Asc, marka hore ilaah baa mahad leh, kadib walaalaha faafinta sunada aad baa u mahad san tihiin xaqa aad faafinaysaan , sh cabduqadi sh maxamed (cukaashe) waa daaci aad u qiima badan ilaah ajar haka siiyo inta waqti uu ku bixiyay si bulshada cilmiga u baro, sh cukaashe sharci ahaan waad ka guuleesatay raga dulmiga iyo gardarada ku haysta masjidka oo maxkamada sare adiga ayee kuu xukmisay ilaah baa mahad iska leh waxaan allaah kaaga baryeena fulinta oo ah la wareegida gacan ku haynta masjidka in uu rabi kuu fududeeyo sh ilaah hakuu hiiliyo marwalba
Dadkaa ayakoo ehel ah intaa lala maray oo wax eysan laheen ama eysan wax cadeyna u heesanin oo wili ku haayo waa.masjidkeena waa dad ey xaaraanta la fududahay.
Ilaheey afkaaga ayuu kalmad wngsn baray o wxd thy ruux mumin ah o ilaheey raali ka noqday blse sheydaan cali salaad iyo sur yarka ad wadaad dheheyso wadaado ma ahn ee wa wadaad ceebeeyaal wa dad sheydaan u durbaan tumaayo wa dad maqlay wxbaa la bililiqeystaa kadibna masaajidkii ilaheey rabo ineey bililiqeystaan lkn ilaheey cimrigaaga ha dhereeyo kuwasba hadaad xaafada iyo masaajidkaba nooga qabatay waayo rabi kuma caabudaan ee shirki iyo sixir iyo bidconimo uusan ilaheey raali ka ahyn bey ku hayaan blse wa ogeyn in maalin uun aad imaan dontid sh cukaash ehlu diin ehlu qeeyr masajidkaan ilaheey gacantaada ha ku so wareejiyo waayo anagaa marqaati ka ah in uu ala u naxarisaygii ku dhalay uu kaala dardarmay hantidiisa o dhan owlaadiisa o dhan iyo wexey si dhaleen ilaa hadana aad xariiriso xataa dariskii aad xariiriso rabi qeeyr bdn ha ku siiyo xaqaaga dhacso ilaaheey baan ku baryeeynaa inuu guusha ku siiyo o rabi masaajidkaan muftaaxiisa gacantaada so galiyo
mashaAllah sheikh cabdulqadir cukasha guul walalkey xaq bad ku tagan tahay ilahay ha ku xafido amin
Sheikh C/qaadir "Cukaash" Masjidkaa maamulkiisa waa xaqiina... si wanaagsana waad u martay ee Allaah Xaqqa ha tuso....Guuleeso sheikhuna.
ALLAH BLESS YOU SHEIKH CUKAASHA,
May Allah make them understand the truth inshallah
Mashaa Allah xaqiiqda waa sida sheekh cabdulqadir cukaashah sheegey , Allah runta ha u hiiliyo
Alaha guuley sh cukash
ماشاء الله تبارك الله
Ilahhey ha idin hiliyo shikheniyow ilahhey ha ka dhigo masjid ahla towxiid
Asc, marka hore ilaah baa mahad leh, kadib walaalaha faafinta sunada aad baa u mahad san tihiin xaqa aad faafinaysaan , sh cabduqadi sh maxamed (cukaashe) waa daaci aad u qiima badan ilaah ajar haka siiyo inta waqti uu ku bixiyay si bulshada cilmiga u baro, sh cukaashe sharci ahaan waad ka guuleesatay raga dulmiga iyo gardarada ku haysta masjidka oo maxkamada sare adiga ayee kuu xukmisay ilaah baa mahad iska leh waxaan allaah kaaga baryeena fulinta oo ah la wareegida gacan ku haynta masjidka in uu rabi kuu fududeeyo sh ilaah hakuu hiiliyo marwalba
Mashallah Sheikh Allah hakuxifdiyo
ماشاءاللہ
Garabkiisa allaha galo sh cabdulqaadir cukaashe
Sh cukaash rabi ayaa garabkaaga tagan
Mashaa Allah guleso sheikh
Wxd klood thy masuulka reer sh muxamed aadan goleey iyo intii ay dhaleen rabi ha ku guuleeyo masuulkii reer sh muxamed adaan
Nimanka masjidka heysta hadey aqrinayan qoralka
Ha iska dhiibaan waqafka sheekh aabihiis waqfay dulmigana ilaahay ha uga cabsadaan.
Masaajidkaana waa beyd ilaheey o abahaa rabi naxariistiisa jano ha siiyo uu waqafay hadana kaala dardarmay naf iyo maalba
Dadkaa ayakoo ehel ah intaa lala maray oo wax eysan laheen ama eysan wax cadeyna u heesanin oo wili ku haayo waa.masjidkeena waa dad ey xaaraanta la fududahay.
Cajiib
garabkiina Allaha galo Abtigey mcn
Runta ayaa markasta rabi u hiiliyaa weyna noo wada muqataa sh cabdulqaadir sh muxamed sh cukaasho in aad dacad thy xoolahaagana ay xalaal yhn
Ilaheey afkaaga ayuu kalmad wngsn baray o wxd thy ruux mumin ah o ilaheey raali ka noqday blse sheydaan cali salaad iyo sur yarka ad wadaad dheheyso wadaado ma ahn ee wa wadaad ceebeeyaal wa dad sheydaan u durbaan tumaayo wa dad maqlay wxbaa la bililiqeystaa kadibna masaajidkii ilaheey rabo ineey bililiqeystaan lkn ilaheey cimrigaaga ha dhereeyo kuwasba hadaad xaafada iyo masaajidkaba nooga qabatay waayo rabi kuma caabudaan ee shirki iyo sixir iyo bidconimo uusan ilaheey raali ka ahyn bey ku hayaan blse wa ogeyn in maalin uun aad imaan dontid sh cukaash ehlu diin ehlu qeeyr masajidkaan ilaheey gacantaada ha ku so wareejiyo waayo anagaa marqaati ka ah in uu ala u naxarisaygii ku dhalay uu kaala dardarmay hantidiisa o dhan owlaadiisa o dhan iyo wexey si dhaleen ilaa hadana aad xariiriso xataa dariskii aad xariiriso rabi qeeyr bdn ha ku siiyo xaqaaga dhacso ilaaheey baan ku baryeeynaa inuu guusha ku siiyo o rabi masaajidkaan muftaaxiisa gacantaada so galiyo
Walaal, waxaa sharafbadan, inaad markaad magaca, ALLAAH (SUBXAANAHU WATACAALA) qoreysid, inaad xarfaha waaweyn kuqortid, In Sha ALLAAH,
Mahadsanid
Masajidku hadii la waqfay ha layska daayo madaaba bayd ilaahay yahay
horta masjidka waxa lo faqfay iin dinta ilahay la fafiyo iyo sunada nabiga swc lakiin hada kuwaan haysta waxay kawaad bidco iyo sixiir
ayagana xaqa Allaha tuso
Msajidkas halaso celyo
kilibka madaawan waa furay ookliya waa maxay hadafkiisa