❤️
Zido kle wllhy
haa wlhi
fikinkan waligii ma gaadho aarsiga aabahay 😂
wxa ugu wacan na waa najax ilko dheerey 😂😂😂
Maxa no cayeysa wllo😂
@@princessnajahjanojano9942 raali noqo wll i cavi 🥺
😅😅😅😅😅😅
@Najah mustaphe Najah waan ku caayay adoon raali iga ahayn ee iska kay cafi hno 😭😢
Labada Musalsal ee ugu jeclahay wllhi waa habon io halgan wan u ooyay hadan waayo 😂😂😂
Abukar mahdi ifurtaye maxa faiday madawatid miya
Aniga
@@xaawoluul3380 Mya abaayo daawo Ayaan is dhahaa lkn maxan dawada xalqado badan ayaa idhafay markaz waan iska dayay 😭😂
Waraa qadaha ay caasho qortay kor nooga aqriya de🥺🥺🥺🙈💞
Inta caisha iLa rabta 🤚
❤😔
✋
WAXYAABO BADAN KA QALDAN FILMKA
1.inantii la waayay cidna kama werwerayso
2.qolka quraacda 4 kursi yaala mee kii inantii maqnayd
3.markii numberka kale laga wacayay umu sheegin numberkeeda iyana may aqoonin
4.Filmka shaxshaax iyo qosol ah ayaa ka dhiman
thnkx Halgan Jcayl
Haa wlhi lanabarkeeda yaa usheegay ayada waxay tiri isma naqaano
Aynu ku salino xabiibkena muxamed scw
Scw scw scw ❤
scw❤
Allaaa mida shacni saaxiibka ey ka dhiganeee waa cadow allaa shacniyeey naagta waa beenteed ee ninka ha eryin😂😂
😂wuxu waa 20 daqiiqo 10 daqiiqo waa fikir iyo is fiiris 10 ka kalana waa hadalka caadiga naga daaya waqtiga fikirka iyo isfiirska nooga dhameesen 😮💨😂
Maanta dhan waa fikir iyo aamus 😅😂
Runta ka hadashey🤣🤣
@@suusuu7069 😂😂ha
Haa wlhi😂😂😂😂 wayba silciyeen
Wa kugu rcsanhy ✍️
Walalayaal fikirka naga so kooba wkhtigiiba fikir iyo aamus buu ku dhamaaadaye
Yaa ila jecel in asbuucii 4 mar laga dhigo musalsalka 😟😔
Ani wllhi
maalin walbaan jeclahy anigu😀😀
Best of the films actions interests people's i can't wait prt 12 coming soon insha allah 💯👍💪♥️♥️
Inta aan wada Socon is muujiya team shacni😁😁❤💉
☝♥️
👆
Aniga
👆🏻❤😥
Islaanta hablaha dhashay jilicsanaa 😂✌
Jilicsanyaa😂😂😂
Tan afka weyn meesha kafadhiiso waan nacey filim ka kuma soo baxayso
I was waiting this episode eagerly
Dawadaha kowad ayan ahay malin kasta🙏🤣
Filimka habeen dhaaf uzoo galiya io jadwal u yellla habeen dheeli.waan idin eeknaaaye inaad zoo dhigtaane waad la habzaantaane habeen dhaaf pls
Tee 24 hours online bad tahy
Musasalku maanta waa bilaa axmed🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ahmed wuu na walayaa 😅😅
Gabadhan jecla Aisha matagtahy wele wayueked inay bexeso love you sister aisha
Saakay subax nimo noo soo dayseeen beela ahaa🙏👍👍
Waaa Lanbarka CaazHa Yaa U YeedHiYeY NaJaH Af dHerr😂😂
Wah war tani xasidsanaa najaxeey pls kadhexbax labadan qof run run lee umaleya 🤔😊
Music aad shideen bilawga is badala waayo ka Flimanta reer Akhiraadka waaye 😢
Mncha Allah waa soo dhacay filmkii filimadu
salalau calayhi wasalam💯👍
Inantaa caasha ha la ii soo qabto waan ku haystaaye😍
maba fahmin maxad san ka wadan wallylow ma mar hore no so daysan san usugeyney wan dalney🙆♀️🥺🥺🥺
An ku salino xabibken muxamed salalahu caaleeyhi wasalm
Haboon film ayuu inta uuga eegyahay cunada lakarin aqalka madhan qaabka dhan
Actually I was waiting for this episode Soo eagerly
20minute oo 10 ka mid ahi fikir iyo hadal la'aan yihiin baa ka dhigteen, 4tii cishana hal mar baad soo galinaysaan ee isku noqda.
I was waiting for this episode hahah
❤
Haboon reekoda wey hesha 😁🥰
Benta daaf 🤪
Lkn way heli rabtaa, soma ahan fmlkeda wala ogaada
Anigaa ugu horeeyo like ta habakhiilin
yaa ila amin san in akhirka ay so bixi doonto in anay casha qoyskani dhalin😢😅😅
Aniga kula malaynaya😅🙈
Anaa kula qabo
Aniga
Laso dhaqsada wllo wan Jecelahay filmkan arsigi Aabhyna meye sodaaya asna mahadsanid 🥺
Nio filmka caajiskah ka daayah qof kasta hal saacbuu aamisnaanyaa meel taagnaanyaa wa talow lkn sida kle wa best
Waxaan idinka codsan lahaa Filinka meelaha MurugaDa leh saara haaso. Calaacal ah🙏🙏
Haaah wlhi anba sidaa Ayaa jeclahay filmakana way qurxinayaan
Midaklena emotional 😭 weeyaan
Mashallah❤
The mom blames everything on the kids instead of being in control of her home
Hada shekadu macantahay horta yaa ila tagera musasalkan
ana ugu horeeya saka❤😀
Filimka waxan oo fikirid ah ka dhaafa haatan soo gaabiya qofba marbuu fikirka ku dheeranayaa
Najax ilko dheer shaydamada may ka saran filimka
Filmka sabti iyo salada uun bAa LaSooDhigaa eekadaaya maalin dhaaf usoo dhiga plz
Wlal markaad guriga kawada yaacdaan ii soo sheega anaa maamulayee..
Dhumar Hadey nunahay saxiib qof dhumar kale lagama dhigto waayo sidaan eey najax sameeyneso ayeey kuligood yihiin 🥺
Islaantu waa dhikh BismilaaHi
Walalyaal daahitaan iyo minito yarid ha nooskaayo darina
really i can't wait for 12
Waaar sowTa musaLsaLkii GadaaL ka HumaandaY😂😂
Qaybta 12aad soo galiyah xogmaal meda Tnkis
Waa musaslka kaliya ee Aan ka hiiseyo
Waardiyaha mala eryan donaa talow waa yaab 😍
Filinku sowkan sidii haboon isubedalay oogurigiiba lagayaacayo
4days waa la maqantiin waana 20minute 10 feker yahay jua
Allow hamigayga iirumay qof walba muraadkiiza midigta kasii
Mnta flimku waa marax 😄😄xmasadba mlahyne
Alaa huno la soo dhakhsada waa mcn wllhi kama habsaami karo filim kam
Labad filim an tageero haboon iyo halgan jacayl 😅
waaw waan u xiisay musasalkan Yas
I love shacni waan Ka helay runtii gabdhaas geenyo weeyee♥️♥️♥️
Inanta baxsatay xalkedo halka lagu wado dhamadkeda ayan sugayaa in allah
𝚜𝚒𝚍𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚡 𝚔𝚊𝚋𝚊𝚍𝚊𝚕𝚊 𝚗𝚒𝚘 😍
Scw scw scw
Ayy manta ma ana uhoreya ples laso dhereya
Part 12 please 🙏
❤ soo celiya filimka ❤😭
Anaga raajinina xaqada xigta inta igu raacsan like 👍
Yaa caaisha ila jecel inay kuso laabato filmka 😓😟
Aniga
Soo badiya wll
Filam macN weyi
12❤❤❤❤❤❤❤
Ladan filimka halaga saaro!!
Hhhhhhh
Inta igu raacsan liketa saara.
Inantii caasha ayay dhibtay!!
Hhhhhhh
Yaan laga saarin la' aanteed filmku macno yelanba mayee hhh
@@marwaomer2593 waa runtaaa hhhhhh
anaaa kula rabo
May inay filmka kululeysa fiicn xogaha
Włl ňøøłª soo dhəərəəyª
Shacni zhpted hlga saro flimka🤣
Ilaahaw noo naxariiso
Musasalka halgan jacayl 🙏
Heedhaha filimka la soo dhakhsada ama noo badiya daqiiqadihiisa🤨
So badii wll
❤❤❤❤❤❤ 🎉 masalsal cajiiba waaye
Fadlan, warqada codkeeda saara.🥰
Intarabta in habendhaaf lagadhigo like
Ax ya filim🥰 salan sare boqor toyo
Ramadan kariim